(Noloshaydaad ka xun tahay) riwaayad cusub

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 184

  • @ZakiHeroN1
    @ZakiHeroN1 Рік тому +3

    Waa hoowl kale, bogayga kala soco wixi dalxis ah

  • @moorganyare2501
    @moorganyare2501 2 роки тому +37

    Wa adigii hormarkaba lahayn oo nacabka ahaa kulahaa 😂😂 big love reer burco from groowe ❤

  • @saynabyusuf7667
    @saynabyusuf7667 2 роки тому +5

    allaa war reer burco ha la ii guuriyo

  • @HassanAhmed-jq3ed
    @HassanAhmed-jq3ed 2 роки тому +9

    Hhhhhhh
    Hormarkeyga ayad ka xuntahay

  • @kamaaludinwrsme6658
    @kamaaludinwrsme6658 2 роки тому +4

    Alla maxay dad tilmaamaysaa

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @bestlfcfun
    @bestlfcfun 2 роки тому +4

    Ck miyee ku socota riwaayadan

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 2 роки тому +2

    Hadii aad tahay qof aragti gaaban ma fahmaysid, lakiin waa xaqiiqada somalida haysada,qof ama reer aanan qadeyn ayaa aminsan in laga xunyahay horumarkooda

  • @ibnuxawaadle2606
    @ibnuxawaadle2606 2 роки тому +3

    Dadka adaa u abwaana adaana u majaajileysta

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 2 роки тому +4

    Abwaan helo mahdssnid bulshada wax fahansii halkana ksiiwad

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 2 роки тому +2

    Wacyi galin ta waa in la qaata , idinkuna hore usocda

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r 2 роки тому +4

    Buufiska somalida kudhacsy ayay ka hadlayan halkedii baad dhigteen 👏👏👏👏👍

  • @najiipahmadfarah2266
    @najiipahmadfarah2266 2 роки тому +5

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 king ck mxaa lagranaa 🤣

  • @kinghanad7891
    @kinghanad7891 2 роки тому +4

    War ruwayadan ck miyay ku socota team hormarkayga ka xuntahay rer burco way naga walayan Ck halga qariyo

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +2

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @khaddaradamios7117
    @khaddaradamios7117 Рік тому +1

    Ck ciyaarta ka daaya.

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 2 роки тому +9

    Asxaabey waa nacabakeyga hormarkeyga ayuu kuxunyahay 😁😁😂😂👍

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.....

  • @abdirahmansalah642
    @abdirahmansalah642 2 роки тому +18

    🤣🤣🤣🤣😅😅😅 wlahi way iga qosliyeen danbigiina allaha dhaafo

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +2

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @abdikarimmohamed8818
    @abdikarimmohamed8818 Рік тому +1

    Hhhhh dadkii layga beeroow wlhi waan idin jeclahay meel fog idinkasoo salaamayaa

  • @ahmedabdi5742
    @ahmedabdi5742 Рік тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkk war ishaad karideen

  • @sahroali1152
    @sahroali1152 2 роки тому +4

    Ala beerka hhhhhhhhh

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @ayanlekhadarcozobzade6888
    @ayanlekhadarcozobzade6888 2 роки тому +2

    Abwaan heelo waxkle hhhhhhh

  • @waxgarad6646
    @waxgarad6646 2 роки тому +7

    Ree comment horumarkayga ayaad ka xuntihiiin😬

  • @aaminamuxuyadiin7466
    @aaminamuxuyadiin7466 2 роки тому +3

    Waa run oo waa xaalka aynu ku suganahy hadeer ruwaayad xilligeedii timi 😊

  • @ibnumacalimkaynaan9215
    @ibnumacalimkaynaan9215 2 роки тому +2

    kkk gabadhaa idishy jilinkeeda kkkkk

  • @crizaaqmaxamuud7850
    @crizaaqmaxamuud7850 2 роки тому +4

    Abwaan hello legend of to legend

  • @somaliwarya015
    @somaliwarya015 Рік тому +4

    Qofki like Ii saari waaya horumarkeygu kaxunyahy 😅

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 роки тому +11

    waaxay Kan Adigiiba Ku bara dhaafiyay, ee Baaqiga Kuu Celiyay...Gabadhu Caadi Maaha..Waad iga Xun Tahay Maalmahaan weey Badatay. Bagaad Kasameyseen Clip

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 2 роки тому +4

    Burco igu salaama hadantolnahay 2008 ayaa igu dabaysay

  • @ahmadibnabubakral-habashi
    @ahmadibnabubakral-habashi 2 роки тому +3

    Hornimada ma iga huntahey war niinkan wa niin miskin oo wadada tilabaye ma daftiin kkkkkk

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 2 роки тому +1

    burco jelsteedi wali lama hyee abwaan hellowy so badi mijaajiladaa zhph

  • @ahmetjeo270
    @ahmetjeo270 2 роки тому +2

    Free ck

  • @yasinsaid1592
    @yasinsaid1592 2 роки тому +2

    Waaw. Laydinmahayo

  • @xudayfemohammed6746
    @xudayfemohammed6746 2 роки тому +2

    Wlaahi waa sax somalidii cadaw umbay isuwada noqotay
    Gaar Ahaan dumarka iyagoo wada qoxooti ah oo wada gaajaysan ayay midwalba leedahay waalayga xunyahay oo hormarkaygaa laga xuyahay hada waxaa lagayaaba indayn lagu leeyahay ama ay kiro kujirto

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @yahyejama9946
    @yahyejama9946 2 роки тому

    Bosskii soraan baad badeshay rabbi ha unaxariiste

  • @Lander6656
    @Lander6656 2 роки тому +4

    Horumarkeyga in laga xunyahay waa macquul 😏😌

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +2

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @xamseciyoonbadhan7377
    @xamseciyoonbadhan7377 Рік тому +2

    Ck kaadaya dhaga hadalka

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 роки тому +9

    Dadkeeni Waywada Khaakhaayirayan 😂

  • @abdiqanicaano7608
    @abdiqanicaano7608 2 роки тому +7

    Masha Allah team heelo hambalyo

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Рік тому

    Walee waa dhab sheekadan
    Gabadh qaawan hadaad dhehdo is qari waxay ku dhihi hormar kaygaad ka xuntahay

  • @maxamedwacane3073
    @maxamedwacane3073 2 роки тому +4

    Adigu caadi baad uga xuntahaybaa kkkk

  • @D4LM4R
    @D4LM4R 2 роки тому +2

    Good job 👏🏾 👍🏽🙌🏽👏🏾👍🏽👍🏽

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

    • @D4LM4R
      @D4LM4R 2 роки тому

      @@khayrkajannada9898 no ☝🏾

  • @jarmaliyojacayl8254
    @jarmaliyojacayl8254 2 роки тому +2

    wlhi gabadhaas si dhab ah ayaan u jecelahay ma garanayo meel aan kala xidhiidho walalo wiil isaaq ah oo arab sheekh isaxaaq ah ayaan ahy nabarkaa igala soo xidhiidh plz

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 роки тому +3

    Dadkiinan commentsku horumarkaygaad ka xuntihiin.
    Aduunyo rogmatay. Xaqiiqday ka hadlaysaa. Waa waxa taagan.

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @mahamedraabi9940
    @mahamedraabi9940 2 роки тому +4

    Halkeedad dhigteen walahi abwaan heelo iyo teamkiisa waan idin wataa sxb dadka qalbiyadooda ayaad kaso hadashaan 🤙🤙🤙

  • @CSheeko
    @CSheeko 2 роки тому +5

    Abwaan hello legend keep going on

  • @osmanmahamad6369
    @osmanmahamad6369 2 роки тому +2

    Free CK

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 роки тому +4

    Waa shekada somalida

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 2 роки тому +5

    Asc Abwan waa lo bahan yahay inad ka hadashan wixi jiraba hore u soco

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 роки тому

    Walhi waa cajiib noloshaydaad ka xun tahay way socotaa

  • @jamalabdulrahman6997
    @jamalabdulrahman6997 2 роки тому +2

    Abwaan Heello yaab Allah u keenay

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @Cabdicasiiscumar3945
    @Cabdicasiiscumar3945 2 роки тому +6

    😂😂waa dhibaatada jirta

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 2 роки тому +15

    So funny 🤣😁
    Rer burco

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @ibnuxawaadle2606
    @ibnuxawaadle2606 2 роки тому +1

    Abwaanka abwaanada heelo sxb waan kuu duceynayaa waxaanan ku leeyahey sooran maanta dhimey xikmadina kama danbeyne sxb dadka u dadaal oo kahadal marba wacyiga jira
    Taageero mug iyo miisaan leh ayaan kuu hayaa sxb

  • @rahmyoawil2390
    @rahmyoawil2390 2 роки тому +3

    Alaylehe riwaayadaa halkeeda dhigteen

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 Рік тому

    Reer burco
    Hay so marin🤣🤣🤣🤣🤣
    Sowdigii nacadka ahaa
    Dayax ku wareerge dhe

  • @TheFuaad12
    @TheFuaad12 2 роки тому +1

    Walahi waan qosley ka sedexda shaakhdka xas ee inanata iyowniilka kala dhxe galey kkkk iyo waxaa kala qabsdey

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 роки тому +11

    Maalayacniga social media dadka qaarkood ayey si wacan u alifeen! Bal wataase fahma 🤣

    • @nadifomohamed8943
      @nadifomohamed8943 2 роки тому

      Kkkkkkkkk l

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Рік тому

      @@nadifomohamed8943 wa ku salamay lambarkaga isii iso jawab Facebok hada ledahay isheg

    • @queenaraweelo6322
      @queenaraweelo6322 Рік тому

      @@cabdiraxman6731 Doob Doob dhalay😂
      Waar ma Hadhkaa cad baad gabadha Qasbaysaa😂💔

  • @ramadaantv4339
    @ramadaantv4339 2 роки тому +1

    Hello rijaal

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 2 роки тому

    Waa xaqiiqda jirta wlaahi aakhiru samaankan imika

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 роки тому +7

    masha alaah

  • @xasanshuceyb7314
    @xasanshuceyb7314 Рік тому +3

    😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣

  • @user-it8us1my8d
    @user-it8us1my8d 10 місяців тому

    Hayaay

  • @user-fx2lo1pc5s
    @user-fx2lo1pc5s 7 місяців тому

    Qayb kale😢😢😢😢😢

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 2 роки тому +4

    In lagaa xumaado in waxaad sameysay horumar loo haysto ayaa ka horeysa🤣🤣🤣🤣

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +2

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 роки тому +5

    Suuradii Halkaasay Kunaaqdeysey 🤣
    Waminshari Xaasidin Idaaxasad🤣🤣

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 2 роки тому

    Ruwayadii ugushidanad abada

  • @cabdixakiinmaxamuud1126
    @cabdixakiinmaxamuud1126 2 роки тому +1

    Hhhhhhhhhhhhh. Naftaydaa ka xuntahay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 роки тому +1

    Waawacyigelin Tayobadan Xambaarsan

  • @AbdiAbdi-lb7ou
    @AbdiAbdi-lb7ou Рік тому

    Lkiin suraada riwaayada ka dayaa

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 роки тому

    Wiil hoog Abwaan Heello...

  • @gashojaa6367
    @gashojaa6367 2 роки тому

    Heelow hablaan doonayaa oo hibadu haysaaye harwanaag adaa jooga iyo harihi hoosweyne habaryar in ay kuu tahaan ku haminayaaye heelow naagtu yeytahay adiga kula hadaaqaysa hayigeygii bay qaadatey iyo himiladeydiiye hirshabeele baan geynlahaa wabigii haarweyne hantina waa kaasiin lahaa hagar la aaneede habaryar in ay kuu tahaa ku haminayaaye heelo naagtu yeytahay adiga kula hadaaqeysa

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 роки тому +4

    Where is ck?

  • @rogaalm1236
    @rogaalm1236 2 роки тому +2

    Reer burco dad waalan caadi maaha😀😀😃😃😃

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @cabdifataaxmacaliincabdi1996
    @cabdifataaxmacaliincabdi1996 2 роки тому +1

    Ok

  • @amiircaddewiilqaran2566
    @amiircaddewiilqaran2566 2 роки тому +1

    kaalay ma ck baa lola danleeyahu😁😁😁😁

  • @ogaalkadaahsoon5898
    @ogaalkadaahsoon5898 2 роки тому +2

    waxaan umaleynayaa in ay ku socoto ck,idirisle iyo ayuub kaarlo

  • @cabdihalacsamatar8457
    @cabdihalacsamatar8457 Рік тому

    Cabdi

  • @hamze6910
    @hamze6910 2 роки тому +1

    Heello legn waqica ka hadla

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Рік тому

    Dad kabadan way ku qadan halki ugu Rona wu ku darsamay

  • @user-it8us1my8d
    @user-it8us1my8d 10 місяців тому

    Aniga qaarkagakaxunyihiib

  • @Edbashir
    @Edbashir 2 роки тому +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 CK Miyaa Director ka ah riwaaynadaan?

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 2 роки тому +1

    Dadku haday 10k iyo 100k gadhan waxay isu haystan inay hormar gadhen, hormarkii ayay qalad fahmen dadkena qarkod. Hormarku waa waxa aad dadka kaga horeyso oo faaidadiisa la dheefsan karo.

  • @sahroali1152
    @sahroali1152 2 роки тому +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ya0ed701
    @ya0ed701 2 роки тому

    riwaydn cadi maha hory u socda

  • @Ionsavage234
    @Ionsavage234 Рік тому +2

    😂🤣🤣🤣

  • @guuledyuusuf4395
    @guuledyuusuf4395 2 роки тому

    Yaa ila arkay in uu ku dhaga hadlayo king ck

  • @Materno1
    @Materno1 2 роки тому

    Kkkkkkk heeelo halkeeda dhigtay

  • @rashaadali7540
    @rashaadali7540 2 роки тому +2

    Funnny

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @maxamuthqaasim7548
    @maxamuthqaasim7548 2 роки тому +1

    Horumarkeyga ka xun thy kulahaaa 🤣

  • @mohamedmahamud9026
    @mohamedmahamud9026 2 роки тому +1

    Ina adeerow inantaas wan tageraa number keeda xage kahelaa subax walban codkeeda saan umaqlo usoo wici lahaaye

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 Рік тому +2

    🤣🤣🤣🤣

  • @abdihayd3415
    @abdihayd3415 2 роки тому

    Horumarkuu sheegayo muu futadiisa ku qariyo.kkkk

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 2 роки тому +8

    ileyn isaga kafayow dhamNtoodba 😂
    ilahow meel anigo klaiyati kamiir qabo hygeyn 🤲

  • @hassan-a-mohamed7202
    @hassan-a-mohamed7202 Рік тому

    Dadkan billaa xigmada,ahi maxay ahaayeen yaab khajiliba maayaan yaab

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 Рік тому

    reerkiinad kaga saari lahyd horumarkad gaadhay 😂

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 2 роки тому +1

    Riwaayadan caadi maaha

  • @mo-id4cq
    @mo-id4cq 2 роки тому +2

    Wlhi halkaga ayay so dhigen dadka social media ku dhax dawakhay qof bila aqona oo shalay miya kaso gal ama si xuna u ilbaxay ayuu mid habarani aladan ufuray dabadan waka isku malayayba inaya dadka oo dhami yaqanan adigo halka iska maraya waka iska barayba aa kudhahay maxad iga so agaysa caan ayan ahaye ma horomarkayga ayad ka xuntahay oo ma aniga ku aqanaba kkkkkkk

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 2 роки тому +1

    kii yaraa wuu horu maray 🤣🤣

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 роки тому +2

    waar ka duub kkkkkkkkkkk

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 Рік тому

    Kkk

  • @ahmedfarah1841
    @ahmedfarah1841 2 роки тому

    Haya