Faadumo ibrahim oo Qamar Suugani iyo Rayaan Bajaaj ukala Hiilisay karbaash Culus

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 55

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +34

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢😢

  • @abdimalikaden4467
    @abdimalikaden4467 Рік тому +11

    Maamada waa hooyo hadalkeedu cad yahay anigu waan taageeraa from puntland

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Рік тому +1

    Maasha allaah wax run ka hadashay habo erayada qaldan ma fiicna waa habaar wax siisay talo fiican waano hadalkaaga ma xuma qof aqli leh waa ku mahad celina

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Рік тому +1

    Masha Allah warkaga wa wanaag,guuleyso abayo ❤❤❤❤❤

  • @fadumoladan
    @fadumoladan Рік тому +3

    Hbo fadumo waa waayo arag runtii mhdsnd maama❤

  • @caashomaxamed1174
    @caashomaxamed1174 Рік тому +1

    Masha allaah wlhi habaryar hadalkaaga wa sax jariiracyo bagiga kacday wlhi

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 Рік тому +2

    (Orod dunida soo Arag ) ninkaasi haka ducaysto xaaskiisii fanaanadii sharafta badnayd ee quruxda ilaahay ugu deeqay ugbaad maxamed

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Рік тому +6

    Maashallaah runtaan kugu jeclahay

  • @AbdirashidMuxumed-te6tl
    @AbdirashidMuxumed-te6tl Рік тому +5

    Faadumo Ibrahim waa digtoorada jacaylka

  • @hanaloulahanadjama4285
    @hanaloulahanadjama4285 Рік тому +1

    Arod dunida soo arag MashaAllah mama macaan qali badanida

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 Рік тому +1

    Asc wrwb habo Faduma waa Runted ilaahay ha ku xafido hbo❤❤

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 Рік тому +2

    Asc
    Qamar suudaani waa nacas naago heleen.
    Ku ciyaare waa lagu ciyaaraa.
    Reer burcaa yidhi qamar iyo sheydaanba waa deg degaan.

  • @HodanMohamud-v4s
    @HodanMohamud-v4s Рік тому

    Rayaan bajaaj waa dhaawacan tahay qalbi jab weyn bey qabtaa lkn wey dadaaleysaa maskiinta

  • @se1059
    @se1059 Рік тому +4

    Fadumo way kula talisay qamarow eh inan danbe ha xumayn fanaan aanu jecel nahay baad tahaye

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Рік тому +1

    Anigu waan is iri reerka waa lakala sixray malaha tafriiq ayay utaageen

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Рік тому +2

    (SUB HAN ALLAH)!! TOLOW ISLAANTAN MAXA KA KHALDAN??? CIMRIGII CIBAADADA AYEY KU JIRTAA, MAXAA CIYAALKA DHEXDHIGAY???? AGGGGAAAH!!! EE OROD TUSBAXA QAADO, AAKHIRO SAHAY BAAD U BAAHAN TAHAYE!!!! KUWANI IMINKAY QORAXDII USOO BAXDAYE😂!!!!!!HAWLAHOODA ISAGA HADH😂!!!!!

  • @MunaIbrahim-n6d
    @MunaIbrahim-n6d Рік тому +1

    Mamdan jacalka ayaba taqna❤❤😂😂😂

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Рік тому

    Waa runteed haloo duceeyo dabiiba

  • @rahmahassan1377
    @rahmahassan1377 Рік тому

    Fadumo tala wanaga🌹🌹🌹🤲🤲🤲🤝

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Рік тому

    Naag Nool, Masha'Allaah 😊❤🤍😍👍

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Рік тому

      Nikan WA ninwalan awalba Qatar dhaqalo Doon ayuu ahaa rayana way Kasumi badan tahay ok

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Рік тому

      Iidoorkan walan odYga cajuska rayan uma qalmo odaygan iidoor walan waye gusbalaq ah

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Рік тому +1

      ​@@faizaabdulla3604salaam Alaykum way isku Noqdeen Qabiil mayaqaano dookhu ❤❤❤ hawaaro jacalku Waliba Somaliland Garhaan Casimada hargisa iyo Hoygii fanka lagusoo dhaweeyay ❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Рік тому

    ❤❤❤masha❤❤❤allah❤hbo❤

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 Рік тому

    waarun walaahi❤❤❤❤❤

  • @idilismail2034
    @idilismail2034 Рік тому

    Waali cas 😂😂

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Рік тому +1

    Baba which person u r speaking who is young name singer u r speaking 🔊

  • @GudoonAhmed-ic8wj
    @GudoonAhmed-ic8wj Рік тому +1

    Ugbaadna icafi kudhe qamarow

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому +3

    walee waxay u eegtahay in la kala sirxay labadan qof shalay buu guursaday wixi oo lacag oo mehera buu ogoladay maxa dhacay ilmahi bay u sidaa wa la kala siraxay taasina waxan isleyahay wa hubaal ninka quran saraar

  • @MaryamKhalif-su4vp
    @MaryamKhalif-su4vp Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimalikaden4467
    @abdimalikaden4467 Рік тому +2

    Waar ninkani qamar ah ma habaar buu qabaa anigu waan yaabaye

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 Рік тому +4

    Maamadaan waa wayo arag. Cawaale Adan isagoon xiis furin ayey tiri ducayso xees habaar ah ayaad arooskagii ka qaday. Maxa dhacay waxay ka digeysay

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Рік тому +2

      Waa mid aan ka yaabay runtii. Islatan waa ALLE cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadshee.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Рік тому +1

      Mamadaan waa wacyi galin bulsho runtii ayadoo kale aduunka waa dadka tv yada lasoo fariisiyo oo bulshada talooyinka siiya waana qof daacad ah from puntland

    • @fadumadahir6011
      @fadumadahir6011 Рік тому +1

      @@niyaaladem Amiin

    • @fadumadahir6011
      @fadumadahir6011 Рік тому

      @@qaaliyusra7541 Haa walaahi

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 Рік тому

    Ukal hilisyi maaha kabrbriya

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Рік тому +1

    Wan ka xumahi inantas sidi ugo farxa sanida iyo waxa o sameyi am sorry 🤦‍♀️🤷‍♂️

  • @MssQueenSAADIA
    @MssQueenSAADIA Рік тому +2

    😂😂😂😂😂😂

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 Рік тому

    Gatumode ibram wasalamntahyi

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 Рік тому

    Waxaa haysta ninkaa nafsigii ugbaad aragsan ha ka ducaysto hakana toobad keeno hadalkii kibirku ka yeedhsiiyay ee ahaa maanaa dhalaba

  • @sakariyemuuse1377
    @sakariyemuuse1377 Рік тому

    Qamar habaar buu qabaa 😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому

    askartasiwaxay ahayn midlametelayay manaanadmaqal

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Рік тому +1

    Yaab

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Рік тому

    Tani wax kasta makahdlesa

  • @xassandaahir6617
    @xassandaahir6617 Рік тому

    Wuxuu tegay goob laga necebyahay duriyada ale hakanabad geliyo

  • @monagoth
    @monagoth Рік тому

    Walaal caruurta faduma maxaa ku dhex dhigay: ma inaad tafaafulanto ayaad rabtaa? .Caruurta ka dhex bax

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 Рік тому

    Halka ay ka hadlayso fahanteen

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 Рік тому

    Ana kukuracsan

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 Рік тому

    Habar waalan

  • @mohamedyusuf4241
    @mohamedyusuf4241 Рік тому

    Duqyahy masaajidka gal

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Рік тому

    Kkkk albaab walba miyay garaacda islaantu ee xishood oo caruurta nabad geli