Waxa inku talinaa inaa iska quruxisaan waa IGA talo 1: shots of films iska hagaaji Ku soo dar 2: camera of movement iska quruxiya oo Ku soo dar 3: camera of lens iska hagaajiya Oo Ku soo dar 4: shots of level isticmaal waa IGA talo 5: light of films iska sax 6: colour of films iska sax iyada 7: scenes iska quruxiya 8: goobta musalsalka iska quruxiya oo iska hagaajiya 9: codka jilaayasha iska quruxiya oo waxa Ka guuxay 10: jaliinka 9% waa Ka hooseysaan ogaad 11: hadalaada jilaayasha iska quruxiya oo hadal quruxoon sameysta 12: emotions of face , emotions of body iyo body of language iska quruxiya 13: background iska quruxiya iyada 14: sheekad waan ay Ku bilaawad ma quruxoon iska hagaajiya 15: xarakaadka iska quruxiya 16: doorka jilaayasha iska quruxiya oo ma fiican 17: xaga make up iska quruxiya 18: xaga labiska iska sax 19: colour of emotions ee xaga dharka iska sax 20: heesta ay Ku soo gasho iska badala ma quruxoon 21: emotions of music isticmaal 22: music u gaar sameysta 23:muqaalo dhaxdaal sameysta sida magaalad aad joogtaa markay qoraxad dhacayso iyo marka soo baxiyso sidoo Kale magaalad iyadoo haleen iyo MAALin soo duub oo dhaxdaal Ka dhigta si dagan 24: sounds inku hareesan iska quruxiya sida mobelka , qolka soo galid xaga albaabka iyo Ka baxid , jikad laabta taalo codadka ay sameynaay , car iwm 25: soctoga iyo slow motion iska quruxiya 26: edit iska quruxiya 27: sawirka musalsal sameysta Intaas waa IGA talo haddii aad rabtiin inaa guleystaan iska sax qaladkiiina
Wan yara dhibsaday erayga “”ee hoyo eya hoyo😢 “”wan ogahay dadku isku lahjad mah ,xuman ha ii arkina lakn walahi marka eraygaas dhahdaan meelba i xanuunta! alle ha u naxariisto hoyadey mcn 😭iyo inta hooyooyinka kale ee dhintay! fadlan Xoga naxaris mujiya hoyo mcn iyo erayo naxaris leh dhah ee hoyo eeya Hoyo iska daya Adinka oo mahadsan 😫waliba caruurta sokoreysa waxa laga yaba inaad tustaan waridka naxarista u leyahay.😢
@@SheikhOfSpeed walla mahadsanid eray xun inuusan ahayn wan ogahay sidda mesha ku xusayba lakn wa eray yara naxarista ka fog ! Amiin walla alla ha u wada naxaristo hoyoyinkeen
SHACNI waa qof aad u firfircoon oo fiican ku leh film ka. Ladan waa gabadh aamisan oo dabeecad xun lakiin an dadka ku qaldamin sida ka muuqata. Caana waa gabadh hawl badan gardaro badan, qalad badan hadana dabeecad xun. Ahmed waa wiil shaqo tag ah dadnimo badana ka muuqato an daawado film ka qaybihiisa kale tiina aad bu u xiiso badan yahay waxay u eegtay Shacni durba in ay jeclaan doonto Ahmed.
waad salaaman tihiin magaceyga waa Axmed C/qaadir Shariif waxaan ku noolahay Muqdisho. waxaan la sicday Halgan jaceyl. waxaan ka xumahay in ay dhamaatay waayo Shacni guriga wey ka carartay. Caashana wey Ka tagtay ma aysan soo laaban Axmedna waa la raacdeeyay sheekada waa qabyo ???
haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar Keep going Rasuulkena Muxamed Scw
Scw
scw
scw
❤️
Scw scw
Haboon season 2 qof ku taxan inta ma ku jiraa?
Haa
Haaa
Haa
Buuux😁
Haaa waanakan meelwalbo wan taaaganaha
shutter bidar filmka labada xaas iyo haboon season 2 cid dawata halkan maku jirtaaa👍
Seetihiin bilcan
Islaaaan
Wey waakan hhhh
Maxaa ahaydeen abiii😂😂😂
Wa I kana😂😂
marba hadii uu mahad ibraahim kujiro filimku uu shidan yahay❤🎉
Haa wllhi ninkaas jilliinkiisa high waaye ma ila aragty
@@hafsaibrahimsheikh6923 Aad iyo aad wllhi
Zoma
He's ma crush😂
Haaa wllhi anina sidokale ma daawadeen markaan kor ka arkay inuu mahad ku jiro ban bilaabay inaan daawado🙏👏
Shacni gabdha ladhaho e gabdhaha ogu wayn wa gabdh fcn o naxaris bdan🥺🥺😘👈
Dhamaan waa idin salamay hala muslimin👍🏻♥️
Mar haday Mahad & Shacni kujiraan wa top filmkaasi.
Waxan soo xasuustay Filmki Nasriin. ❤
Aarsigii aabahay aaway film muu ahayne Wax kale ayuu ahaaye🥺
ala sidaan ugu xiisey😭
Mahad waa best actor wn jeclaadaba hadii aan arko jiliinkiisa ❤
Mahad Ibrahim my favorite actor film uu waDo imana dhaafo❤️🥺
Daad akhyara iskugu tagay filimka part 2 🥰🥰
Xogmaal wxy soo gudbisaa filimo macaan lkn waxaan ku nacay Nooma hagar baxaan oo flim walba dhexday nagaga jaraan!💔 Sida flimkii AARSIGII AABAHAY Meel xun baad Nooga jarteen😭
Film xiiso leh buu u egyahay, can’t wait the second part ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
WalalayaaL film macana e aarsi naga so gudbiya 😪😔
Mahad Ibrahim the best actor iyo shacni actor hadey mesha ku jiran wey nureysa🥰
Jah mine
Waxa inku talinaa inaa iska quruxisaan waa IGA talo
1: shots of films iska hagaaji Ku soo dar
2: camera of movement iska quruxiya oo Ku soo dar
3: camera of lens iska hagaajiya Oo Ku soo dar
4: shots of level isticmaal waa IGA talo
5: light of films iska sax
6: colour of films iska sax iyada
7: scenes iska quruxiya
8: goobta musalsalka iska quruxiya oo iska hagaajiya
9: codka jilaayasha iska quruxiya oo waxa Ka guuxay
10: jaliinka 9% waa Ka hooseysaan ogaad
11: hadalaada jilaayasha iska quruxiya oo hadal quruxoon sameysta
12: emotions of face , emotions of body iyo body of language iska quruxiya
13: background iska quruxiya iyada
14: sheekad waan ay Ku bilaawad ma quruxoon iska hagaajiya
15: xarakaadka iska quruxiya
16: doorka jilaayasha iska quruxiya oo ma fiican
17: xaga make up iska quruxiya
18: xaga labiska iska sax
19: colour of emotions ee xaga dharka iska sax
20: heesta ay Ku soo gasho iska badala ma quruxoon
21: emotions of music isticmaal
22: music u gaar sameysta
23:muqaalo dhaxdaal sameysta sida magaalad aad joogtaa markay qoraxad dhacayso iyo marka soo baxiyso sidoo Kale magaalad iyadoo haleen iyo MAALin soo duub oo dhaxdaal Ka dhigta si dagan
24: sounds inku hareesan iska quruxiya sida mobelka , qolka soo galid xaga albaabka iyo Ka baxid , jikad laabta taalo codadka ay sameynaay , car iwm
25: soctoga iyo slow motion iska quruxiya
26: edit iska quruxiya
27: sawirka musalsal sameysta
Intaas waa IGA talo haddii aad rabtiin inaa guleystaan iska sax qaladkiiina
Best Advince
Waxa ka yabay mxa afka la isugu tagaya film ka farxadba ma leh murugo caml 😂tusaale labada gabdhod jajarka isku haysta gartay iyaga dorka walalaha is khikafsa matalayan takle weyn markey timid mxy afka la ragaysay inay farxad kuso gasho ahyd so ma ahan ? 😂😮😮😮
Masha allah hadaba halahan dhan so qorty wandaly akhriska
ani xitaa wanku daalay aqriska bee
Futadada ka sheeke😂
Asc wa niisalaamy dhamaantiina walaahi waa macaan musalsalka mahad walahi waan dawanaa musalsalkaaga dhamaan ee soodhameestir
Reer isha borama ismujiya
Marhaday shacni iyo mahad ku jiran ku haysta filimka wlhi♥️
Mar hadii nasriin iyo mahdi meesha ka muuqadaan waa filin aad u xiiso badan keep going
Maansha alaah waa film cajiima hore u socda waxaan wataa anigu inanta la yidhaa caaisha
Wan sugaayay wllhi filim uu ku jiro mahada ibraahim m.a
Noosoobadiya brt 2 I.a 💗
I like Ahmad and Shani I watch more than 50 times. I love you guys. Bring good more. Take care.
Nosoo badiya musalsalka jiliyaasha❤❤❤
part 2 noosoo sameeyee filimkii Rikaato❤
Shacni gabar waxgarad iyo ixtiraam badan ,film horena waan ku arkey
❤️mahad dartii baa u dawanaa aniga 👋
Mahad filimku kujiro wa amazing 👏 😍 lakini camerada naga hagajiya
Filimkii Aarsigii Aabahy naGa keena😂😂
Ala walal plz filmka naga keene😔😪
Haa walh
Wuuba dhamadeee aqyaareey
Xagu marayaa mar hora igu dambysee
Ma anagaa yaabin meel xun buu ku go,ay
Waa filim wanaagsan talo xogmaal filimka ku jira meelaha xasaasigaa suu dhadhan u yeezhoo 👏
marba hadii uu mahad ibraahim kujiro filimku uu shidan yahay
Sax✅
Wow waan ka helay Musalsalkan ma socon doonaa mise sidii kuwii hore baad nagu kala jari doontaan
Horta Musasalkii aarsigii aabahay ma intaasu ku ekaa mise wala soo wadaa
intaa sow ku ekaay
Aya mahad Ibraahim axsan film 🥰
Masha allah the best flim iliked ❤❤❤❤❤
Fadlan film ada dhamaystira inta badan ma dhamaysan
Wan yara dhibsaday erayga “”ee hoyo eya hoyo😢 “”wan ogahay dadku isku lahjad mah ,xuman ha ii arkina lakn walahi marka eraygaas dhahdaan meelba i xanuunta! alle ha u naxariisto hoyadey mcn 😭iyo inta hooyooyinka kale ee dhintay! fadlan Xoga naxaris mujiya hoyo mcn iyo erayo naxaris leh dhah ee hoyo eeya Hoyo iska daya Adinka oo mahadsan 😫waliba caruurta sokoreysa waxa laga yaba inaad tustaan waridka naxarista u leyahay.😢
Waa runtaa wllhi
Wllo maha eray xun Wa iska normal xita iyaga Marka lo ego Uma arkan wx dhiba , ilahay na haw naxaristo hooyoyinken Amba ma arage
@@SheikhOfSpeed walla mahadsanid eray xun inuusan ahayn wan ogahay sidda mesha ku xusayba lakn wa eray yara naxarista ka fog ! Amiin walla alla ha u wada naxaristo hoyoyinkeen
@@salmahassan1079 sax qali
Channelka xogmaal qof aan duceysnen baa is ka leh because everyday flim cusub baa la bilaabaa dhax aa looga tagaa🥺🥺😂
filinka.haboon actarada
mahad...Actar wanaagiyo caqligoo dhamaystiran adiga dhayo wacanoo dhalgobed uso eg amaantana istaahila keep going wlo from burco👈👈👈👈👈
.
Manshalh soo wada wll aad bad u mahadsantini
Masha Allah
Halga n jacay sisankeebuu ku joogaa
Walaalayaal
Halkaa waxaan ka arkaa in shani iyo waardiyuhu jacayl dhex mari doono
Flim uu mahad ibraahim ku jiro waligaypa ma dhaafin asagaba haduu ku jiro directed na ka yahay wuu shdn yhy ❤️
Inankaas axmed filim ksta o umatalo 😭😭anigoo la ooyaya ayan dhamestaaa
Wax kasta waa yaraanta wlkey iga weyn saa isku ahayn allow kuu naxariiso wlhi maanta haduu ilaahey isoo Celin lahaa maal iska daaye nafteyda waan u hibeyn karaa😭😭😭😭
Allaahu akbar❤❤❤❤
Waxaa rabaa in la I caawiyo follow isoo dhaha. Hoyo Somaliyeed oo rabdo in lakarsiyo 1k waxyar yar baa ikaka dhiman. Aduunka walalo laku yahay. Wax idin dhibo Allah idima tuso
Maasha allaah musalsal heer sare ah keep going
Ayy Mahad Ibraahim ❤️
Nuura Cabdilaahi inanqaliya waxatahay nuurkiyo qoraxadii ifke faladhaha qaybisay 💖
Masha alah hore usocda
haboon seoson two cidii la socota like saar
wiilkn ahmed wan iska jecalhay wlhi😂😢❤
Musalsalkan aadban ugu helay wxn sugnaba waa part2❤
Waaw sida ayaan kula haysta parti too waan rabaa kkkk
Best films actions interests people's i can't wait prt 2 coming soon insha allah 💯👍💪👍💪👍♥️
Walahi that part of charger is so relatable , one day my sister and i fought because of it . We even called Hooyo and ended up geting the charger
❤
Filim yo badh walhi soo badiya
Shacni iyo mahad jecliyaa jiliinkooda ilahay haytuso anomaalin uun film lajilaya
Bar jarka waa taqanaane bal kana ha nagu kala jarina pls 😂
Coming soon 700k ❤😩
Thnks xogamaal Team I can't wait part 2✊❤
Musal saladii xagayi ka dhaceen😢😭💔🥹
Waw igu soo sharaf part two
musalsal shidan baa bilabeysan asago dhamaan baad mid kale bilaabeysan😂😂hana waalina ee noo dhameeya
Anagiiyaba La waalan rabno 😂😂
Keligay ina dhibsada moodayay
Plz ku sodir wll
Haboon iyo jamaal miyaad ka hadlaysaa 🤣🤣
Asxabey wilkan axmed kujilaya markan arko murug tiyo socoto waye 🥺🥺🥺🥰
Fadlan dhaarta badan Ha laga daayo hadalkiina ama dayloogiina👍
Axmed waan u qiray jiliinkiisa walaaahi
Filim baad bilaweysaan mana dhameyneesaan aaway musalsalki aargoosii aabahey
Laga yape iney weli soo wadan xppit
Dadki matali jira kala tagay walaal qurbo jog ahyn qarkod
Mahadsanid❤
Ninkii dhama wardiya laga dhigey😅
Filinkii aarsigii Aabaheey mee waan sugeeynee
Jilis toodu waa cajaaib wllhi mnsha allh
Aslaamu Alaykuma mom dan filimkan ku jirtaa ma tiriig xaashi baa 🤠
Ma film ay shacni iyo mahad ku jiraan baan ka maqnaan karabaa 😇
Mahad io shukri markan arkay wan so cararay🥰🥰
Wajiydn waan u xiisney wlee
Halgan jacayl jeceliyaa wllhy😂😂❤
Mahad Ibrahim sxp wakuguhysana ....am watching after 5 hours
Imaaa igu horeysaaa haboon unbaaa dawadaaa😅😅🤣
Sami
Anigu Gabadhaa iyo wiilkaa sawirka 1aad ka muuqda waan ka helaa si dagan bay u jilaan filmska marka waan la qabsan doonaa
M.a nice musasal💕💞💯hooyomcnto uumac 💋 😘 🙈Alle haku xifdiyo hooyomcnto 🥺😢💕💞💯
part 2 soogaliya plz🙏
Mahad ibrahim❤️😩fav person
Waiting part two i.a😍
Laanda qaadhmuun. Isha naah idhaahd naag guubtah ee iska daah sooshmiidhyah
Lapda hploodee yar yar wlhy lapo guriga noojooga igu soo dhacay markaaan arky😅😄😃
mahad ibraahim aabaha jacaylka
SHACNI waa qof aad u firfircoon oo fiican ku leh film ka. Ladan waa gabadh aamisan oo dabeecad xun lakiin an dadka ku qaldamin sida ka muuqata. Caana waa gabadh hawl badan gardaro badan, qalad badan hadana dabeecad xun. Ahmed waa wiil shaqo tag ah dadnimo badana ka muuqato an daawado film ka qaybihiisa kale tiina aad bu u xiiso badan yahay waxay u eegtay Shacni durba in ay jeclaan doonto Ahmed.
Absolutely
Waa Musalsal caaqiibo leh.
Nasriin iyo mahad koly xaladu waa xalad jaceyl😂🥰
Idinka horta waa shidantihin lkn
Wxan idinku nacay filmki isago dhex maraya baad ka tagtan oo hdana ku cusub bilowdan uff
Hhh oo intu washaman kusiinayo muu ganacsigiisa saqo kasiyo hhh filimki horena macalin buu kumatalay 😎mantana washaman
Masha Allah 🔥😍
Walaasha ha dhibin my sister 🥰🥰🥰
Great waiting more
waad salaaman tihiin magaceyga waa Axmed C/qaadir Shariif waxaan ku noolahay Muqdisho. waxaan la sicday Halgan jaceyl. waxaan ka xumahay in ay dhamaatay waayo Shacni guriga wey ka carartay. Caashana wey Ka tagtay ma aysan soo laaban Axmedna waa la raacdeeyay sheekada waa qabyo ???
Hadii oo mahad kujira waa filim cajiib
Waa aniga wlshy kuwan 😂
La sheekaysiga dumarku waa quud, ku gelinaya dareen farxadeed😊