Riwaayadii Sixirka Part 1 2022

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 752

  • @zaalah___garaadkah..620
    @zaalah___garaadkah..620 Рік тому +324

    Wax kasta waxa ka macaan qur,aanka alle...❤💖

  • @zharmofarhn1888
    @zharmofarhn1888 Рік тому +318

    Cidii ka heshy filimka like ❤️

  • @miskiin
    @miskiin Рік тому +15

    Cida yaxye taageerta love dhac ku siii

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +25

    Ababaaay team kayagii laydiin xiis wle❤🥺 waad iskeenteen hadanu you tupe is wraysan hadaba ileen mugdi ahaa markii nalkii dari lahaa yimi hore hop films 🥳😍🤩🥰

  • @omarapdallah77
    @omarapdallah77 Рік тому +57

    war part 2 hadd xiisaynayso like kuboob

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Рік тому +37

    War rag ayaa is helay 😂 cawa hurdo la,an ayad igu ridi raptaaaan😅
    ✔️🤝 amazing filim 🥰

  • @muniiraqueen7227
    @muniiraqueen7227 Рік тому +10

    Hob filims maan arkay mise anaa moodey wlhi qeylidayda laba carabla
    Lasoo baxyee amus aya laigu yiri soo happy to see you guys ❤❤❤❤

  • @Khadarahmed03
    @Khadarahmed03 Рік тому +48

    Legend Yahye Hanter Kulaha Ma Naag La Aan Ba Dhacday😂😂

  • @hanadxiis5935
    @hanadxiis5935 Рік тому +31

    Hob filims oo dib u midawday dhankii xiisaha lahaana ka bilawday alxamdulilaah wlalayaal ilhay haydiin barakeeyo from to erigavo❤👋🏻 HOB FILIMS DHAMAANTIIN👍🏻😁

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 Рік тому +20

    Yehye dartii baan riwaayda ugu so carary😂umdeena maha yahye😂🥰

  • @nasriciid4961
    @nasriciid4961 Рік тому +12

    😂 Wlhi kan waaa funny balaya isjacel anaa dhexgalay kulahaa 😂😂😂nyh dumaashi 😂😢

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet Рік тому +18

    Hob flims team aan u xiisay .
    WadaJira zhpyaaL, Waiting part2 ✅️.

  • @sihammuktarsiham3832
    @sihammuktarsiham3832 Рік тому +6

    Fadhizo qumayayahyn dumashi 😭😂😂😂

  • @YaasiinAadan
    @YaasiinAadan Рік тому +1

    Naa munay ninka yaadkaga tagty😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢

  • @mowlidaden8350
    @mowlidaden8350 Рік тому +10

    Wow wonderful com back.
    Long waited team Hop films.

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Рік тому +6

    Malin Walba Bilaabo Ayaan Is Odhan Jiray Se Imikan Bilawde Wan Gaadhi Halkay Marayso Riwaayadu😂

  • @pigaasepogba9196
    @pigaasepogba9196 Рік тому +23

    Filimadi wayno bilabmen alx koxduna way midowday insha Allah sidi hare aad noga baraten mid ka badan ayan idinkuso galinayna hadh iyo habenba wan idin shaqanayna insha Allah walalahayow🐪 so duceyaa idinkuna waa walalkin pigaase idinsalamaya team hob films dhamantinba dal iyo dibadba

    • @hafsakhadar8833
      @hafsakhadar8833 Рік тому

      lkn bigaase adigu xageed ka dhacday baryahan laguma aragee

  • @asmadagan69
    @asmadagan69 Рік тому +5

    Keep goin hob films waan tabnay riwaayadihini iyo madadaaladiini

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +57

    Fadhiiso Qumanyayahay Dumaashi Kulahaa 😂😂😂😂

  • @nimcocalinimcocali7941
    @nimcocalinimcocali7941 Рік тому +20

    Hob films koox aan uxiisey halkaa kasii wada team kaygii❤❤❤❤

  • @salmaawil4090
    @salmaawil4090 Рік тому +3

    WALAALAHAY HOB FILMS WN IDINKU FARAXSANAHY INAAD DIB NOOGU SOO NOQOTAAN MSHA ALLAH ILAHAY IDIN MA KALA QAADO 🥰❤🤲AAD BAN IDIN JECLAHAY Walaalahay. Madar maxamed ayaanle maxamed abdirisaaq dayax )muna faysal ciise diin Adnaan tesma najma nalka. Baashe rashiid WXN JECLAHAY INAAD SIDIINI HORE IO SI KASARAYSA INAAD Xiisa galisaan MY dhiiga HOB FILMS 😍😍😍😍😍😍😍

  • @rayaanabdirahman7159
    @rayaanabdirahman7159 Рік тому +5

    Hadaad isla si joogi lahaydeen hada 1 million ka badan bad gaari lahaydeen hop films. Lkn hada ad bn ugu fraxsanhay hadaa soo labateen

  • @aminkhadar8183
    @aminkhadar8183 Рік тому +45

    "After 3year or 4year may be" inad ka dhigtan ayay ahayd si macqul ahan u noqdo
    Keep going Hop films from Awdal

    • @kvenus2769
      @kvenus2769 Рік тому +2

      Sidanbuu macquul ku yahay waayo may dhoofin oo liibiya ayay kasoo noqotay lkn hadii ay dhoofi kahayd ayay some years ku fiicnaan lahayd

  • @Zhakerhajji
    @Zhakerhajji Рік тому +70

    Thanks hob Films team for your beautiful come back and we are waiting more than this❤️👊

  • @umalkhayrfarxan1879
    @umalkhayrfarxan1879 Рік тому +22

    Waiting part 2 😂😂😂🥰🥺

  • @umiira.maxmed4984
    @umiira.maxmed4984 Рік тому +20

    Yaxye wllhi waa xarabaad😂😂😂😂

  • @nimcocabdilahi8128
    @nimcocabdilahi8128 Рік тому +1

    Ax madar sowki qosolka badna manta ma muna ayuu u ooyay wlhi runta madar iyo muna waan isla jecley😍😘🤩🤗🤗🤗

  • @idilismaelahmedidilismaela7543

    Keep going hno 😘😘😘 c'est suber film maschaallah

  • @aminamaxamadaamina5148
    @aminamaxamadaamina5148 Рік тому +2

    Madar maxamed ayaanle the best actor wlhi wll wan ku tagera

  • @kingabdikani9517
    @kingabdikani9517 Рік тому +5

    Hop films masha allah dib ayay u soo laabteeen ❤

  • @Caalamka_iyo_Ciyaaraha766.
    @Caalamka_iyo_Ciyaaraha766. Рік тому +5

    Good film thnks All the team ❤✊

  • @ayaanahmed3803
    @ayaanahmed3803 Рік тому +5

    Naaya kulaha 😂ala reer waqoooyiga waaan iska ka jecelhy

  • @sathamhamze3622
    @sathamhamze3622 Рік тому +73

    I can’t wait part two 😭😂

  • @Bedrimaudoss
    @Bedrimaudoss Рік тому +3

    Teamkayga way soo noqdeeN alxamdulilah👐

  • @nefisayusuf6649
    @nefisayusuf6649 Рік тому +2

    Hob films keep going from Addis Ababa ❤

  • @zackmoses9405
    @zackmoses9405 Рік тому +2

    Yaxye ahmed husein big legand

  • @aliinaqurux6441
    @aliinaqurux6441 Рік тому +23

    Waiting part 2 😍🤣

  • @fadxiahm3th844
    @fadxiahm3th844 Рік тому +6

    Masha allh Came back Hob Films 💯

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Рік тому +4

    Oh I can't wait prt two pls🥺😆

  • @aishahussein3639
    @aishahussein3639 Рік тому +2

    Reer waqooyi wlhi hadalkooda waa funny nayaahee dumashi kulahaa

  • @ZuhaipEprahimi
    @ZuhaipEprahimi Рік тому +16

    Hob Films is Backkk🎉😮

  • @ubahahmed7300
    @ubahahmed7300 Рік тому +2

    Absolutely wa top film Kani 😊👍🏽

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 Рік тому +6

    Wlhi zideen uzugayey waa dalayyy😂😭❤️

  • @happyabdikariim6907
    @happyabdikariim6907 Рік тому +1

    Naa wlhi naar naarba kaa horeysa kulahaa🤦‍♀️😅😅😅😅

  • @techblack414
    @techblack414 Рік тому +7

    Yahye habaar badanaa😂

  • @horsedosman.1514
    @horsedosman.1514 Рік тому +29

    Just started watching the whole episodes , and i just can't get enough .... i mean this is a masterpiece, the acting, the scenario is phenomenal. Congratulations to all the members who got involved into this.

  • @faadumoxuseen8582
    @faadumoxuseen8582 Рік тому +4

    Waw waw Hob films way soo noodeen😀😀😀

  • @zakariyezack5608
    @zakariyezack5608 Рік тому +7

    Yahye wa beer casad😂😂😂😂 kulaha way dhimaynysa

  • @marwancabdilaahi8673
    @marwancabdilaahi8673 Рік тому

    Hob film maker is one. Of great film makers in east Africa

  • @zadiknour7138
    @zadiknour7138 Рік тому +1

    Madaroow way fogaatay moyee wan jecelayn ajoogeeda😁🥰

  • @saamyare1609
    @saamyare1609 Рік тому +3

    Hop filim jilayasha wayaha danbe looga haray jaliinka ruwayadaha from xamar cadey❤️

  • @nabiihahassanjama.jamaac7211
    @nabiihahassanjama.jamaac7211 Рік тому +3

    Masha allh 🥰madr muuna dad an isla jeclay 🥰🥺

  • @asmastyleofficial235
    @asmastyleofficial235 Рік тому +3

    Msha allah came back ❤

  • @caashacaynab2349
    @caashacaynab2349 Рік тому

    Keep goiny my team hob films waan idin jecelahay kooxdayda riwaayadana qaybta 2 laso dhaqsada

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 Рік тому

    Woow masha Allah caadi ma ahan wale mahadsanidin

  • @hiboibraahim2260
    @hiboibraahim2260 Рік тому +5

    Keep going my team 😍

  • @AyaanMohamed-qp1op
    @AyaanMohamed-qp1op 3 місяці тому

    Legend yaxye isgaa riwayada shidya 😂😂😂wlli

  • @fadumaahmed9080
    @fadumaahmed9080 Рік тому +2

    Wa ku faraxsanahay in ay hop films isku so laabtaan❤

  • @raxmacawil1335
    @raxmacawil1335 Рік тому +14

    Hob films is Back 🎉🎉

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 Рік тому +1

    Team hob filims isku so laabasho wacan wa laydin xiisaye nala jooga

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 Рік тому +61

    Woof Caleek Masoo Rogaal Celiseen Dadkeedi Thankz Guys 🥰❤🔥

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +21

    My Team hob films laso dadala teeda kale yaxye habar badana❤

  • @maryanfuaad6632
    @maryanfuaad6632 Рік тому +1

    Ayy dad aan xiisay wlhi wn sugi jiray inad mar un so noqoneysan 🤩

  • @asmamowliid7031
    @asmamowliid7031 Рік тому +2

    Wll kusoo dhaqsada hayee waa ruwayad mcn wllhie ❤😘😍

  • @techblack414
    @techblack414 Рік тому +27

    1 year ka bacdi isla koofiyadi baa la xidhan yahay😂

  • @minimama6599
    @minimama6599 Рік тому +2

    Haygu odhan muna ka boss ah film ka noo way😮😮😮

  • @marwaali7734
    @marwaali7734 Рік тому +3

    part 2🥺♥️i can't wait

  • @hamdahamda941
    @hamdahamda941 Рік тому

    Walhi sidaan usugaya ruwaayd kle oo loo dhanyahay noolaada my team hop filims ❤

  • @SalmaAhmedzh
    @SalmaAhmedzh Рік тому +7

    Can't wait part2😭😭

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +11

    Hob films actions interests people's prt 2 insha allah 💪💘😁

  • @abdikaderobolos9836
    @abdikaderobolos9836 Рік тому +9

    Time ka idinka qaldan reer hobfilms wakhtiga caalamka oo dhan laga fiirsan karo barto

  • @mjteamkhaaankhaaan9671
    @mjteamkhaaankhaaan9671 Рік тому +1

    Welcome back teamkii aan jeclaaa❤

  • @najmaarabarab6241
    @najmaarabarab6241 Рік тому +1

    Yaxye legend ku taageeraa wll♥️🖐

  • @cawaaleofficial8586
    @cawaaleofficial8586 Рік тому

    Sodhacyeey dhaha
    Thanks hob films

  • @bilanabdullahi7896
    @bilanabdullahi7896 Рік тому

    M.a teamkaygii soo laabasho wcn asxby keep going

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Рік тому +1

    Hob flim welcome back 👏👏

  • @nadarbasho1137
    @nadarbasho1137 Рік тому +3

    Midka akle wa funny illhow kontoronlka laga soceliya 😂😂😂😂

  • @itsmeyahye4904
    @itsmeyahye4904 Рік тому +41

    It's good to see you back to work, our beloved youtubers! Keep it up! 💯👋

  • @kiinali6791
    @kiinali6791 Рік тому +2

    Can't wait part 2😃

  • @muhiyadinhajinasir4498
    @muhiyadinhajinasir4498 Рік тому

    Horay usocda lkn noosoobadiya ruwaayada ha insha Allah waa niwataa😍😍😍

  • @farxaanmaxamed165
    @farxaanmaxamed165 Рік тому +3

    Hom films waa idin jeclahay 🥰

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Рік тому +1

    Waaw waa kehelaya thank you boobe ilove you boobe 🥰 😍

  • @mumtaazmohamet6182
    @mumtaazmohamet6182 Рік тому +2

    Welcome back 😮❤

  • @mohanofficial750
    @mohanofficial750 Рік тому

    . mshallh tabarakallah 🥰 dad an jclhy ❤️🥰

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 Рік тому

    masha allah team hob flims so noqosho ficn

  • @zakihassan4013
    @zakihassan4013 Рік тому +2

    Legends team of hob films

  • @nimcomahmed8401
    @nimcomahmed8401 Рік тому +1

    Wll qalDadaka musasalka maad nosoo galisaaN ❤ inta igu racsaaN isoo racaa sii laynogu tiix galiyo codsiga 😍

  • @muxiyadiinabdilaahi3417
    @muxiyadiinabdilaahi3417 Рік тому +1

    waali runtii waan kahelay riwaayada

  • @farxiyaaxmed5891
    @farxiyaaxmed5891 Рік тому

    Masha allh wll waa xàraabe wllahi

  • @mahatziyaax8902
    @mahatziyaax8902 Рік тому +2

    Keep going brothers

  • @fearnot7406
    @fearnot7406 Рік тому +2

    Omg waye soo labteen😊

  • @fatimatahniya4995
    @fatimatahniya4995 Рік тому +40

    Can't wait part 2🥺

  • @maariyashasalaam5214
    @maariyashasalaam5214 Рік тому +1

    Keepgoing my team hobfilms prat 2 lasoodadala

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 Рік тому +5

    Part 2 waa sugynaa ❤👈

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +5

    Yaxye funny waaye😄😄

  • @sadaamkeeyowchannel6036
    @sadaamkeeyowchannel6036 Рік тому +2

    Naymi ma aha fani

  • @umalibrahim6730
    @umalibrahim6730 Рік тому +2

    Saa uu hayhay aryadhahee yaxaye waan kuwata tagtay fadhiso qumayayhay dumashi fadhiso walhi waa qosol midhan yaxaye😂

  • @jikako7
    @jikako7 Рік тому +2

    Part 2 plz ❤

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 Рік тому +1

    Wadba isku so baxaysaan wlhi Muna iyo Madar❤🥰💖

  • @istarali5135
    @istarali5135 Рік тому +3

    Naya naa fadhiso kulaha 😁😁😁😄wllhi Wan jecelyahy lahjadoda