Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asc sheekhow asaxabta kugu xidhin ee haben walba ku dawad ee fadlan wararka fiidkii soogali waayo caroorta ayaan shaqa taga marka side aan adi ku sugayo ayaan hurudo la,aan noqoda Allah ha ku xifdiyo sheekh ta kale wali arinkii shaqada wn ka sugayna sheekhow
Sheekh sayid maha ee waxaan aaminsanahay sapaptay uga hortagi waayeen inay tahay inay dhiiga shacabka ku banaystaan waanala soo weeraray oo waan isdifaacaynaa taasina waata ka socota qaza maanta
Wow I know Charles Brian ,His platform maintains a unique perspective and is very transparent with their investors. Regardless of whether or not he outperforms. I will forever stay invested!
Ingiriis iyo dhulka marka horeba u boobay israel.Imika iyo haatana burburkii gawaan sugi doonaa dadka ay laayeen cuqubadu way ku soo bixi doontaa wey burburi doontaa dhexdeeduna is qabsan doonaan taasoo ay israeliyiintu ay ku kala tegi doonaan oo waddanka falastiin lagu xoogay iyo dhulkaasina ay isu noqon doono.S halka ay isleedahay carab iyo turki iyo dhulka arbushaab ay ku haminayso iyadaa yurub loo tarxiili doonaa insha allah wayna taasi way dhici doontaa.Insha allah
Yareesi ay yareesteen ma eheen ee waxay rabeen inuu dhaco weerar kaas ka dibna ay ayada soo weerar tagto ka dibna ay sidaa ku qabsato Gaza which was their ultimate goal but thinks didn’t work as they planned and probably they had the information that h.a.m.a.s would attack but little did they know they were this much prepared Allahuakbar
meeshani waa meesha qudha ay ka neefsadaan reer qaza markaa wey ku khasbanyiin iney ku mintidaan si ay uga baxaan waa iney jug badan gaadhsiiyaan sidii khaan yuunus iyo shujaaciya oo kale
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
Markii runta laga hadlo shiikha waa benlow sidasna maficno aniga waxan kudhihi laha iska dhig dharka culimada sharaftoda haku dhelin balan qaadna mataqanid umada benta kada ilaah kabaq
@@Roobletv24 oo maxa xaraan ka dhigay sheekh in uu warar soo gudbiyo mise waxa aamin santahay in ay san noqon karin sheekh hadda adaaba laga fay
@@Roobletv24 sheekha wad ugaftay xal bixi 😊😊
Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo
Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waa Runtaa Walaal Yuhuuda Iyo Reer Galbeed Allah Hajabiyo Allahuma Aaaamiiin
Xuuti wuu ka yaabiyey dawladihii sheegan jiray awooda markaad aaminto in aad waxa iska celinkarto waa sidaas maansha allaah❤❤❤❤❤❤
Allaahu akbar guul muslimiinta
اللهم انصراخوانناالمجاهدین في فلسطین وفي غزة یارب
الحمد لله على نعمه الاسلام والنصر للفلسطينيين
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤
Alle awoidiisu wa Kamil dulmigii ay galeen Alle uga jaraysa cadowga guuuuull Falastiin💪💪💪
Jasaakallaahu qeyran
Wcs walaalkey dumi diid mahadsant qeer sheeg ❤❤❤
allow jabi isreal aamiin yarabi
Asc sheekhow asaxabta kugu xidhin ee haben walba ku dawad ee fadlan wararka fiidkii soogali waayo caroorta ayaan shaqa taga marka side aan adi ku sugayo ayaan hurudo la,aan noqoda Allah ha ku xifdiyo sheekh ta kale wali arinkii shaqada wn ka sugayna sheekhow
Eid mubaarak Sheekh Mohamed
Axsan
Waa Philippino
Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido falastiin allaha u gargaaro
Mnshhhhh guuuuul inshhhhhh
Allah jabiiyo yahuuda
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
Wacalaykumu salaam wrt Dhamaan SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه
Shukran
ALLAHOU AKBAR
Yameenta waa cajabal cajiib waydy👍🏼😳
Xutuyiinta caadi ma ah Allaah akber Axdulaah guul wll muslinka reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 💪🇵🇸🇵🇸🤲🤲☝️🇾🇪🤲
Wallahi nimankaas xuutiyiinta waan uduceeyey
Xamaas waa geesi dalkooda galada allaha kadulqaado reer gaza dowlad waarta allaha siiyo i.a
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Nin.alla.aaminay.awoodkale.ubaahna
الهم النسر اخواننا فى فلسطين
Rafax waa ku jabeen Sahyuuniyadu allaah ha jabiyee Israel
Allahi abuurtay reer Falestine ka xoree cadowga isu kaashatay inay dhameeyan umadaada yaa Raxmaan yaa Raxiim 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Sheekh sayid maha ee waxaan aaminsanahay sapaptay uga hortagi waayeen inay tahay inay dhiiga shacabka ku banaystaan waanala soo weeraray oo waan isdifaacaynaa taasina waata ka socota qaza maanta
Asc sheekhu illeen waa fiirsadaa banooniga !!!
😂😂
Yaa allaah jabi yuhuuda jab wayn
Wax waan ka qaadi wey sanahay. Sheikh Maxamadow noo macnee adigaa hadalkaa yidhi noo macnee sheikh
Keep the good work...
Haye wll cayisiska yaree wlll
haa waa philipinees
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
illaahaay hajabiyo yuhuuda
Rabbi iyaga isku mashquuli cadawullah falastayn ha ka nasatee
Very strong yamen 😂😂😂
Illaahay ha jabiyo kuwa kibirsan rergaza Alle ha caawiyo
Xuuti Iyo marekan wey Isla ogyihiin
👍👍 Thanks for the update! Despite the economic recession, I no longer depend on Government Grants since I acquire $86,400 weekly profits.
Great news! how did you get that?
It's all thanks to Charles Brian
Trading under proper guidance remains the best way to succeed in today's crypto market
Wow I know Charles Brian ,His platform maintains a unique perspective and is very transparent with their investors. Regardless of whether or not he outperforms. I will forever stay invested!
The very first time we tried, we invested $1000 and after a week, we received $4500. That really helped us a lot to pay up our bills.
❤❤❤😂🎉😢❤❤❤😂🎉😢❤
Hore usoco Ku mahadsanid
Tabintaada Wararka tayada leh ❤❤
Scw❤❤❤
XAMAAS WAA JABSADEEN CIIDANKA ISRAEL OO KAMA CABSADAAN EE KUWA ISREAL AYAA CABSADA
Yaa allaah ugargaa falas tiin
Wcs wr wb
Somaliland ❤🇵🇸
Wa Caleykum Asalaam
Cidanka markabka saaran hadalkoda maqal (istaak istaak wara) af somaali cadiya
Anga maa umaleeyey mse istaafg bay leeeyihin
Inside ayayey leyhy mcnha gudaha ina geliya
Istag maheytahai luqadas
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
Shiikhoow walaaloow bal waxaad isku daydaa sida vedio yada shaashada lookeeno mopel waxba lagama arkayee waxba ma aragno kaligaa iska fiirso
sheeq kuwa dhint ay 18 oo yuhuuda 16 mahan
Xuutiyiinta.alaha.guuleeyo.waa.hiil.falastiin.waajibkii.muslmka.nafaray.ayaga.ayaa.gutay
Markii runta laga hadlo shiikha waa benlow sidasna maficno aniga waxan kudhihi laha iska dhig dharka culimada sharaftoda haku dhelin balan qaadna mataqanid umada benta kada ilaah kabaq
Wxii lasuga way imaanayaan iska sug
🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Bin kafiir dheh 😂😂😂😂
Gabar tayda ayaa bikro jibisay si an sharci ahayn
Philippines waaye dadka markab ka saaran
XUUTI TAARIIKHDAA XUSI DOONTO KUWO BADAN OO LEH DOWLAHA UGU HOREEYA NAHAY EE MUSLIMIINTA WAY KA WANGSAN YIHIIN
Ingiriis iyo dhulka marka horeba u boobay israel.Imika iyo haatana burburkii gawaan sugi doonaa dadka ay laayeen cuqubadu way ku soo bixi doontaa wey burburi doontaa dhexdeeduna is qabsan doonaan taasoo ay israeliyiintu ay ku kala tegi doonaan oo waddanka falastiin lagu xoogay iyo dhulkaasina ay isu noqon doono.S halka ay isleedahay carab iyo turki iyo dhulka arbushaab ay ku haminayso iyadaa yurub loo tarxiili doonaa insha allah wayna taasi way dhici doontaa.Insha allah
Maxaabiista israel madhamaato miyaa. Qaar badan waa lasoo daayey, qaarna waa dhinteen. Awalba 250 baa laqabsaday october 7
Dadkaan indha yartaa waxay u egyihiin dadkaan indhayartaa oo badwaynta Soomaaliya kajilaabta dadka Soomaalidaana markay badwaynta galaan intay afduubtaan melahaas kasii iibsha ayagoo nool nool ama orgaanadooda suuqa modow u iibgeeya.
Sh way ogaayeen laakiin waxy kalahaayeen qorshe kle ooy rabaan inaykugaaraan israiisha wayn saas darteed byna uga hortagin
Wcs❤
Yareesi ay yareesteen ma eheen ee waxay rabeen inuu dhaco weerar kaas ka dibna ay ayada soo weerar tagto ka dibna ay sidaa ku qabsato Gaza which was their ultimate goal but thinks didn’t work as they planned and probably they had the information that h.a.m.a.s would attack but little did they know they were this much prepared Allahuakbar
👏👏👏👏👏👏🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶
𝐼𝑛𝑠ℎ𝑎 𝐴𝑙𝑙𝑎ℎ 𝑞𝑒𝑒𝑟
Freeee falestine
Waxba lagaama maqlo saxib
❤❤
Bin qafiir cadho iyo ciil u dhimo
Rafax wameeshi lagacelinwaaayay 3 biloodlalaha haweerarina masaakiinbadagane, markay ku'adkaysateen inayweerarayaan Ismaaciil Haniya wuxuyiri Rafax biyoqaboow kasocabimaysaan.
Runti sidusheegay Haniya aydhacday walow aylaayeen dadbadano masaakiina hadana yahuudi wayjabtay, Alaahu Akbar.
meeshani waa meesha qudha ay ka neefsadaan reer qaza markaa wey ku khasbanyiin iney ku mintidaan si ay uga baxaan waa iney jug badan gaadhsiiyaan
sidii khaan yuunus iyo shujaaciya oo kale
Cws
Rafah in ay qabsadaan ayey rabaan si aan loo fahman ayey buuq beenbeen ah isku furayaan
37 sec
WWW❤❤❤
Shiikhoow waa been cid ogayd malahan oo waxay ku CEEBOOBEEN beentii ay sheegi jireen waji gabax ayey kala kulmeen.
Marka waan ogayn 8 bilood kadib waa sharaf dhowrasho
Beenlow baatahay
Waar xishoo ninyahow