Israil Ciidankeeda O lagu qabtay Arin aad la yaabi doonto & Xamas O Tunel & Guri Ku Qarxisay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Israil Ciidankeeda O lagu qabtay Arin aad la yaabi doonto & Xamas O Tunel & Guri Ku Qarxisay
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 282

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 місяці тому +63

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @D5dropD5drop
      @D5dropD5drop 3 місяці тому +1

      Kasoo hadal Ethiopian oo wadankii kusoo batey .heer waxay marayaaan Puntland la wareegaaan . Waana qaabkii Palestine lugula wareegey

    • @nuradinhassanadan5141
      @nuradinhassanadan5141 3 місяці тому

      @dulmidiid
      Sheikh courses aawey mise courses ma soo wadid oo waa iska dhaaftay

    • @MaxamedFaraxtalan-j1c
      @MaxamedFaraxtalan-j1c 3 місяці тому

      ​@@D5dropD5dropheshiski dhawaan ayaay qayb ka yihin Ethiopianku

    • @yasiinmohamedyasiin2449
      @yasiinmohamedyasiin2449 3 місяці тому

      waaxa loo bahan 1000 will oo

    • @AaminoAxmed-sd1zf
      @AaminoAxmed-sd1zf 3 місяці тому

      Sheikhow Ciidankaan israa’iil daraamadii musalsalka turkiga ahaa ayey si fican u fiirsadeen,
      Maxaa yeelay seey u dhabaqeen ayaan ka yaabay manjaaniiq iyo falaar holceeysa.

  • @dahirjale
    @dahirjale 3 місяці тому +24

    Maah maah baa tiraahda
    Ilaahow xoolo nasii lama dhe hee ilaahow dad keedii nasii
    Hada
    Waxaan leenahay ilaahow
    Madax wanaag san nasii
    Shacab aqbalana nasii
    Aamiin yaa rabi

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 місяці тому +3

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 3 місяці тому +9

    Sheekh, warka iyo waanada dadkeenna sii wad, fadlan. Kheyr badan Ilaah ha ku siyee.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 місяці тому

    Allow ugar gaarkaaga ufidi Reer Falastiin Yaa Rabi Yahuuda iyo wixii soo Racaba Allow Hooji

  • @saynabmohammed9499
    @saynabmohammed9499 3 місяці тому +4

    Asc maansha allaah iillaahay baa mahad dhamaanteed leh
    Mar hadan helayno warkasta oo afkeena hooyo ah aad ayaad ugu mahadsantahay xiliyada qaarkuud maba seexdo ilaah aan ogado kan ugudabeya marka ilaahay hakubarakeeyo maansha allaah

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 3 місяці тому +4

    Jazakallah Sheikh Dulmi Diid ❤ Ciid Mubarak Dhamantiin

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 3 місяці тому +3

    Masha Allah Sheikh mohamed Allaha kugu asturo Hawsha aad noo hayso

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 місяці тому +4

    Nacaltulaah yahuud 🌚. Allah caawi reer falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲☝️🇵🇸

  • @Maryam-wc9lm
    @Maryam-wc9lm 3 місяці тому +3

    Umadan qalbigu madowyhy ha isku xiijin shikh dhaqan baas baa uga qalisan kalaamka Allah xataa wax kale iskaba daaye.

  • @kaafiyamohamed8548
    @kaafiyamohamed8548 3 місяці тому +4

    Jazakallahu kheyr

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому

    Maasha allaah walaalkey dulmi diit qeer sheeg mahadsant ❤❤❤❤

  • @CabdiAleel-c3l
    @CabdiAleel-c3l 3 місяці тому +5

    Masha allh sheekh caqlimadan

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 3 місяці тому

    Ilaahay haku xifdiyo
    Sheekh waanadu iyo wax sheegu waxay gashaa ama ku cibrad qaata dad diintooda iyo dalkooda iyo dadkooda jecel waanadu iyo xaq usheegidu waxay wax tartaa dad qabiilka ka hormarinaya diinta oo iimaan dhaba ku jiro MEESHAAN QABIILKA AYAA LAGA HORMARINAYAA WIXII JANADA LAGU GELI LAHAA WAA (QABIIL)

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 місяці тому

    Ilaahow yahuuda malmah batkaysan ku jabii aameen yaa Allah

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 3 місяці тому

    Masha Allah insha Allah sh dulmi diid ❤

  • @abuubakarcade
    @abuubakarcade 3 місяці тому

    Falastiin wey xurowey إنشاء الله 🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc 3 місяці тому

    Allaha ugargaaro walalehena reer falastiin inshaa allah🎉

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 місяці тому

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 3 місяці тому +3

    Aniga waxaan aamin sanahay, in dhibaatada Somalia mudda dheer kajirta, in ay saldhig u yihiin Odayaasha dhaqanka, ayaga ayaa colaada huriya ayagaana nabada loo daba fadhiyaa,taas xal maahan’

  • @HkaliifGood
    @HkaliifGood 3 місяці тому

    AAC khabeerka somaliyeed

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 3 місяці тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @faysalraabe3743
    @faysalraabe3743 3 місяці тому

    Mash alah ishalah way gulSanayan falastin guuul

  • @KatraEgal
    @KatraEgal 3 місяці тому

    You are right 100%

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 місяці тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @SaadaSadoch-pf3yy
    @SaadaSadoch-pf3yy 3 місяці тому

    Masha allah sheik

  • @hindoahmed4002
    @hindoahmed4002 3 місяці тому

    Allaah ku xafido

  • @abdikarimmohamed8463
    @abdikarimmohamed8463 3 місяці тому

    Ilahay haku xafido akhiro iyo aduunkaba

  • @amina-t7t1c
    @amina-t7t1c 3 місяці тому

    mashaAllah sheekh Allaha ku barakeeyo aqliga oo Alle ku siiyayna Allaha kuu ziyaadiyo

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp 3 місяці тому

    Horimarku waa muhiimka nolosha ,dilkuna waaxaaraan

  • @ikhyardahir-sv8jc
    @ikhyardahir-sv8jc 3 місяці тому

    Yuhuud iyo inta ukaalmeynaysaba shishadooda shidaad Allaha ugabixiyo

  • @mohamedyusuf1589
    @mohamedyusuf1589 3 місяці тому +3

    Qofku ugu horeey❤

  • @RoblehMako-f2r
    @RoblehMako-f2r 3 місяці тому +2

    Chekh waa runta

  • @JamalIbrahim-n5p
    @JamalIbrahim-n5p 3 місяці тому +1

    Sheekhow ilahay haku dayo wacdiga wad ha jojin 7:27

  • @abdulkhadirjaylani5747
    @abdulkhadirjaylani5747 3 місяці тому +1

    جزاكالله خيرا شيخنا

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 3 місяці тому +2

    Wcs❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤isha allaah jimce dambe kama celin donaan yuuhuudu cibaadad dadka reer falastiin isha allaah amiin dhaha

  • @Zeinab-mn7nh
    @Zeinab-mn7nh 3 місяці тому

    ما شاء الله

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 3 місяці тому

    Sheekh Dulmidiid Ujeedada Iyo Dulucda Sheekadaada Qofkasta Oo Aqli Leh Waa Fahmayaa Lkn Dadka Inta Qiiro Jawaabta Iyo Inta Sanaha Ku Xajiimoota Ayaa Iska Diidaysa Lkn Murtidaadu Waa Runtaa Walahi oo Gabaybaa Ahaa Hadii Guga Kuu Kordhaa Gabaw Mooyee Kutarin Garaad Iyo Waayo Arag Ileen Wax Madhaantid Geed Sheekhaygii Walaahi Aqoon Gaara Oo Aan Kuuleeyahay Ama Shaqsiya Mahirto Lkn Dhiigaaga Soomaali Nimo Ee Aad Inagu Canaanato Waar Aan Sidan Isku Dhaano Ayaan Allah Dartii Inyo Danteena Aad Ka Hadasho Kugu Taageeraa Sheekh Aniga Ayay Dad Igu Caayaan Magacan Qabyaaladiid Iska Badal Soomaali Waad Kayaabaysaa Allah Haynasoo Hadeeyo Walaal Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 3 місяці тому

    Asc maashallaah sheikh illahay ku gooleeyo aamin aamin

  • @HiboElmi-r5k
    @HiboElmi-r5k 3 місяці тому +1

    Sheikh alle haka ajarsiyo dadka midhiyaha kujiran haka qaybkatan wacyi galinta waa kaalin aad ufican dadka wandankii joga wadanka hami kama silaha kumelgaar ayey kujogan intayada qurbaha joogana malin walba waxan firinayna oo uduceynayna dadanki oo rajo kunool ayan nahay rabi cadalad warta hanasiiyo

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 місяці тому

    Asc wll waa waraf wcs wll mashaallah

  • @HashkalodellegendHashkalodelle
    @HashkalodellegendHashkalodelle 3 місяці тому +3

    Shikeh mahadsanit

  • @maxamedyaremaxamedyare9772
    @maxamedyaremaxamedyare9772 3 місяці тому

    Yahuud naclatulahi caladaliim wan kaxumahay runtii wllkas ayxiren o aykahor istageen qayrka jumcaha ilahay hakaqabto cadayga musliminta reer falastiin

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 місяці тому

    Ilaahay ceebtooda ma asturo

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 місяці тому

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso jimco wanaagsan ❤❤❤❤

  • @AbdulSandiego
    @AbdulSandiego 3 місяці тому

    Mashala

  • @bashiircgureey6670
    @bashiircgureey6670 3 місяці тому +1

    Asc dulmi diidoow aan kaahelno wararka kadhac dalka gudiihiisa intaad ka awoodo

  • @YaasiinmacalinCali
    @YaasiinmacalinCali 3 місяці тому +1

    Sheikh alaha kuxifdiyo

  • @AbdiMohamett-tn9zs
    @AbdiMohamett-tn9zs 3 місяці тому

    Waa gaabin iyo qabiilaku suu inoolahadhay ilaahay haynoogargaaro

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 3 місяці тому

    Dhamac ayaa layiraahdaa

  • @Sakariyecabdi-rm1mo
    @Sakariyecabdi-rm1mo 3 місяці тому

    Yuhuuda ilaahey caradiisa gakudgacdo

  • @abdisalaanali69
    @abdisalaanali69 3 місяці тому +1

    Masha ❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 місяці тому

    Ilaahow.u.gargaar.reer.falastiin

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp 3 місяці тому +1

    Meel baadiye ah 50 nin hakaaga dhinteen subxaanlah
    Waar caqligu hashaqeeyo.

  • @cumarmaxamed233
    @cumarmaxamed233 3 місяці тому

    Dagaalka waxaawada maraykanka mahadsanid

  • @DrAdam-i8q
    @DrAdam-i8q 3 місяці тому

    Waa run waxa isticmaala dhaman wadamad dhul sahra si ay wax urartan tranpoision

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6ee 3 місяці тому +1

    100% waxaan huba in laga bixi dhibaka lagu jiro lkn xiliga laga bixi ma aqani
    2024 leader's somali to travel every country
    But willing ruto traveling usa he face of problem from people Kenya somalia not asking leader somalia

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 3 місяці тому +1

    Ilahay haku barakeyo lkn siyasada soo gal ila madax wene walahi adigoo kale waxan hubaa in ay soomali is badali laheed insha allah

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 3 місяці тому +1

    Asc sheekh goormaad soo gelinaysaa barmaamijka online ahaa ee lagu shaqaynayey ?

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 3 місяці тому

    Sheekh dilkii iyo dagaaladii qabiiliga ahaa ee hore iyo qabyaaladda maanta farqi baa udhexeeya
    Oo kii hore soomaalida dhexdeeda ayuu ku ekaa kan maanta se waa lagu dhexjiraa sida
    Sirdoon shisheeye danaystayaal soomaaliya siyaasiin baaro leh iyo amuuro kale ayaa inagu laban hadda

  • @saidkadi3633
    @saidkadi3633 3 місяці тому +1

    🎉 yes

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 3 місяці тому

    Khayr Allah ha kusiiyo

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 місяці тому

    Sheikh dadkii geedka hoostiisa taageeran ku jiray laakiin tusaalaha geela waan ku qoslay al muhiim geed hoostiisa iyo dabaq dushiisa halagu kulmen in laheshiiyo waa soo dhawayna teeda kale Sheikh ku darso sucuudi waagi geela iyo maanta yuu sharaf iyo qiimo leeyahay aduunyo ayaa qaadatay oo dulaysay yaahuu srael ayaa afduubatay

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому

      Soomaali waxay isku.laysay aduunyo aan gacan oogu jirin
      Dulinimo Ka weyn miyaa jirto?

  • @AhmedKhalifhassan
    @AhmedKhalifhassan 3 місяці тому

    Allha ku barakeyo adna sheekh❤

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 3 місяці тому

    Alle ha kaqabto wloheen falastiin

  • @CadowibrahimmursalCade
    @CadowibrahimmursalCade 3 місяці тому +1

    Wcs wrxmtlh wbrkth saw that jumco Mubarak 🎉🎉

  • @Cabdiqani8Maxamed
    @Cabdiqani8Maxamed 3 місяці тому

    Wan kaxumahy inay Guuldareystan dhaman dowladaha Umidoobay falastin inay ciribtiraan lkn Wxay iloobeen in aanay marnaba ka guuleysan karin muslimiinta alle.Inshallh waynu guuleysan doona inshallh

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 місяці тому

    Laakiin wixii khayr ah oo ay niyaystaan ayeey leeyihiin

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 місяці тому

    Sh soo daa warka

  • @CabdiWali-be6tg
    @CabdiWali-be6tg 3 місяці тому

    Allahaugargaaro

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 3 місяці тому

    Walalo waxaad tahay walalo wax kasta oo dadka wax anfici Doona waxaad tahay qof qaali ah geesi ah Somali ah diintiisa runtaa ka sheegay wax kasta walahi mahid Sida qas wada yaasha

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 3 місяці тому

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐

  • @kounhildjibouti
    @kounhildjibouti 3 місяці тому

    Horumarku waa laba nooc 1. Horumarka heerka danta guud 2. Horumarka heerka dhaqaalaha dalka, GDP iwm.

  • @heeryaabow7093
    @heeryaabow7093 3 місяці тому

    Asc shuqunaa
    Aawey aqbaarta iiraan

  • @basrahussein262
    @basrahussein262 3 місяці тому

    Waa waraf

  • @afassehussein4779
    @afassehussein4779 3 місяці тому

    Af somaligi hore qamuska ku yala waxa ladhaha
    Laan-cigaaleed

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому

    insha allaah waay guulaaysanayaan falastiin shacabkeedu dhibkana waxaa ku danbaayn doona shacabka israaiil insha allaah allaa lajira shacabkaa reer falastiin

  • @khadrocabdi2985
    @khadrocabdi2985 3 місяці тому

    Palestinian guul insha allah jabiiya yahuuda❤❤❤❤

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому +3

    sheekh waa runtaa ma gudbaayno laakiin shacabku dhibmawado ee siyaa siyiintaa isku dira oo qabyaalada koow ka ah marka alle haaynaga qabto siyaasiyiiintan oo kuwo dhaama hayna siiyo

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 3 місяці тому

    Okay

  • @JamaalMaxamedmahdi
    @JamaalMaxamedmahdi 3 місяці тому

    M
    .a

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 3 місяці тому

    Ya Allah protect falastine from Isreal 😢

  • @mohamedsayed5290
    @mohamedsayed5290 3 місяці тому

    Asc sh. muxamed
    Ustaad course kii masoo baxay

  • @MohamedHassan-cf8jh
    @MohamedHassan-cf8jh 3 місяці тому

    DAREENKA IYO AQLIGA ALLAHA NOOKORIYO XAQA ALLAHA NAGU TOOSIYO

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 3 місяці тому

    Sax waa runtaaday illahay aqligay ha u soo celiyo Somali waxabaa ku habsaday marka illahay ha ka qaado duligay saaran oo ayagu isugu wacanyihiin .marka soomaaliyeed aqligu ha saqeeyo oo hortay alle ooga baqa dhibka iyo foolxumaday idin saaran oo aad wadankiinii iyo wadankiinii haysatay illahay ooga baqa oo dib isugu noqo oo xalgaaara deg deg ah

  • @RoblehMako-f2r
    @RoblehMako-f2r 3 місяці тому

    Asc chekh fadlan isojawab kursaadi an kasogeyney ano djibouti juga man ku shagankara?

  • @yussufmuhamed713
    @yussufmuhamed713 3 місяці тому

    Allahu Akbar guul xm sq palastine arafah wanagsan

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 3 місяці тому

    Dulmi diidiow sheekhiw dadka xujayda ah falastiin uduceeya mxa udhihi weyseen maalnka carafa ducada waa mustajaabo

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 3 місяці тому

    Sheikh mahadsanid.
    Aniga waxaay ila tahay in aan anaga "Soomali" isweeydiino DHIBKA jiro Xalna la imaano.
    Wadan shisheeye oo loo safro, igu sawir iyo qabyaalad dib DIB unbeey noo sii dhigayaan.
    Mahadsanid

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 3 місяці тому

    Sheekh 50 sano waaba dhawdahay waa boqolaal sano kahor, waxyar oo isbedel ahna madhicin

  • @HASSANSUHUFI
    @HASSANSUHUFI 3 місяці тому

    Miinjaniiq annaga NFD waxaan unaqaanaa "shiid xoor"

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 3 місяці тому

    ASC Sheekh , waxaa Nasiib daro ah xooga aan inaku isku dilayno
    Maxaan cadawga xabashiga iyo qaar kale oo badan aan iskaga celin laanahay
    Maxaa dhiigeena in aan daadino nooku wacan
    Ilaa aan ka gudubno
    Arinkaa Somaali meel gaari mayso . Horumarna ma gaarayno waa inaan inaku is badalnaa .

  • @nuuradiin4711
    @nuuradiin4711 3 місяці тому

    Man janiiq afsomali waa laancigaaleed

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 місяці тому

    Alaha Dhibka haka dulqado pelestine

  • @somali4fun741
    @somali4fun741 3 місяці тому +1

    Asc , wllo Dadkenu waa Bulsho hadal, Kuwan siyasiyinta ah aya Stone Age ka kuhaya umada ( Si ay ugu Dawarsadan Caalamka ) 🤑💰

  • @NuuxAhmed-ih8fz
    @NuuxAhmed-ih8fz 3 місяці тому +1

    Af somali waxaa ugu dhaw wadhaf wayn

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 3 місяці тому +1

    Ma korin mana kobcin
    60 rag ah maxaa loo dilay

  • @hoosweeneshow286
    @hoosweeneshow286 3 місяці тому

    Asc shukran hadii dhaqan lagatagenin kii subanaa iyo islamka maxaa looga tagay
    Geel lagatago oo daron lais ticmalo baa dhaqan katagid
    Dilka dhaca akhlaakhxumada gaal kudayasho

  • @koradmusse9083
    @koradmusse9083 3 місяці тому

    Maya maya maya soomali makobocdo meeshii laga guurey taagan tahay alloo Adeykuleedahay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 3 місяці тому

    Sax daawada yaash waa kal gadisan yihiin