Arinta police ka shaqada laga joojiyay waxey katarjumeysaa Laba wajiilanimada reergalbeedka gaar ahaan London sac ama dibi la lagday Ayaa shaqada looga joogiyay asakariga kuwa kumanaanka dilaaya shacabka ah hubka kama joojinayaan waxeysan uga joojineynin marki horaba ayagaa bixiyay falasdhiin uf baa la idin yidhi kudheh
ASC wallkey dulmi diid jazakalaah kheyr kadib kaliya waxa ku filan dadka dowlada ku jira in ay ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA kacabsadan markas wax walba wa hagagan
I agree with you brother! Yes, accountability is very important but unfortunately, Somalia is way behind and until corruption is cleaned up, and people are rehabilitated, it will not change. We are praying 🤲🏾 for Somalia 🇸🇴
ASC Sh Mohamad Khair allaha ku siiyo Run baad sheegtay Somalia arrinterdu ma dhawa dad tuugo ah ayaa hogaanka u haya khaatumo fiican Allah ha nagu dilo Somalidu isma qadariso laakiin ajaanibka daba ayay u leefaan waa dad jaahiliin ah
Sheekh qolooyin aan somali ahayn ayay shaqo u hayaan malaha,kuwan maamula dalka Somalia,waa umad aan ka yaabay sida ay u nool yihiin,ilaahay ha fahansiiyo masuuliyadu waxa ay tahay, inagana alle swt hayna dhigo kuwo la xisaabtama ku takrifalka waxan aan wada leenahay,ee ay kaligood ka xadgudbayaan kuna ciyaarayaan!
Alxamdulilaah ilaahay ayaa ku mahadsan burburiyey gaaladii isa soo bahaysatay ilaahow u gargaar walaalaheen reer falastiin gaar ahaan reer gasa iyo xiithiyiin iyo dhamaan mujaahidiinta
Walaalkeey oo islaamnimada na walaaleeyey ugu horeen asc salaan ka dib arimaha aad ka dhawaajisay waa sax ilaaheeyna madaxdeeyna ee qaflada ku jiraan ha fahansiiyo xoolaha eey kusii dhoofaayaan kuna sii dhoofaayaan in uu ilaaheey weeydiinaayo .
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
❤❤❤❤❤
Sheikh Allah khaay aa ku siyo, korsadiiy waan suugaynaaa
Allow ka geey jamacooda or dhaxdhig cadawtinimo yahuda dhaxdooda
Arinta police ka shaqada laga joojiyay waxey katarjumeysaa Laba wajiilanimada reergalbeedka gaar ahaan London sac ama dibi la lagday Ayaa shaqada looga joogiyay asakariga kuwa kumanaanka dilaaya shacabka ah hubka kama joojinayaan waxeysan uga joojineynin marki horaba ayagaa bixiyay falasdhiin uf baa la idin yidhi kudheh
@@hassanhassanismael8470😊😊😊😊
Walaahi sabarka waacajiib
Xamaas wey sabartay
Hamigoda alaha gaarsiiyo
الله اكبر
AMIIM AMIIM AMIIM YAARABII AMIIM YAA RAHIM 🌎🙏SAW ALAA MAHAMAD AMIIM
Allahu akbar
Sh Maxamed jazaakalaahu kheyr Alle ha ku barakeeyo Alle dartii baan kuu jecelahay
Dulmi diidow ciid Mubarak tani waa Nasri mayimid waxaga allé allaahu agbar fataxa Nasri alloow awoodaada iyo maalmahaaga fadliga badan ee ciida cadawga isbahaystay dhulka lagoo aamiin
SOOMAALIDA ALLAHA SOO HADEEYO AMIIN HORUMARKEEDA ALLAAH SW, HAGARADSIIYO AAMIIN QEYBI OO XUKUN AYAA LAGU HAYSTAA
ASC wallkey dulmi diid jazakalaah kheyr kadib kaliya waxa ku filan dadka dowlada ku jira in ay ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA kacabsadan markas wax walba wa hagagan
Allaah jabi yahuud dhexdooda ♨️ka dhex shid Allaah caawi muqawinda Alqasaan xamaas falastiin 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪
يا شيخ خزاك الله خيرا
Mahadsanid kun jeer
aamiin allaah haguuleeyo walaalwheen falasdhiin iyo cidkasta oo garabsiisayba ducadana allaah ha gaadhsiiyo carshiga iyokursiga
Si fiican ayaad u kala dhig-dhigtay news ka jazakallah khayr sheekh
I agree with you brother! Yes, accountability is very important but unfortunately, Somalia is way behind and until corruption is cleaned up, and people are rehabilitated, it will not change.
We are praying 🤲🏾 for Somalia 🇸🇴
The youth has to eradicate tribalism, Qaat, federalism and corruption.
Scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam waxan jogha 3 day Ethiopie Inshallah baarei Safar dalkeyga Djibouti 🇩🇯🇩🇯 wnkslmy respect ❤❤❤❤ Free falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸
Guuuul falastiin allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar
Sidaaa. Ha ku baxdo bi idni llaah yaa rabi waa bilaabatay sheekh yaasiin alh. Yarxam wuxuu yidhi 20027 waa u dhamaatay yuhuud al yaqiin eensha Allah ❤
اللهم انصر إخواننا في فلسطين المجاهدين في غزة
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI
amiin
JazakAllah sheikh
Alhmdoullah ❤🤲 alle ducadeniii wa aqbalay , الهم أعز الإسلام والمسلمين
Masha allah, ❤❤Waan ku wataa sheekh ❤, 400K coming soooon 🎉.
Allaahu akbar. Illaahay. Ha bur buriyo. Nacdasha. Cadawga sahnuuniyada isa spo bahaystay
Mashaa allaaha sh allaaha kuxifdiyo
Wacalaykumu salaam wrt Dhamaan SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه
Asc sheeqoow aad iyo aad aan kuu fahmaayaa, madaxdeenana ilaah haka dhigo kuwo wax fahma, ilaah haku barakeeyo ku soco
YA RABI YA RAXMAN U GARGAR MUSLIMINTA
☝️ NACDALI ☝️ korkiisa ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
ASC ustad waa goorma coursadii
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
Asc asxaabta ilaahoow burburka usiyaadi yahuuda yaarabi maalmahaan waan faraxsanahay yahuuda qeylada kayeereyso insha allaah
Shekhow.walal.sifiican.noogu.warran.fidiyoga.adgacanta.kuhayso.nagabadal.oo.cabsida.iskada.
Konka Allaa iskale lahu Akbar❤️❤️❤️❤️❤️
Qof aan xisaabta allaah ka baqani tu kalena ma ka baqaayo madaxda muslimiinta allaah ha hadeeyo
ASC Sh Mohamad Khair allaha ku siiyo
Run baad sheegtay Somalia arrinterdu ma dhawa dad tuugo ah ayaa hogaanka u haya khaatumo fiican Allah ha nagu dilo Somalidu isma qadariso laakiin ajaanibka daba ayay u leefaan waa dad jaahiliin ah
Khilaafka waxuu imaadaa marka la guul dareysta alla hajabiyo yahuuda
اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة یارب
Mida wayna waxan rajaynaynaa jab aan sookabasho lahayn iyo naan aan naxariisi kadambaynin reer falastiin guul guul guul
waa guuldarooyinka isdaba jooga israiil
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Illaahay ha jajabiyo yuhuuda amiin amiin ya Rabbi
Allahu akbaar ❤️
allahu akbar, allaha ba biyo dhamantod, oo cornimadooda allaha sidagdaga usiiyo reerfalastiin aamin.
Gul iyo gabonimo rer falastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
allaha jabiyo isreal aamiin yarabi
Walaal. Sh.maxa,d doowladeena. Waxeey. Ku. Soctaa. LUGO. AAN CADAALAD. AHEEYN. WAANA. ADAGTAHAY INAAN. GAARNO. ISLA. XISAABTANKA. NOOCAAS. AH. RABI. HAKU. XAFIDO. AAMIIN
Allah burburiyo aameen yaa Allah
Israa il iyo mareekanba alle habur buriyo
اللهم صلى علي النبينا علي محمد وعلي آل محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم إنك حميد مجيد
I.A" NATANYAHU IYO XUKUUMADDIISU WEY KU DEYSAY" MEEL BAAS RABI HAKU GURO OO AYSAN KA' SOO NOQON 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
ilaahay ha birbiriyo xaqa umada rer falastin
Walaalkey walaahi inaadan been sheegin maskiin ilaahey aa u maqan kuwaan ilaahey hanaga qabto amiiin mahadsant ❤❤❤
Askarta SOMALiyeed kuliged mawadaxumo EE Xishod marwalba inad dhaleceyso mabanano EE Xishod guuuuuuuuuuul iyo gobanimo SOMALIA inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sheick dowlad Somalia inoogama dhisna, e rag shaqaysanaya baa dalka u taliya. Ilaahay dowlad iyo dad Allah ka baqaya noo soo dir. Allahuma Amiin.
Sheekh qolooyin aan somali ahayn ayay shaqo u hayaan malaha,kuwan maamula dalka Somalia,waa umad aan ka yaabay sida ay u nool yihiin,ilaahay ha fahansiiyo masuuliyadu waxa ay tahay, inagana alle swt hayna dhigo kuwo la xisaabtama ku takrifalka waxan aan wada leenahay,ee ay kaligood ka xadgudbayaan kuna ciyaarayaan!
XUQUUQDA🐂 Xayawaanka iyo XUQUUQDA 🇵🇸‼️‼️‼️
Wa runra walahi shekh
MashaAllah. Yuhuud down...
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Macha allah ha burburto Israel
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Allaahu Akbar
Alx lilaah alle ha burburiyo dhmntod
Sheekhoow anaga carro Allah. Ayaa nagu dhacdey maxaa yeelay islaamnimadii waaan sheeganaynaa kutubkana waan ku dhaaranaa oo kaliyah.bas kuma dhaqanno
Wll cadhada ilaahay wax sahalan maha ilahay baynu ka magan galaynaa
Asc sh maxamed wallaahi runbaad kahadashay annagana waan fahansannahy laakiin cid kumaqleyso majirto shugran my shiiqeeygi
Ala mahadle ilahayow uhiili falastiin
Allaahu Akbar.allahu Akbar 💪🏻💪🏻👏👏👏👍❤❤
Thanks brother
الله أكبر❤الله أكبر
SOMALIA🇸🇴 WA MESHA UGU AMNI XUN ADUUNKA ..DILKA DADKA MASAAKINTA AH CAADI AY NOQDAY WAX ISLA XISAABTAMAYO MAJIRO..WA MEEL BAABA'AH
ALLAHU AKBAR
Maasha alaah ❤❤❤❤❤❤
Allaaka.akbar tani waa nasrigii illaahay mahad oo dhana illaahaybaa iskale
Allah Akbar Vive Xamaas
WAA WARIYE FARAXSAN
MARWALBA GUULAYSO INSHA ALLAH FALASTIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN ALLAH HAKU CASUMO JANATUL FIRDOWSA MARXUUMIINTA REER FALASTIIN
AAMIIN AAMIIN AAMIIN DHAMAANTOOD
Alxamdulillaah
Asc shiikhoow intaadan aadin soomaaliya ,Falastiin ka waran .Keena illaaheey ha umaqan .
Allahu akbar guuul falestiin
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
Adeer.waan..fahamsanahay
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
Asc akhii dulmi dii, Salam iga gudoon adiga iyo asxaabtaba
Sax waaye hadii laisla xisaaabtami waayo somalia waxba uhagaagi maayo
Waa sax
Darraad baa sax ah ee:(daraad) yaan laoran. Fadlan.
Al Jazeera ayaan kawadaway hadaay dhamban keligey alhamdullih kuhayay
Waa waali casri ah
Wll aqbaartaan waad la soo daahday qeyr allaha kusiiyo i.a
Shaydanyahu is dying from stress tonight soon insha Allah
Allah burburi wixi thulmika wada
Anaga madax weynaheynu inuu shacabka diyarad la gaaco wuuba ka fanaaa bishiina 10 safar ayuu adaaa
Bin qafiir beerka caaro ku goysay ilaahay swt idamkii
ilaahay ayaan u barinaye israël allaha burburiyo
Mshslh
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Alx Illaahow Kuwaa burburi
Yuhuuda
Mansha allaahu
Dhamaadkii Yahuuda Ayaa below bilowday insha Allah Falastiin wey xoroobi
Masha allah waay qoralka somali ga aya igu adag madamo re Djibouti yahay sax hadana sax cher warkaga ugu horeye yaba cawa ladhacay israil hadhzcdo oo haburburto malin walba wax kuduceya ilahow israil muwafaAqada kahale ilahayna manta waxan arkaya inu iga aqbalay ducadaydi isiwad imikan dhamaysan vidéo ga walahi hadalka ugu horeye ee todhan sugi kariwayay inan dhamysto iwad sher
Shiiqaygii waad naga farxisay alaha kaa farxiyo
Scw scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw free falastin
Alxamdulilaah ilaahay ayaa ku mahadsan burburiyey gaaladii isa soo bahaysatay ilaahow u gargaar walaalaheen reer falastiin gaar ahaan reer gasa iyo xiithiyiin iyo dhamaan mujaahidiinta
Allaaha halaago yahuuda
Walaalkeey oo islaamnimada na walaaleeyey ugu horeen asc salaan ka dib arimaha aad ka dhawaajisay waa sax ilaaheeyna madaxdeeyna ee qaflada ku jiraan ha fahansiiyo xoolaha eey kusii dhoofaayaan kuna sii dhoofaayaan in uu ilaaheey weeydiinaayo .