Xamar dawladnimo.matalo halkii ugu danbaysay bay maraysa kuwi dadka waa la xasuuqaya ku dhintayna xabasha loga dadba tegay Allah nacabsana naxab iyo xasis alle umada haka qabto muqdisho dadka somaliyed waas lagu dhibateyey waa in laga tashada o somaliya malkasta ha ahaate xanar halaga tashado.insha Allah alle haka qabto dadka somaliyed alle haka qabto
Hawiye maqabsan karo,Laakiin nagu hi hiraab bey ku qabsanayaan ,dhulka meylaan odeyga caaqaa Aadan madoobe,Titogo,Taliye shub,sharif sakiin iyo kuwa badan baa ka shaqeynaya arintaan
Adam ilaahey waxan kabaryeeynaa in ay reer dumaashigeey ay siwanaagsan hadalkaaga umakhlaan anaga uu sanbaloolshe nadhibey cidwalbona horjooge iyo dabadhilif weykhabaan maalintii ay reer dumaashiyaalkey adoerteen aadan madoome aan ogaadey iney tankusoosocoto ayagaa iskukeeney waxaan rajeynaa inhadalkaaga dahabka ah ay aad ukhaataan
Bini aadanka waa qaldamayaa laakiin hal god labo mar lagama qaniino.shirkii hore ayaad ku qaldateen hadana mar labaad ayaad usoo kala orodeen xamar.joojiya calaacalka xasan iyo kooxdiisa idinkaa lugahiina ugu timaadeen.lax walbo meeshii eey is dhigto ayaa lagu qalaa.
Maxa dhawraneysaan reer Mayland? Maad difaac adag xirataan! Waxa naxdin ah, Gudoomiyaha Parlamaanka oo u dhashey Maayland in la idiin adeegsado. Ka kaca fadhiga, dugagaan cagta mariya oo tirtira!
Macalin warweyn baa haysaa caawa waa cajiib,
Soomaaliya ha looduceeyo in dhamaan umadeeda ay isfahmaan oo midnoqdaan.
Codkaaga sifiican loomaqlaya, ALXAMDULILLAH
MARKASTA Gardaro Ma Guuleysto.
Mahadsanid Macalinka Lugeeya…🫡🇸🇴🫡
Xasan sh. Umada hadu dhibato ku wado ilahy ha ka qabto
CODKA WAA 100%
Laillaha illa Anta subhaanaka inii kunt mina daalimiin
Waxaan lahadlaa Mudane Laftagareen waxaan shantaada kareebin sharci kaa
Mareebo Mudane indhaaga fur
Allaha qabto Cadowga Hawiye
Masha Allah mahadsanid wllky Insha Allah gardaraale maguulaysto ayaalayiri waykujabidoonaan kuwadadkooda loosooadeegsaday illaahay ayaa gacanbara kuqabandoono geesiyaayaasheenana way isdifaacidoonaan anagana waan udicaynaynaa Insha Allah guulaysta dadkeygow❤❤❤
Mahadsanid macalin
Okey waaye
waa sax somaliyed haka kacado hurdada cadawga gudaha iyo bananka Allahu Akbar Subhanallaha Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏
Aadan Ingres ilahey Sidaa soomaali dhamaanteed,aad ugu sheegato shirqoolada Dadka iyo Dalka,Aad baan ugu xumahey,Shiqolka lagu hayo meylaan
Itoobiyaanka. Waa. Fuley. Hadey. Dagaal. Iska. Hor imaadaan. Ciidamada. Somaliya. Iyo. Kuwa. Gumeysiga. Madoow. Waana. La. Dagaaleynaa. Itoobiyaanka. Iyo. Wixii. Garab. Soo. Siyo. Anaga. Dhaxdeena. Aan. Is. Dilno. Laakiin. Axmaar. Waa. Inaa. Ka. Baxdaa. Somaliya
Haa
galimaxsu😊
yes yes hala weeraro naago imisaan lahaayn kahadh xasan xabaalo qote
Maca sonokor calendar xasn.damer xasn baqti usujude xasan sheydaan xasn mooriyaan
Xamar dawladnimo.matalo halkii ugu danbaysay bay maraysa kuwi dadka waa la xasuuqaya ku dhintayna xabasha loga dadba tegay Allah nacabsana naxab iyo xasis alle umada haka qabto muqdisho dadka somaliyed waas lagu dhibateyey waa in laga tashada o somaliya malkasta ha ahaate xanar halaga tashado.insha Allah alle haka qabto dadka somaliyed alle haka qabto
Hasan munaafaq markuu kursiga fuulay ismaaciil cumar geele horror wuxuu yiri buur buu naga hor leexiyey hasan munaafaq...
Af. Waa. Koo. May. Liki. Caamee
Aaway 50.000.itoopiyaanka oo aad noo sheegeysay oo aad laheyd wexeey imaanayaan ilaa siinka dheer ayeey imaanayaan.
😂😂😂 raxanweynta kaamamka siinka dheer dagan ayaa malaha dhalasho Ethiopian qaadarabo
Asc waa la maqla
😊
Caloshaada alaha kusiyo wadankan soomaaliya leeh anagoo gabar naga nooshahay maqadan doonto walagu bartay dhaashii xabashida
Horta. Ma. ILa. Aragtey. Ninkaan. Wariye. Ma. Aha. Waa. Rufiyaan. U. Shaqeeyo. Gumeysiga. Madoow. War. Anaa. Digil. I. Dhashey. Oo. Ku. Dhashey. Degmada Awdheegle. Axmaar. Waxaa. La. Dagaalamayey. Anigoo. 14. Sano. Jir. Ahaa. Anyway. Anigoo. Ah. Korneel Hussein awdheegle. Canada
Ok
Fidna soomaali
Aahey ki at Ku jabilahayen alpha ka dhigo alaha jabiyo damu qushash
Fila somaliya anaa jooga waxaasna ma maqal see cml eeboow😂
kkkk
awaaye mw cabdicasis adanow mu ka cabsab haya hawiyehan hororka ku ah war afka furo ama ninyahow ama besha calamka u sheg yab badana
2.sano kahor cali xaraare ayaa yiri kofur galbed malha aqoon yahan welibamaalintaas wexeey aheyd markii uu aadan madoobe kutegay noorweey oo uu lakulmay naagtii qooma luudka.
Kharashka iyo saadka ku baxaaya ciidanka 50tan kun ee Ethiopia yaa bixinaaya, ujeedkooduse maxuu yahay .
Markaam sooqoraayo kumentiga miihi n&n laakiin abaalkiina ayuu idinka waraabiyay xasan sheekh.
Xasan iyo laftagareen hal sailing ogow waawada shaqeyan leftagaran asagaa xasan horgal uah
Lafta gareen fadhi kuumayaalo hadiiba ceelashaa garasbaaley laga xukumaa digil iyo mirifloow waad hurudaan
Adeer markii eey xeero iyo fandhaal kala dheceen calaacal wax mataro.aaway mayland hadii eey hawiyoo dhan kusoo duulaan waxaan imaaneynaa ilaa iyo arbaca rukun.mawaxaa kadanbey say beeydhabo ayaa laqaban rabaa.tan kale waxaad noo sheegi jirtay.baraawe waxaa kurakiban lidka dayaaradaha bad iyo biri waa seef wax imaankaro majiraan.
WAA LA MAQLAYA
Axmaarada lafta garen waa iney daafacan saa kfg oo dhan itopianka aya jooge
Hadii lafta Gareen isaga tago mey laan,Reer mey laan,Sidii sagashanadii baa loogalayas
Af wako mey laka Ammii
Maadaama Hawiye Qabiil kale ka duuli karin Tabar toodi ay tahay in Digil iyo mirifle iyo Biyamaal kali ay ka duuli karaan
Has asc aadanu far libaax wwa beled weyne ayey qoraxsin ka tahy iyada iyo dewfow was qorax u dhac buur ukur aya xaga itopiya kasi xigto wasaas
Adiga. Ma. Kula. Tahay. Iney.Itoobiya. Somaliya. Xoog. Ku. Joogi. Karto. Ma. Waxa. Itoobiyaan. Ka. Adiga. Ugu. Odeyneyso. Bes. Keliya. Lafta. Gareen. Inuu. Kursiga. Ku. Sii. Fadhiyo. War. Nin. Yoow. Anaga. Hawiye. Waa. Iska. Celin. Karnaa. Laakiin. Gumeysiga. Madoow. Lagama. Yaabo. Somaliya. Iney. Joogaan
Kkkkkkkkk
Hawiye maqabsan karo,Laakiin nagu hi hiraab bey ku qabsanayaan ,dhulka meylaan odeyga caaqaa Aadan madoobe,Titogo,Taliye shub,sharif sakiin iyo kuwa badan baa ka shaqeynaya arintaan
Digil Mirifle muxuu Aaden Madoobe Ummadda SOOMAALIYEED uga qaban laayahay.
Digiloow iyo mirifle kakaca iska dhiciya hiraab mooryaanta iska dhiciya kaca qoryihiina lasoo baxa
Haduu. Caabeheyga. Aniga. I. Dhaley. Axmaar. Soo. Raaco. Waa. La. Dilayaa. Waa. Iigu. Walaahi. Ma taagna. Sheekada. Hawiye. Digil iyo mirifle.
Oohada mawaxad ku farax santahay iney itoobiya soogasho
Hawiya mooryaan wabiyada biyaha idiinka gadaan aayrabaan xassan baaba a soomaaliyoodhan ayuu usocdaa hurdada kakaca
waa ok
Ciidanka laftagareen mee
Majecli dam jadiid laakiin in eey abaalkooda kadhigaan lafta gareen iyo qoor qoor iyo guud laawe meesha laga qaado waan kufarax sanahay sabab too ah kuligood waxaa keenay farmaajo weeyna wada qayaaneen.
HADHA HADHA
Adam ilaahey waxan kabaryeeynaa in ay reer dumaashigeey ay siwanaagsan hadalkaaga umakhlaan anaga uu sanbaloolshe nadhibey cidwalbona horjooge iyo dabadhilif weykhabaan maalintii ay reer dumaashiyaalkey adoerteen aadan madoome aan ogaadey iney tankusoosocoto ayagaa iskukeeney waxaan rajeynaa inhadalkaaga dahabka ah ay aad ukhaataan
Bini aadanka waa qaldamayaa laakiin hal god labo mar lagama qaniino.shirkii hore ayaad ku qaldateen hadana mar labaad ayaad usoo kala orodeen xamar.joojiya calaacalka xasan iyo kooxdiisa idinkaa lugahiina ugu timaadeen.lax walbo meeshii eey is dhigto ayaa lagu qalaa.
Tankale markii uu siciid dani diiday in uu yimaado shirkii maamul goleedka iyo dowlada waad kusoo kala orodeen hada kaxaa xaabiya wixii aad falateen ayaad hada guraney saan.
Hiraab Oddoontii keena diid soo socoda jahanamo ka soo dhawaada
XASAN IYO GEELE WAA SHABAAB WAXBA KAMA QAADI KARAAN LAFTAGAREEN IYO D.M SIDA DENI SOMALI U GARAB JOOGTEY LAFTAGREENA U GARAB ISTAGANAHEY, HORA LOO YIRI GARDARAALE MA GUULEYSTO, KIBIRKA WAA LAGU JABAA, MUUSE MARQAATI AH, WADAR IYO WAAXID YAA WAALAN MA XASAN IYO GEELE MISE SOMALIWEYN.
Lafta gareen intii uu war wareegaayay ayaa laga adeegtay waana qayaanoole oo wuxuu qayaanay farmaajo oo andigaa kufaani jirtay hadii roopoow uu soo deyn waayo xildhibaanada maay land codkooda masiin doonaan oo waa kuwago;aamiya doorashada somaliya.
War laftagaren asagaa xasan u sahlo wax kasta oo human suubinay xasan
Maxa dhawraneysaan reer Mayland? Maad difaac adag xirataan! Waxa naxdin ah, Gudoomiyaha Parlamaanka oo u dhashey Maayland in la idiin adeegsado. Ka kaca fadhiga, dugagaan cagta mariya oo tirtira!