ASC Macalin Kilibada Ad Soo Dayso Wan Dhagaysana Balse Fadlan Warkaga Qabyaalad & Reer Habel Kadaa Ee Siyaasada Ku Jahee Sabab Shacabka Soomaaliyeed Cuqdada & Kala Fogayn Looma Rabo Soomaali Mida Guul Mahadsanid
Had iyo jeer waxaad na xiiseysaa waxa xiiso u leh wararka nalagu soo wargeliyay maalin walba Ma rabo inaan kaa joojiyo fadlan si aan la xakamayn karin u wad si aad nala joogto.
Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw to be done by you
Waxa aan dareemayo in Hasan Sheekh uu dalbado miisaaniyad sanadle ah taas oo kicisa falcelin Hasan uu isku dayayo inuu ka aarguto cadhadii uu ka qaaday Maayland isagoo ku bedelaya Lafta Gareen madaxweyne kale wuxuu u shaqaynayaa sidii Hasan Sheekh adeege.
Asc walaale hassan sheikh ceeb kama baqo waa ninka ugu been badan madaxweyne ku sheeg ilaahay hanaga qabto di deg deg ah umadii soomaaliyeed wuu isku diray aduunkiina wuu nagu diray iaahow na dhaafi nooguna bedel madaxweyne ka khayr badan oo umada somaaliyeed walaaleeya xiriirka wadamada aduunkana hagaajiya allaahumma aamiin aamiin aamiin
Ilaahow farmaajo usoo Celi wadanka marlabaad oo
xukunka noogu dhiib waa maalin jimcaad iyo bishii barakaysnayd aamiin aamiin🙏🏼🙏🏼 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
😊😊
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Inay. Xasan. Sheikh. Jiq. Ku. Noqoto. Waayo. Waxaa. Habaaray. Nabi. Maxamad. S c w. Oo. Yiri. Allahayow. Ciidii. Madax. Aad. Oga. Dhigtay. Umad. Hadanah. Ku. Adkeeya. Allahayow. Ku. Adkee. Allahuma. Yaa. Rabi. Amiin
Saxweeye.inay.kaguuraan.inthawye.dago.waasax.ama.ook
Alxamdulilahi❤
yes yes waan ku farxay hadalakaa illaahaybaa dhulka lajaray xasan xabaalo qote
That is good because Gurguurte doesn’t deserve to be a president
MashalaAh
MashalaAh MashalaAh
Mashallah kabaxaaaaaaaa dalka
Somali sidagdag ah baa hadda Etoobiya u qabsaneysaa,
Waa riyo
Thank our senior journalist
Sxb aadanow iga sax matabaan garoore habargidir ma dagto xawaadle ayaa daga mahadsanid
Dastuurka mataaban kartid adigu malihid dadakaale 18 Kun oo tababar casriya qaba xasan ayax ayaa cunay imisa sargaal oo geesiyada qaran ayaa ayaa lashirqoolay 3000 Kun ciidamadii ugu kharsanaa ayaa ladilay
Asc mudane madaxweyne waankusalaamay guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
Hanaga baxaan gull gulf.
Asalamucaleykum walal qaali _ wa guusheena _ walal qaali hada aya lakala baxaa ❤❤❤❤❤ walal qaali ❤❤❤❤❤
Reality man
ASC Macalin Kilibada Ad Soo Dayso Wan Dhagaysana
Balse Fadlan Warkaga Qabyaalad & Reer Habel Kadaa Ee Siyaasada Ku Jahee
Sabab Shacabka Soomaaliyeed Cuqdada & Kala Fogayn Looma Rabo
Soomaali Mida Guul
Mahadsanid
Amison waa masiibo
Had iyo jeer waxaad na xiiseysaa waxa xiiso u leh wararka nalagu soo wargeliyay maalin walba Ma rabo inaan kaa joojiyo fadlan si aan la xakamayn karin u wad si aad nala joogto.
Xabaala-fur, umalayn maayo inuu miyir qabo. XAARAANTII ayaa kusoo baxday
Ciidamada Jabuuti ee loo aqaan oggyahay " Hoog walaal " iyo kuwa Ethiopia iyaguna ha baxaan .
😂😂😂
daarood hortu waa geesiyaal siyasa dana wax kayi qaana haweye futa madobe keehs bay iska mariyeen balse digil iyo mirifle bay rabaan inay duhl kooda qab sadaan
Weleen sheekadu waa hadhaaa hadhaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Aktoraha luugeya waar bu diigey 😂habaxaan so tii la lahaa.
Farmaajo ciidamo dalalka dariskq lagu dhibaateyo ayuu wadaa uma baahnin ciidamo xoogle waxoogaa police ah ayaan rabnaa odowayow ina kaygiyow sadiqal jon Siduu sameeyay samedi farxaan dhiiqo ayaa lughaya la
Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw to be done by you
Waxa aan dareemayo in Hasan Sheekh uu dalbado miisaaniyad sanadle ah taas oo kicisa falcelin Hasan uu isku dayayo inuu ka aarguto cadhadii uu ka qaaday Maayland isagoo ku bedelaya Lafta Gareen madaxweyne kale wuxuu u shaqaynayaa sidii Hasan Sheekh adeege.
Soomaaliyeey xasan 5 sano ayaa lagashaqayn kariwaayay farmaajo soobax kasoobax farmaajo daarood waa mareexaan farmaajo dhalinyartii ereteriya uu iibsaday dagaalkii ereteriya iyo itoob ayay Ku dhinteen
Atmis out
Nacalaa eelaygi ku dhalay ku yaal madaarood aad qabsan kartaa dhulkooda sadexda gobol ee jubaland
Dhiladi ku dhashay wasee goormu darood yeesha Jubboyiinka ?
No maqal
Atmis hanaga baxdo , Somalia haka baxan sida uugu dhakhsiyaha badan , haddi kale maxaabiis dagaal qaniimaad ayan ka dhigeena . waan iibiinayna halki askari ee Atmis katirsan waxan qofka soomaliga ka siinayna $12000 dollars .