XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF MAGOOL & HEESTII " NIN LAGU SEEXDOW HA SEEXAN, XIL BAAD SIDA HA SEEXAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF MAGOOL & HEESTII "
    NIN LAGU SEEXDOOW HA SEEXAN,
    XIL BAAD SIDAA HA SEEXAN,
    HA SEEXAN HA SEEXAN,
    SOOJEEDO SI WEEYN U FOOJIGNOW
    SOOMAALIDII MIDDOWDOO, SAXARKII BAXYOO SAMAATE
    HEESTAN WAXA AY KA MID TAHAY HEESAHII WADANIGA AHAA & CALANKA IYO CALANSAARKII EE XORIYADII MARKII LA QAATEY 1960kii,
    ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY
    AUN ABWAAN CALI SUGULE CIGAAL " DUNCARBEED" 1960
    LAXANKII AUN USTAAD CABDILLAAHI QARSHE
    DAAWASHO WANAAGSAN

КОМЕНТАРІ • 9