XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF CUMAR " MAGOOL" & HEESTII " WAA QAYB ADUUNOO, BAL QIYAASAA NIMANKAA...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF CUMAR " MAGOOL" & HEESTII " WAA QAYB ADUUNOO, WAA QAYB ADUUNOO, QOFNA LA ISMA RAACSHEE, WAX KU QAATA WEEYEE, BAL QIYAASAA NIMANKAA, BAL QIYAASA NIMANKAA...HEES XASUUS MUDAN TOP CLASSIC SONG
    HEESTAN WAA HEESIHII SOO BAXEY LIXDAMAADKII EE AY CAANKA KU AHEEYD AUN FANAANADA XALIIMO KHALIIF CUMAR MAGOOL
    HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY AUN ABWAAN SAXARDIID MAXAMED JABIYE
    LAXANKA HEESTAN WAA AUN CABDILLAAHI QARSHE
    HEESTA OO QORAAL AH
    Mid qun loo abuuroo qurux loo dhameeyaa
    Ka qalaalan hoostoo qawadaa hadhowtee
    Waa qayb aduun oo waa qayb aduuno qofna la isma raacshee
    Wax ku qaata weeyee bal qiyaasa nimankaa, bal qiyaasa niman kaa
    Waa qayb aduunyadu, quri la istuuree
    Qofba goonidiisaa qiimo loogu yeelee
    Qumanow kitaab baa qoorta loogu duubee
    Waa qayb aduun oo waa qayb aduuno qofna la isma raacshee
    Wax ku qaata weeyee bal qiyaasa nimankaa, bal qiyaasa nimankaa
    Qof ay talo ku ciirtay qasan taa naftiisuye
    qasuumada I haysaa qofna kuma labaynine
    qaxarka iyo toostaa malaha waa la ii qoraye
    Waa qayb aduun oo waa qayb aduuno qofna la isma raacshee
    Wax ku qaata weeyee bal qiyaasa nimankaa, bal qiyaasa niman ka
    DAAWASHO IYO DHAGEEYSI HABOON.....LIKE, SHARE AND COMMENT

КОМЕНТАРІ • 30

  • @BuulCaws
    @BuulCaws Місяць тому +1

    Ilaahayoow kuu naxariiso Xaliimo Khaliif Magool,Weligay waxaan rajayn jiray inaan la kulmo mar uun, Fanaan aan somali ugu jecelahay weeye magool, Aduunka inta ay somali jirto lama heli doono qof magaal sideeda u geesi kara.

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 8 місяців тому +2

    Xaliimo khaliif cumar barre

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому +2

    اجمل صوت نسائي في الصومال الفنانه حليمه خليف مغول ... نسال الله تعالي ان يغفرلها ويرحمها

  • @xasancade4008
    @xasancade4008 2 роки тому +1

    Yasalaam

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 2 роки тому +1

    Waa ereyadii abwaan HURYO Ahn.

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 3 роки тому +3

    Bal Qiyaasa Codkaa dabahabiga ah Somalay Rabow ku janee hoyadii Codka umada Somaliyed Mama Magool

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 роки тому +2

      @Badrudiin Nuur
      Aamiin aamiin yaa rab walaal illaahay qabriga ha waasiciyo Fanaanada qaran

    • @badrudiinnuur1060
      @badrudiinnuur1060 3 роки тому +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE Amiin ya rabi wll mcn kunjer Mahadsanid adiguna wll howl Qaran bad noheysaaye

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 роки тому

      @Badrudiin Nuur
      Adaa Mudan walaal in badan thanks for your comment, intii karaanee waan dadaaleeynaa walaal Thanks a lot bro

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 Рік тому +1

    Cabdi Ayuub dadka ayuu soo waydiiyay magaca loo bixinaayo,waxaana ku guulaystay Yuuusuf Xaji Aadan, oo gabay ugu magacaabay ku jiray waa sidii Geed Magoolay, sidaas ayuu ugu guulaystay

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +1

    Aun mamo qaran magol

  • @abdulrazakal-somali5497
    @abdulrazakal-somali5497 2 роки тому +1

    Magool waxa u bixiyey AHUN Cabdi Ayuub maaha yusuf xaji adan

  • @mustefahassen1905
    @mustefahassen1905 3 роки тому +1

    yaa sameeyay midhaha iyo laxankaba?

  • @amiirahmed6485
    @amiirahmed6485 3 роки тому +1

    Laxankuna waa kii jebiye

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 3 роки тому +1

    Abwaan yuusuf xaaji adan wuu laheley xaliima naaneysta MAGOOL

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 роки тому +2

      @Abdimajid Ali waa runta walaal. Magaca magool waxaa bixiyey Aun Macalinkii Ustaadkii aqoonta Abwaan Yusuf Xaaji Adan Qabile, Aun Xaaji Cabdi Ayuub ayaa isna hablo badan oo fanaaniintii hore ahaa magacyo u bixiyey

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 3 роки тому +2

      @@SOMALIMUSICCULTURE ilaahay ha unaxariisto macalimiinti afka iyo dhaqanka
      Magacyo aan aad uga heley ayaa jira cidii bixiseyna aana garaneyn sida
      BASXAN MAANDEEQ DALEYS

    • @bursalahmediaproductionbmp709
      @bursalahmediaproductionbmp709 3 роки тому +2

      @@SOMALIMUSICCULTURE Ninkaas Yuu Ahaa Lkin zxp.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 роки тому +2

      @Bursalah Media Pro. Xildhibaanada Foosiya Xaaji Adan waa Aabaheed ahaan jirteeyna /Wasiir hore ee dawladii Xassan Sheekh MAxamoud
      Waa fahantaan filayaa

    • @bursalahmediaproductionbmp709
      @bursalahmediaproductionbmp709 3 роки тому +2

      @@SOMALIMUSICCULTURE Ok Aad Baad U Mahadsantahay Zxp.

  • @xasancade4008
    @xasancade4008 2 роки тому

    Yasalaam