Yamyam.flv

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • Shirkii dib u heshiisiinta Soomaaliya ee lagu qabtay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, sanadkii 1993dii, C/qaadir Xersi "Yamyam".
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 26

  • @cimraanahmed
    @cimraanahmed 9 років тому +5

    Allahayoow kuu naxariiso C/Qdr Xirsi YamYam, Waa murti qaali ah, Markaasuu Cabdi Good Abeesna yidhi murtidiisii qaarbaa wax kaqaldanaayeen

    • @gdbdbhdhd1325
      @gdbdbhdhd1325 6 років тому

      Ahmed Gurie قاتتعتؤتتغاققققق٤٤٤٤٤فيضثثثثثثثثثةاااااةا25dhhekdhicjcb

  • @abdiqafarnur3279
    @abdiqafarnur3279 10 років тому +3

    Ilaahay ha u naxaristo abwaanka iyo dhaman intii islaam ah

  • @abdiasisfaarax4846
    @abdiasisfaarax4846 3 роки тому

    Alle ha u naxariisto qabrigana ha uga dhigo beer kamida beeraha janada

  • @cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344
    @cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344 8 років тому +1

    walee waa gabay oo xikmad kujirta
    aakhiro halkii roon eebe hakuu barakeeyo
    aamin aamin aamin

  • @MOOLIF00
    @MOOLIF00 10 років тому +2

    Best gabay ever walaahi gabaygaan hadii ay si fiican u fahmaan dadkan wadanka qasaa waxbey ku qaada lahaayeen

  • @maancabaas
    @maancabaas 11 років тому +1

    Abduqadir Xirsi Siyaad Yam yam Allaah Yaraxma ilalaahow unaxariiso janadi fardowso sii

  • @adullaahimohamed4074
    @adullaahimohamed4074 6 років тому +3

    Ilaahow kuu naxariiso ala muxuu la Hadley laakiin waxba Laguna qaadan

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 14 років тому +3

    Yam yam..ilaahow kuu naxariiso.
    Suugaan qiimo badan ayuu ka tagey.

  • @ayaanleabdullahi6308
    @ayaanleabdullahi6308 6 років тому +1

    Wadani dhab ah weeya ilaahayoow kuu naxariisa

  • @shiiqey
    @shiiqey 10 років тому

    Ilaahow intii dhimatay unaxriisoo àmin amin amin

  • @mysalah06
    @mysalah06 11 років тому +1

    If and if only Somali will pay attention C/qaadir Yamyam has said enough... Alloow u naxariiso abwanka.

  • @Rejoassociation
    @Rejoassociation 9 років тому +1

    Allow kuu naxariiso abduqadir xirsi siyad yamyam. .

  • @AarMudug
    @AarMudug 12 років тому +7

    Wacada inuu yahay af tahay, gabyaa, cod kar....wuu la hadlay xoolaha u sacbinaya haddii ay wax fahmi lahaayeen murugada iyo dhibkii dhacay ma uusan dheceen, laakiin intii uu ku sheegay ayeey kuwada sifoobeen.....Alloow u naxariiso halyeey yam yam

  • @maryanmaryan3992
    @maryanmaryan3992 6 років тому

    waa gabayga kliya aanan ka xiisa dhicin allow unaxariiso abwaanka

  • @salaasjimcaale7113
    @salaasjimcaale7113 8 років тому +2

    masha allah abwaakeena qaai ah waxbaa nooshegayaaa lkn ma igonin

  • @fajacalafarxaan5457
    @fajacalafarxaan5457 11 років тому +1

    yamyam ilaahow u naxariiso

  • @mamchannel8059
    @mamchannel8059 5 років тому

    Alla muxuu quluubtooda gilgilay. Waa kuwo damiir xun oo silicaan wadankaan uu ku jiro ee ka mas'uulyihiin. Waxaaba shaki iga galay iney rag yihiin sababtoo ah raggu wàa kuwo damiir leh oo garta danta dadkooda.

  • @fadumomohamud4221
    @fadumomohamud4221 9 років тому

    Allah ya cisak

  • @shakiib68
    @shakiib68 5 років тому

    Somali intii wanaagsanayd qabrigay u hoydeen ma naxdo ayaa isu sop hartay ilaahoow kuu naxariiso abwaanadii qaaliga ahaay ee naga dhintay dhamaantood waxay ahayen dad wanaagsan

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 5 років тому

    Ma aaysan maqlin
    Aloow kuu naxriiso nin aad u qeemo badan

  • @osmanibrahim5562
    @osmanibrahim5562 7 років тому +1

    Jira moodka dabadii waa runta madaxweynaha aan dhicin

  • @umrumr7437
    @umrumr7437 5 років тому

    Saan lagugaran saan gadaf usoco weey kaasocden kuwii kusilcinayay galan naaska raacay cagta kahos galaan baa
    s

  • @djmavado99
    @djmavado99 14 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk