Bandhiggii Abu Dhabi ee Kooxda Waaberi, 1986 - Qeybta 1aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • Bandhiggii Abu Dhabi ee Kooxda Qaranka Waaberi, 1986. Waberi Troupe's Abu Dhabi Concert in 1986.

КОМЕНТАРІ • 42

  • @fatushmcn4159
    @fatushmcn4159 7 років тому +19

    wlhi waaan ilmeeyay markaan arkay Sida ay ufaraxsan yihin allow wadankeena nabad inoo ga dhig Amiin

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 4 роки тому +4

    Magool hibo nura saynab cige cumar dhule. Ilahy intii dhimatay ha u naxaristo magool iyo cumar dhula

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 10 місяців тому

    Ilaah ha u naxariisto intii dhimatay ilaahoow Somali walaalaha isjecel madax aamin ah nasii

  • @cisiidsaalax716
    @cisiidsaalax716 5 років тому +2

    Cumar dhuule cali xaliimo khaliif magool hibo nuura saynab cige intaas ayaa ishaydu haysaa oo aad iyo aad ufaraxsan waxaanse ku haystaa marka ay wada dheelayaan xaliimo iyo dhuule 10 jeer ayaan ku ceshaday wlhi fanaaniitii waa waynayd 🙏🙏

    • @naimadahir519
      @naimadahir519 4 роки тому

      Anigana 20 kabadanaa Ku ceshaday 😍😍😍😍waxa hada heesa 🎷intaas malaku ceshakara ad 😢isletahay jalmar markaad dhagaysato mafaxa kugu xanunaa kuwa hada jooga

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 роки тому

    Waaberi Legends NO Jokung!!!..inta dhimaatay allah Yaa-Raxma inta noolna Noolaado!!.scww.

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 6 років тому +3

    Alltaa raxmi raaximn inta dhiimaty qaabriga Allha u wasi iyo ammmeeen

  • @nadiifojama9933
    @nadiifojama9933 11 років тому +2

    Jidhiidhico ayaa i qabatey markaan arkay Cumar Dhule Cali - Alleh sw ha u naxariisto isaga iyo intii islaam ahba - Aaamiin

    • @mohamedhusseinfarah7517
      @mohamedhusseinfarah7517 7 років тому

      Nadiifo Jama amin amin amin sxb thanks walaahi waan ilmeeyey markaan dawadaba dadkayga somaliyeed nolasha ay ku noolaayeen iyo manta tan aan qaxootiga aan ku ahay ilma iyo urugo badanaaa

  • @aliabdi2886
    @aliabdi2886 7 років тому

    duqa cumar dhuula. ah duqdi magool ahayd buu ciyaar siiyey caadi ma ahayn UN Labaduba way dhinteen Amiin

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 3 роки тому

      Magool markaan kama weyneyn sxb 38. ,da’da 38 duq maaha.

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 2 роки тому

    Waa hoboladii waberi
    AHUN cumar dhuule cali
    AHUN xaliimo khalif magol
    Hibo Nuur iyo seynab cige
    Wayo wayo iyo bari samad

  • @adamahmed8432
    @adamahmed8432 4 місяці тому +1

    Baydkaa u danbeeya cumar stage ka ayuu ku sameeyay allow kuu naxariiso maxaa fan inaga tagay

  • @XasanGacaliye
    @XasanGacaliye  15 років тому +2

    Walaal CaliMudug, waan kuu dhammeystiri doonaa toddobaadka soo socdo.

  • @abdulkadiraj3747
    @abdulkadiraj3747 12 років тому +1

    waalhy waa caajib somalia songs waxs ayaa faniinaha caajibalow dhowr

  • @nadiifojama9933
    @nadiifojama9933 11 років тому

    Alleh ha u naxariisto Xaliimo khaliif magool -AAMIIN

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 6 років тому +2

    allah yaraxma cuma dhule iyo magool labada kalana cimrika allha udhereyo fananiin qaran waxaba cajiib ah markuu heesta leyahay bimeyey naftan bogsiin jirey qaabka ay usogalahayan hablaha

  • @mahadnour7373
    @mahadnour7373 Рік тому

    Samaroon
    Gabooye
    Habarjeclo
    Hawiye
    Federation people

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 8 років тому

    Allah yaa rahma raahimiin cumar dhuule cali

  • @XasanGacaliye
    @XasanGacaliye  15 років тому +2

    Walaal Togdheer01, waa run in lagu qabtay Dubay, Naadiga Suudaanta. Dad kale ayaana ii xaqiijiyay. Markii aan fursad u helo ayaan sixi doonaa.

  • @mcjanno
    @mcjanno 14 років тому

    alle yaa cisag....waa heestaan ugu jeclahay..

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 роки тому

    Allh unaristo magool iyo dhaman wa adigan sariraha iyo saliga wate xage ba kusexan dontaa?

  • @aliabdi2886
    @aliabdi2886 7 років тому

    zaynab cige iyo hiba Nuuro way nool yihiin iyo gaboobay. caafimaadka
    Allaha usiyaadiyo

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 14 років тому +3

    somaliyeey gacnaha is qabsada oo dalkiinnii dib u dhista ..... wallaahay waa wax macquul ah oo dhici kara !!!

  • @aawad1260
    @aawad1260 4 роки тому +1

    Ayaama Zamaan!

  • @abdifatahali4048
    @abdifatahali4048 10 місяців тому

    Heestan halke kahela iyado music fasiix

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 років тому +2

    dadkan way naga nasiib wacnaayen qiimihii wadankoda ay heleen allow anagana nagu sim markale

    • @xasankaafi854
      @xasankaafi854 5 років тому

      Aaamiin aaamiiin aamiin szb

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 5 років тому

      Yaakhey Ameen Allaahumma Ameen yaa Rabbi Ameen

  • @toghdeer01
    @toghdeer01 15 років тому +1

    walaal xassanburhaan heeshan waxaa lagu qabtay naadi al suudaani oo ku yaal magaalda abudubey ee maha qaahira waan habeen bandhigeed oo lagu soo dhaweynayeye hibe iyo cumar dhuule,fadlan soo geli majaajilaii la socotay

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 10 років тому +2

    AUN Dhuulle waxa hablo ku wareegeysan wuxuu ahaa fannaan aad u cod macaan oo la jecel yahay ilaah hau naxariisto,,,,,,,,,,,,,,,,,

  • @abdallahmohamed2523
    @abdallahmohamed2523 Рік тому

    Sahra axmed jamac bushada

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 6 років тому +1

    heestaan Subcis waa nuuc minal Raab.

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 4 роки тому

    Waar Maha qaahir ee waa Abudabay

  • @nimcofaraxifiiye9226
    @nimcofaraxifiiye9226 4 роки тому

    War masar dalka Qaahira ayaa lagu qabtaaye tartan ayuu ahaye

  • @mohamedigal3587
    @mohamedigal3587 7 років тому +1

    jm