soo wax qariban maahin in abwanku gabaygaa 70 sano kahor uu tiriyay aad moodo inuu hadda nagu dhax noolyahay soo wali mudug laysku dili maayo soo meelo kale laysku dili maayo soo inta sii fogaannay aanu maantay marayno in qof idil inta isi soo miineeyo duul kale oo somali ahna aakhiro udiro soo ma moodin inaaan nahay duul dunidaan culey ku ah inaan nahay anigu garan maayo waxa aan isku tilmaamno heshiinna mayno kalana tagi mayno
Aqoon-yahan Idaajaa Allow cimri dheer iyo caafimaad ku sii sida aad mar walba nooga haqab-tirto suugaanta iyo taariikhda Soomaalida oo Alle aqoon weyn kuu siiyey.
❤
Xitaa Jabuuti Talyaanigu waa qabsaday.Markii Faransiiska la qabsaday ayuu ka faaiidaystay
Buugaag gabayada ma heysaa makaa helaa
Mudug waa meel belo degtey, waa meesha Soomaali ka degi la,adahay.
Oo yaa mudug isku laayay ?? Qabiilkee
Goobtaas ladhoho dibira hadda waa furin dagaal oo wili waxaa kudiriraya labadii beelood ee waagaa tiirdhaxaadka u ahayd (mareexaan iyo habargidir)