Axmed cabdi Cisman 😊😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅😅😅😅😅😅😮😮😮😅😅😅😅😮😮😮😮😢🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
waji gacalka waa la isagu qabtaa shaykastoo wacane hadaan walaxdu iman gurigeena kuma wareersheene kolay waari maayee waris Abti ha la iraacsho 🙆🏿♂️✍🏽✍🏽
Taariikhdaasi way dhacdayoo gayiga mid laga wada yaqaan ayay ahayd se raggan imika ka sheekaynayaa in yarooy bowsadeen mooye sheekada sidii saxda ahayd uma hayaan umana sheegin colaadu maahayn mid Bahararsame iyo reer hagar u dhaxaysay ee reer hagar dagaalka gadaal ayay ka soo galeen Markii hore reeraha is qabtay Wacays aadan iyo Bahararsame ayay ahaayeen kolkii dambe ayay aadan axmed iyo Bahararsame noqotay waa dagaalka ugu xumaa ee Dhulbahante dhexdii kala gaadhaa sanaddo dhowr ah ayay taagnayd colaaddiisu oo la xalin waayey loona taag waayey, labada reer Ararsame iyo Bahararsame isku bahna way ahaayeen oo xagga hooyo ka walaal ayay ahaaeyeen, Wagan Xidhe waxa layidhi dagaal uu galay oo aannu lib kala bixin lama sheegin waa halkii nimankii Ararsame markay yaabeen yidhaahdeen Salaanow ilaa aad faraskaa abtiyadaa ka keento gabadha kusiin mayno sidaana ugu diiddeen inantii, yuusuf shaacir been cad iyo taariikh la marin habaabiyo dhowr jeer oon mid iyo laba ahayn ayaan ku arkay Salaan Carabey faraska waa lagu daray oo looma diidin gabayo badan ayuu ka tiriyey, wagan xidhe fardihii Nugaaleed ayuu ahaa waana sabankii daraawiishtu jabtay ee Bahararsame reer hawdka noqotay nugaal na iskaga soo guurtay waa taariikh dheer se cidiba siima daba galin intan yaree lahayaana abwaanka ka gabyey dartii ayay nagu soo gaadhay ee way lumi lahayd
Shaalkii magaalada qofkaad, sharafta moodeysey!
Shookhii qalbigu way ruxmaye, hay shaxeexina!
[Salaan-carrabey]
❤❤❤
Abwan yusuf shacir murtida alla haku barakeyo 🤲
sax
Wajji gacalku way sugu taraa shay kastoo wacan💯
A.U.N Salaan carrabey Fav Poet🙏
Ayeeeyo CAwo dhooble😘
Axmed cabdi Cisman 😊😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅😅😅😅😅😅😮😮😮😅😅😅😅😮😮😮😮😢🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xaqiiq Wanaag maleh xuseenow aduun laysku walaye
Haaaaaa Haye zxb habeen wacan asxabay
Salaan carabey waa qoloma
Salan carabay waa h jeclo
Dhulbahante
Waa h jeclo
waji gacalka waa la isagu qabtaa shaykastoo wacane hadaan walaxdu iman gurigeena kuma wareersheene kolay waari maayee waris Abti ha la iraacsho 🙆🏿♂️✍🏽✍🏽
Alle haw naxariisto AHN salaan carabey🤲
Kolaba waarimaaye Abti waris halayraacsho. Still 2025
Ya Book ga macagiciisa igu cawiya?
Wale. Wxb. Ka dhacay dhe
Daraawiish 100
Ahn legend nice
❤salaanka ahun
Weji gacalku weyskugu qabta shaykasto wacan🙋♂️hadaan walaxdu gurigina iman kuma wareershen🤦♂️tani waa xalad i haysata aniga
ᴀʜᴜɴ sᴀʟᴀᴀɴ ᴄᴀʀᴀʙᴀʏ ❤
Sxp buug kaas xagee ka helayaa
Bah-Ararsame saaxiibteey aan aad u jeclahay baa ah 😊
Nin caadiya mahan ninkas
Slaan carabay
Wanaag ma leh ,xuseenow adun laysu wala
Salaan❤
Taariikhdaasi way dhacdayoo gayiga mid laga wada yaqaan ayay ahayd se raggan imika ka sheekaynayaa in yarooy bowsadeen mooye sheekada sidii saxda ahayd uma hayaan umana sheegin colaadu maahayn mid Bahararsame iyo reer hagar u dhaxaysay ee reer hagar dagaalka gadaal ayay ka soo galeen Markii hore reeraha is qabtay Wacays aadan iyo Bahararsame ayay ahaayeen kolkii dambe ayay aadan axmed iyo Bahararsame noqotay waa dagaalka ugu xumaa ee Dhulbahante dhexdii kala gaadhaa sanaddo dhowr ah ayay taagnayd colaaddiisu oo la xalin waayey loona taag waayey, labada reer Ararsame iyo Bahararsame isku bahna way ahaayeen oo xagga hooyo ka walaal ayay ahaaeyeen, Wagan Xidhe waxa layidhi dagaal uu galay oo aannu lib kala bixin lama sheegin waa halkii nimankii Ararsame markay yaabeen yidhaahdeen Salaanow ilaa aad faraskaa abtiyadaa ka keento gabadha kusiin mayno sidaana ugu diiddeen inantii, yuusuf shaacir been cad iyo taariikh la marin habaabiyo dhowr jeer oon mid iyo laba ahayn ayaan ku arkay Salaan Carabey faraska waa lagu daray oo looma diidin gabayo badan ayuu ka tiriyey, wagan xidhe fardihii Nugaaleed ayuu ahaa waana sabankii daraawiishtu jabtay ee Bahararsame reer hawdka noqotay nugaal na iskaga soo guurtay waa taariikh dheer se cidiba siima daba galin intan yaree lahayaana abwaanka ka gabyey dartii ayay nagu soo gaadhay ee way lumi lahayd
waar niyoo adigaaba taariikhdaa hayee
xagee kuugu soo hagaagaa
Facebook gaaga maad ii soo dirtid mhdasn
Taarikhda oo dhamystirin xage kahelaa🤔🤔
Waji gacalku ways kugu taraa shey kastoo wacan ✅
In zxaabti
Somali sujuu baanahaye qoraal in lasoo raaciyo baa haboonayd
❤❤❤
Adkaatay
Asc waan idin salamay daariikhdu been ma. gay.do in been laga sheegaana waa wax xun waxaana layiri hadalka hadaan run laga sheegin wax ka xun baa laga sheegaa markaa ninkan yuusuf shaacir arimo horena waan arkay oo sidii ay ahaayeen uu ka raray ama uusan u tabin macnihii sidatan hada been kasheegay sheekadan ama taariikhdan abwaanka faraska waa lasiiyay markuu gabaygatiriyay odaygii wagan xidhe lahaa watuu lahaa markii lagu yiri wagan xidhe wuu dhintay anba wagan xidhe oo aan wad lahayn ma.bixiyeen salaana watuu lahaa nimankii fardaha quudhi jiray qayd ma bixiyaan. Markaa taariikhdaa oo dhamaystirn inagaa hayna ee halkan kuma soo koobikaro
Waa hagaag
wow
Xagaan ka helaa buugaa
Carabey
7:34
Buuga maxa la idhaa
buuga magacii
Waangartay
Cajib
New
😮
Dakeeyaay dulmaaan kugu qabaa waa hal ii darane rag dil waa geyaaa qadafse waa lagu duloobaaye inaaad darar xogduli igu dubi waan ku diir garane dafo oday ma laasimo haduu dooxanaha rida,e dadaalkiisu waa in uu mar iyo labo in uu ka duufaa 😂😂
Salaanow taaasu midhaa isla markii waa dagtey kkk
RIGA YAA GEYA WAD INA CAYBEEYSEEN
Legand
2024
Salanka
1
Waji gacalku waa isugu qabtaa shaykastoo wacane
Hadaan walaxdu gurigeena iman kuma warer shen
Waxku siiyay yaa iyo xagas igu waraystaba
Waa uun wadyahan shay aduun lagu wayiiga
Kolaba waari maaye najma iracsha ilma adeerayaal😂😂😂
Wwwwwwwwww
Johorada.gun.gube
❤❤❤❤❤❤❤