Arday aad u badan ayaa u xiiso qabay in ay tagaan jamacadaha Malaysia oo bandhig ku sameyay Hargeysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @maamka07
    @maamka07 20 днів тому +6

    From bosaso ayaan ka dawanaya

  • @muhanadfficial
    @muhanadfficial 20 днів тому +2

    Masha allah

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 20 днів тому +3

    Waxaan ahay inan say wallahi ah qof ii sheegi kara majiraa
    Maxaa laga wadaa bandhig
    Also bandhiga buugaagta iyo kan University ga ah

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer 20 днів тому +3

    Soomaali qori iyo qabyaaladbaa halkaa dhigtay lixdan sano iyo dheeraad walina maynu xoroobin

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 19 днів тому

      Aad iyo aad lkn xalku waa inu ninkasta iska daneysto oo uu ka yaaco dalkan dadkiisu fashilmeen

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 19 днів тому

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmed-zakiMohamed
    @Ahmed-zakiMohamed 17 днів тому

    meeshu helkeba 😢

  • @elmimuhiyadiin7746
    @elmimuhiyadiin7746 19 днів тому

    Hargeysa,Somalia 🇸🇴

  • @HRU20
    @HRU20 18 днів тому

    WAXA U SUURA GELIYEY MALEYSIA WAA HOGAAN WANAAGA...OON MUSUQ IYO EEXTOONA LAHAYN IYAGOO AH QOOMIYADO KALA DUWAN OO WELIBA KALA DIIN AH...
    FADLIGA ALLE KA BACDI MAHAATIIR MUXAMMED AYAA SABAB U AHAA...

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 20 днів тому

    Wiilasha waan u hanweynahay inay serious yihiin oo ay wax soo bartaan, ardayda dhiigooda ah ee ajaanibka ah wax la qabsadaan. Laakin , hablahan fuqa marada madow ku xidhan ee is qarinaya , sidii ay Yemen jogaan ama dhulka alshabaabku xukumo , ma u malaynayo inay wax barasho ka go’antahay oo ay dunida la jaan qaadi karaan. Tusaale, Malaysia waa dal Muslim ah, laakin, hablo niqaabka foosha xun wato oo is qarinaya kumaan arag Kuala Lumpur.

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 20 днів тому +1

      Subxaanalaah. Nafsi ahaan ayaad uxanuunsanaysaa ee hablo uma jeedid

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 20 днів тому

      @@abdihakimmmohamud7230 dhaqan alshabaab, iyo afkoo la xidho lagama rabo Malaysia iyo aduunka caafimaad ka qabe ee kale. Xataa Carabti jaahilka ahayd ee dumarka adoonsan jirtey ayaa ka sii baxaya dhaqnkoodii dib u socodka ah, marka laga reebo Yemen oo gebeigooduba cawaan ah. Adiguna jaahil maskaxda laga dhaqay ayaad tahay, oo u haysta in dhaqanka Carabta jano lagu tegeyo.

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 16 днів тому

      Madaxa umbay astureen miyad islaam ahayn Midha kale qaar ba dadaalaya oo ka goantay wax barasho ilahay ka baq Mukhbaaeadaha ha gaynn hablaha