TAARİİKH NOLALEEDKİİ USAMA BİN LADİN SİDDE LACAGTİİSA AFGANİSTAN UU UGU DEEQAY?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

КОМЕНТАРІ • 107

  • @maida.cegag551
    @maida.cegag551 7 місяців тому +23

    Waa dhaqanka labo wajilanimada ah ee maraykanka inuu marku midowga sofiyedka la dagalamayayna uu halyey aha marku maraykanka ka horyimina uu argagixiso ka dhigay illahay ha unaxaristo usaama

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 7 місяців тому +16

    Allaaah ha unaxariisto sheeq usama bin laadin

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 7 місяців тому +14

    Allaah u naxariisto Sheekha

  • @AhmeD-u4d5j
    @AhmeD-u4d5j 7 місяців тому +10

    Alle ha unaxariisto shahiid usaama bin ladin jihaadkiisii waa la suurad xumeeyay

  • @zayga2098
    @zayga2098 7 місяців тому +17

    Mujahid Usame Allha U naxaristo

    • @anwarmesut4997
      @anwarmesut4997 7 місяців тому +2

      Usaama bin laden waa daacish 😂 sida al shababka oo kale ayay dadka dilaan 😂

    • @user-Ilyaasyamani
      @user-Ilyaasyamani 4 місяці тому

      ​@@anwarmesut4997 Ilmaha qaangaarin inay wax garadka ka dhex hadlaan waa qalad

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 14 днів тому

      ​@@anwarmesut4997 daacish kulahaa 😂😂😂 walalow waxan aqoon uma lihidee maa iskaga dhex baxdid 😅

  •  7 місяців тому +11

    Qaybta 2aad ua-cam.com/video/0V3nzjIkkuI/v-deo.html

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 7 місяців тому +17

    أنا لله وأنا اليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون الله يغفر له ويرحمه ويجعل قبره روضه من رياض الجنة اللهم آمين يارب العالمين ع

  • @abdirahmanmohamed5649
    @abdirahmanmohamed5649 7 місяців тому +36

    أللهم أغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l 7 місяців тому +4

    Asc ALLAAH ha u naxariisto dhamaan mujaahidiintii diinta iyo dhulalka islaamka difaacayay aamiin aamiin aamiin

  • @SAADSUUBAN
    @SAADSUUBAN 7 місяців тому +13

    Ree galbeedku waxay Naga guumaysteen maskaxda... Ciday doonan way fcn tahay lkn Ninkay ay u arkaan inuuna danahooda wadin waa argigixiao.... Waxan Rajaynayaa inuu mashruucas soo dhamaan doono......
    Usama iyo intii kale Alle dartii u dhimatay Alle ha unaxariisto

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 7 місяців тому +6

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته

  • @abdulaahibasto6051
    @abdulaahibasto6051 7 місяців тому +11

    نحن جندك يا اسامة❤

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 7 місяців тому +3

    Allah o naxariisto 🙏 Osama Hal yeey geese ah ayoo ahaa

  • @Muuse99
    @Muuse99 7 місяців тому +6

    Sxb taliban markey mareekan iska buriyeen kadib wadanka siduu noqday iyo sida hada isku maamulaan iyo raga ugu sareeyo raliban oo hada xukumo muuqaal noogu soosameey plz

  • @Muuse99
    @Muuse99 7 місяців тому +6

    Allah u naxriisto shiiq usaama 🤲

    • @MahamedSaciid-zd9oo
      @MahamedSaciid-zd9oo 7 місяців тому

      Waxii uu ahaa rabi ayaa ogaa lkn in maraykan kow dhisay baan ognahey lkn dhimay hada rabi baana xisaabtiisa haya

    • @Muuse99
      @Muuse99 7 місяців тому

      @@MahamedSaciid-zd9oo marka Allah u naxriisto ma dhihi kari miyaa. ?

    • @abdiwalixajiraabi3158
      @abdiwalixajiraabi3158 7 місяців тому

      ilaahay ha unaxariisto halyay usame bilaadin 😊

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 7 місяців тому

      ​@@Muuse99ma argagexisada ayaad u ducayn ninkan waa kii lacagta ku bixin jiray in dadka somaliyeed la qarxiyo ilaahay ayaa na dhaafiayay

    • @Muuse99
      @Muuse99 7 місяців тому +2

      @@Ali-cv4rv ilmo yaroo BBC loo daaray baa tahi kula yaabi maayo

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula 7 місяців тому +3

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته ❤

  • @user-kp9ky5bv3q
    @user-kp9ky5bv3q 7 місяців тому +3

    رحمه الله رحمة واسعة ❤

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 7 місяців тому +3

    Maraykan qofkii u hogaansami wayda waxay ku shaabadeeyaaan erayga argagagixiso anakana madaxay nooga shubeen😢😢

  • @AdaazkeiPoi
    @AdaazkeiPoi 17 днів тому

    Allaah ha unaxariisto

  • @nuneBoob
    @nuneBoob 7 місяців тому +1

    Allaha unaxaristo Amin

  • @abdirahmanfarey6509
    @abdirahmanfarey6509 7 місяців тому +3

    Mahadsanid part plz

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 7 місяців тому +1

    اسام رحمه الله رحمة واسعة واسكنه الفردوس الاعلى من الجنه يارب العالمين

  • @hadillaium
    @hadillaium 7 місяців тому +1

    Mahadsanid 😊😊 macluumadkaan saaid ugu baahna mahadsanid ustaad marlabaad😊❤

  • @shahiddirie4140
    @shahiddirie4140 7 місяців тому +3

    Allaha u naxariisto hammigii uu lahaane Allaha u rumeeyo

  • @Mahad332
    @Mahad332 7 місяців тому +1

    Allaha unaxariisto sheikh usaama bin laadin

  • @Abdiganipodcast
    @Abdiganipodcast 7 місяців тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @Mohamudbukhari
    @Mohamudbukhari 7 місяців тому +1

    Alle ha u naxaristo sheikh osama bin ladin 😢

  • @mohamedosman1000
    @mohamedosman1000 7 місяців тому +1

    Alaha u naxariisto usaame bin ladin

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 7 місяців тому +1

    Weligeey xumaan umaan arkin alle haunaxariisto janatul firdowsa alle haka waraabiyo mujaahid taqi ah ayuu ahaa

  • @HasanMalawowMiris-sy1iw
    @HasanMalawowMiris-sy1iw 5 місяців тому +1

    اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @AliNuurclaahi
    @AliNuurclaahi 21 день тому

    Allha unaxariisto

  • @mahirmahiryare1326
    @mahirmahiryare1326 7 місяців тому +1

    Alle haunaxaristo usuma❤❤😊

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 6 місяців тому

    رحمه الله رحمة واسعة واسكنه الفردوس الاعلى الشيخ العلامة

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 7 місяців тому +1

    قال صلي الله عليه وسلم الدنيا سجن المومن وجنة الكافر

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe 7 місяців тому +2

    Aad Baad umahadsanthy wll qofkasta oo iimaan leh ayaa jecel Al shahiid Osama bin laden Afghanistan wuxuu ubixiyay Ardu Allah

  • @AliNuurclaahi
    @AliNuurclaahi 21 день тому

    Allha ku caqbalo shahaadadiis

  • @MuhammadYousaf-l9q
    @MuhammadYousaf-l9q 2 місяці тому

    Alle hawnaxariisto mujaahid ayuu ahaa

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 7 місяців тому +1

    الله يرحمه

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 7 місяців тому +2

    🥺🥺 🥺🥺 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah.

  • @IdirisCabdi-me8rp
    @IdirisCabdi-me8rp 7 місяців тому

    Alaha u naxariisto

  • @maame2710
    @maame2710 7 місяців тому

    Thanks ustaad

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 5 місяців тому

    Illahay ha unaxaristo sheikh usama bin laden halyey ayu ahey 🙏

  • @asmaomar7113
    @asmaomar7113 7 місяців тому

    Allaah ha unaaxariisto usaame

  • @maxamedosmail9172
    @maxamedosmail9172 7 місяців тому

    Shahaadadoda alle ha aqbalo sh usaama iyo sh cabdalla casaam ❤❤

  • @CabdaleboyBoy
    @CabdaleboyBoy 7 місяців тому

    Mujaahid Allah ha ku naxariisto 😢😢

  • @craxiincalimaxamed7822
    @craxiincalimaxamed7822 5 місяців тому

    Alaha u naxriisto shahaadaiisa haka aqbalo

  • @keydkamuhiimka7295
    @keydkamuhiimka7295 7 місяців тому

    Jazaa kalaah akhii

  • @Amiiraisaaq-q2x
    @Amiiraisaaq-q2x 6 місяців тому

    Alle haw naxariisto qof diinta u jihadayada ayuu ahaaye😢

  • @AbdirixmanMaxamad-t3v
    @AbdirixmanMaxamad-t3v 7 місяців тому +1

    Alaah xa unaxriis

  • @AhmedEsmaan
    @AhmedEsmaan 7 місяців тому

    Allah swt ha ka aqbalo shuhadadaa

  • @AweysAbiila
    @AweysAbiila День тому

    Asc asxb bey wan nidin salayaah

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s 7 місяців тому

    allahi raxmo wuxuu ogaay dulumkaan socdo

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 7 місяців тому

    Janadii allaha ku abaal mariyo wuu dhibtoodaye waxaan hubaa inuu naga raystay

  • @SuadMohamud-ql1cc
    @SuadMohamud-ql1cc 8 днів тому

    Geesi buu ahaaa lakiin usa baa shilqooshay😢

  • @Zolaouais
    @Zolaouais 7 місяців тому +1

    free Palestinian😢❤❤

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 7 місяців тому +2

    Sxb maxa ka jira in Osama sagaashameyadii mujahidiintii ogadenia ka dagaalamaysay 4milyan ugu deeqay
    Meel baan ka aqriyay

  • @Ozil10313
    @Ozil10313 7 місяців тому

    Allah ka aqbalo shahadadiida

  • @hadillaium
    @hadillaium 7 місяців тому

    13:20 wlhi hadaan u baahanahy baraarug islaam oo dhab ah oo ku dhisneen arimo manfac siyaasad shisheeye io wxyaalo kle

  • @abdallakuusoow2811
    @abdallakuusoow2811 7 місяців тому

    Usama bilandin 😢iyo Abdalla azam 😢

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 7 місяців тому

    Usaama bilaadim ma sucuudiyaan buu ahaa mise Afganistaani?

  • @mohammedabdulrahman3165
    @mohammedabdulrahman3165 7 місяців тому +1

    Yaa iga jawaabi kara su’aashaan , madaxda ururada magaca islaamka ku dagaalama dhamaan pakistaan baa lagu dilay pakistaan gobolo ka mid ah miyay heestaan?

    • @Mohamudbukhari
      @Mohamudbukhari 7 місяців тому

      Hortta ma jirto cid magaca islaamka ku dagaalama ee waxa jirta madax islaam oo u dagaalama diinta iyo dulalka islaamka hadalka iska sax marwalba madaxaaga kor ahaado jaale dhagarta gaaladana alle ayaa nooga waramaaya

    • @Abdirizacklee
      @Abdirizacklee 7 місяців тому

      Macag islaam maxa ka wada diin bay u dagaalmen ragan zxp

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sayidkhaliifa
    @Sayidkhaliifa 7 місяців тому

    Run ahaantii waxaan hubaa usaame bin laanden wuxuu ahaa xubin kamida CIA da maraykanka waana mid kamida raggii maraykanku u isticmaalay dagaalkii qaboobaa ee Soviet union lagu burburiyay waana ninka sababta u ahaa in maanta muslimiinta argagixiso loo aqoonsado waana ninka sababta u ahaa wixii ciraaq iyo saddaam xuseen lagu sameeyay waana munaafaq tariikhda islaamka Baal madow uga jira

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 14 днів тому

      Muxu u sameeyay arintaas is leedahay Muslim ma eheen miyaa misa lacag uu rabay hal sabab oo caqli gal noo sheeg

  • @CabdicasiisBa-vq8gi
    @CabdicasiisBa-vq8gi 7 місяців тому +1

    Waxa Ayaan darra Ah Inaad KHawaarijta dadka u amaanto Aabihi qaraxyadu ahaa imisa qofoo muslima Ayaa sababtiisa ku Dhimatey Xagey diinta Kaga Taal in lays qarxiyo Dadka muslimkana la laayo Waxa is qarxiyo dhami waddan muslim bey futada soo Galiyaan Gaal Waxba kama qaadan Addna Waxas dad ka u Amaaneysa

    • @maahir376
      @maahir376 7 місяців тому

      Usaama binlaadin iyo shabaab maxa 8skagalay nacasyahaw oromigaa afkeena inaad barato wankaxumahay
      Usaama aabaha wax iska caabinta iyo jijaadka
      Aabaha dhaalibaan Afghanistan 🇦🇫
      Taalibaan urukii uu tiirarka utaagay Daacish iyo shabaab shaqo kumalahaj

    • @CabdicasiisBa-vq8gi
      @CabdicasiisBa-vq8gi 7 місяців тому

      @@maahir376 Nacasyaw Jilicsan Ee bilaa Aqoonta ah mar ka hore wax Baro jaahilyaw Alqaacida iyo alshabaab boko xaraam daacish wax farqiya oo dhaxeyan ma jiraan khawaarijaw Imisa caruura waayeel hooya somaliyeda Ayey dileen Filimka Waa la dawadey Naagyw

  • @hassanabdullahi3366
    @hassanabdullahi3366 7 місяців тому +1

    Ninyahoow marka aad 's' ku dhawaaqeeyso maxaad u foorisaa😅😅😅

    • @mohamudmohamedabdi4878
      @mohamudmohamedabdi4878 7 місяців тому +2

      Sxp 14 daqiiqo ee muuqaalka uu soconaayo, in fuuridisa aad aragto lee maa ka faaiiday?

  • @hassanaliabdilaahi2338
    @hassanaliabdilaahi2338 7 місяців тому

    Fadlan abu qacqac asxaabigii kasoo hadal ❤

  • @Mohamedcadeye
    @Mohamedcadeye 7 місяців тому

    Usame dhul usaan laheyn dadkisa dagin ayu raba in u xukumo oona qabsado afghanstan dadka afghanstanka io taliban aya leh ha guuleystan

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 14 днів тому

      Dadka reer Afghanistan iyo talibanba weydii usama muxu ahaa

  • @abdisalaamcumar3883
    @abdisalaamcumar3883 7 місяців тому

    qaybta labaaad waan kaa sugynaa

  • @yonishusseinomar
    @yonishusseinomar 7 місяців тому +2

    Dad badan somali ah baa waxaan ka baqayaan in ay dhageysaan mowduucaan kadib ay dhahaan Ugus baan ku biirinaynaa, somaliyeey jihaad hadaad rabtaan falastiin taga😂😂😂 Usama caqligiisa buu qabay wadankiisa dhaxdiisa walaalahiisa sacuudi ku dhax jihaadin Afganistan buu tagay.
    War UGUS waxaan halkaan ugu dirayaa in ay tagaan Falastiin ay isku qarxiyaan halkaas. Somaliya jihaad ma yaalo

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 7 місяців тому

      Argagexiso ayuu ahaa ilaahay ayaa dadka muslimiinta ah shartiisa dhaafiyay

    • @abdifatah2729
      @abdifatah2729 7 місяців тому

      Ugus ma shababaa horta Xagee looga biiraa waan rabaayee😭

    • @yonishusseinomar
      @yonishusseinomar 7 місяців тому

      ​​@@abdifatah2729 UGUS (ururka gumaadka umadda soomaliyeed) kalamada dhalinyaro bay macnaha ugu ciyaareen, meelahaan in ay kaa maqlaan baa laga yabaa, qeebta is qarxinta yeena kuu diwaan gashan😂😂

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 7 місяців тому +1

    Wahaabiga usama iyo kooxdiisa beri ayaanu la qiiroon jirnay

    • @abdiwalixajiraabi3158
      @abdiwalixajiraabi3158 7 місяців тому +2

      Kkkkkkk reer galbeedku dadkay khaldeen baad kujirtaa adigoo qof islaam ah sorry walahay halyaybuu ahaa diiday usujuudida reer galbed shaydaan

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 7 місяців тому

      ​@@abdiwalixajiraabi3158ninkan waa ninkii qaraxyada dadka somaliyeed lagu dilo lacag ku bixin jiray ma kaas ayaad leedahay waa nin fiican mise khawarijta ayaa tahay

    • @CabdicasiisBa-vq8gi
      @CabdicasiisBa-vq8gi 7 місяців тому

      Qof dad islaama leynaya Ayaad amaaneysa​@@abdiwalixajiraabi3158

    • @CabdicasiisBa-vq8gi
      @CabdicasiisBa-vq8gi 7 місяців тому

      Wax qiima male qof dad islaama laynaya

  • @Ali-cv4rv
    @Ali-cv4rv 7 місяців тому

    Usama argagexiso ayuu ahaa waa ninkii lacagta siin jiray khawarijta alshabab si ay u qarxiyaan shacabka somaliyed ee muslimiinta ilaahay ayaa na dhaafiyay khawarij oo dhan dhulka ilaahay hala jaro

  • @abdikarimpirlo8793
    @abdikarimpirlo8793 7 місяців тому +1

    Ninkaan aad noo fareeso waa aabaha argagixisada fakirkiisana somaali badan ayaa maqan shacab kaliya ah oo ay dileen al shabaab

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 7 місяців тому

      Waa argagexiso kii ugu waynaa lacag ayuu ku bixin jiray sida dadka somaliyed loo qarxiyo

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 7 місяців тому

      ​@@Ali-cv4rvu sama biladin rag bu ahaa Somalia 1991 ilaa 2004 al shabab baa jrey maxa qabil leskugu dilyey sheeko heysa

    • @zalojama7773
      @zalojama7773 7 місяців тому +1

      HAYEE USAAMA HADUU argaga xisoyahay falastiina waa arga gixiso sow mahaa

  • @Muuse99
    @Muuse99 7 місяців тому +4

    Sxb taliban markey mareekan iska buriyeen kadib wadanka siduu noqday iyo sida hada isku maamulaan iyo raga ugu sareeyo raliban oo hada xukumo muuqaal noogu soosameey plz