QODOBKİİ İSKA HORKEENAY MAREYKANKA İYO USAAMA BİN LAADİN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

КОМЕНТАРІ • 55

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 3 місяці тому +2

    Usaama bin laadam allah ha unaxarito sheeq wanaagsan ayuu ahaa

  • @Mohamudbukhari
    @Mohamudbukhari 7 місяців тому +4

    Somalia Al shaabb waxay u taqana khawarij halka amiirki weyna al qacida ee usamana ay ugu yeeran muhiid isku soo wada duudubo dhamaan waa mujaahidiin

  • @saddamxuseen5733
    @saddamxuseen5733 7 місяців тому +9

    waxa aan kaa sugaynaa taariikhdii sadam xuseen

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 3 місяці тому +1

    Usaama binlaadim raxmatullaah😊❤

  • @Osoble_69
    @Osoble_69 7 місяців тому +2

    ustaad masha laah qaab jeedinta ixtiram & aqoon ku dheehan allaha ku barakeeyo

  • @abdirahmanmoallimmohamed9967
    @abdirahmanmoallimmohamed9967 7 місяців тому +2

    جزاك الله خيرا افصل بين اسام وسيدام

  • @صديقنصرالله
    @صديقنصرالله 7 місяців тому +4

    Soomaalida caqligooda :
    Usame oo alqaacida madax u ahaa mujaahid buu ahaa
    Alqaacida oo ALSHABAAB ka tirsatahayna waa khawaarij .
    Jihaadku wuu guulaysan doonaa inshaa ALLAH .

    • @kingyussuf
      @kingyussuf 7 місяців тому

      😂😂😂 Alshabab shicibka le ka adagtahay

    • @صديقنصرالله
      @صديقنصرالله 7 місяців тому

      @@kingyussuf niyaw soomaalidu waa wax lagu qoslo .
      Usame haduu mujaahid ahaa .
      Godanana dabcan waa mujaahid .
      Alqaacida haday jihaadiyiin yihiin , ALSHABAABna sidoo kale .
      Kheyrka ALLE ha na waafajiyo

  • @DaahirIssack-w3m
    @DaahirIssack-w3m 7 місяців тому +4

    Aadban Ku salamaa ustad runtii waxbadan Ayan kaa faaidey xasanaad Allah Kaa siiyo

  • @user-ng8lg1ke3x
    @user-ng8lg1ke3x 7 місяців тому +1

    ustad c rashiid allh haku Sharfo runtii qof waxa tahay tarikhaha wngsn ee naga qarsoon noo iftimiyy fadlan iyadoo dhamaystiran noso gudbi wan kusugyna ❤

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 7 місяців тому +1

    Masha Allah allow o naxariiso

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 7 місяців тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @Saamalayl-f7l
    @Saamalayl-f7l 7 місяців тому

    Mansha.Allah الله اكبر
    Mar walba kitaab ka Alle kor ha'ahaado

  • @zakidiamond6013
    @zakidiamond6013 7 місяців тому +2

    First time ⏲️ First one 🙋‍♂️

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 7 місяців тому +4

    Waxaad isku qaldaysaa saadaam iyo usaame

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 2 місяці тому

    Jihaadiyiinta wey guuleysan doonaan i,a

  • @abdirahmanali6180
    @abdirahmanali6180 7 місяців тому

    Mahadsanid ustaad ❤️

  • @taxta607
    @taxta607 7 місяців тому

    qof taariiqda wax kayaqaana THANK YOU

  • @nuneBoob
    @nuneBoob 7 місяців тому

    Allaha unaxaristo Amin

  • @cabdiqanimaxamed6594
    @cabdiqanimaxamed6594 7 місяців тому

    Barnaamijka ha soo koobkoobin zxp ee xoogay dhaadheeree

  • @Cabdirashiid-re8vx
    @Cabdirashiid-re8vx 7 місяців тому

    Mahadsanid ustaad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Libanjangoan
    @Libanjangoan 7 місяців тому

    Mahadsanid sxb

  • @mahirmahiryare1326
    @mahirmahiryare1326 7 місяців тому

    ❤❤ jazakallah 😊

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 7 місяців тому

    Mahdsanid ustad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @khadraabdi7026
      @khadraabdi7026 7 місяців тому

      ❤yghdvkh75y7🎉😢😮😊😅❤❤❤❤❤❤❤
      yvhn😊😊

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel 7 місяців тому

    Legend very good sxb

  • @salahali1243
    @salahali1243 7 місяців тому

    Aad baa umahad santahay wallka❤

  • @AbdirixmanMaxamad-t3v
    @AbdirixmanMaxamad-t3v 7 місяців тому

    شكرا لك

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 7 місяців тому

    Golden voice ❤❤❤

  • @Saamalayl-f7l
    @Saamalayl-f7l 7 місяців тому

    Soomaali madhawa 😢

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 7 місяців тому +1

    Wuu karaystay ciilkii iyo ciriirigii shaydaamada

  • @user-hq1px9kh9h
    @user-hq1px9kh9h 7 місяців тому

    Sethy macalin

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw 7 місяців тому

    Masuul

  • @ABDIQADIRAHMED-g2l
    @ABDIQADIRAHMED-g2l 7 місяців тому

    Legend✅

  • @user-amhnmm
    @user-amhnmm 7 місяців тому

    Asc, ustad hajoojinin yaaq

  • @Us1cilmi
    @Us1cilmi 7 місяців тому +1

    usaama sida loo dilay soo samee 😢😢

  • @caashiq1911
    @caashiq1911 7 місяців тому

    Saaxip waxaad kasoo hadasha masjidul qurtuba taarikhdiisi

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw 7 місяців тому

    Qabta kale soo daa

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 7 місяців тому

    Waxa ku xejisaa mujahediinta shiishan chechni

  • @Craxmaancqaadir-hm6cy
    @Craxmaancqaadir-hm6cy 7 місяців тому

    Qeybtii sadexaad baan ka sugayaa

  • @sahramuuse4678
    @sahramuuse4678 7 місяців тому

    Cabdi Rashiid adigo mahadsan waxad ka so hadasha geesiga reer Falastiin ee Ibraahim al nabulisi

  • @RAJOchannel5591
    @RAJOchannel5591 7 місяців тому

    M.a

  • @NourAbdi-y8g
    @NourAbdi-y8g 7 місяців тому

    Sadaam kuso xigsi markaa

  • @Abdirizacklee
    @Abdirizacklee 7 місяців тому

    Usᴛᴀᴀᴅᴏᴡ sᴀᴀᴅᴀᴍ ʜᴜssᴇɪɴ ᴋᴀ sᴏᴏ ʜᴀᴅᴀʟ

  • @khaliij_poi2274
    @khaliij_poi2274 7 місяців тому

    Hhhh

  • @odaybursanaaye6517
    @odaybursanaaye6517 7 місяців тому

    Beenloow beenloow dhalay ma carabaa ceydiid ka garab dagaalantay carab iska daayee soomaali aan HG xataa uma dagaalamin generalka allah ha u naxariisto

    • @abdiwahababdirahmin9577
      @abdiwahababdirahmin9577 7 місяців тому +1

      Hhhh waad lunsantahay wll 1980s kii baalaga hadlaya 😂

    • @naam9190
      @naam9190 7 місяців тому

      ​@@abdiwahababdirahmin9577qabyaaldu dhibkasay ledahy 😂😂Astaqfrullah

    • @XanjoowYare
      @XanjoowYare 7 місяців тому

      😂😂😂 meshan jahil. In lagahelaayo mamoodeynin kkk war hadalka fhn

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 14 днів тому

      Sheekh Abdullahi ahmed Salah dadkoo hogaaminaye yee ahaayen

  • @HassanXakiimi
    @HassanXakiimi 7 місяців тому

    𝑹𝒂𝒃𝒐𝒘 𝒖 𝒏𝒂𝒙𝒓𝒊𝒊𝒔𝒐

  • @HassanXakiimi
    @HassanXakiimi 7 місяців тому

    𝑾𝒂𝒂𝒅 𝒎𝒂𝒉𝒂𝒅𝒔𝒂𝒏𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚.𝒘𝒍𝒍