SOMALİA 1960-2024 SANAD KASTO MAXAA DHACAY?
Вставка
- Опубліковано 9 лис 2024
- Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...
Allah karamadeenii iyo quwadwni hasoo celiyo iyo midnimo
Guul falaastin inchalla
Doorashadii sh shariif waad ka booday.
Masha Allah, barnaamijka aqooni ku dheehen tahay. Thanks bro
1976 Somalia xiligii ay ugu awooda badnayd afrikaankuna uyaqaneen libaxyadi geeska
17:54 😮😅 18:49 19:05 😮😅
Somalia is lion of Africa 🌍 ❤
Still somalia is lion of Africa 🌍 🎉😂
Mashallah Zxp aniga dowladdii wayneed ee Assomaalul kubraa aniga ayaa soocelin doono Inshallaah😊
Asc wll
Mashaa allh
Mahadsanid ustaad ❤❤
Thnks you macalin
Ok
أللهم انصر اخواننا في فلسطين
Wooow
Alle ha inaga dhigo kuwa midoba 😢
Mahadsanid walaal c/rishiid mudane time cade madaxwaynaha somaliya hadii uu caqli leeyahay ama uu rajo ka leeyahay somalia ciidamada shisheeye haka saaro wadankiisa ciidan shisheeye waxa dhaanta inagu aynu is dilno ka dibna aan ogaano sobabta ay is laynayaan ka dibna heshiish hawada galaan oo wadankooda ha dhistaan laba xaas qof sadexaad hadii u so dhex galo waligood guulaysan mayan Aniga waxa ila fiican mudada u hadhay mudane time cade madax waynaha somalia in uu maskaxda ka shaqaysiiyo
100 sano oo dib u dhac ayee aheed alle waxaan ka baryaa in farej ino furo runtii ceeb baan adunyada lamiri la.nahay waxaa fahmi kara qofka mar uun safray😢😢😢😢
M.a Sifican ayaa u dul istaagte, lkn waxe ehed in aad sido kale xusto Lixda bilood ee nabadda iyo isfahanka maxakiinti ka dhaliyeen Konfurta Soomaaliya, iyo Qaraxii Hotel Shamow 2009 ee Ardaybad ee qalanjabineyse lagu xasuuqw.
Mahadsanid Sida quruxda badan eed noogu so gudbise.
zxb horay usoco
Wcs
Makujiraa qof dhibaatooyin kaan oo dhan kabad baaday aan fimilkiisa xitaa wax kunoqon😊
AA WAY HIRSHABEELE
Isla sannadka 2022 ka (x)
Isla sannadkii 2022 kii (/)
01/Jan/2024 waxii dhacay oo wali halistiisa jirta aaway wll😮
Heshiis beenaadka ee maamulka SL iyo Itoobiye soo ma ahan.
Waa uu ka hadley ustaadka.
Hargaysa inla Duuqeeya waxa keneey Wa Ciidamo Ethiopia So hubaaysay Guudaha Hargaysa ka dagalamayeey Wa ariin Sax Cadowgna Ethiopia Lootagay wa daanbi wayn ila hadeertana Wa Siidi Mamulka hargaysa
Maxaa dalga soomaliya xal u eh
Asc
Badhaaciye. War wax noo sheeg aanu kaa qornooo
Sawirkaan qofka Somalia ka soo qaaday maxaa qalbihiisa dalkiisa ugu jiray. Damiirku ma oggola qof dal u dhashay inuu sidaas sawir u eg usoo qaato.
Mapka iska sax
sanadkii 2000 kadib kuwa dhashay oo anigu kujiro waa utacsiyena wxa nahay jiilka ugu nasiibka xumaa🥲❤🩹
Illahow no nabadey dalkena o umadena qulubtoda isku fuur😢
Snm ssdf baa ka horaysay
Waxaad kaloo ilowday as aaskii Jubaland
Wixi 90 kadib dhashay mustaqbalki ayey dadkan noga ciyaran 😭
Jabhadii ssdf meedey????
Soomaliyeey aynu kacno
Somaliya ha midowdo
What?
somalida hadanahay dad adunka ka haray dhanksta balse hadane aan isarabin mise nabad isku ogaleen dhexdood adunka marka aad jogta waxaad darmeysid hadaa dahay qof damiir leh qof aan dowlad laheen heysan waxksto nolasha laga bahanaa hadne been baan isku sheegna dhexdeena somaliden balse Somali hadaan nahay miyaan walanahay mise jahali baa jiro ani wan ku wareer dhanksta wax ka jira dhexdeena mida waa Maxey qabiil waaa shay aad dacafii u ah waa sheekada ciyaalka mahan mid maankeyga buxin karto ama ibaahi tiri karto ama nabad isiin karto Ama dowlad awood leh imisiin karo qabiil hadne qabiil baan ku mashqulsanhay waa Shay aan ku wareray Aniga fikirkeyga mise dadkeena ayaa walan dagalada ku dheerday miya walaay dadkeyga miyusan laheen dad wax barty oo fikirkan qabiilka soo afjari karo qofkii lagu maqlo miyaa ladilo latogto miyaan dad aan tastuur laheen anan aheen kale dambeen ama ishagi karo dowlad laan nolol la aan Waye aqoonta ✍️aan ku dadaalno qabiilka Aan iskadeyno waa igatlo
Been baan isku sheegna reerka waa geesiyaal ama waa nasab ama waa ladheer waa been wax ka jiro malahan shekadaas Lkn. Waxaa sax marka aad dalkaga nabad aad ka dhigto dowlad adag aad ledahay. Ayaa ladheero tahy adunka Sharaf ku ledahay wlh waa iga dhab arinkaas sharfta la sheeko waa adigoo xur ah somaliweyn ah oo mideysan mar hadaan qof Ila dhashtay dilayo ladheero ma ahi jahli baa jiro
❤❤❤Allah dartiis follow isoo dhaha