Waa dabinkii aan ku dhacay maalintii Ethiopia cadow la iga dhigey anoo mareexan iyo daarood cadow modeyn se maanta waa alxamdulilah hadaan cadowgayga iyo walaalkay kala garanayo
walaal dagaalka maan soo wada qaadan. kaliya qaybtani waxa ay ahayd qoraalka buugga Halgan iyo Hagardaamo ee Cabdilaahi Yuusuf ka xasuusto dagaalka balse taariikhda dagaalka oo dhan waan baadhayaa dibbaan ka soo galinayaa. Alle Ha U Naxariisto Geesi Salaad.
Ethiopia waligeed sida eeyo cabsaday oo kalay u qeeyliyaan I.a qaranka si tartiib ayuu u dhismaa Dhalan yaro dalka iyo dibda wax ku soo bartay ayaa jira
Sssddd F Abdullahi Yousf alle ha U naxariiste waxa Uu sheegaya Xasuus Qorkiisi Aanku Saxee Waxa Uu Taliye U ahaa Guutadii Ka dagaalamaysay Doolow Ee ma ahayn kuwii ka dagaalamayay wajaale
Dagaal kii u wayna wuxuu ka dhacaday wajaale iyo dabo guroyaale ina guuxa lkn qadaad wyn walgeed ba way qarisaa halganka Somaliland nacala wixii idinla midooba ku yaal
Hadi aad firisid waxay ku qoreen Wikipedia waad yaabaysa… taarikh khaldan aya ku qoreen… guul ayay Somali uu diideen. Bal firi en.m.wikipedia.org/wiki/1964_Ethiopian-Somali_Border_War
Taariikhda soomaaliyeed qabiilka maleh ee waan wada leenahay ee ha nicin taariikhdaada ,hadaad nacdo taariikhdaada iyo taalooyinkaaga adiga ayaad is nacay ,ee nor u fikir.
Siyaad bare Alle ha una xariistee Dagaalkii 77kii Uu Qaaday Guul kama Keenin Ee waanku jabanay sabatoo ah Hadafkeeni kama mira dhalin Rag iyo Hubna wnku Weyanay
Kenya oo ah dowladaha ugu quwada badan africa ayaa idin sugaysa intay arimaha badu dhamaanayaan Ethiopia na waabayekusii jiryay mana baxayso waligeed xagay kuujoogtaa Somaliland markaa
Dagaalkii 1964 xuduudaha uu sida daran uga dhacay ee iyagoo calanka Somaliya kataagaya diyaaradaha ethoipia duqeeyeen ee bilad geesi kuqaatay waxa uga caansan Magaalada Togwajaale ee somaliland jibadii somali jecel ee reer waqooyi waxwalba u sadqeeyeen balse reer koonfuureed saqiiriyeen kana abaal dhaceen ceel guntiina kurideen oo xabaaleen una malayn maayo inay taasi soo nqon doonto
SOOMAALI HANOOLAATO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤
markan taariikhdeeni hore dhagaysto waa qiirooda wlhi😭😭 ilaahow mar 2aad somali oo mid ah i tus❤
Kamandos gesi farax faras ilahay ha uu naxaristo diri dhaba somaligalbed ayu ku dhiintay amiin
ilahay haunaxariisto
Faarax faras AUN wuxuu ahaa nin reer saylac ah,, somaliland scouts armee ayuu kamid ahaa,,
Allow soomaaliya dib usoo celi
Oo mansabkay ku lahayd dunida dib ugu soo celi
Saxib wat kumahadsantahay ina kahadasho tarikhdena Somaliyeed ee dadalkada sii seddax jibaar🙏🙏🙏nonasobadi halna hakasotagin tarikhdadeena na nolasodhaqso 😍😍😍adigoo mahadsan oo ralli ah🙏🙏🙏👏👏👏✋✋✋❤❤❤
Mahadsanid Axmed walaal.
Adaa mudan walal
Alle ha uwada naxariisto mujaahidiintii somaliyeed ee dagaalkas naftooda kuwaayey ayaga oo difacayo dalkooda
Iyo hogaamiya yaashooda
Somaliya 🇸🇴 💪
Wadad 1 hadaf leh ad adag madax adag ana sojesen somaliya 💪 100 boqol dagaalka way BA jecesha hay dadi Lobi lawo somaliya 🇸🇴 guul itobiya dhulkeyna wan Kaso ceshena Isha Allah. Mana kayeeli doono dhibka itobiya dadkeyga ugeesteen way kasha laydonan. Insha Allah🐅🐅🐅
Keep going pro taariikhdeeni inoo xafida🥰🥰🥰🥰
Cabdilaahi yuusuf waxuu geesi cilmi leh oo cudud wayay iyo caqli la jaan qaada
Mahadsanid wllkey
Waligoog waa loo soo gargaari jiray
Abdillah yuusuf ahmed meel walba waa joogi jrey wallahay nin halis ah buj ahaa
aad bd ugu mahadanthy Qaamuus taariikhdeena dhaxalgalka ah ee aad sida hufan noogu soo gudbisey.
Mahadsanid Siciid.
aad ayaad umahad santahay sxp.🙏 Janalkaga waan kusoobiiray 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somali ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ahoow wadani dhab ah🇸🇴❤🇸🇴❤
Dayax Mahadsanid.
💙💪☝
Mahadsanid wll.
Somali must bring national service for all higher school gratitude also train as agriculture also train youths we 100% better Ethiopian
M.a Somalia guuuuuul halakaco iskadhiciya gumaysan AFRICA yaanlaqadan qori kaliya.ee qalinka.halagudaro dhalinyaradi dalkow insha ALLHA guuuuuul
I love my country and people's of SOMALIA
Villa Somalia me to Love soomaaliya
Abwaan cali gaab cali diriye somaligalbed guuuuuuul somaliwayn guuuuuuul
Markas baY Somali JiiRTaY 👑
Somalia 2 kaaro ayeey laheeyd mid ka mid ah Aniga awoowey raajis maxamed raajis ayaa waday maantana 4.5 ayaan ka nahay somalia
Taliye awoowgaa Janada firdows Alaha ugu bedelo difaaca dalkeena uu difaacay, .5 neh ma tihid waxaas waa wax dadkena lagu qeeybinaayo shisheeye soo diyaariyeen dibada noogala keenay, waxaa kaso jeedaa fir daljireyaal eh.
Soomaliyeey kaca toosa
😪😪😪😪😪🤲🙏
Ethiopia ma guulaysan doonto ilaa iyo inta uu qoyanyahay madax soomaali ah
😡
Ilaa iyo axmed guray ilaa saydkii
Iyo kahorba Ethiopia waxay inoo qabtay colaad gaamurtay walina way inoo qabaan
Anagun colaadaa waan uhaynaa mana ilaabayno ilaa aan xoreeyno samaali galbeed
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Intii ka horraysay dagaalkii uu TALISKII FAQASHTII HORE KU qaaday Somaliland ee socday laga bilaabo May, 1988 illaa May, 1991, WAXAAN AAMINSANAA OO RUMAYSNAA IN ETHIOPIA TAHAY CADAW HAYEESHEE XASUUQII AY GAYSATAY DAWLADDII FAQASHTII HORE WAXAY INA BARTAY IN ETHIOPIA TAHAY WALAAL JIRA OO WAXAA DHACDAY IN DADYOWGA AF-SOMALIGA KU HADLA KOLBA QABIILKATAAG DARANI UU MAGANSADO ETHIOPIA !!!!
BAL U FIIRSO DHACDOOYINKAN TAARIIKHIGA AH:
1- MAJEERTEEN BAY FAQASH KU DUUSHAY 1978 OO LOO LAAYEY WAA MAJEERTEEN!!!
WAA QOF U DHASHAY MAJEERTEEN WAXAY LA MID NOQOTAY WAA DHAGAR - QABEE HA LA TOOGTO!!!!
MARKAAS MAXAA DHACAY, DEE MAJEERTEEN WAXAY MAGANSADEEN ETHIOPIA OO AY U HIJROODEEN OO KU BADBAADEEN INTII SOO HADHAY!!!!
2- HADDANA SANNADIHII 1981 ILLAA 1991 FAQASHTII AFWEYNE WAXAY KU DUUSHAY OO XASUUQII UGU BA'NAA KA GAYSTAY DHULKII WAAGAAS LOO YIQIIN GOBOLADII WOQOOYI MAANTANA AH JAMHURIYADDA BARAKAYSAN EE SOMALILAND!!!!!
UMMADDII REER SOMALILAND WAXAY U QAXEEN OO MAGANSADEEN DAWLADDII ETHIOPIA OO SOO DHAWAYSAY OO SIISAY MAGANGALYO DAD LAGU QADDARAY ILLAA 3 MALYUUN OO QOF.
MAALINTAAS KA HOR QOF REER SOMALILAND AHI MA MALAYSANAYN IN DAWLAD SOMALI SHEEGANASAA KULA KICI XASUUQ OO LA MAGANSAN ETHIOPIA!!!!!!
HAYEESHEE TAASI WAY DHACDAY OO WAA LOO SOO JOOGAY!!!!
XASUUQII SOMALILAND WAXAA LAGU QIYAASAA INAY KU DHINTEEN DAD KA BADAN 500,000.
3- WAXAA XIGAY HAWIYE
4- WAXAA XIGAY RAXANWEYN
5- OTHERS
6- UGU DANBAYNTII WAXAA ETHIOPIA MANAGSADAY HADHAAGII FAQASH OO LA MAGAC BAXAY SPF (SOMALI PATRIOTIC FRONT) kkkk!!!!!!
ILLAA MAALINKA MAANTA AH KOLBA KOOXDII DULMI KU DHACO DADYOWGA AF-SOMALIGA KU HADLA WAXAY MAGANSADAAN ETHIOPIA !!!!
7- FARMAAJO AYAA IMINKA MAGANSADAY OO KU HOOS GABANAAYA ETHIOPIA OO ISKU QANCIYEY INAANU KURSIGA KU SII FADHIYI KARAYN HADDAANU MAGANSAN ETHIOPIA!!!!!
RUNTII WAA TAAS OO ETHIOPIA CADAW MAAHE FAQASH IYO HADHAAGII FAQASH AYAA CADAW AH ILLAA MAANTA.
💙💪💪💪☝☝
@@ahmedgellah3050
nacas ciil iyo cuqdad u dhimo
bala ku muday
Daandaasigaas mid lamid ah waxaa hada nagu haayo kenya waxay nagala kulanto bay kaleedahay 🇸🇴🇸🇴
Sxb daandaansiga maanta ee Kenya waxba lagama qaban karo,raggii ummadda soomaaliyeed meel ay joogtaba difaaci jirey(military iyo siyaasad ahaanba) way guureen oo somaliland rep. Ayay la bexeen, lafdhabarta military ee xooggii dalka soomaaliyeed iyo sirdoonkiiba 90% xaqiiqatan iyagu ahaa,, waxaase jira ilaahay,,,
Waa dabinkii aan ku dhacay maalintii Ethiopia cadow la iga dhigey anoo mareexan iyo daarood cadow modeyn se maanta waa alxamdulilah hadaan cadowgayga iyo walaalkay kala garanayo
Qaraxa Somalia vs Ethiopia bar biloowgiisu Wuxu ahaa Wajaale sxp
Waa furintii uu allaha unaxariistee XALANE
Qaamuus guulayso sxb
Mahadsanid walaal Cabdiraxmaan.
Qaamuus Wll sawirka dhextaalka ah ee saraakiisha sawiran ma AUN Abdulahi Yusuf baa mise waan khaldanahay
Saca Geesaha weynleh Lodu harka wuu ka saaraa isagana kuma har galo.!!! inaad garataan baan rajaynayaa iinshaa Allaah..
Hehe he taa waa howsheyna nogala xumamayo
Gen dauud cabdulle xirsi
Wuxu aha ganaralki hogaaminayey 1964 ahaana wasiirka gaashandhiga
Ahaana genaralki ugu horeeyey somaaliya.
Waziir gaashaandhig aaaaa
Dagaalkii wanaagsan
aad iyo aad baad u mahadsantahay wll
lkn dagaalka qeebtiisii wajaale ee salaad gabeyre kadiye joogay maxaad u xusiweysay
walaal dagaalka maan soo wada qaadan. kaliya qaybtani waxa ay ahayd qoraalka buugga Halgan iyo Hagardaamo ee Cabdilaahi Yuusuf ka xasuusto dagaalka balse taariikhda dagaalka oo dhan waan baadhayaa dibbaan ka soo galinayaa. Alle Ha U Naxariisto Geesi Salaad.
Salaad gabayre da,uud baa diray habeenimo togwajaaluuna xabashida kasaaray rag isjecelo nafta wadaageey ahaayeen somali saxa oo isla jira guushana saasaa lagu gaaraa
@@mamaaasiyo7315 waa runtaa 4 taangi aaan heysanay sidaas ey tahayne waan iska caabinay
ragaas allh u naxariisto xalane waa halkow taariikhda ku galay salaad gabeyrane dalacsiin iyo bilad ku helay
@@abdirahmanmohamud2212 ogi maxamuud cabdulle xalane meeshuu ku shihiidey weeye togwajaale markey gudaha usoo galen wadankena SOMALIYA wuu diidanaa calanka iney gacanta ku dhigaan isagoo calankii dejinaayaa rasaastii xabashiguna ku socotuu calankii dejiyey iskuna duubay oo ku naf baxay raximahullaahu maantana badeenii rag baa saxiixay wadankeenna in gobollo loo googooyona gabre iyo mihiigaa fikradoodi weeye dhalinyaro wadanka idinkaa lehe xoraystoo gacmaha isqabsada wabillaahi towfiiq
Calanku waa xidid an bixin dhiig haduusan xulin xarkaha gumaystihiyo miinooyin baa ku xiran xabada ololaaya iyo reyfar baa xegsada dagaalku waa kii xaqa ahaaye gala xarbiga buraanburkii xalimo sofe faarax raximahullaahu katirisay dagaalkii 1964tii
Samoli m.a
DADKAYGIIYOOW ISRAACOO DAGAALKA GALA DAAFI QURUNLEEYNA WAA INEEYNU DUBANO GELIN WAR DAA,UUDOOW DALKAAS GAALO YEEYAN DEGIN BURAANBURKII XALIIMA SOOFE 1964TII
Tuugo ayaa tihiin taariiqda ka been sheegay daaroodnimo iyo qabyaalad baad la soo fadhiisateen cabdullahi yuusuf khaa'in buu ahaa amxaaro wadanka soo galshay ,1964 kii ninkii furtay tog wajaale ee itoobiya jabiyay wuxuu ahaa korneeyl doonyaale oo ah nin hawiye habargidir saleebaan ah
Waa taariiq qoran oo la yaqaan
Daarood waligood ayagoon taariiq laheeyn xabadna qush ka siin beey been sheegaan oo isku dayaan ineey rogaan waan idinka horeeynaa saaxiibayaal.
Daarood ,hawiye iyo somali inta kaleba dhamaanteen waxa inoo dan ah isky duubni ...wiilkuna wuxu waraystay ninkii uu garanayay ..adna waad ku mahadsantahay inaaf naxasuusisay mujaahid doonyaale
Halyay farax faras geesigi cisse gobolka awdal magalada xariirad guuuuuuul somaliwayn
Ethiopia waligeed sida eeyo cabsaday oo kalay u qeeyliyaan
I.a qaranka si tartiib ayuu u dhismaa
Dhalan yaro dalka iyo dibda wax ku soo bartay ayaa jira
Igadaa yaanan Qiiro Hiqlayne
Miyaa Shalay lasoo Celin? waa maya
Soomaalidu weligeedba way kagacan sarayn jirtay Amhaarada & Xerteeda marka Shuq lays yidhaa
dagaalkii 1964 inagoo Curdina waynagii kaga Siinay Ethiopia Weyne, oo ah Ba":ay, Hoogay
Hooyaa iiga Sheekaysay Aun. Waloow aynu wada Dhamac ahayn Ragii wacdaraha dhigay Gulufkii 1964 waxa kamid ahaa Mujhaahid Hasan Kayd oo kujiray Dhalintii Inqilaabkii 1961kii ee uu Cafiyey President A.a.Osman Adan Ade Aun. sa.20:20pm.6ma.2021.Nederland.
Dagaalkii u wayna wuxuu ka dhacay wajaale iyo daba goroyaale
🐅
Somaliya ha noolaato
Sxb tirada ciidamadii jamhuuriyaddii soomaaliyeed ee 1964kii 4000kunbay ahaayeen, 6000kun may ahayn, sidaa daraadeed macluumaadka tirada uu cabdullali yuusuf bixiyay runtii waa qalad,,,
Dhacdadii maxamed Cabdulle Xalane maxaad Ugusoo Dari wayday niyow Mise Ka hor bay ahayd Dagaslkan
Dhacdadii Maxamed cabdulle xalane wuu isdiidsiinaya ilayn wajaale oo Somaliland bay ka dhacaday waa dhaqanka xun ee xidqa leh ee qadaad wayn
Wll mid baan arkey midhaas oo ah libin isaaq leeyahay ma qiraan
Mana sheegaan
@@mali7297 indr xalane MA isaaq bu ahaana horta WA suaale
Sssddd F Abdullahi Yousf alle ha U naxariiste waxa Uu sheegaya Xasuus Qorkiisi Aanku Saxee Waxa Uu Taliye U ahaa Guutadii Ka dagaalamaysay Doolow Ee ma ahayn kuwii ka dagaalamayay wajaale
@@mali7297 Ninka meeshan Qora Isagaaba Isaaq Ahe is dajiya Maxamed cabdulle xalane Maahayn Isaaq wuxuu ahaa Hawiye
HAA SAX WEYE IN AAD BAR TAAN TAARIIKHDA JIILK SOKORAYA SXB AMA TAARIIKHDA CADAWGA EE HALKAAS KASIIWAD
Balse haatan soomaalida ethopia baa u talisa
Wax kastana waa is badaleen
Waa dhawna soomaali wax la dhaho jiri mayso oo dhulka ethopian baa yeelan
Soomaaliduna sida falastiin bay noqonaysaa
💙💪💪💪☝☝
WAXAA LOO BAAHAN YAHAY RAG TAARIIKHDA SOOJERENTAA EE SOMALIYA SIDANOKALE U IFIYA WAAD KUMAHAD SANTAHAY SAXIIB GUL IYO GOBONIMO
Qaamuus adoo mahadsan Xuduudkeenu maaha meelaha aad sheegayso
Ee dhulkeena waa midka ay hada wali haystaan asaga iyodadkiisiiba
Sxb Ethiopia iyo jamhuuriyaddii soomaaliyeed dheh,, hadaad somalia tidhaahdo waxay noqonaysaa qayb kamida jamhuuriyaddii soomaaliyeed, waa somaliyada maanta,,
M a
Dagaal kii u wayna wuxuu ka dhacaday wajaale iyo dabo guroyaale ina guuxa lkn qadaad wyn walgeed ba way qarisaa halganka Somaliland nacala wixii idinla midooba ku yaal
😢😊😅❤😂🎉
Soomali wyjiri Wayne jiridontaa
Beentan wayn arka dagaalki 1964 waxa ciidanka xoga dalka hogamiyay Gen. Daauud Abdulle xersi allaha unaxariistee saraakishii xasuusta reebtay ee bilada geesinimada kuqaatayna waxay ahayen Hawiye kasoo bilow gashaanle sare Ibrahim rooble warfaa donyaale ee loo qaaday heestii rooblow marunbaa heestii saynab cali baxsan saraakishii kale ee bilada geesinimada kuqaatay waxay ahayen hawiye Waxana kamid ah Cornel Mohamed Abdulle xalane, gashaanle sare Ibrahim roble warfa donyaale, Cornel mohamed nuur baarqab, Cornel Cilmi nuur taarey, Gen. Salaad gabeyre kadiye, oo xiligas conel aha iyo Gen.Mohamed Ali samatar oo xiliga Cornel ahaa. Kuligood hawiye ahayen bilada geesinimo ayayna kuqaaten dagaalkaas geesiyo lahubo halka saraakishii reer waqooyi afgabigi 1961 dartiis buul u ahayen. Mohamed siyaad, iyo Abdullahi yusuf dagaalkas kama muuqan.
Waar waxani taariikhdii way qaldayaan ee waxba ha ka qorina caadifad yar bay la wareegayaan xatta halkay dagaaladu ka dhaceen ma garanayaan
🙄what
Hadi aad firisid waxay ku qoreen Wikipedia waad yaabaysa… taarikh khaldan aya ku qoreen… guul ayay Somali uu diideen.
Bal firi
en.m.wikipedia.org/wiki/1964_Ethiopian-Somali_Border_War
Daarood hooyadiin u sheega meel walba propogaan beey la jpogaan. Hawiye aawey awoowayaashaa Talyaaniga la dagaalamay nus qarniga maxaa iaguu daba wadaa odey Daalrood ah oo weliba taalooyin magaaladaada looga taagaa?.
Nacas baatahay tanoo kale male qoqob iyo kala qaad somali lkn
Daroodku libinta isaaq iyo hawiye
Wuu qariyaa sababtoo ah
Hadii tariikhda isaaq i
Tariikh aan jirin bey u sameyaan reerahooda
Balse dhibku wuxuu ka joogaa ragu waa ragii
Kii carari jirey wuu cararayaa
Libaaxii aan gaban jirina wuu dagaalamayaa
Taariikhda soomaaliyeed qabiilka maleh ee waan wada leenahay ee ha nicin taariikhdaada ,hadaad nacdo taariikhdaada iyo taalooyinkaaga adiga ayaad is nacay ,ee nor u fikir.
@@salwocabdulaahi7166 Salwo Daraawiish somalilnd ayeey ka dagaalamaayeen sax? Sidaas si la mid ah Talyaanigana waalaia dagaalamaayey sax? Okeey Jabuuti taalooyin baa ku yaal sax? Waxaad ii sheegtaa geesiyaashii 1800 markii afrika la kaia qeybsadey ilaa 1960kii matkii xoriyada koonfur qaadatey dadkii u dagaelamey xoriyadaas taariikhdoodii. Caqliga daarood koonflur waxa xoreeyey Daarood SYL sax? SYL waxay ahaayeen wiilal food dheerayaal ah kuligood af Telyaniga ku hadla una shaqeeya Talyaniga sax?. Food dheerayaashaasaa keeney koonfur xoriyaderda oo u badnaa Daarood sax? Ina Cabrule wuxu ka taagsn yahay Jigjiga dhul uusan u dagaalmin calaashaa waa odey Ogaadèn ah bal waxa taariikh ku sheegeysaan fiiiri. Telyaaniga dadkii la dagaaikamay taslooyinkoodaa la iska rabaa.
saaxib doowladii mohamed siyaad barre ayaa Ethiopia dharbaaxo culus ku dhufaday dagaalkii 1964 somali awood fiican malaheen taariikhta sidaan ku maqalnay
Siyaad bare Alle ha una xariistee Dagaalkii 77kii Uu Qaaday Guul kama Keenin Ee waanku jabanay sabatoo ah Hadafkeeni kama mira dhalin Rag iyo Hubna wnku Weyanay
Imikana waa walaaalaadtihiin qadaadwaynee iyamaad waalantihiin markiihore iyo imika intaad Somaliland kuxumeeya lahaydeenbaydun indinku cadowga isku dhiiteen.Somaliland dhacii iyo xasuuqii aad ugaydateen kamaydaan faa idin wataa somaliland shan qol oo aydaan waligiin kabixin ifinkukala xidhay cadowgiiniina walaal idiinka dhigtay intaaba somaliland waxkastoo loogaystay bay ku iloobaysaa,
Hassan Aba waxyar suga konfur xoogeda waxyarbaa kahadhay bal inaa sii ahatan Land Tan aad sheegeyso waxa balan ah inaad isisoo dhibi doontan adinkoo wiliba baryootamaya oo gacmaha kor utagidona madheera
Kenya oo ah dowladaha ugu quwada badan africa ayaa idin sugaysa intay arimaha badu dhamaanayaan Ethiopia na waabayekusii jiryay mana baxayso waligeed xagay kuujoogtaa Somaliland markaa
@@cabdilaahi48 hhhhhh oo yaad wax yeeli kartaa zhp anagoo jabhada miyaanan afweyne iyo idinkaba idin eryan o aanaan 30 sano oo qaxoonti ah idin badin iyo dawarsi wallaahay wax an ka jecelahay MA jirto in anigoo xoog ah maanta oo dhalin yaro ah uu dagaal Ina dhex maro oo weliba aanu qaboobin weligii ee midkeen khariidada laga masaxo sababtoo ah intii hore WA layga shekeyey uun ee maan jirinba
Dagaalki 1964
Waxba kama ahayn c yusuf
Ee raga bilad sharafta ku qaatay wax ka sheeg
Qabyalad iyo qurun aya ku hadleysa
Adeerow cabdullaahi yuusuf Yey inuu Dagaalkii 1964 Xuduudaha Koonfureed kaga jiray kii 77 na uu Mooyaale Weerar Cidna ku waydiin maysoo wakaa sawirkiisu kuu muuqdo meesha saaran isaga iyo Ragaa kalee ciidanka la ah Buugaagtii Taariikh Reebka ahaa waa wada yaalaan Taariikh lama Khaldi karo hadii Dad la khaldo.
Dagaalkii 1964 xuduudaha uu sida daran uga dhacay ee iyagoo calanka Somaliya kataagaya diyaaradaha ethoipia duqeeyeen ee bilad geesi kuqaatay waxa uga caansan Magaalada Togwajaale ee somaliland jibadii somali jecel ee reer waqooyi waxwalba u sadqeeyeen balse reer koonfuureed saqiiriyeen kana abaal dhaceen ceel guntiina kurideen oo xabaaleen una malayn maayo inay taasi soo nqon doonto
Danta ayaa naysku keen Haynayso..ilee Howd baahalo galeen weeyaan Dunidaan aynu ku noolnahay.
Faarax wacys dhuulle waa ciise madoobe
General Maxamuud geele Yusuf waa majeerteen.
Cabdulaahi Yusuf isna majeerteen.
Fadlan taariikhda qabiilka ka daaya khayr alaha Ku siiyee
Thanks ma aanan ogayn inuu ciise yahay