Isaaq waxay Ku leeyihin inagaa keenay Somali nimada waar sow kanaad rabreen inaad somalida gaar ahaan reer ka hawiye iyo aad tirahdan reer konfur inaaga u keenay calanka sow kanad qiyaano wadaten war inagaa bala aanu isaaq aheyn ba jirin
Cumar carte iyo Adna waxay u horsedeen isaaq dhib aanu ka soo kaban waligood reer waqoyi xornimo Kama heli doontaan Somali ama kanisad dhista ama gaalo noqda
Cabdillaahi yuusuf ayuu ahaa ninkii fashiliyey inqilaabkaas,laakiin magiciisa ma sheegayaan,kulaa sarkaal kornayl ah oo naga soo horjeedey ,
Haa lkn biloowkii qeeybta koowad ayuu sheegy magaca c/laahi yuusuf
Hhh Cabdilaahi Yuusuf isagaaba Burco lagu xidhay yaa miskiin!
waa inqilaabkii ugu horeeyey ee somaliland ka dhaca
Inqilaab wa carabe ee afkena hooyo waxa la yidhah afgenbi
Yaab dad wada inqilaba soomali wale horumar ma gadhan
Sxb wada mahadastah lakin warasagi kornal Cabdilahi yusuuf isna warakisu sikaduwan buu ah
Inqilaabkaasi hadduu fashilay SNM baa saxday khaladkii. Somaliland na way jirtaa maanta dibna loogu noqon maayo khaladkii 60kii.
Remember taariqda Somaliland waa daraawish daraawishna waa daarood ee iydoor ma ahan
@@blessingthakhani3028 Ninkii daraawiish aasaasay waayo isaaq maanu aheen suldan nuur amaan anagaa aasaasnay anagaana Jebinay daraawiish 😅
@@mancado8635 sidiii yuhuuda baa noqoteen ee taariqda way qorontahay ee war been ah wax ma taraayo dee
Halgan dheer ayaa loo soo marey jsl. Wixii ka danbeyey cinqilaabki 1962....1963 waxaa bilaamey halgan dheeraa ee ururki snm oo laga bilaabey dalka saudiArabia ka dibna wuxuu halganI isqabsadey guudo iyo dibadad
. Somaliland protectrate.
Militery History.
Somaliland protectrate military known as protectrate was trained
Ibrahim
Omer.
hadiiba u gulaysanlaha inqilaabkasi maanta somalia saa manoqoteen
Wuxuu u fashilmay hadaf muuqda oo macquula ayaa jirin
@@gedefletv6049 walhi wa runtaa xil ayaa naloodiiday ayay ahayd
@@boqortooyoofficial4877 sxb soomaali mucaarada hadaad aragtid waa bilaa camal bal maareeye eeg khayre eeg juxaa eeg
At least maanta Somaliland dawladeeday haysan lahayd.
@@bosszaki9861 Somaliland waa dhul soomali hawiye iyo daarood baa dago waana gobal Somalia katirsan
Asc walaalka barnaamijka masuulka ka ah aan kaa saxayaa sarkaalka magiciisu maaha Salaad Cali Giir ee waxaa la odhanjirey Saciid Cali Giir baarakallaahufiik
Bal yaa sheegi kara sababta inqilaabka la sheegayo ku kalliftay, waayo sannadku waa 1961-dii waa sannad ka dib xorriyaddii...
Adna aadan waa fariid dhiigleh cimri dherer iyo caafimaad ku waar
Magaca ninka ee saxda ahi waa SICIID CALI GIIR waxa uu ahaa nin reer laasacaanood ah
sxb fadlan waxanka codsanaya inad taxane nogadhigto
Channelkan shacab badan kuma xidhna hadana waa channel qiimo io muhiimad wayn kuleh barteena UA-cam halkas wxa kaga cadanaya in ay somalidu jahiliin yihiin aysan tariikhaha sifcan udaawan 😏
💕Mahadsanid mudane sotabiye tarikhyahan 💌✅
Mahadsanid Manka walaal.
Inqilakasi wuxu aha midi aana dhamasitirnaani cilmiyasinan
Sxb kuwan ayaan aad ujeclahay iyo kuwa lamid kah
Isaaq waxay Ku leeyihin inagaa keenay Somali nimada waar sow kanaad rabreen inaad somalida gaar ahaan reer ka hawiye iyo aad tirahdan reer konfur inaaga u keenay calanka sow kanad qiyaano wadaten war inagaa bala aanu isaaq aheyn ba jirin
Isaaq inu shanta Soomaaliyeed isla dooniddeeda idin baray Taariikhdaa sugtay.
Hawiye maxaad meesha ku keentay?
@@bosszaki9861 cisaaq waa jaajuski ingiriska ee Beenta dhaaf reer wuqooyi dadka xorinamda keenay waa dhulbahante iyo sayidka waa daarood
@@blessingthakhani3028 Daraawiish isaaq maanu aasaasin
@@mancado8635 dhraawish waa dhulbahante ee Bax taariqda Soo Baro doqon yahay
Beenaha faafay dhulbahante aasaasay daraawish suldan nur (habaryoonis) iyo sayidka aasaasay kedib sool bay tagen madamu ahaa dhul strategic dhulbahante way diidayaan sayidka kedib wuxuu dilayaa garaadkooda guud kedib bay madaxa foorarinayaan kedib daraawishna waxay burburtay 1940 xoriyadana waxa la siiyay waqooyi 1960 adeer tariqdada soo baro
Salaad cali giir maa he waa Saciid cali giir
Siciid Cali Giir weeye maaha Salaad
Www
Reer waqooyi goormay dawlad ahaayeen ingiriis bay kabaqaad u ahaayeen ragii daraawiish iyogada biirsay baa ingiriis ladagaalamay dhiigoodiina uhuray waayo hadaysan hishiis kuwada ahayn koofur lamageeyeen
Daraawiish tan aad sheegaysid yaa aasaasay yaase burburiyay miyaanu idoor aheen 😅
#General_Mohamed_Siyaad_Barre
H awal ba mala isleh bal in ad taarikhdan xasan kayd biliqaysatan lkn way u socon ladahay kk
U are coronavirus mr friend
waa bilawgii halganka dub ula soo noqoshada madax badaanida somaliland
Adna Xasan keyd waligeed way jeclayd cigalo xidhano qabey xata marki danbe u baxsatey xasano safiira mudo qabey cigala u maqley in naagtisi xasan qabo kadib ku cigal waradu adna uguso qorey sida shinbirtan ku fasaxey
Amni darada waaba adnoo tugo aheyd
Ambassador Cawil been badan buu sheegay wuu cararay oo waxaa laga sooqabtay xuduuda Jabuuti door macne lrh kuma lahayn inqilaabka.Hadaad doonaysid xaqiiqda arinkaas dhagayso waraysiga Cabdullahi Congo
Xasan kadbaa khalad sameeyey
Yahu dhahe dowld nimadi naga dhuntay kulaha uf
Isaaq xitaa waagaa
Wuxuu rabay inuu soomaali kala jaro
Xaqiiq waa wax laga xumaado
Waxba ha ka xumaan Somaliland waxba ku falimaysee
Isaaq sow isagu Soomaaliya ma nabnabin marka horeba?
Riyo idoor iga dhe
Siciid Cali giir, ha khaldin magaca
S
W❤😂😢😮😅
Cumar carte iyo Adna waxay u horsedeen isaaq dhib aanu ka soo kaban waligood reer waqoyi xornimo Kama heli doontaan Somali ama kanisad dhista ama gaalo noqda
Soomaaliyana dawladi ka dheer inta Isaaq maqanyahay aday kuu taal hee
@@bosszaki9861 mareexan baa niijogo oO afka nigawasaayo
Magacu waa siciid cali giir
Kkkkk
Maaha wax laga sheekeyo dagaal uu shaydaan dabada kaga jiray magaran karo waxa u dambayn doona dadkii dilaayay qof ashahaadanaya balse shaqsi ahaan waxaan anigu ka dhigan doona digniin aan kaga fogaan doono dilka walaalahay iyo xiniyo saarka mujaahidiinti loogu talo galay in diinta lagu faafiyo oo sifo khaldan loo adeeg saday
Godka lagu cadaab muxuu been sheegay