DEG DEG: CIIDANKA ITOOBIYA OO LAGU JEBIYAY DAGAALKA KA SOCDA DALKAAS IYO CIIDAN GURMAD AH OO.....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • DEG DEG: CIIDANKA ITOOBIYA OO LAGU JEBIYAY DAGAALKA KA SOCDA DALKAAS IYO CIIDAN GURMAD AH OO.....

КОМЕНТАРІ • 27

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 9 днів тому +1

    Masha-allah Guul Aby Ahmed Joog Aaalaga Waaye Laakiin Ethiopia Uu God Ku Riday,

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 9 днів тому

    itobiya ilaahey ha na dhaaf iyo ha nagu soo celin insha Allah ilaahey ha isku jabiyo itobiya iyaga Abi Axmed halaga tuuro xukunka insha Allah Aamiin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲

  • @KabaxumeMaharo-ky6sb
    @KabaxumeMaharo-ky6sb 9 днів тому +2

    Guul

  • @NunowAbdirizak-tg5cs
    @NunowAbdirizak-tg5cs 9 днів тому +2

    REER BADIYA GEELE JIR AH ATATAHAY GEEL WAS BEENLOW AH MISHA AAD SHEGYSA ANIGA JOOGA TUUGYAHOW

    • @mohamedhussein9753
      @mohamedhussein9753 9 днів тому +1

      Af-Somaligaan qof oromo ah aa qoray qof Somali ah waxaaz ma qoro luuqada si fiican u barta Oromo😂

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 9 днів тому

      ⁠​⁠@@mohamedhussein9753dee waa runtii waxan uu sheegayo ninka muqalka iska leh waxba kama jiran

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 8 днів тому

    Way jabi doontaa insha allaah

  • @FarhanAhmedMohammedHealth
    @FarhanAhmedMohammedHealth 9 днів тому

    Waarun aadbay umaren maanta waqoyiga deganka somalida

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 9 днів тому

    ITOOBIYA MEESHA CIIDAN KUMAHAYSEE WAA MALAYSHIYAAD OROMO AH WAXA UU MILITERIGA KUSHEEGAYAA

  • @Ahlamabdiraxmaaan
    @Ahlamabdiraxmaaan 9 днів тому +1

    Ha isku jabaaan
    Xaanaka gale

  • @cabdisamadabiikarxaaji55
    @cabdisamadabiikarxaaji55 9 днів тому

    Mawliid warye mustaqbal fiican leh baa tahay

  • @Qaali12
    @Qaali12 9 днів тому

    Wadankenay xero meletari ka samaysten kawarama somaliyey? Jab iyo halaga idinku ogahay, Alle ha idin jebiyo

  • @saciidomire6372
    @saciidomire6372 9 днів тому

    Baxa dheh

  • @easternmining
    @easternmining 8 днів тому

    Kkkkkk

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 9 днів тому

    Aby aut Waxow Qatar Ku Aha Gees Afrika Ow dhan Waana War Farxad Leh Aby Ow Wadanka iskaka Cararo Inaan Aragno dhwan

  • @easternmining
    @easternmining 8 днів тому

    Hhhhh

  • @siradm
    @siradm 9 днів тому

    Waxaasaa annaga noo soo hanqal taagaya, faataale

  • @saciidomire6372
    @saciidomire6372 9 днів тому

    Isku jaba dheh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 днів тому

    alxamdulilaah

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 9 днів тому

    Aby Ahmed Tigree Uula Dagaalay Amxaaro Hadana, Waa Nin Wadan Kiisa Gacan Tiisa Ku Bur Buri Haayo

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 9 днів тому

      Burburin maaha ee ethiopia qoomiyadaha kala duwan ee kala diimaha ah ayaa keeneysa inay is qabsadan marwalba oo mid walba xilka dooneyso markay amxaradu xilka haysay xayle maryam saas unbay oromaduna ugu kacsaneyd hadana waa tii oo kale

  • @Sicidgelley24
    @Sicidgelley24 9 днів тому

    War wixi dhib eh waxa ladhahaa miyaa waa somaliya hada waxa dabada udhaqoyo isaaq muse juudaan

  • @GloLeaders
    @GloLeaders 9 днів тому +1

    Bro why are you fuckin laying like this
    Whether you like it or not we Ethiopian will take what's ours which the sea of Somalia 😂😂😂😂😢

  • @mohamefaden847
    @mohamefaden847 9 днів тому

    Kadab

  • @APDUL7HI
    @APDUL7HI 9 днів тому

    Beenale anaga joogna ethiopia waxad sheegeyso kama jiran mida kale somaliya ayaa tangiyo ethiopia udirtay kulahaa😂 been hadaad sheegeyso been run ueg baala sheega saxib

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 9 днів тому

    Hala jabsho