La porte 🚪 tous les armes étrangères compris Éthiopie. Pour nous ne sont pas bon les fédération donc il faut faire la guerre la fédéralisme. Il faut faire un seul président comme tout le monde. En Somalie il y a partout des président c'est fou
Jamacada Carabta hadii ay dad wax tarayan Falastiin hoos ha u eegan hana ka hadlan xasuuqa oo ha cambareyan haday xiniinyo leyihiin bacaalayaal marya wawen cidna wax ma tarayan carab dagalada dunida muslimka waxa dhibaateynaya wa iyaga
Somalia dowlad waxa ugu dambaysay 1990 gii waxa hada kajira dawlad laguma sheegikaro waa mooryaan musuq maasuq qabyaalad Argagixiso Failed state of somalia no government no law and order no peace and stability no system no nothing
Beenaale,CBB News,horaa loo yidhi ood kaa dheeri kuma dhaxan tirto dadka beenta ka daa somaliya way u dhamaataye sheeko kale keen iska daa maaweelada caruurta.
Somalia guuul inshaallah
😊
Somalia guul ethopia ha jabto
Huub aan helo ama yanan heliin ee Ethiopia waa ino daagaal qashinka aafka musqusha leh, one love my country SOMALIA 🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤
WALALEHENA EGYPT 🇪🇬 WAY MAHDSANA YIHIINE
Somalia weydhaqaqdey guul iyo gobanimo inshaallah ❤
SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 GUUL GUUL SOMALIA 🇸🇴 CADOWGEEDA WAY KA AWOOD BADAN TAHAY GUDAHA IYO DIBADABA?
Woooow good waa farxad ❤ Somalia hajiirto
Ku Saliya nabigeen muxammad ❤
Vive le Somalie Vive le drapeau 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️👊👊👊👊👊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹❤️❤️❤️
الله أكبر ولله الحمد
Garaad tv please saadaalintiina war hanooga dhigina kaliyeeta warka sugan ee taagan noosootabiya thank you
Masha Allah somalia dhaqaqday
❤❤❤❤❤
DIYARADDA ITOOBIYA AIRLINE DALKA HA LAGA JOOJIYO IYO JAADKOODA, MA DHICI KARTO IN AAN DHAQAALAHODA DHISNO, DOWLADDU SIDEY WAX KA YIHIIN.
Yaa kuyiri xamze cali bare yaa laxiray waligaa run masheegrid garaad laawe TV
Faan weye hadalka Abi
😊
La porte 🚪 tous les armes étrangères compris Éthiopie. Pour nous ne sont pas bon les fédération donc il faut faire la guerre la fédéralisme. Il faut faire un seul président comme tout le monde. En Somalie il y a partout des président c'est fou
War adigu ma shabaab baad lashaqeysaa
Sirta dowlada banaanka ha keenina
Kuwana raxanweynta ma la xasuuqi way kibireene baydhabo iyo bakol & deganka kle dagan wa ina la duqeyaa oo dhulka lala simaaa RAXANAWEYNE?
Malaha quulihii aad cuntay ayad ku saqrantayo afkaga&dhegahaga mais maqlan misne marxanku aya waxan aad shegeyso ku raxeystan?😊
😂 somalia wey dhaqaqdey 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
War eelaay gaan halasoo xiro xaaraanka
Lair ,Ethiopia never and never scared Somalian AirForce.
Yes you are afraid! We are getting F16 and F15 from the US Egypt Qatar Saudi Arabia
Ka bax mesha oromade ku dashy wase
Labo wacal ayaa iska kaa dalen
Remember 77 😅😂
If Ethiopia wouldn't scared Somalia just tell Bwana minister to stop lamenting for the world😢
SOMALIA DIYARADHO SOO IIBSATAYE 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅WAR DAROODKU BEENTA DHAAMBI OO MA HAYESTAN😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Kadaab
Maregan wax laga so ibiyey way fadhisin karan ilka abeso hosbey ka xariran maxay turki uga ibsan wayen
Abiy markuu na iqaabayo caruur dugsi dhigato maanahay hhhhh
TII BEENTA AHAYD AYAAD MAANTA KEENTAY ISKII GARAD .. CHINAHA WAA SAXIIBKA KOBAAD EE ETHIOPIA XIDHIIDH IYO GANACSI BALAADH AYAA U DHAXEEYA
War benta mad nagaladaysid
Masar tiro 3 jer eyey kujabtay?lasoco
Jamacada Carabta hadii ay dad wax tarayan Falastiin hoos ha u eegan hana ka hadlan xasuuqa oo ha cambareyan haday xiniinyo leyihiin bacaalayaal marya wawen cidna wax ma tarayan carab dagalada dunida muslimka waxa dhibaateynaya wa iyaga
Warye
Waxaad aqrineeyso oo ah in jamacada Carabta difaaci doonto somaaliye waa been aad u sheegeeyso umada somaaliyeed waayo hadii carab aay wax uun difaaceeyso waxeey difaaci laheeyd FALASTIIN
ka daaya beenta aad umada u sheegeeysaan
Riyadaan kawarama
Ethiopia just stop your forceful activities BCS Somalia is no nonsense as you think you will regret for nothing 😂
Oo diyaradaha dagaalka yaa u wadi doona waagii siyaadba soomaaliya duuliyayaal ma lahayn
Somalia dowlad waxa ugu dambaysay 1990 gii waxa hada kajira dawlad laguma sheegikaro waa mooryaan musuq maasuq qabyaalad Argagixiso Failed state of somalia no government no law and order no peace and stability no system no nothing
Beenaale,CBB News,horaa loo yidhi ood kaa dheeri kuma dhaxan tirto dadka beenta ka daa somaliya way u dhamaataye sheeko kale keen iska daa maaweelada caruurta.
@@amdualeh5802 o somalia ya udhameyey ma itobia o bur burtay o jabhado kadilacen aya nool iyada
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍
itobiya wala wasaa 🇪🇹❌️
😂😂😂😂 waxa dhintay