Laakin abti somalia waxay inoo diidan tahay jiritaankeena iyo inan noolaano waayo Waad ogtahay maalimihii dhawayto waxay sameeyeen in shirkadihii somaliland ku yaalay ay idhahdeen calanka somaliland ha laga saaro meesha xita diyaaradihii xitaa marakiibtii dakada berbera ku soo xidhanayay Inay ku tiri calanka somaliland ha laga qaado oo ka somalia ha la saaro xita ay idhaahdeen dhamaan lacagihii somaliland Mari jiray somalia la soo mariyo marka dad noloshaadii iyo qadiyadaadii kaala dagaalamaya bal ii sheeg waxa kale ee ee kuu hadhay?.
Maashaalaah Televishinka Unaversal waxaan idinku bogaadinayaa sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbishiiseen wareysiga Wasiirka Arimaha Dibadda Ahmed Moalin Fiqi wasiirkana si fiican ayuu warbixin fiican oo qaangaarnimo noogu soo gudbiyey qurbaha ayaan ku noolnahay mudo dheer waxaan rajeynayaa in ay Soomaali is raacdo dhamaanteena aan ka shakheeyno sidii wadankeena looga difaaci lahaa cadowga gudaha oo ah khawaarijta iyo cadowgeena dibada sida Eithopia iyo wixii kale oo aan u aragno cadowga dibada ee kale
*Somalia waxba ka bi'i maayaan hadii ay Itobiya ka xoreeso dhulkooda. Shacabka Somaliyeed ha mideeyaan cududooda si xabashi ciidankooda looga nadiifiyo Somalia bilaahi calaykum*
Hawiye qaranimadu anigo kaliye nool nayahya sheekada way soo dhamaan sheek kale keen .muuse miyu ku wasaya wadiga ku kuwa waashay .dad reer muqdisho maxad tartan nacasow
Somalia xidhiidh iyo heshiisa way la samayn kartaa caalamka ❌ Somaliland xidhiidh iyo heshiisba way la samayn kartaa caalamka ✅ Fyi: Somaliland is defacto independent country Ooy 😢 ama dhu*sa qadaadweyneey heshiisku wuu dhameystirmayaa dhawaan Salaam from Somaliland, Hargeisa
Jaale wasiir intaad Itooboya dulsaarantihiin,waa taqaanaa qisadii cumar bin qadhaab ku soo islaamaye.dhibkaan ninkii keenay ee qaaimu wadanka ah miyaad talaabo ka qaadaan,
minister of foreign affairs of somalia has answered questions from public of somalia 63% was acceptable Answers correct 👍 I wish Mr Ahmed Faqi longest live insha allah I hope he will be the future president of somalia insha allah ❤❤❤
very good, su,aalaha qaar in aad ka jawaabto maaha inata aanay dhicin. mar kasta iska jira, su,aasha ah : maxaa idinka qorshaysan ama aad samaynaysaan?
Somalia 🇸🇴 way kudesay magaloyin badan bay kaqabsatay ETHIOPIA 🇪🇹 intay kumaqanayen somaliland ay islahayen xasida wadanki kalabadh bay marayaan ETHIOPIA 🇪🇹 somaliland way gulesanysa insha Allah xasid nimada wanu kufa iidanaa anagu
@@saidahmed3524 Sow maad bin hadaan afsoomaligii baraney bal Waad halkaad gashaan Muqdisho iskaga sii guura Ama china diyaarad weyn Oo nawada qaada noo keen dhaha Ethiopia dhulkeni xoog ku haysatw
Dadka ka qeeyb galayasha sual markii la weydiiyo amaan furfurasho iyo sharxaad ku sabsan suasha .wariyha wax uu ku hayaa suasha ...... taas igula yaab badan aniga dhoor dood aan daway ku arkay . Mgacaga kadib suasha abaar .waqtiga soo koob
Somaalidu waa in ay ogaadeeniya in Etobiya ay gumeeystaan oo aynu dooneeyno in ay Xoriyadooda siiyaan marka hore kadibna naga codsadaan in ay naga kireystaan badeena sidaas waa in aan isla ogaanaa.
Soomaaliyeey caqliga wanaagsan aanu isticmaalo Ethiopia oo qowmiyadahoodu aanu waxba isu galin ayaa duulaan nagu ah Hargeysa ayaan idinka soo salaamayaa
Absolutely from burao
❤❤❤
Aad ayaan ugu faraxsanahay in mowqifkaas waqooyi ka jiro
Reer SL waa dad wanaagsan, ka digtoonaada dad daneystayaal ah, oo meel aan fogeyn wax ka arka, horumerkeena waa anagoo mid ah.
Laakin abti somalia waxay inoo diidan tahay jiritaankeena iyo inan noolaano waayo Waad ogtahay maalimihii dhawayto waxay sameeyeen in shirkadihii somaliland ku yaalay ay idhahdeen calanka somaliland ha laga saaro meesha xita diyaaradihii xitaa marakiibtii dakada berbera ku soo xidhanayay Inay ku tiri calanka somaliland ha laga qaado oo ka somalia ha la saaro xita ay idhaahdeen dhamaan lacagihii somaliland Mari jiray somalia la soo mariyo marka dad noloshaadii iyo qadiyadaadii kaala dagaalamaya bal ii sheeg waxa kale ee ee kuu hadhay?.
Geesi sidaan u hadlo gormee ugu dambeysay wadankeena wadadii guusha waa tan wlahi dagalka xabashida dan ayaan u arkaa inshalah guul Somalia 🇸🇴 ❤
İnta comments ka bixinaysa in badan oo kamida waa itoobiyaan yaan lagugu kadsoomin
Mansha allaah wasiirku wa aqli badan yahay runtii wa imatalay walahi🎉🎉
Oromada comment ka isticmaalaya oo soomaali ka dhex adeeganaya ha laga feejignaada soomaaley
@@saidahmed3524 qadaadweyn faqash argagixiso
Amxaar Somali bartay aya commentiyada bixiyA si uu noga faidaysto oo arrin masiiri ah qabiil u bedelaan
b❤lxxsss324w
Comments ayey ka buxan 😮
Oromo Somali iska dhigeyso
Looma joojinayo oromo lakiin reer koofur galbeed waa Soo dhawey saneynaa SI aan u mideyno somalinimadeena una difaacno wadankeena
@@Mohamed23197caqliga oromada ha ku hadlin waxa soomaali dhexyaal dalkaa ka weyn
walaahi wax badan oo maskaxdada dadka soomaalida ka guu xaayay ayuu wey diiyay wariyuhu jawaabo ina qanciyo ayan maqalnay ILAHAY SOOMAALA HA GUULEEY INSHALAAH
Wasiir Fiqi waa ninkii ugu daacad-sanaa ama ugu Waddanisan in dhowba Farmaajo kadib.
Khaasatan inta Xasan Damiirlaawe Horjoogaha u yahey
Mxaa uu damiirlaawe ku yahay
Walbahar aya ihaayay ..waad idaweysay jazakallah
Somalia ha u baqin intu wasiir fiqi no joogo. guul iyo gobanimo
AHMED WADANI HALOO BIXIYO WLHI WUU CAJIBIYEY SIDUU HADLAY EE FURCADIDA AH
Wadani ma wuxu noqda marka u asagu kursiga ku fariisto, marku raadinayana sharciga iyo dawladnimada wuxu ka jecel yahay hawiyan ahay.
@@farhanhassan72 waa waalan tahay
Waa masuul wadani ah wasiirku dadkan sida qaldan u jawaabaya ama u hadlaya waa makas iyo iidoor hadal barada
waa ninkii ku baray sida dharka lkoo xidho iidoor
Annagu ma Ethiopia danaheeda ayaan ka shaqaynaa, danta soomaaliya iyo ciidankeeda ayaan ka shaqaynaa.
Intaasaa iga gadan❤
Dadka kunool deegaanka somaalida ee haatan ethiopia loogu yeedho,dagaal iyo colaada udhaxaysa somaalia iyo ethiopia waan soo dhawaynaynaa waana kufaraxsannahay waxaana ilaahay kabaryeynaa in colaadu/dagaalku soo dagdago ethiopiana lagu jafo
Kadib 30sano oo onlf qori watay iyo 19 sano oo hore oo qalin onlf kudagaalamaysay waxay ahyd ujeedka ay jabhadaasi udagaalamysay waxay ahyd in ethiopia dadkani ka xoroobaan balse unfortunately waxaa taas caqabad kunoqday dadka soomaalida kuwa kililka qaarkood iyo kuwa kale ee deegaanada dalka somaalia kala maamula ayaa ethiopia chance usiiyey inay ilaa hadda sii haysato degaanka, balse fortunately hadda ayey uratsaa xornimadii deegaanka oo noqon doona jamhuuriyada dimuqraadiga dalka Ogadenia.
Marka aynu siwada jira ethiopia ula dagaalanno kadib markii aynu jabino ethiopia idinna baddiina iyo madax banaanidiina dhuleed iyo badeed sibuuxda u ilaashada anana jamhuuriyad dimuqraadiya xoogbadan qanniya oo ah tii aan waligaano tan iyo 77kii usoo dagaalamaynay hanoo dhalato.
Intaas markii aynu siwada jira u hanano rabbi inagu guuleeyo
Aynu iskaashi dhaqan ,dhaqaale,diimeed iyo dhalsho aynu inagoo jabuuti inagu weheliso sidaas isu kaashano kadib Kenya dhulka iyo dadka inaga haysato siwada jira uraadino inagoo sidaa kunoqonay soomaali wayn.
Sow riyyo wanaagsan maaha somaliyey mise qaarbaa soomaali wayn qaabkale lajecel oo lid ku ah sidan hadday jirto qaab kale oo somaaluwayn lagu raadiyo waligeed madhacayso waligeed
Hadday xalka deeganka uu labo mid dooro ethiopi iyo somalia mid doorta noqoto, ethiopia oo imikaba aanu nabad kunahay noloshanadiina aanu wadanolayn baanu sii joogi doonaa soomaali buuq iyo jahwareer iyo ninba tabartii kuma gali karno 😅..
Wabillaahi towfiiq xaqqa allaah ha inna waafajiyo
waziir ahmad fiqi waa hadalkiisa waxaa iga baxay in dowlad sax ah jirto oo qadiyada dadka &dalka meel adag ka taaganyihiin oo damaca soo jirreenka xabashida qabsashada dhul somaaliyeed iskuna dayeen qarniyaal badan lkin aysan marna ku guuleysan lkin
nasiib xumo waxey ka faaideysatay waqtiga waxeyna somalia u qeybsantay maamulo qabaailo kuwaa oo cadawga danahiisa ka shaqeynaayo sidoo kale siyaasiyiin danahooda fiirsanaayo oo masiirka umad dhan u muuqan waxaan hubaa hadey xabada isku dhacdo loo kala baxaaayo muwaadin wadankiisa difaacayo iyo mid shisheeya kalkaal ah waligeedna wey jiri jireen waana laga adkan jirray
somali in.a wey guuleysan illah baana na garab taagan
Si toos ah ayaan u taageereyna, waana so dhaweeneynaa horemar kasta ay somaalidu gaadho.
QABIILESTE FIQI WALI FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH IYO 91DII BAA LOO LAABANAYAA MIYAAD WADAA
Waaba tanag kan walahi weli shekadiyo wadaa oo rabaa inoo ithobia isku taago waa wadan hoogay
Mashalah waxa ku farxay dhalinyarta inay sualo qiima leeh oo feegignaan ka muuqato , allah cadawga ha jabiyo anagana allah quluubteena ha mideeyo
Waa sax soomalidu dowlad ma noqonkarto waayo waxkasta waxaa kala weyn qabiilka
Masha allah difaaca dhulka ummada soomaaliyeed waa waajib
Wasiirka wuu saxanyahay, guuleyso wasiir
Maashaalaah Televishinka Unaversal waxaan idinku bogaadinayaa sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbishiiseen wareysiga Wasiirka Arimaha Dibadda Ahmed Moalin Fiqi wasiirkana si fiican ayuu warbixin fiican oo qaangaarnimo noogu soo gudbiyey qurbaha ayaan ku noolnahay mudo dheer waxaan rajeynayaa in ay Soomaali is raacdo dhamaanteena aan ka shakheeyno sidii wadankeena looga difaaci lahaa cadowga gudaha oo ah khawaarijta iyo cadowgeena dibada sida Eithopia iyo wixii kale oo aan u aragno cadowga dibada ee kale
Waa Labo Mooryaan dhiigyocab ah oo iswareyssnya Warye meesha majoogo waxa uu ahaa isbaaroley iyo wasiir ku sheeg jaahilnimo ay dilootey oo naagaha dahabka ka goosanjirey ayaa waaysiir arimo dibadeed laga dhigey somalia meel xun bay martey
Doofar oromo ayaa tahay. Wecel
Doofar cunka tahay was
Oromo orod Amxaarada ku adoonsado iska celi
Waa salsmaya wadani Fiqi oo ah aqoonyahan Somali.
Anigu shaqsian ma'amisani in cadawga Itobiyanka marna qabsankaran Somaliya.
Somali waxey tiri kaadi badshe waa loogogol Badshah hahii madaxda Itobiya dagal raban amamaslaxad Somali marwalba nabada ee doneysa.
Manta lajogo walalahena Turkey and Egypt aa Somali difacidono bad IYO bari.
*Somalia waxba ka bi'i maayaan hadii ay Itobiya ka xoreeso dhulkooda. Shacabka Somaliyeed ha mideeyaan cududooda si xabashi ciidankooda looga nadiifiyo Somalia bilaahi calaykum*
26-june-1960 maalintaa lafteeda fiqoow somalia iyo Somaliland keebaa xor ahaaa? Waar isla yaab NEEFOOOW SOMALILAND WAA XOR INSHA ALAAH ❤❤❤GUUUUUUL IYO GOBONIMO ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤INSHA ALAAH AQOONSI DHAW
Ama diida ama doona SOOMAALILAND teeda ayey noqonaysaa intaad sland iska indha tiraysaan oo aad ximinaysaan tabtaasey inoo ahaanaysaa.
Soomaaliland
😂😂😂 iska hadal
Wasiir ku tayasha mudan🙌
Saxiix wlh aniga waan ladhacay su.aasha siid cali
Fiqi moorayaan, waxa uu wadaa waa sheeko caruureed.
Waa mahadsantahay Mr wasiir dalka haa labadbaadiyo bilaahi caleykum
Hawiye qaranimadu anigo kaliye nool nayahya sheekada way soo dhamaan sheek kale keen .muuse miyu ku wasaya wadiga ku kuwa waashay .dad reer muqdisho maxad tartan nacasow
Abowe muse bixi is not easy .
Waziir fiqi sunta ethopia ka oo hisathy keep goin👍👍👍
Masha allah guul soomalia ❤❤❤
MashaAllaah waa Geesi, qaniinyo qaniinya kaa fujisa.
Geesiga dhulkiisa guusha uhorseeda geerida disha 🇸🇴🫡🇸🇴
gentleman his question is 87% correct
Soomaali Waa is difaaci doontaa hadii Ethiopia soo weerarto dalkeeda
Gedo in la qabsadey ma ogid miyaa
Gedo in ay ciidamada Ethiopia qabsadeen malagu sheegin miyaa 😂😂😂😂
@@Somali-One
Good point.
muuse waa gesi dadkise ❤❤❤❤❤❤❤
Guuleyso mudane wasiir
Guul Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Tarikhda shal ayu
Yidhi ninki wax waydiy ku yidhi
Isaga joogay ee anigu ma garanayo
Waa kasi wasirka arimaha dibada ee somaliya waa wax lagu qoslo
Fiqi libax somalia
Mar hore xasan ayaa ogalaaday in ciidanka itoopiya soo galaan soomaaliya
Fiiqi waa legend Danta
Somaliya kashaqaynaa ma danta Ethiopia ka shaqayna runtiisi weeye
ETHIOPIA AND SOMALILAND SUCCESSFULLY 01.01.2024
43:07 ❤ Great full speech
Barnaamijku aad buu qiima badnaa. Wax badan oo wanaagsan buu sheegay wasiir Fiqi.
Guuuleysp Waziir
MOU ...... Muuse Biixi Cabdi Yaaaa Sameyn karah kala heeee🤗🤔
Right
Markad tiri 12 sano baa kaso waregti waqtiga aay emaden mxey wax uu xuren !! Halkas points latabani karo baad teeri kuwaan wax lagasugayo malhe 2 week halo.qabto hanadhafane dalka anaga diifacanenaye anaga leeh ciid daal aan dalkisa ahed naaf uhuriyo maleh !!😎
Dawlada ethiopia waa cadaw iyo safaradeeda wali muqdisho ka shaqeesa, diyaaradeeda wali timaada, askarteedi baa wali joogta, qaadkeedii baa wali soo dhaca baa isku keey qaban la🤦🏽 #SomaliaWillPrevail
MoU ka hor heshiski
Djibouti maxa dadka lo tusi layahzy
Libaax wasiir Axmed Fiqi
Itoobiya aad baan isku garaneynaa waxaan issues baranay digaalkii 10/977 aadbaan oogu faraxsanhay digaalka itoobiya iyo soomaaliya halaguuleysto guul iyo gobanimo digàaka gala
Cawaqib xumadii 77 ayad manta la nooshahay maxa laga faiday dagalka somali burburiyay ciidankedi iyo sharaftedi siyad barre Itobiya la shaqaynaya
@@samaaraqurux2736oromo waligeed ayaa rag isdagaalaa soomaali shaqadeedu waa dagaal soo soco oromey
Iska hadloo ina Igare waaad iska gadhoocin kartaa lakiin MOU wuu hir galayaa adigoo soo tagan.
Lacagha umadaha laga soo qaado ee somalia loogu deeqo looma siiyo inay dawlado kle ku weerarto caalamkuna waa u soo jeesanaya.
Somalia xidhiidh iyo heshiisa way la samayn kartaa caalamka ❌
Somaliland xidhiidh iyo heshiisba way la samayn kartaa caalamka ✅
Fyi: Somaliland is defacto independent country
Ooy 😢 ama dhu*sa qadaadweyneey heshiisku wuu dhameystirmayaa dhawaan
Salaam from Somaliland, Hargeisa
Waligaa cuqdad iyo Somali ka carar meel cidlo ah u taagnoow.
Muuse dadkiisa ayuu wax la rabaa afkuusan baad meesha la soo fadhiisaner
Guuuul wacan isha allh
Ethiopia markay na soo weerarto ayaan diyaar garoobaynaa Wasiir fiqi. Waa wadani
Tolow. Wadaniga maxaa loo yaqaan only Qadaadwayn. Gedo .bakool, bay. Jubooyinka Somalins Way ku dayaan Waxay. Eegayaan Hargaysa
ilaahow muslimiinta badbaadi😢😢😢😢😢😢😢😢
Xaasidnimadii oo hadlaysa
Wadankaga laso hawesto waa adigo gabadha ku dhaxdo laso hawesto marka beenta dadka kadaya aan wadank dhul iyo bariba aan difaacno no.more qabiil somali waa hal
Wanka diiday
Wazirka waxaan odhan lahaa marka aan itoobiya wajahayno waa inaan ogaano itoobiya siyaasada ay isticmaalayso waa inay nakala qaybisay oo ay qaybano ladagaalamayso qaybana soo dhawaysanayso inagauna waa inaan ogaano inay itoobiya qaybsantahay markaan lahadlayno waa inaan isticmaalno siyaasad aankukala qaybinayno waayo tikree imimka maraacsana axmaarana maraacsana oromadada muslimiinta inta badan abiye waydiidanyihiin sheekada waxaa wata abiye oo wareersan oromada gaalada oo uu ku guurayo marka inaan israacino oo aan itoobiya wada weerarno itoobiya ayay midaynaysaa isagana faa iido ayay utahay hadaba waa inaan siyaasadaa lamoogaan
MUUSE 10000KM BUU KA JOREYA MOU WU DHAQAQAYY
SALAAN LAMID AH WASIIR 👋🐎👑
AFARTAN QOFE HAWIYE M WALI CASA MAMUL GOBALED WAY KA HOSEYÅNN
*Gobolkii Gedo Itobiya ayaa qaadatey. Goorma ayaanu soo ceshanaa dhulkeena* ?
Sheeq fiqi guulayso
Jaale wasiir intaad Itooboya dulsaarantihiin,waa taqaanaa qisadii cumar bin qadhaab ku soo islaamaye.dhibkaan ninkii keenay ee qaaimu wadanka ah miyaad talaabo ka qaadaan,
Wasiir waa qeexday ujeedada difaaca qaranka
minister of foreign affairs of somalia has answered questions from public of somalia 63% was acceptable Answers correct 👍 I wish Mr Ahmed Faqi longest live insha allah I hope he will be the future president of somalia insha allah ❤❤❤
Fiqi libaax waaye
waa inadhillo
AXMED WAAA BASAAAS ETHIOPIAN AH SABABTO AH ISAGA IYO DAWLADIIDUBA DOOD KAMEY GALEEN DHULKA IYO BADA SHACABKA SOMALIYED.
Waabeen weyn fiqi
Fiqi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️👏👏👍👍👍
very good, su,aalaha qaar in aad ka jawaabto maaha inata aanay dhicin. mar kasta iska jira, su,aasha ah : maxaa idinka qorshaysan ama aad samaynaysaan?
Ha Durin Dowladihii Hore waxay Qabteen Wa la ofaaye Wax Qabta Muhiim ah oo laydinku Xasuusto!!!
Wax waa qabteen, dalkee col ka badbaadiyeen
Somalia 🇸🇴 way kudesay magaloyin badan bay kaqabsatay ETHIOPIA 🇪🇹 intay kumaqanayen somaliland ay islahayen xasida wadanki kalabadh bay marayaan ETHIOPIA 🇪🇹 somaliland way gulesanysa insha Allah xasid nimada wanu kufa iidanaa anagu
Maamulka muqdisho ee maafiyada ah , yaa warkooda qaadanaya😂😂😂
Kaalay hargaysa hadaad nintahay kuwi waxkulaha bakayacay dameer dameer dhalay nagamatihid wakiil waxanaxukuma madaxwayne muse biixi
😮😮😮
😂😂😂 kuwii kabaha afka kuqaadan jirey markay rag is arkaan baa manta Hawiye ugoodinaya 😅
Xalka daji ninku waa irir ee
@@axmedaxmed5455 hooyadood irirka hakawasaane ina dhaafiya waxaan jilicsantaa adinka isla degee daroodow 😂
1:16:42 ninkaas ayaa su'aashii aan qabey ii weydiiyey wasiirka.
Wasiirka odeyga masha so fadhiya oo medaxwey oo sacadka heerka oo sheggego'
Shul aan lehayn waa ufaadiyo
Xataa' sheref Ayuu derramaya'
Leekin Eedeer' gerdaro weye'
Wexa itoopi Waa ku gerdaroneya wex. Idinka dhaxeya majirto' wex idinka dhexa ma' jirto'
Waad dedamindontaa' qaraar
Itoopio
İtoobiyaan yahow yaa soomaliga ku baray
Ethiopia and somaliland successfully 01.01.2024
badeena arki meeso itoobiya soomaaliya wanoshahy
😂😂😂wey bakhtiday waa lasoo.aasay Somalia
@@YacqubAli-j9doromo afsoomaaliga bartey
@@saidahmed3524 Sow maad bin hadaan afsoomaligii baraney bal Waad halkaad gashaan Muqdisho iskaga sii guura Ama china diyaarad weyn Oo nawada qaada noo keen dhaha Ethiopia dhulkeni xoog ku haysatw
Dadka ka qeeyb galayasha sual markii la weydiiyo amaan furfurasho iyo sharxaad ku sabsan suasha .wariyha wax uu ku hayaa suasha ...... taas igula yaab badan aniga dhoor dood aan daway ku arkay . Mgacaga kadib suasha abaar .waqtiga soo koob
Beenaale FIQI ARGAGIXISO MUNAAFAQ QADAADWEYN
Oromada afsomali nagu baratay ayaa tahay. Balse wax kama badali kartid .Somali waa iska kaa xigtaa
Dadka waa in orientation loo sameeyo in su'aalaha ay la jiitamin ee si dhakhso badan ay usoo gudbiyaan.
Somaalidu waa in ay ogaadeeniya in Etobiya ay gumeeystaan oo aynu dooneeyno in ay Xoriyadooda siiyaan marka hore kadibna naga codsadaan in ay naga kireystaan badeena sidaas waa in aan isla ogaanaa.
Wasiirka
Waa mahsantahay
Lkn waxaa lagarabaa dadka
Somaliyed inlagujediyo Etopiya inan iska difacno dhalinyarada
iyo in tawa barka
Ciidan waajiblaga dhigo
Munaafaq
Somalia ha is raacdo oo ha midoobaan guul baa idin soo hoyan doonto 😂😂❤
itoobiya xashooyinka beenta oo barlamanka soomaaliya asixin itoobiya xashadahada cuun dheeh baad iyo bari nagu arki meso badiisa iratareya haka doonto
Abii dawladii hore isagaa u rukuuci jirey waayo wax fara gelin ah kuma samayn jirin
ETHIOPIA WEXEEY TIRI HAWIYE QOORAWEEYNE MOOYEE INTA KALE ANIGAA HEEYSTA INTAAS WAANKA NAXAY WLHI SOMALI WEEY U DHAMAATEY
Hadal yaqaan aqoonyahan..hadal waadine Wasir fiqi
Afkaaga caano lagu qabay mudane wasiir
DAMEER FIQI WALALKII ASKARI BUU AHAA AFWEYENE SHACABKA SOMALI U CADAADIN JIREY ASKARI AFWYENU AHAA AMA WAXII SIYAD UGA YEEDHI JIREY XOOG DALLAKA SNM BAA DISHEY ISAGOO DIFCAAYA XUKUNKII AFWEYENE WAA CIIL QABE QABIILKA ISAAQ
DAMEER FIQI WALAAHI OO WLAAHI HADII ISAAQ QORI QAATO IN SIDII SIYAAD BARE ODHAN DOONTAN ISAAQ MA QARAN BAA SIYAD BARE CIIDNAKIISII XATAAA 1% MA HAYSID KOLKA EDEB YEELO INYA AAN ISAAQ QORIGA QAADAN HADA NIDAM SOMALILND LA YIDHAA OO DAGAN OO XATAA LAASCNOOD CIIDNAKA KU FSAXIN BAA JOOGAA
Waxa kuso sheegay faisal faruuuq
Ninkaan dadiisa ma taqaan? 😂😂😂😂
@@abdullahiomarali5241 adaa xanuunsan iyo hadhaagii SNM odhan guul somali wayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
❤❤❤❤❤ ❤❤