Xasan aden samater

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 чер 2008
  • Qorraxdoo aroortii qaybisey fallaadhaha ama qaaso rooboo daruur midab ku qarisey. Maxaa maalmo ina soo maray.

КОМЕНТАРІ • 48

  • @MohamedAhmed-ps2gd
    @MohamedAhmed-ps2gd 2 роки тому

    Waayo waayo 👊👊 xasanka 2021🙏🙏

  • @princejuba
    @princejuba 11 років тому +3

    ilahay kuu naxariisay kinsi xaaji adan

  • @MegaHardo
    @MegaHardo 13 років тому

    you have been my most favorite singer since my childhood.

  • @janagale2
    @janagale2 12 років тому +2

    aadan samatar waa abwan

  • @saadaq12
    @saadaq12 15 років тому

    very good Famous singer Hassan adan for beautiful song.

  • @BMF745
    @BMF745 14 років тому +1

    is this the LB channel that made that collection of somali dances with the background of Cassidy I'm A Hustla Instrumental???

  • @RAm-sy2jm
    @RAm-sy2jm 3 роки тому +1

    Bro which year was this Hassan Adan samatar was 🔥🥵🥰

  • @yassinmohamed9468
    @yassinmohamed9468 11 років тому +3

    Heestan waxa iska lahaa Mr Shirwac cidii school kii kasa bal balaare garanaya ayuun baa garanaya Shirwac iyo Qarad, laba duba wax ka dhigi jiree oo Qaradna waxay ahayd ruuxuu jeeclaa Mr Shirwax

  • @kenyayetu100
    @kenyayetu100 13 років тому +1

    the first song is so sweet.anyone know where i can get it or who the woman singer is?pls tell me.thanks.

  • @zaynabfarah3266
    @zaynabfarah3266 9 років тому +3

    waa kan xasan aadanoo wiil yara eshcalaa Heesaa caalamiya

  • @suchw
    @suchw 13 років тому +1

    i like the first song..if yu can post it it w'd nice

  • @munibalhaj5741
    @munibalhaj5741 7 років тому +2

    cidkasta hala haato heesta kan hesaya iyo ki sameeyyba malinta somalibay ahayen lkn manta wa qabill...

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 7 років тому +4

    Heestan waxaa iska leh Shirwac, waxaa uu ahaa maamulihaygi diugsiga kaasabobolaare, xaaskiisa Qarad ayaduna waxay ii ahayd macalimad, iskuulka ayayna ka dhigi jirtay

  • @abdullahiali1394
    @abdullahiali1394 4 роки тому

    allow cimri dheer kusii
    xasan baashi waa fanaanka
    kaliya oo ku heesto 3 cod

  • @geeska
    @geeska 15 років тому +1

    Somali treasure

  • @Najma-n1
    @Najma-n1 6 років тому +2

    Man

  • @bulshaale1
    @bulshaale1 14 років тому

    LONGTIME SONG BUT SO NICE

  • @ciisexaashixayle4834
    @ciisexaashixayle4834 6 років тому +3

    Ereyadu waa Prof. Shirwac , laxanka iyo codkuna waa Xasan Baashe. Cajiib heesraan Qarad waa qiso dhaba oo aan u bogay

  • @hanadsalim47
    @hanadsalim47 9 років тому +1

    waa kinsi xaahi aadan sxb fuad heesta clipka ku bilaabanayso

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 роки тому

    Samatar💖💖💖💖💖💖

  • @user-mw7lo5qf7f
    @user-mw7lo5qf7f 5 років тому +1

    Dadkan akhlaaqadaa ka xun soomaali waa doomaali ee ku raaxaysta codkn dabacsan

  • @kenyayetu100
    @kenyayetu100 13 років тому

    @jibrilstudio could you pls tell me where i can get the first song or who the woman singer is?thanks

  • @firdowsadahir4297
    @firdowsadahir4297 8 років тому

    waaaw waa hees aan jeclahy

  • @TheWalkingNomad
    @TheWalkingNomad 11 років тому +1

    Just dusted off My Gantaal :D

  • @munibalhaj5741
    @munibalhaj5741 7 років тому +1

    Dadkan waalan abwaanka heesta sameeeyyy meeshu doono haka so jeedo wa shkhsi somaliya mxa lo kala saraya
    Hargaysa mugdisho kalkacayo aduumyadu wxay ino taqanaa somali hadaad idinku qabiil isku taqaanan

  • @cawaleh
    @cawaleh 12 років тому

    Qorraxdoo aroortii qaybisey falaadhaha ama qaaso rooba daruur midab ku qarisey. qeymeheedi leyee qof bildhan lama amaano qalad lo maheystee qureshtii haweenkaay(*2) naftaad qanciseybaa ku qushucdayoo wanaag ku qireyysey(*2) qabrigaa horjeeda qaranee

    • @abdiboosboos6639
      @abdiboosboos6639 4 роки тому

      Heestan waxaa iska leh maamulahagii dugsiga sare ee kaasababalaare muqdisho Ustaad Prof Cabdiqaadir Maxamed Shirwac

  • @baarqabciise6721
    @baarqabciise6721 4 роки тому

    Ilamerayso

  • @jugsoodhacayinacaannomadaa5631
    @jugsoodhacayinacaannomadaa5631 12 років тому

    anigaaa leh ereyadeeda

  • @soomaaliweyn4life
    @soomaaliweyn4life 13 років тому

    WAA YAB DADKII HORE JACAYLKA SIFICIAN U YAQAANEN, WADANKOO NABADA ISKAGA BAASHALI JIREEN, MARKAAN ANAGU DHALANA WAY DUNSHEEN HADA AY AYAGU CIMRIGOODI SOO DHAMEESTEN

  • @suchw
    @suchw 13 років тому

    @jibrilstudio sxb heesta ugu horeysa ku heystaa nooh ma soon gelin gartaa plz?

  • @sharma8206
    @sharma8206 7 років тому +1

    Dr abwaaan shirwac beenta dadka kadaya

  • @awdalboy1
    @awdalboy1 12 років тому

    Heestan yaa erayadeeda iska leh walaalayaal ?

  • @fuadbudhcad5215
    @fuadbudhcad5215 12 років тому

    yaa ya qaan heesta ay ka bilaab mayso clip kan maha samatar heestiisa

  • @Baahalow
    @Baahalow 13 років тому

    @ywais
    Somaliland waxay naarta loogu badinaayaa Qabiilka , Nacasyahow heestaan ninka leh waa la yaqaan ee xishood

  • @janaleh1
    @janaleh1 12 років тому

    heee

  • @ugaascadde
    @ugaascadde 15 років тому +1

    waa hees aan marnaba caadi aheen

    • @MohamedAhmed-ps2gd
      @MohamedAhmed-ps2gd 2 роки тому +1

      Manooshay tlow pro kk

    • @ugaascadde
      @ugaascadde 2 роки тому

      @@MohamedAhmed-ps2gd haa bro

    • @MohamedAhmed-ps2gd
      @MohamedAhmed-ps2gd 2 роки тому

      @@ugaascadde cimra Alle hkuusiyaadiyo sxb

    • @ugaascadde
      @ugaascadde 2 роки тому +1

      @@MohamedAhmed-ps2gd aamiin dhamaanteen khaatumo wanaagsan alle ha nasiiyo

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 8 років тому +4

    Yassin Mohamd iyo Moha Abdi
    umada beenta kadaaya Heesta Qoraxdoo Aroortii
    waxaa iska leh Abwaan reer SOMALILAND ah oo layidhaahdo
    Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan Ganay)
    beenta halajoojiyo wax walba reer koonfureedku miyey kumurmidoonaan

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 7 років тому +1

      Dameer beenaale ah, heestan waxaa iska leh SHIRWAC, maamulihii dugsiga sare ee kaasabobolaare Muqdisho

  • @sahraxasab6023
    @sahraxasab6023 8 років тому

    l

  • @soomaaliweyn4life
    @soomaaliweyn4life 13 років тому

    @Baahalow WAA RUNTAA WLAAAL OO GABADHA HEESTAAN LOO QAADAY WAXAAN KU ARKAY XAFALAD SWEDHAN GAAR AHAAN STOCLM XAFLADII GALMUDUG, WAANA NALOOSHEEGAY OO QAMAR ALAHA DAYSTEE WAY MUDANTAHAY IN LA AMAANO

  • @geeska
    @geeska 15 років тому

    Somali treasure