NEW SONG KHAALID DHOOBO DAYAXAA LOO GUURAYAA 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 січ 2019
  • Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 183

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 6 місяців тому +30

    Inta Tiktok kasoo raacday heestan 2024 like iisaar

  • @dirisleabdi364
    @dirisleabdi364 5 років тому +84

    War kooxdana may jirtay mise anaa modaya Hargeisa Fananiin ugu kaalay dhe Mise Hoygii Fankay ahaydba Reer Somaliland Waan idin jeclahay👉❤️

  • @sagaljuusto1555
    @sagaljuusto1555 5 років тому +49

    Ugu dambeyn wakana Khaalid Dhoobo
    Erayada💯
    Laxanka💯
    Codka💯
    Music💯
    Stylka💯
    Ciyaarta💯
    Wa wada waaaw hesta dhan
    Cod alle wu siyay 👍

  • @Khaalid_dhoobo_official
    @Khaalid_dhoobo_official 5 років тому +61

    Waad mahad san tihiin dhamaantiin asxaabtayda qaliga mar walba taageeridiina ayaan wax ku ahay ❤

    • @maxamecusman4804
      @maxamecusman4804 5 років тому +1

      warniyohow fanan weynbad noqon dontaa balse heesaha calacalka ah ku badnoowbiyagaad ku horaysaye.

    • @maryankayf4728
      @maryankayf4728 5 років тому +2

      dhoobo waad cod macaantay alaha kuu siyaadsho

    • @nasracisman1731
      @nasracisman1731 5 років тому +1

      Dhoobo yare lpz wankugu haystaye nabarka xage kahela hore usoco 😂😂

    • @muunaasli1648
      @muunaasli1648 5 років тому +1

      Dhooba yare maxa lagugu bixiyay

  • @ubaxabshircaraaye4494
    @ubaxabshircaraaye4494 Рік тому +9

    Inta 2023 dawaneysa love saara😆☝️

  • @Hooda36
    @Hooda36 5 років тому +28

    Masha ALLAH Fananitayada Sharafta Badana Viva Somaliland ❤❤❤❤ viva Dhaman My People Khaalid Doobo Beautiful Voice🤗 Happy New year💓❣💞💝💘💋

  • @nabiilnani1358
    @nabiilnani1358 5 років тому +23

    Khaalid xuseen jaamc nuur wllhi waa wiil izla helaY amarka ilaahY dabeecad wanaag iyo cod mcn waana TageerzanY zxb GuuL iyo gopanimo 😗😚 Anigu wxn jeclY oo n kala qad qaado ma hayo waayo hesahaga midpa mid ka mcn tu aan ku dhago garan maayo sapaptuna waa codkaaga macan

  • @hoodomaxamed5771
    @hoodomaxamed5771 6 місяців тому +2

    Heesta Yaa Tiktok kaso arkay sidayda 2024/1/16😂Love isaar

  • @g_3YD
    @g_3YD 5 років тому +4

    Khalid dhobayare go forward pro
    Hawraar media idinna go forward

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 4 місяці тому +1

    Ka dayrin maayo dookheyga❤😊

  • @kowsarhassan4756
    @kowsarhassan4756 6 місяців тому +2

    Inta tiktok ka soo raacdey farta taaga 😂😂😂😂

  • @amaanicade402
    @amaanicade402 5 років тому +4

    Dhoobo ku taageera wlhi cid waxba kagama bashnid keep going

  • @ilamaaltrading7409
    @ilamaaltrading7409 5 років тому +13

    HOOYGA FANKA SOMALILND💯✔

  • @Khaalid_dhoobo_official
    @Khaalid_dhoobo_official 5 років тому +80

    Thanks dhamaan hawl wadeenada hawraar media production

  • @Fihiimaquule
    @Fihiimaquule 5 років тому +15

    Heestan waxaa ibaray jeclkayga mohamed ilaahay haykaa xafido mcne calafna rabi hayskugu keen daro

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +3

    Excellent Khalid Dhoobo love it

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 5 років тому +5

    Daboolkaba kaqaadoo bal soo durug an dareemo xiisaha iyo halka ani idaran woow best wlhy dhoobo😍👌

    • @sagalb9780
      @sagalb9780 5 років тому

      Wwwwwww meesha wax jooga mid a mid buu fadhisiyay wan idin salamayaa👌👌👍👍👍

    • @sagalb9780
      @sagalb9780 5 років тому

      Khaalid dhoobo yare cabdikariim cali shaaha khaalid kamil wa libaaxyo halkaa kaga haya 🎤🎤🎤🎤🎤🎤🌷🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌼🌼💘💝💖💙💜😘😘😙😙😍❤❤❤

    • @sagalb9780
      @sagalb9780 5 років тому

      Sahara kiin iyo hibaaq gobaad walalahayga qaliga ah idinkoo iga raaliya dhinaca jaasga isga saxa wayo wax la idin moodaa inaad dheldhliyaysaa ama heeda iyo sida musgu uu dhacayo baa loo dhaqaqaah lkn idinku wad daashe hadna wax idiin ma madhxin

  • @AdnaaAhmed-rs9rl
    @AdnaaAhmed-rs9rl 4 місяці тому

    Heestan waxan labaad soo bookhday 3/22/2024 xasuus kale iyo wakhtiga aan heestan dareemay laxankeedu micnihu leeyahay😢

  • @heegoheego9503
    @heegoheego9503 5 років тому +8

    Yaasalam codbaa ku jira khalid👌👏😍

  • @abdiwahidhussein8396
    @abdiwahidhussein8396 4 роки тому +2

    Walaalkay iga yar. Hees iyo badh.

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 5 років тому +4

    dhoopo fanaan yaroo talent leh
    keep going bro

  • @hodanosmanmahamed2382
    @hodanosmanmahamed2382 4 роки тому +3

    Man samir darnayne qalbiga damqanaya😥❤❤

  • @Eng.Qorrane
    @Eng.Qorrane 5 років тому +8

    Khalid dHoopoyare .🙋go forward Hawrar Media.

  • @hudanmohamed395
    @hudanmohamed395 4 роки тому +1

    caadi mahan khaalid dhoobo waqti ga deg degayo dambi maha jaceyl kuye hees iga dheh 🙏❤❤❤💞

  • @abdiqanimusa5201
    @abdiqanimusa5201 4 роки тому +3

    Fanankan cawa igu horeysa 17/12/2019 lkn wan tageray.

  • @ahmedsolo1282
    @ahmedsolo1282 5 років тому +2

    khaalid dhooto hore u soco sxb heestan weynaga gadan thy

  • @cabdulahishire9888
    @cabdulahishire9888 5 років тому +8

    Keep going bro from somalia🇸🇴

  • @mohamedyuusuf7925
    @mohamedyuusuf7925 5 років тому +5

    Saalaax sanaag halkuu ka dhacay yaa ila.tabay ninka

  • @hadiyacumar2403
    @hadiyacumar2403 5 років тому +1

    Masha llha alowda fananita dadayar waaniditagera

  • @hodanabdiqani1498
    @hodanabdiqani1498 6 місяців тому +1

    Wa markii igu horeysay an maqlo hestan2024😩

  • @AsmarApdirizek
    @AsmarApdirizek 3 місяці тому

    Qisadi hesta anigay la isamayey

  • @hananfarhan5885
    @hananfarhan5885 5 років тому +2

    Khalid hore usoco masha Allah heestan waqtigeedii weyi

  • @shiineculay4760
    @shiineculay4760 5 років тому +2

    axyaa fanaaaan hore u soco

  • @user-ff6ry1ve4e
    @user-ff6ry1ve4e 5 місяців тому +1

    Haygii fanka somaliland

  • @ahmedyusuf5553
    @ahmedyusuf5553 5 років тому

    Waa kaa Fanaan iska hees looma heeso legend hore u soco

  • @user-us2vb1qh6e
    @user-us2vb1qh6e 6 місяців тому

    Top weeye heestani from tiktok

  • @mohamedkhaliifa5906
    @mohamedkhaliifa5906 5 років тому +1

    Waaw Mshlh dbcn horay umadhagaysan wilkan codkiisa Lkn cwa waa iga gadmay Runtii khaalid bruh keep going
    Dhulkii Somali wn u xizy

  • @nuuradiinaxmed7951
    @nuuradiinaxmed7951 5 років тому +1

    Khaliid nin ragged wlliga hore usoco zhp Qaliya alle grbkaga hagalo

  • @yasinjamal3491
    @yasinjamal3491 5 років тому +3

    Sanad wac somliland

  • @aminaali1158
    @aminaali1158 5 років тому +1

    Fananiintani waa reer burco mnsha allaah dhamaan fananintayda somaliland oo dhaan waan jecelahay ilaa daraf ilaa daraaf

  • @fadumoxanan7813
    @fadumoxanan7813 4 роки тому +1

    Www cadi mahan khaldi dhoobo hirya usoco wllo❤

  • @fatumadahir5905
    @fatumadahir5905 5 років тому +1

    Masha allh wilkan illhy cod busiyey

  • @abdiazizfarahdaud
    @abdiazizfarahdaud 6 місяців тому +3

    Ka deyrin maayo dookhee
    Diidyoo cidkale
    Aduu ku doonayaa❤

  • @jamilaadam5477
    @jamilaadam5477 5 років тому +1

    Masha allah cod baad haaysa

  • @banaadirboy5695
    @banaadirboy5695 5 років тому +5

    2 June 2019 miyaa la gaaray?
    26 April 2019 ayaa la marooyaa Hada 😂😂😂

  • @axmedheercaalami2025
    @axmedheercaalami2025 5 років тому +6

    Khaalid xuseen jaamac nuur ( dhoobo yare) zxbky

  • @umuyusrawow5150
    @umuyusrawow5150 4 роки тому +1

    Dayaxa lo guraya 👌

  • @hashimcabdulahiahmed9475
    @hashimcabdulahiahmed9475 5 років тому +2

    anigu ismaba lahayn 2019ka ayaa heestan laqaadi karaa

  • @CabdilaahiOsman-mn3mx
    @CabdilaahiOsman-mn3mx 6 місяців тому +1

    Wkhtiga deg degooh

  • @mukhtaardavid1418
    @mukhtaardavid1418 5 років тому +5

    Khalid dhoobe tagera kuhaya Hore usoco sxp like

  • @amuunmahamedofficial8782
    @amuunmahamedofficial8782 5 років тому +1

    I am support khaalid dhobo keep going my bro

  • @haldoorhavaze5381
    @haldoorhavaze5381 2 роки тому +1

    Sabankii hore ladadi jiray dunidan ma joogtee dayaxaa loo guuraya @khaalid dhoobo waxaad heshay abaal marin heesta iyo Telesom markay dayaxa uguurto

  • @nimcoaxmed7207
    @nimcoaxmed7207 5 років тому +6

    maxaa dabar kugu xidhay eesh calaa hees😭

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed 5 років тому +6

    Khaalid dhoobo wiil codkiisu yahay top taageere buuxda u ahay isaga iyo Khaalid kaamil iyo Ina Ali shaah waana raga dayax band shiday saddexdaasi

  • @asadcabdi1533
    @asadcabdi1533 5 років тому +1

    Mansha Allah wll

  • @hassanfarah11
    @hassanfarah11 5 років тому +1

    Wow waxaa saa hees ah

  • @mohamedmuse2224
    @mohamedmuse2224 4 роки тому

    Mnshalh khalid mxmed alle hku aharfo wll

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 3 роки тому +4

    Hees taan qofkii an wali dhageysanin wanka xumahay
    Waa hees macaan ad iyo ad gym Ayan joge markii igu horeyse an dhageyste dadkii mesha jooge Ayan ka xishoode ma ahee inan ciyaaro Ayan ku sigte si bey ii tawaatay 🤣😆

    • @user-fv7rb7wi5l
      @user-fv7rb7wi5l 7 місяців тому

      Anah 2024 oo labo bari ka dhimantahay baan heestaan markii iigu horeysay tiktok ga kasoo arkay sidaasaana UA-cam ka ugasoo raadiyay

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 7 місяців тому

      @@user-fv7rb7wi5l jah

  • @SuradTV1
    @SuradTV1 5 років тому +9

    waar nio reer waqooyi waxan kaga yaabay waa wada cod kii microphone qataba kii kale ka daran yaa ila arkay

    • @KawsarMuse
      @KawsarMuse 4 місяці тому

      Luuqada Lagu Heeso Ayeey Aslanba Ku hadlan Sawmaha Halka Kon Furtu Markay Heesayan Uun Eereyada Isticmalayan Macnnahu Waa lahajada

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 5 років тому

    Mansha allah hees dhisan

  • @asadmuniir4626
    @asadmuniir4626 4 роки тому

    Waan ku aminsanehe Khalid dhoobo go head

  • @najaxsuusuu8497
    @najaxsuusuu8497 5 років тому +1

    Hory usoco abwe khaalid

  • @quenAbdirisaksalah
    @quenAbdirisaksalah 6 місяців тому

    hess badh❤🎉

  • @faathiabadullahi1137
    @faathiabadullahi1137 6 місяців тому

    Sanad walbo hees iga hadlaysaa imaato 😊

  • @bushraabdicalinuur5321
    @bushraabdicalinuur5321 5 років тому

    DaYaxa luugurayaa🌜🌜🌜
    💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜
    Kadiri maayu duukiayga
    Waa khtiigaa dgdg yuu
    Dabi Maya jacaaYlkoo
    Man zamiirdanayni Qalbiigaa itaardhanaya💘💘💘💘💘💘

  • @suxufisiciidcabdilahitiij1049
    @suxufisiciidcabdilahitiij1049 5 років тому

    nice song sxb

  • @naimoabdi6225
    @naimoabdi6225 5 років тому +2

    Waa hees shidan

  • @yartasomali33
    @yartasomali33 5 років тому +3

    Shra kinn miyaa qofkas weya cayishaya www

  • @MaxamuudGiire
    @MaxamuudGiire 7 місяців тому

    Khalid dhobo fanaankii qarnigan weeye

  • @MaxamedDeeq-u2n
    @MaxamedDeeq-u2n День тому

    Maxamed deeq

  • @durdur77
    @durdur77 5 років тому

    Ninkani waa fanaan buuxa

  • @nafisamohamed7726
    @nafisamohamed7726 5 років тому +3

    Www ii nolow my dhigaygii

  • @somalikiddancers9202
    @somalikiddancers9202 5 років тому +1

    Khaalid dhoobo 👏👏

  • @MaxamedDeeq-u2n
    @MaxamedDeeq-u2n День тому

    Maxamed jeeri

  • @qofkujeceladoojecel5373
    @qofkujeceladoojecel5373 5 років тому

    Sanad cusub iyo fanan cusub walee

  • @aniizamohamed-nn6zl
    @aniizamohamed-nn6zl 6 місяців тому

    Heestan❤😢

  • @zackbilllionerofficial7147
    @zackbilllionerofficial7147 5 років тому

    Fanaaan somaliyeed

  • @fatimalucky636
    @fatimalucky636 5 років тому +1

    Abdi kariin cali shaah meede
    Dhoobo yre👌

  • @ahmeth_aprhulrahman
    @ahmeth_aprhulrahman 5 років тому

    Dhoopo yare my fav

  • @abshirabdirooble3640
    @abshirabdirooble3640 4 місяці тому

    Wwa TikTok ban kasoo arkay

  • @MaxamedDeeq-u2n
    @MaxamedDeeq-u2n День тому

    Maxamed raage axmed

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 6 місяців тому

    Jah 😢❤

  • @haniabdi7759
    @haniabdi7759 2 роки тому

    cod iyo laxan wey ku dhamestirantahay

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 років тому +2

    Khaliiid yar

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 5 років тому

    Heestii aduun ka iga dheh

  • @stayblue759
    @stayblue759 5 років тому

    Wow DAYAXAA LOO GUURAYA.
    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
    Fanaan dagan halka kasii wad kaabe daganaan wax dhaama la waaye ✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌

  • @haniabdi7759
    @haniabdi7759 2 роки тому

    heesta waa dhuuxa

  • @yartasomali33
    @yartasomali33 5 років тому +1

    Nice song

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 5 років тому +3

    tartan naga dhaxeya wiil ee nacabka iga tiriya keliya subscribe isaara oo isoo bookhda walalyal 💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @iskufilan6695
    @iskufilan6695 5 років тому +1

    khalid dhoobo yare

  • @bisharomaxamud8981
    @bisharomaxamud8981 2 роки тому

    Masha Allah axsan

  • @user-ds1kd1un7q
    @user-ds1kd1un7q 4 роки тому

    Maasha allah cod iga dheh dhoobo allah haku daayo

  • @yasinjamal3491
    @yasinjamal3491 5 років тому

    18may waa timid

  • @elzame3r272
    @elzame3r272 5 років тому +4

    FaNan an taGerO kHaLiT dHooPoH❤🌹

  • @sharlaaweabdichannel2061
    @sharlaaweabdichannel2061 5 років тому

    mnzha alah khaalelid dhoobo hore u soco viva Dhoobo

  • @nafisamohamed7726
    @nafisamohamed7726 5 років тому

    Wwww maan samir darnayne www

  • @khadramustafe5873
    @khadramustafe5873 5 років тому +1

    Waaa

  • @zohoursaed8860
    @zohoursaed8860 5 років тому

    Meesha wxba kuma haysid

  • @haniabdi7759
    @haniabdi7759 2 роки тому

    aan dareemo xiisah caleg hees

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 5 років тому

    👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌