FILmka kaama quusan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 тра 2020
  • kaama quusan

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @zaamrashiid8445
    @zaamrashiid8445 4 роки тому +370

    Inta tiktok kaso daawatay e halkaas kaso raacday jamacadii dhaqan miyi iyo dhalmagaalo na xalay kaso qalinjabisay like isaara❤❤❤❤👈🏾👈🏾

  • @hannajihaan6203
    @hannajihaan6203 4 роки тому +85

    Alleh hani daayo Inta Haysta Aabo wangsn o jecel O la taliya😰😭😰

  • @ramlahussein8850
    @ramlahussein8850 4 роки тому +37

    Aabaha ubax waa aabe legend ah wlhi riwayado bdn buu sameeyay aan kuxasuusta talent inaba caadi aheyn ayuu leeyahay ❤❤❤🙏🙏

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 4 роки тому +28

    Inta haboon darteed usoo gashay farta hataagti 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @bashirabukar1330
    @bashirabukar1330 4 роки тому +105

    Odayga ubax dhalay inta xusuusta like ii saara
    Filimkii hanad 😎

    • @fatimacadey4563
      @fatimacadey4563 4 роки тому +1

      Haa wlhi odayga waaba filin maceeye caadi ah anoo yar baa dawaday riwaayad uu ku jiray 😭

    • @suhaybyare6394
      @suhaybyare6394 4 роки тому +1

      Hello

    • @shaaficigaafaay5834
      @shaaficigaafaay5834 4 роки тому +2

      Ruwaayad la dhihi zamzam iyo zakariye.
      Oo lababda gabdhood ee isla dhalatay isla jeclanayaan zakariye oo zamzam sunta cabeyso. Zakariye ninka dhalayi ninkan buu ahaa.
      Zakariye ninkii ku jilayay filmka waxa layiraahdaa yackoo hadda xamar buu joogaa aflaamta hindiga ee fanproj-ka ayuu inta badan laadarka codeeyaa.
      Xilli fog baan daawaday ruwaayaddaa

    • @ubahali5155
      @ubahali5155 3 роки тому

      Haaa filmki hanad

    • @naimamahamad8556
      @naimamahamad8556 3 роки тому

      Exactly wlhi

  • @maxamedmoyzar3060
    @maxamedmoyzar3060 4 роки тому +59

    Codsi aniga oo ku hadlaya afka dhamaan dawadayaasha filmka fadlan qayb labaad ha yeeesho filmkani like ii saar hadaad igu raacsantahay arintan

  • @hindisahajaceylkagl7458
    @hindisahajaceylkagl7458 4 роки тому +161

    Filimkaan tiktok ku soo arkay wuu isoo qanciyay sideydookale hadii aad tiktok ka timid like igu sharaf plz👋

  • @hamzemanovesto1304
    @hamzemanovesto1304 4 роки тому +33

    Waaw MNSHALAH filimkan waa filim laga shaqeeyay oo wakhti badn galiyay dadka xitaa jilniin wcn ayay sameeyeen mid kle noo soo saara reer jigjiga dad qalbi wcn tihiin iyo quluub leh oo dagan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan 4 роки тому +1

      Maxa lagaga shaqeyay eed argty wali film maskaxdada ma ku dhashay ma samaysay riwayad aqon miyad u leday.

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 роки тому +19

    oh my good😢😢😢
    wlhi wuu film dhaafay kanu waxbadan ayuu xambaarsan yahay actoradiisuna dhamantoodba waa top mnsha allh filimantano kale ayaan ubaahanahay dadkaygiyow dhalinyaro idinkuna hore usocda
    asxaabta reer hargeisa idinkuna hambalyo udhaha dhalinta ha niyad jabininee

  • @apdihakemomer2084
    @apdihakemomer2084 4 роки тому +28

    Masha Allah, inanta in lagu daadinayo metelaysaa waa geenyo ❤

  • @queenriyaad1886
    @queenriyaad1886 4 роки тому +60

    Ilove jigjiga jecliya in aan mar soo arko jigjiga I am from Hargeisa wan idin soo salamy reer jigjiga one love ❤❤❤

  • @prettypellachoklatina9234
    @prettypellachoklatina9234 4 роки тому +354

    Dhaqan mii&dhal mglo yaa so dhmYzatay👎👏♥️

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 3 роки тому +13

    Aabe Fiican waaye wlhy msha Allah siduu wax U fahmay ayaan ka helay aabe nolow ayaan lenahy

  • @ednamouze6935
    @ednamouze6935 3 роки тому +13

    Best film oo soomaali ah oo wakhti 1hr ah ku bixiyy waligy heartache weeyi wlhi 😢😢💔💔naago waa isku wada xaasid mrky sheekadu gaadho jacayl jacyl🤣👋🏻

  • @sadiiqalihaaji4713
    @sadiiqalihaaji4713 3 роки тому +5

    Wallhi aaabuhu waa tusaalaha kaliya ee uu ilmuhu haysto inta uu yaryahay 🥰 aabo janada allow kaa waraabi🥰🤲🤲

  • @ugaasqablan3564
    @ugaasqablan3564 4 роки тому +18

    Inanta haboon aad ayey u qurxoonthy masha allaaah
    Hadan lagu qabin ina adeero igaso wardoon❤

  • @abdikhaalaqmohamedofficial8508
    @abdikhaalaqmohamedofficial8508 4 роки тому +13

    Isma lahayn dhalinyaro sidan oo kale ah inay joogan dawladda deeganka soomalida balse waan hambalyaynayaa🙏🏻💗

  • @mohammaddeck
    @mohammaddeck 4 роки тому +24

    Cajiib wlhi waan la dhacay wana jeclaan laha inaad sdaan nogu sii wdaaa itna igu racsan fikirkayga like iisara

  • @beckyyzbeez4887
    @beckyyzbeez4887 4 роки тому +18

    Wow hooray u socda reer jigjiga wa dadki ugu horeyay e filimada somaliga jilaa e baryih danbe unbay jojiyen ino si wada

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 роки тому +191

    Inta shahaadadii dhaqan mii iyo dhal magaalo sidata ismuujiya hhh

  • @nafisasiman4207
    @nafisasiman4207 4 роки тому +10

    Jigjiga GurinaGi Gulaa
    Ka dhigee salaan
    Gobta mayGa gaadhsiin🙋‍♀️🌹🇸🇴
    Rer jigjiga❤

  • @filsanmohamed9200
    @filsanmohamed9200 4 роки тому +240

    Cawale in oow u egyahay omar barbar yaa ila arkay

  • @arsenalfootball7492
    @arsenalfootball7492 4 роки тому +24

    Hadaan ogaan lahaa somalida ineey wax sidaano kale ujili karaaan marnaba maaanan fiirsaden filimaanta netflix

  • @halasports6007
    @halasports6007 4 роки тому +23

    Haboon qurux badanaa mansha Allah xagee lga helaa 😂😂😂😂

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily8565 4 роки тому +50

    Anig waxan jecalahy filimak dhaqan miyo iyo dhaqan magalo

  • @Live-walbe-duube
    @Live-walbe-duube 4 роки тому +58

    aad baaan uso dhoweynaa
    intii filmkiii dhaqan magalo iyo
    dhal miyi
    la socotay sidii aniga cml like

    • @siciidxirsi5682
      @siciidxirsi5682 3 роки тому +1

      🕋🕋🕋🕋 AnigU lacag kama dooran lahayn aakhiro Hadad nabigeena jeceshihiin N.N.KH lake iisaar

  • @usamaali1028
    @usamaali1028 4 роки тому +61

    the one and only somali movie i have ever liked 😍😍😍😍😍😍

  • @shbbab115
    @shbbab115 4 роки тому +26

    25/may 2020 6:16 am xanun badanaa adunyadan walahi waa fikir rafad gabigedubaa almihim isoduceyaa lacaginaa waxbaa matarto ee ugadaa

  • @goradsiyad1414
    @goradsiyad1414 4 роки тому +34

    My jigaga walee horaybaan ka gartay inay reer jigjiga yihiiin
    Haboon ha igu qabsanina hadaba

  • @sacad4253
    @sacad4253 4 роки тому +28

    Inta filimkan Cashar ka qaadatay like ha Ila dhafina

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 4 роки тому +6

    Gabadha ubax ku jiLaysa waxan jeclaan lahaa inay filimo badan kasoo muuqato sababtoo ah good talent ayay leedahy 🥰

  • @abdiasisomer6713
    @abdiasisomer6713 4 роки тому +32

    Film ku wi wanagsan yahay qisadiisuna wey dhandhamaysaa se waxa ka dhiman xaladii iyo in emotiona musics kii sida imika markii gabadha haboon gabadha kale laga raacay in emotional music loo sameyo sida in hees somali ah oo xaalkaas oo kle ka hadleysa loo saaro aad ayay film ka tayadiisa u caawinaysaa.
    Mahdsanidiin.

    • @issackhassan8778
      @issackhassan8778 3 роки тому +1

      Wlhi abaa dacad ah aya filimka kujira runti oo sii fican wx ukala wadhaa nh........balse aniga filimka qeybti 3 wan laayaha ee haligucawiyo inta qebtas kasi pal an arke filimkani waa beelooooo.....????

  • @dhalboqortoyo5806
    @dhalboqortoyo5806 4 роки тому +32

    Mashallh ciid mubarak dhamn musliminta uxibukum fillh❤❤🌙

  • @hibonura1319
    @hibonura1319 4 роки тому +50

    Taanii waa Jiliin oo kaliyaa lkn iyaado dhaba aniga igu dhacday😢😢😢😢

  • @Isgokumaxrizzeditz
    @Isgokumaxrizzeditz 4 роки тому +12

    Gunaanadka yaaa isoo jiitey!!! Waa Luul Jacaylkuye Allow hay din kala lumin...

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid 4 роки тому +11

    Haboon aaad ayey u qurux badantahay mansha allaaah Calayk ✌️🌹❤️

  • @sumyaabubkar2657
    @sumyaabubkar2657 4 роки тому +22

    AABo❤❤❤❤
    Illhow u naxriiso abyaashen

  • @balqiisz.lyricsz2746
    @balqiisz.lyricsz2746 4 роки тому +14

    Reer jiigjiiga waa Somalida ugu quruuxda badaan waliigeey maa tagiin laaiin yum waan dawaadeey

  • @Entire-World
    @Entire-World 2 роки тому +1

    The best love Drama that I have ever watched. Please keep going for such Love Drama. It could not hold my 😭.

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 4 роки тому +24

    WAXAN ARKAA GABADH GACANTA KU WADA XIDHATAY LABA CALAN OO SAMLIYEED

  • @AfnaanSalah
    @AfnaanSalah 4 роки тому +46

    Qofki u horeya ahay like dhac igu si 😂

    • @ilyaaskhadar2757
      @ilyaaskhadar2757 4 роки тому +1

      Iska ilaali like ta ha u baran

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 роки тому +1

      @nassir ansari 1
      Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf

  • @umufaatimaandfartuun177
    @umufaatimaandfartuun177 4 роки тому +5

    Film lama oran karo waa massage runta tabinaya hore wxn u arki jirnay gabdho lacg ka raaca jacaylka lkn manta wiil ayaa aragnay 👌👌👌

  • @abdimalikmohamed2583
    @abdimalikmohamed2583 4 роки тому +133

    War soomaliyeey hanaloo dulqaato hadan ree jigjiga nhy af soomaligan 12 jir ku baranaye 🤣🤣🤣🤣

    • @djciiltireofficiallchannel7133
      @djciiltireofficiallchannel7133 4 роки тому +13

      😂😂beenta maa sxp aniga ayaaba ka imiday jigjigq
      Imikana waxa jooga JAMURIYADA barakaysan ee Somaliland 👍🏻

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 4 роки тому +9

      WAN IDINKU QAADANAY WAX KAZTO TIHIN AWOOWAYAL JIG JIGA WA MEESHAN KU DHASHY MARKAN 1 SANO JIRAY AYA HARGIESA LAY GEEYAY ABALBAN U HAYA JIGJIGA HARGIESANA AADPAN U JCLAHAY ILAHAYOW WAXN KU WAYDIZANAYA INAN INTA NOLOSHAYDA KA DHIMAN HARGEISA KU NOOLADO💖💖💖💖💖💖❤🤩HOYGA RAAXADA KAAMA TAGI DOONO

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 4 роки тому +1

      @@djciiltireofficiallchannel7133 WAYNU WADA JOOGNAYE NEW HARGIESA IGU SO MAR MARARKA QAAR🤣🤣

    • @mohamedkahboqorka7967
      @mohamedkahboqorka7967 4 роки тому +1

      waxaas waxa weye jihaadki an kagabsaney oo gaal fuuto xun ina gumerysanayo😢💔

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 4 роки тому +7

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣Allah baa soomali badiyay lahjaduna waacaadi iiloolaada walaalahay from Hargaysa

  • @farhanjama7345
    @farhanjama7345 4 роки тому +60

    Soo dhawada halkan like saar, hadaad ilaa dhamadka la socon doontid 👍👍👍

  • @hamseahmed362
    @hamseahmed362 4 роки тому +5

    Walaahi waan ooyay😭,
    Qalbigayga jileeciisa ayaan la yaabay.
    Ilil ayaa iga timi.
    Walaal waligiin qadariya jacaylka iyo dareenada nafaha kale.
    Waa film taabanaya qalbiyada kuwa dhaawacan.
    Anigana jacaylku waa waxa in aan haween aamino, hadalna ku darso ii diiday.
    Guulaysta walaalaha jigjiga❤️

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 4 роки тому +13

    Caadimaha filimkan Ubax Aabahed wa actor qatar ah isago xamar jooga daawan jirin intii taqaan way garanasa wa nice❤❤🌹🌹🌹

  • @alioore2051
    @alioore2051 4 роки тому +20

    that's wonderful guys keep going I'm really so excited this story 💗

  • @Dejong-mt8xr
    @Dejong-mt8xr 4 роки тому +18

    walaahay qisadaan waa cibro wayn lkn inta fahmaysa ayaa iska yarba alle caadila

  • @idmanfaysal321
    @idmanfaysal321 4 роки тому +12

    Hada ayn tiktok kuso arkaY wlhi wa flim aad an uga helaY😭😭💔

  • @captainburaale1731
    @captainburaale1731 4 роки тому +49

    Filnkan dadka is jecel ku bilowdy mxuu ahaa ee bilaa barashada ahi 🤣🤣🤣

    • @fcwiriqclub1680
      @fcwiriqclub1680 4 роки тому +1

      Waan ka yaabay captain😂

    • @Dooxajoog
      @Dooxajoog 4 роки тому +1

      War ninkaan isku fikirbaa nahay filmku waa bilaa cusbo 😂😂😂

    • @nimcojanatofficial8395
      @nimcojanatofficial8395 4 роки тому +1

      @@Dooxajoog plz wll subscribe igu cawi

    • @nimcojanatofficial8395
      @nimcojanatofficial8395 4 роки тому

      @@Dooxajoog Plz subscribe iigu cawi to

    • @Dooxajoog
      @Dooxajoog 4 роки тому

      @@nimcojanatofficial8395 Walal amarkaga jira
      🙏🙏🙏

  • @rijaalrijaaldhaly240
    @rijaalrijaaldhaly240 4 роки тому +12

    AsxaaBey dhalin yaradii Ree islii ee Filimada matali jirtay iyo kuwani way isasawaaBiyaan yaa igu Raacsan leykta

  • @AhmedHassan-rp6yd
    @AhmedHassan-rp6yd 4 роки тому +10

    Legend jilaa weyn ii Muuuqada axmed jamac fikradaa filmaka leh

  • @hamzejaale7923
    @hamzejaale7923 4 роки тому +12

    Raganimo mha wlhi inta uu horkeenaayo gabadh kle wlhi inaan fiirsado waan kari wayay anigoo nin ah 🙏🙏🙏🙏

  • @djciiltireofficiallchannel7133
    @djciiltireofficiallchannel7133 4 роки тому +22

    Dadkaygii deer jigjiga waa idin xiisay
    Qaaniya jamac wll kuxiisay walhi
    Insha alah wanu wada joogna 👍🏻

  • @jeestoIbnuFooley
    @jeestoIbnuFooley 4 роки тому +21

    Masha alleH Film wanagasan oo Wacan weeye Runtii.
    Waan Hambalyaynayaaa Reer Jigjiga, Somali Galbed

  • @feylanmohamet4990
    @feylanmohamet4990 4 роки тому +8

    Odayga Ubax Dhalay Ku matalaya Waa Jiilaa top ah Wan Ka helaa Sida Filmaamta Uu U jilo Walahi 🙏🙏🙏

  • @ImaamAhmed
    @ImaamAhmed 4 роки тому +27

    Marna ha isku dayin inad qalbi ka farxiso midkalana dhawac ugeysato

  • @queenriyaad1886
    @queenriyaad1886 4 роки тому +11

    Habon inanta ku mateliysa yaa ila Arkay inay sharabd keliya xidhan thy 😂😂

    • @monaaar5277
      @monaaar5277 4 роки тому

      Aniga ma style cuzupaa 😅😅😅

    • @queenriyaad1886
      @queenriyaad1886 4 роки тому

      @@monaaar5277 hhh garan wayay haa mlha style jigjiga weyi

  • @nimcosagal254
    @nimcosagal254 4 роки тому +10

    Abahay haduu San ahaan Laaha😳 Mar Horuu i budhayn Laaha haduu waxas iga maqlo IstaakhfuraLaa😅😅😅😅

    • @abasabdikarim4526
      @abasabdikarim4526 4 роки тому

      NimcoH DhawrZan aabayaasha soomalida ayaa wada sidaasaa😁😂

    • @hamuch7083
      @hamuch7083 4 роки тому +1

      WlHi waa run jacaylpad sheegtaye xitaa ninpaan soo arakay laguma odhankaro😁😁allaH hanoo dayo abooyin sharflaa ina dhalaye🙏

    • @nimcosagal254
      @nimcosagal254 4 роки тому

      @@hamuch7083 aamin Qalli ilahay hayno daayo❤️

  • @najmanalka261
    @najmanalka261 4 роки тому +5

    Hadany film ka aanan ka dhex erkin ceegag &hibaq
    Isku filan film ma moodo anay way wa film dhag ah😍

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 4 роки тому +15

    Dumarku xasidbay
    Iskuyihiin
    Markay
    Maseer
    Noqoto

    • @umoomar3688
      @umoomar3688 4 роки тому

      3

    • @amalmahamed9540
      @amalmahamed9540 4 роки тому +1

      Dumarka oo kaliya maaha xitaa ragu way ku jiraan waayo qofkasta oo wax jecel inuu waxa uu jecel yahay helo haduu waayo xasad ayaa gala

  • @faizafarah5790
    @faizafarah5790 4 роки тому +22

    Dhulkeyga maxan uxiisay😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 4 роки тому +69

    Haboon wey qurux badan tahay MashaAllah
    😍

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 4 роки тому +71

    Jamacadi dhaqan mii iyo dhal magalo inti kaso baxday oo halkan timid sideyda🤣

    • @noloshacusub3528
      @noloshacusub3528 4 роки тому +1

      Anaga kasoo baxne shaahado maka sidata 😂😂😂

    • @nadiirayuusuf6887
      @nadiirayuusuf6887 4 роки тому +1

      😂😂😂😂

    • @sumayazuzu5486
      @sumayazuzu5486 4 роки тому

      @@noloshacusub3528 hhh ha weliba mid weeyn

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 роки тому

      @@nadiirayuusuf6887
      Wllashey qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 роки тому

      @@sumayazuzu5486
      Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf

  • @jibriilwarsame2799
    @jibriilwarsame2799 4 роки тому +9

    film waa dhqan miyi iyo dhal magaalo intiii soo dhamysaty like ta igu boooba

  • @mohamedsulieman8785
    @mohamedsulieman8785 4 роки тому +14

    Gacalisadada ubax kulahaaa reer jigjiga naga cilmi badan 😂😂

    • @munaahmed1121
      @munaahmed1121 3 роки тому

      😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @jeeymaanbilow2587
    @jeeymaanbilow2587 4 роки тому +10

    Filmka aad marax ku tilmaameysaan qiso buu xambaarsanyahay 🙏
    In jaceylka aan lagu daneysan
    Kuwa qarashka haystana aaysan ku gadan jeceel aan loo haynin
    Waa luul jaceylkuye Allow haidin kala lumin🌹❤

  • @cabdullahicattoo1386
    @cabdullahicattoo1386 3 роки тому +14

    I really appreciate the way individual played their parts especially Aba ubax he is really gentleman and understandable farther

  • @hiigsichannel6349
    @hiigsichannel6349 4 роки тому +20

    Filimka parts usameeya wan ka helnay👌

  • @samirshow22
    @samirshow22 4 роки тому +14

    Ree jig jiga ❤️

  • @muktarinoali8385
    @muktarinoali8385 4 роки тому +4

    nimanyhaow reerkan la yidhaa isaaqu halkay aduunyada. ka keeenan bal u fiirso ogadeenka dowlada ah meel indhu qabtaan arki mayside inta reeer muqdisho ah like igu qabta noh

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 4 роки тому

      Waa ilbaaxnimo iyo xadraad intaad dheeryihin

    • @ameliaalli1127
      @ameliaalli1127 4 роки тому

      Isaaqa wn udhalanay lacagta iyo maskaxda

    • @ugbiishcawil5675
      @ugbiishcawil5675 4 роки тому

      Muktarino Ali ilbaxbimadu meeshay ka timidbaaaa isaaq ahe lasoco

    • @muktarinoali8385
      @muktarinoali8385 4 роки тому

      @@ugbiishcawil5675 wlle isaaaq cumamada lagama hysan karo wan ogahy abyo

  • @suhaybkhaliif3556
    @suhaybkhaliif3556 4 роки тому +5

    Viva jijiga , dhulkaygi hooyo , ree jijiga like here 💟💖💕❤💖💖

  • @naciimashire1633
    @naciimashire1633 4 роки тому +6

    Masha Allah filmkan xigmad badanbuu kufadhiya waxa fahmikara qof nuxurka garnay

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 4 роки тому +27

    Yaa xasuusta filmkii hubsiimo hal baa lasiistaa Duqa filmkan sameeyay ayaa aktar ka ahaa filmkaas xiiso bdn yhy

  • @mohamedabdulkadirahmed3806
    @mohamedabdulkadirahmed3806 4 роки тому +3

    caadi maaha fariin cajiib ah one love jigjiga insha allah waan iman doonaa from Muqdisho

  • @sabnaamaxmed2421
    @sabnaamaxmed2421 4 роки тому +15

    Nag tajirad wa wacal yar war part 2 kaso samey wa filim shidan waxn sugan wa gush haboon

  • @Tiktokers10
    @Tiktokers10 4 роки тому +9

    waa Yaabe like allah lagaga fogaanayo maxay tartaa.......?

  • @aslamothman2768
    @aslamothman2768 4 роки тому +5

    Ogow dumarku kaa badan❤ waabari waan ku wataaa gar iyo gardaroh______🤣🤣

  • @xasanraqay6885
    @xasanraqay6885 3 роки тому +1

    Aad baan ugahelay film kina 💯💯💯💗Hawaaro jaceelku 💗I love you m..to💗💗

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 4 роки тому +3

    30 sanno kadip insha allaah
    Waan daawan doonaa
    Waa film cajiip ah Runtii
    From=JiGJiGa

  • @farhiahassan5477
    @farhiahassan5477 4 роки тому +11

    Nagta bahdilaad badana mida kale indho adkaa hambalyo kaga ma bahni 😂😂

  • @ahmedabyad5691
    @ahmedabyad5691 4 роки тому +7

    Anago Rer JIGJIGA ad ba uso farxsnhy
    FILMKan XIKMADYSAN In JIGJIGA lagu so mataloh
    Unversal TV HARGYSA iyo MUQDISHO Unba kukobn🤣 Dhalin Matal kuficn aya jogt wlahi JIGJIGA

  • @deeqsanabdirahman8969
    @deeqsanabdirahman8969 4 роки тому +11

    ANuu UBAX BAAN WATAA hadalkeedaa nool oo xigmadysan👌👌👌👌

  • @izrahazzan2670
    @izrahazzan2670 4 роки тому +6

    Keep going reer jigjiga🌎

  • @mohamedkahboqorka7967
    @mohamedkahboqorka7967 4 роки тому +10

    tariikhdo wa rajo iyo dadaal ❤️

  • @ahmedabyad5691
    @ahmedabyad5691 4 роки тому +27

    JIGJIGA My HOME TOWN
    Jijiga NEWARI Ismujiyah

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 4 роки тому +1

    😢😭😭😭😭Oday wangsan Adero Cawle Haboon wuu jecel yahey 😭😭😭allow waxi is jecelba mide👏👋💘tagero buxa waxi dhacel ka dhexeyo 😭😭haboon qof wangsan💋💋❤❤

  • @hoodonuur6990
    @hoodonuur6990 4 роки тому +8

    mzha allaah haboon way qurux badntay🥰❤💋

  • @masootube3079
    @masootube3079 4 роки тому +6

    Habon ha qalbi jamin Ana kafarxin done Adna Cawale wa inoqimaha

  • @faay2757
    @faay2757 4 роки тому +10

    Dhaqan miyag iyo Dhal magaalo hadaaa wajigii kowad kuso dhamaday like dhc igu siya💞

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 4 роки тому +4

    Walhi wan uu xisi doona Film 🎞 dhaqan iyo magaalo ax😭😭😭😭🙈🙈🙈🙈🙈🙈why film lo dhamayn wayey qaybo ka dhina inta

  • @MohamedIbrahim-fh3fj
    @MohamedIbrahim-fh3fj 4 роки тому

    Walhi film aad u macan weyan lkn waad gaabiseen inaad full movie ka dhigtan ahayd anyway thanks universaltv😍😍✌🥰

  • @MrXaguuga
    @MrXaguuga 4 роки тому +13

    Waa musalsal dhaqan xumo muujinaya fadlan joojiya waxaani dhalinta ayuu qalbiga ka wasaqaynayaa

  • @fadnabashiir169
    @fadnabashiir169 4 роки тому +6

    Dadka isjecel alle haisku dayo wan kahelay filinkan wlhi 😰💔

  • @fathimaahamad6841
    @fathimaahamad6841 4 роки тому +2

    Walhi jacelku wa xanun filimka dhan in aniga leyga turjumayo ayad mooda alllh xanun badna qisadan mid lamid ah aniga ayey igu dhacday kaan aya filim ka ah ❤️🙏

  • @guulwaatayda5302
    @guulwaatayda5302 3 роки тому +2

    Wllhy ilma iga timid😭😭
    Way dhacaan falal Nocan oo kale Ah
    Waxana gaysta Qof magaca Ragga Sheegta Runtii Falal badan Oo danbi Xabsi lagu galo ayay ka Xuntahay tani
    Qalbiga qofku waa Muhiim,
    ❤---------------------------------------💸

  • @naimakadar9863
    @naimakadar9863 4 роки тому +3

    Filimka Kama quusan waa filim macaan iku raacsan inuu macaan yahay like Ii saara

  • @IbrahimHassan-mh7fp
    @IbrahimHassan-mh7fp 4 роки тому +8

    haboon codkeda macana masha Allah😍

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 4 роки тому +2

    Waan u Mahad Naqayaa Bahda Universal Inay Sameeyeen Muuqaalo Shanta Soomaali Oo Dhan Matalaya Tusaale Ahaan.
    Dhaqan Mii Iyo Magaalo Oo Reer Soomaalilaan Jileen.
    Filimkan Hada Oo Reer Ogadeeniya Matalayaan.
    Filimka Soo Socda Ee Xujo oo Reer Soomaaliya Matalayaan.
    Halka Sidoo Kale Reer Jabuuti Iyo NFD La Soo Wado Sidaan Filaayo Inta igu Maqaalo ah.

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 4 роки тому +1

    UBAX inanta Labada Calan Gacanta Ku xidhan walaaal Allah hanoo kiin daaayo Reeer Jigjiga City
    Allah hanoo kiin sooo Celiyo Hadaan naha somali meeel aaan joognaba waxaan idin jecelahay
    From Hargeisa Somaliland