Haa amunin jecl ka fug pls siba nin xanunkas ana mare jecl qafka ku dhow ayu ku mcn yhy wayo hadad isgaftan mise isku buqdan wad isku imanesa wadna wada xalinesan lkn marki lakala dheryhy tellka qaf walbo aya ben ku shegi karo mubellk si fudud la iskugo qancin kara lkn marki kawaji la kulmo run laguwada socda 😤😢😢😭wan nace jecl wan nace jecl wan nace jecl jecl waa balan ben eh waa daren qiyali eh waa farxad dhawac ka dambeso waa higsi kalsuni daro ku dhehan qabi ayan ka ilmeya marka maqlo eryga jecl iyo naxaris waa ben la isku ken kene qalbiga allha no adkeyo
Soomaalida dhaqankeeda dhankasta markan ka eego 100% jahli buu ka turjumin, ummadaha dunida dhaqankooda ayaa horumarka iyo xadaarada ku haga anaga xagee joognaa maanta in aan nagu isku mashqulno.
film kaan runti waxaan kafahmay maba jidho maxa yeelay actress majiro lknse wa lidiinta halkoodi bay dhigeen waliba director ka wayn mohamett Rihaani iyo umulkhayr keep going inta kale wali tobabar bay u bahanyihiin
Waxn layaabay oo aaan layaaby Somlida nio somlidu galda aan tukan oo aan la gudin Oo saxrda io kadida isga tiri tishuga ama softiga Ayeey isku quran inay gursdn markay gabdhu la timdana la farxn si inay gabdhas recorki adunka jabisay aay uu sacbo tuman somliyeey isla wynanka fosha xun halyska dhafo Hal talo ayn ka dhibnya kuna socta lamne kasto is jecel Jacylku waxba ma maqlo waxbna ma arko Pls jacylkina qabil haku xirinina 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
horta ma markay itoobiyaan ka baqayeen ayaay alla ku bedeleen agga waayo meeel walba anau gelino alla iyaga waxay yidhahdan agga war wax iska daaya oo ku bedela wax khayr leh agga lahayn
Dhamaan My family Idinkaa wax naga dhigi kara Muqaalkaas idinkuu marti idin yahay intee gaadhsiin kartaan walalayaal ?
Diraacow uma sooqabataye
Waxb kam hagrano wllo
Wxb kama hargado lkn wa naga ragtan no so dhaqsada wll qali
Really si dhaban ku agtagnahy diraac
Hore usocda walal mohamed, from Hargeisa.
diraacow habarta umulkhayr ah love usaar
wlhy waa wx dhacay wll cabdirisaq iyo wl Salma wl diraac ummakhyr masha allh waxa tihiin dad qiima leh ka so baxy booskoda 🙏♥️👏😍intN iyo in kabadan idinka sugyna
sis xarago thns more
Mash llh abwaan diraac 💯 iyo jilayasha kale guulban iidin rajeynaya 💯 l miss you reer garawe
Walal qabiil magaciisa inaad sheegtan ma aheen...dadka laga tira badanyhy inad Ku ekeesan bey ahayen.....
Sida kale Masha Allah
Aabahay allaha idaye qofka jclado ikama diidayo qabilnah mayaqano waxu ka firiya diin maleyahay dulqad io aqlaq oo ani idhaqankaro🙏allaha iidayo walidkay🤲
Ini isoqabo dee
Guys thanks We are nothing With uot This good peaplè I wish Good Lucky We know this year Is Not nice Allah Keep U all my Team🙏❤
Horey usocda wlky diraac iyo teamkiisaba♥️🥰
Somali qabiil jacela subxanallaah wllo hormar wacan manshallàah keep going boowe
The actress she is gorgeous. I love her skin tone
Abwaan diraac hal coodsi riwaayadu way ficaantahay lkn qapilka magaca meesha kadayaa rer magalimo kudaar abwaan💯plz
Masha allh jilaad wanagsan soo bandhigteen horay u socda diraac
Luugooyo
Iuugoyo
Hore usocda bowe iyo bayayal 💕
salmo. hory usoc. hurmarkaag waxa badan ku taamayey 😙😙
Mnsh Allh. Diraaac hore u soco umokhyr. Awalba magacaga mama Ahaa Salmo iyo dhamanba team diraaac hore u socda❤️💯
Mashaallaah walale diraac Adiga iyo dhamaan asxaabta kaleba thanks walahi waa qisooyin dhacah markastaba oo runtii dhaqanka iyo diintaba aan sal iyo raadkulahayn waxaana codsanayaa riwayadahaas inaad noosolbadisaan waayo waa wacyigalin iyo inlagatago xumaantan iyo dulmigan laguhayo dadkeena somaaliyeed runtii diinteenuna waxay inoosheegtay sida alle loogu kaladhowyahay inaytahay cabsidiisa eeaysan ahayn in qabiil iyo qabyaalad lagu loogukala dhowyahay aysanahay. qaabiil ee allehalaga cabsado cid cidka laandheeraysana maaha kowdhaha somaaliyeey
Diraac wll keep going illahay garabkada hagalo
Masha Allaah, muuqaalada kala duwan , muuqaalkaan wuu gudbinaayaa fariin muhim ah.
Wallhi waan dareemi karaa lamanaha qaar in la dhibateyo lkn aniga hada ayaan hayaa wada cashaqa iso duceya inaa midowno wuuna iga fogyahay ❤️
♥️😍
Haa amunin jecl ka fug pls siba nin xanunkas ana mare jecl qafka ku dhow ayu ku mcn yhy wayo hadad isgaftan mise isku buqdan wad isku imanesa wadna wada xalinesan lkn marki lakala dheryhy tellka qaf walbo aya ben ku shegi karo mubellk si fudud la iskugo qancin kara lkn marki kawaji la kulmo run laguwada socda 😤😢😢😭wan nace jecl wan nace jecl wan nace jecl jecl waa balan ben eh waa daren qiyali eh waa farxad dhawac ka dambeso waa higsi kalsuni daro ku dhehan qabi ayan ka ilmeya marka maqlo eryga jecl iyo naxaris waa ben la isku ken kene qalbiga allha no adkeyo
@@zalmitaupdull41 haa wlhi waa xanun mana kala ogid wxuu gadaashaada ka smeenayo aniga hda layga fog yhy waa dhibaato wlhi
السلام عليك اختي جزاكي الله خيرا تبتي تعليقي ودعميني الله يجعاها في ميزان حسناتك
Diraac wan kutagernaa Keep going 🙏🏻
Soomaalida dhaqankeeda dhankasta markan ka eego 100% jahli buu ka turjumin, ummadaha dunida dhaqankooda ayaa horumarka iyo xadaarada ku haga anaga xagee joognaa maanta in aan nagu isku mashqulno.
Kulahaa abdirisaq maxad ii khiyaantay Wll kumuu khiyaaman kumanaan sano ka hor ayaa la khiyamay.
Tuntaa weeye wlkey mafiicna dadka saa in loola dhaqmo
@@ifraaxmeedia f
film kaan runti waxaan kafahmay maba jidho maxa yeelay actress majiro lknse wa lidiinta halkoodi bay dhigeen waliba director ka wayn mohamett Rihaani iyo umulkhayr keep going inta kale wali tobabar bay u bahanyihiin
Rabi ha idin barakeeyo ee sii wada qisada
*Waaw Waa qiso I qiiro Gelisay,Amazing wlhy,Team Diraac Horumar wngzn,Guuleysta mar walba*
💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
Wooowwww eshclaa.film well done
Ax Runti waa Qiso Cajiiba
Inta dambe Ee wiilku Odayga u sheegayo Qabiilkisa odayguna Dulmi ku Samanayo ilmaa iga timi 😭😭😭😭😭😭😭😭
Haahay😂😂😂
adigii miya isku camiray hhhhhhhh hhhhhhh hhhhhhhh
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Walaaahi dulmi mafiicno 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Dulmigu wuusoodagdegaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wllhi zxp HoRaY U SoCDa Mnsh allah 👍😘
kkkkkkkkkkkkkkkk
Mansha allha dhaliin yaro waa qiso cajiiba horumar wacan my curadydi salma axmed horumar wacan
Asc walal diraac mashaaalaaah soo badan filmka
Mnzha allah idin taageeraa❤❤❤
Horay usocda dadkaygii❤❤❤❤
😍👍♥️♥️♥️♥️
Abaayo macan aboowe macn hhhhhhhhh nio dadkana waa qalbi xab xab
Filmka inad dhowr qaybod ka dhigtan bay ahyd
Kkkkk
Duniyo waxaan wax fiican maahee ee film fiican keen
Shaqsi aan tagero Diraac keep going my Brother 🙏
i am first viewer hit like
Mnzh.allh hory u zocda walalyal keep Going 🙏
Zhpo Halkeen kaala soo xidhiidha
Cabdirizaq kan landhere ugu qorantahay tiktokga bu u cod egyahay qofki garan ba garan
M.a hadaa kahadasheeen wixii dhaba o kajira somali weyn
Waxn layaabay oo aaan layaaby
Somlida nio somlidu galda aan tukan oo aan la gudin
Oo saxrda io kadida isga tiri tishuga ama softiga
Ayeey isku quran inay gursdn markay gabdhu la timdana la farxn si inay gabdhas recorki adunka jabisay aay uu sacbo tuman somliyeey isla wynanka fosha xun halyska dhafo
Hal talo ayn ka dhibnya kuna socta lamne kasto is jecel
Jacylku waxba ma maqlo waxbna ma arko
Pls jacylkina qabil haku xirinina 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
M.a dirac
Abaayo macaan aboowe macaan 😂 makla hadhi karan miyaa this two things by the way wan ka heley lahjadan go forward guys
Aaad bn u taageraaa una jeclaahy dar ilahay bn u taageeraa maxamed diraac ❤ wllkey love you❤❤💋💋❤❤
Lkn waxa tihiiin reeer badiye maheyn ina qabiiilka sheeegtan ee waxay ahen ina dhadhan sida rer qansax okale ama galool
Diraac jila an tagero❤❤❤❤🙏
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah hore usoco abwaan
hhhhhhhhhh odayka waa naxyay wlhi kkkkkkk
Wa xaqiiq dhaba lkn Annagu hadanahay dhalinyaro hdda sumayno waxan baxsanen bulshada ama waridka yab qofkula mida kula dhaqana kuladina adiska kibrinysa
M. A horay usocda jiliyasha canka ah
Waa xaqiiiqada kajirtaa dhamaan gayigaa somalida. Mahsnid sxb diraaac, c.risaaq,salmo iyo dhaaamn jilayaasha. Guul iyo gobanimo sxbayaaal
Filmka kan baye macan leh ka saara
Fook xumaa siduu u leyhay lahjdii naga xuumeete
Umu khyr haboy
Waxan ahay qofki 3aad ad ayan ugu xiranahay
Mashalah
Salmaay hore usoco qurux
Runi diraac alle haku xafido walay waxad ka hadasha xqaiiqada dhabta hore u soco pro
Wala dirca filmka wan kahelay ee nosiwad intonko raliay🙏❤
M.a alh maxamedka
Thank you
M.a horay usocdo
Kuma laho ha ila meraysan ee isheek 🤣🤣🤣
Somaliya iyo dabayshii dadka dhibi jirtay waan usiisay😂
🇸🇴Somalia in reerkaas dulmiga lagadaayo maahee wllaaan loo nasanayn dawlad daacad iyo nabadna loo arkayn.
Peenta maha pro
Ar sarkaalkii filmka Actorka ahaabaa keep on going bro👍👍
Wllky diraac
Filimkan Waa top
Hal talo ah qabiilka magacisa meesha ka saara walaal
horta ma markay itoobiyaan ka baqayeen ayaay alla ku bedeleen agga waayo meeel walba anau gelino alla iyaga waxay yidhahdan agga war wax iska daaya oo ku bedela wax khayr leh agga lahayn
Wiilka yarka wu khalkhalsanyheee hhhh
Dirac qof wngsn oo jilaaaya ooo an taagero runtii kuna bartay yuutupa noloshu kuma xumyso wlal qiima bdn 🌻🌻🌻
yaaayaha ya qabiilka naga daaya reer shuunoow unukuba soomali isla ah kkkkkkkkk
Cabdirizaaq apwe allaha ku dhowro wllky wlee indhaha ayaan ka ilimeeye wlee wiil wngsn baaaa thy hadane codkiiisa qiiiro leh m.a alllaha ku dhowro pig bro
Mshllh jiroo joog
Diraac tiktok buu bartaa maasha aalah sxb hore usoco
Waaa qiso runtii ii tabaty🤦♀️😒
#Diraaac official ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏
Op
Runtiii qiso cajiipa by ahayd oo muruga leh
Qapil wxba ma sheege dadnimada qofka iyo qalpi wngsn baa wx tara
Qabilka allle wuxuu dhahay islu garta
لتعارفوا
Ee ma oran isku dulmiya ooo iski yasa 😥😥😥😥😥😥
Ficnalahedee inoo sajirin qawiil jaaah
Kkkkk cashar miyeey aqrinayaan muxu u istagaay misna dhabArka u so adiyaay sheeko hindi iga dheeh school ayaa so xasuustaay
Eedo miyaad igu kaftamayasaa Diraacow
🤣🤣😋😋😋👌
💖💗☪💙🧡❤💟💝🚸🇦🇺🇩🇯🇸🇴🇸🇪🇬🇧🇺🇸
Team dirc bn kuzoobiraya
Riwayadaha nocan ah aad ayee ufican yihin
Gabadha actarada ah Masha Allah she is cute 💕🤩
Somaligii budh wayn buu la dhacay abdirizak
Maskiin 😂
Waraa naga xishoo😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😃😃😃😃😃🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Qiso xanuun badan 😭😭😭😭
👏👏👏salma anapendeza hpo ...shekado cadimaahan.
Diraacoow ninkaan clrisaaq ah ma laandheerihii ismadhaanto ku jiray bay walaalo yihiiin wuu u cod egyahaye
😰😰😰qoso xnuun badan
🤔sundos miday qofta darti ban enee tagira 😩
Is muuji inTa siDa saLma Madaxa videoGa aH 😂😂😂😂
Ax ax sorry wata ugu wayn ee somalida haysata qabyalad
Actorka iga cun kumaso bixin really
Timdirac wakusobiraya isha alla adban utagera runti
Asc
m.a❤❤❤
Film kaan ma garoowe ayaa lagu jilay
Good
Walaahi walashay ayay kudhacday sidan ookale eedadka halaga wacyiga liyo