Anigu waxaan ah nin mareexaan ah. Umalaynmaayo in abwaan aan kajeclaa ama aan kajeclahay uu jiro. Ilaahayow kuu naxariis geesi geesi dhalay buu ahaa. May Allah swtc have mercy on his sool.
I know Im randomly asking but does someone know a tool to log back into an Instagram account? I was dumb lost the login password. I love any help you can offer me.
Soomaali, badankeedu wuu gabyaa, laakiin waxa suurogal ah in labadaas aad carrabbowday ay ka hadal badan yihiin kuwo kale, taasna macnaheedu ma aha inay ka gabyaasan yihiin!
@@mohamedmohamedsalah8952 Allah u naxariistee waxu geeriyooday maalinkii madaxda onlf ay ka so dageen jigjiga kitaabkiisa gacantisa midiga Allah ha ka siiyo
Allow kuu naxariiso Abwaan AXMED SHIIKH CALI HEELAALE wuxuu ahaa halgamaa dadkiisa la jecel xoriyad iyo horumar.
Anigu waxaan ah nin mareexaan ah. Umalaynmaayo in abwaan aan kajeclaa ama aan kajeclahay uu jiro. Ilaahayow kuu naxariis geesi geesi dhalay buu ahaa. May Allah swtc have mercy on his sool.
Ma noshahay 2024 /6😂
Mahad sanid sxb runbaad sheektay
Allahayow u naxariiso abwaan heelaale aclaa darajaad alow kagee janatul firdows aamiin wuxuu ahaa abwaan aad u qiimabadan
Alow unaxariiso aaaammiin aaaammiin aaaammiin aaaammiin aaaammiin aaaammiin yaa rab
May Allah grant him the highest of jannah, I've been listening to him since I was a child, learned a lot from him 😪😪😪😪
I know Im randomly asking but does someone know a tool to log back into an Instagram account?
I was dumb lost the login password. I love any help you can offer me.
Llllllllllllll
Lll
Im sure there is a tool bar at the bottom to contact support, @@terrancearyan141
Ilaahay ha u naxariisto abwaan axmed sh cali cabdi heellaale mujaahid dhab ah ayuu ahaa
Naxariistii jano RABI hakaa warabiyo abwaan , qofkasta wuu dhimanaya ALLE heynadilo inagoo muslim ah .
Allaha unaxaristo Abwan heelale allow janada kawaraw
Abwaan ahmed sheekh cali Heelaale halgaama wayn oo ku suntan halganka jwxo iyo taariikhda reer ogadenia
Gabayga Hasha iyo jeleled waa labada gabay een dhagaysigooda jeclahay
Alle naxariistii jano haka waraabiyo aamiin
Ilaahoow rabiyoow kitaabkiisa midigta ka sii yaarabi qabrigana u waasici aamiin aamiin yaarabi
Allow kuu naxariiiso indr imisaaan gabaygiiisiii Geedigiii rogan anoo wiil yara dhagaystay oo ku seexday isagoo ii baxaya from Lasanod 🇸🇴❤️
Alle hunaxaristo Abwaan qali ah ba kabaxay reer ogadenyo
Ilaaheey ha kuu naxariisto
Ilhay ha naxaristo abwaan helale
❤allowkuu naxariiso abwaanka iyo dhamaan shuhadadii onlf
Allaw unaxariisto amiiiiin geeri an aad uga naxay u duceeya walalyal
Allah haa u naxariisto Adeer axmad sh. Cali helale
Adeer aan caafimadkeyga ku waayay naxdinta geeridiisa😢😢😢😢😢😢😢
Alle janadi fardowso haka warabiyo wa ani aabahay
Heelaale abwaan halgamaa uhuu ahaa illahow kuunaxariiso
Allow kuu naxariiso aamiin 😢😭😭😭😭
Allow janada ka waraabo abwaan heelaale wiil alle qaatey ayuuu ahaa😭😭😭😭😭
Allow Naxariistii Jano kawaraabi.
Ilaahayow Janatul fardowsa ka waraabi.
😭😭😭
Allah ha unaxaristo reer Ogaadeniya abwano qaali ah yaa ka baxay Alxamdulilah nole oo dhan waa mawd ujoog😭😭😭
Ilheehy Haa uNaxariso Yaa Allah aameen aameen aameen
Walee gabaygan waa icajabiyay allow unaxariiso
Allah awnaxariis to isaga iyo intii
Umatu Mohammad ba
Illaahay janatu fardosa ugu naxariso
Alle ha u Naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Ilhy ha Unaxaristo🤲
markasta dhiigayga ayuu kiciyaa rutnii isaga iyo gaban kalee geedigii raran waanan la qiiroodaa runtii anagoo wali guumaystihii hoostaagan waxbana qabsan ALLAH naxariistiisa ha kaa waraabiyo abwaan.
Alle haunaxariisto abwaanka
Alle naxariistii jano haka waraabiyo aaamiin
Alaha u naxariisto😊❤❤❤
Allaah ha u naxariisto, gabay taariikhi ah ayuu ka tagay
Ax allow ku Naxariso. walalkii halganka ogadenia. sxbley buu ahaa. ahmed Helale
Ilaahay haunaxariisto Abwaanka Aamiin
Ilaahay ha naxariisto
allah unaxaristo abwan heelaale ..kama dalo in dawado mar walbo
Gabagu Waaba Taariikh io Sheeko Caadi ah Mcnkuna ku ladhahn yhy❤❤
Alle haw naxariisto abwaanka
Allah haunaxaristo
Inaa lilaah wa ilahay raajicuun Allah yarxamo abwaanka horey uma aqoon lakiin gabayadiiso way iqiiro geliyeen
Allha ha u naxriisto jano fardusa ha ka warabyo
Ilmaha ay dhasho oon dhadhamin aad ka dharagtaaye
Alaha u nacaristo abwanka
Ilaahay ha unaxariisto halgamaaga
Please ii subacribe garee walaal
Alaw unaxariiso aamiin
May your soul rest in peace In Sha Allah, adeer and abtii
Rihgt
Alle ha u naxariisto lakiin maxaa loo xidhay gabyga zxb qli iska fur aan la dagnee waa gabay macan wlhi🐫🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🦁
Abwaan run ah allow janadu firdowsa kawaraabi
Halyay MUJAAHID ah ayuu ahaa, ilaahay haw naxariisto.
Allah yarxamuka abwaan
Ilahayow kuu naxariiso 😭😭😭😭😭
allah janaatkiisa haka waraabiyo.
Wan ka naxay alle ha ku naxariisto goormu dhintay
bishii december. AUN!
Ilaahay haunaxariisto janadana hakawaraabiyo Aamiin
Allh ha unaxariisto 😢💔🤲
allaha unaxarista axmed helale iyo dhoodanba rag cul culusba
Alle janatu fardowsa hageeyo amiin yaa rabi
Alaha unaxariisto
alaha ha unaxaristo abwan helale alamaxu dad qimo badan aqare uhoydeen
ilaahay janadii haku abaalmariyo aamiin aamiin
Hashu waa qaranka
May Allah grant him jannah
Aamiin yaarabi
Aan u jilciyo dhal magaalada aan fahmeyn Hashee, Abwaanku Hasha waxa uu ku Matalayaa Dalka Io deegaanka, waana Metaphor uun iyadu😂😂
Allahayow u naxariuso. Aamiin.
geeraar qiimi leh, Allaha u naxariisto, dambigiisana Allaha dhaafo
Geeraar maaha ee gabey bro
@@mohamudmohamud2534 Way ula eekaate, adigu maxaad ula googo’aysa?
@@larsmartin3314
Wax u kordhi bey iga aheyd kaliya
Dad bey isugu mid tahay
Gabey
Geeraar
Masafo
Jiisto
Hees
Gabay
Illahaw u naxariiso
ilaahayaw unaxariiso
Please ii subacribe garee walaal
Hashi waa dalka maqan,asalka somalidu waxay kala dhici jortay geela,markaa fahamkuu ku soo dhaweynayaa.
Ilahay jano fardawsa haku irsaaqo geeri waa nodhashaye
Guul aduun iyi aakhiro
Iyo
Amiin
Allah ha unaxariisto abwanka Janatul fardowsa Allah hageeyo
allah yaraxma abwaanka heelaale
❤❤
Allow kuu axariiso adeero
Ma udhiidhinaa, Gaalku wuu Dhacay Dhulkeeniiye!!
Gabay kale oo kiisa ah waxaa kujiray
Marku Midi Gadoomaba
mid baa Galaya Boolkiiye
AXMAARO/Tigree/Maanta waa Oromo
Dumaal ujoog ma noqon karee
Mujaahidkan Dhimay Rabi ha unaxariisto
Ninkii Nool bey ku hadhay
Yurub iyo Mareykan Iyo Afrikada Bari intaan kadhoof-no
Jihaad waajib ah aan Galo
KIIM UUN JOHN ama Iiraan Mid uun aan Lidka Diyaaradaha Weydiisano
Ethiopia hadaan Hilfaha uqaad-no
Ruush iyo Mareykan
usoo Gurman oo Danbe majiro
waayo waagi hore
Soomaali ayaa iqabsan ayey ku Maali jirtay Sidii dhacday 1977 ee uu Abwaanka Gabayga kuxusay
Mashalaaaaa
Please ii subacribe garee walaal
Adeerkeey Ahmed heelaale ilaahay ha u naxariisto
Mashallah Allah waa gaby Murti ku dhaahan oo dhuuxbadan
Allaha unaxariisto ninba mar ayay ayay sogartay
Allaha ha unaxriisto
Allow kuu naxariiso oo qabriga kuu wasici..maxaan gabaygada jeclahay
Asc maasha alah waa gabay aad umacaan
نعم
Anigu heelaale iyo gamuute iyo dhoodan hada dadkii
Ugudanbeeyey an u arko iney cabiireen geela iyo qiimaha u leeyahey iyo dhaqanka somalida ama daraawishita halgankii eylaheyt wasaas
Hasha looma jeedo ee waa halqabsi oo waxa loo jeeda gobonimada quruxdeeda
Walal hasha wa tusaale gobonimada buu tilmaamaya qiimaha ay leedahay allah ha unaxariistee😢😢
Ax ax anwanka ilhy naxaristi haka warabiyo gabayo qiiro leh bukatgy cidi waku qadanysa
AHUN
Amiiin amiiin
Qoraal kasoo dhig adoo mahadsan
Wayne ha kuu naxariisto
ilaahow jano fardowsa kaa waraabi qabrigana kuunuur
Please Ii subacribe garee walaal
Mindhaa ogaadeen gabey wa halbuuekiisa reer doolo iyo reer jarar waxaku xiga reer buuhoodle iyo garxajis war akeeya dhaqanka iyo suugaanta
Beentaa maaha.
Waa saas Aad u dhigtay bay isugu xigaan
Soomaali, badankeedu wuu gabyaa, laakiin waxa suurogal ah in labadaas aad carrabbowday ay ka hadal badan yihiin kuwo kale, taasna macnaheedu ma aha inay ka gabyaasan yihiin!
Goor ma ayuu dhintay walala
Maalin dhawad wall alle ha unaxaristee
Mamaqal geerida Ahmed sheik Ali Heelaala haddi ay run tahay geesi ayeey wayday umadda soomaaliyeed allaha u naxariisto ... waa suugal in ay beentahay
@@mohamedmohamedsalah8952 Allah u naxariistee waxu geeriyooday maalinkii madaxda onlf ay ka so dageen jigjiga kitaabkiisa gacantisa midiga Allah ha ka siiyo
Maxaad lacag oogu xidhay in lasoo dajiyo
Facebook kala soo dag sxb
ilhayow jano fardowsa kawarabi marxuumka
18 iny ahyd umalyn
ilahow aqonta. nodheere
Sxb gabayga noo fura
Abwaan dhoodan wye
Oof ninka buleele geel ka waraabiyay ayaa garanaya .....
somali xaga illaah dhib wayn baa ka haysta maxay u dhintaan dadka fiican ciyow
Hah !!!!
,
Been noocaas ah xitaa waligay gabar kuma shukaansan..kkkk
Llllollllll