Maanso: Abwaan Cabdulaahi Macallin Axmed (Dhoodaan)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • ⚠ Please Take Care for Copyright ©
    ▶ Kala Soco Boggan Muuqaalo Xiiso Leh Oo Isugu Jira Doodo Siyaasadeed, Fanka Dhaqanka & Suugaanta, Muxaadirooyin Goos Goosa, & Warbixino Arrimaha Bulshada ah iyo Muuqaalo Taabanaya Horumarinta Nafta, Qoyska, iyo Bulshada.
    💕 Muuqaalada Si aad U Aragto 💕
    Fadlan || Subscribe 👆||🔔|| Share ↗ 👥 and Comment ✍||
    #Maanso#Dhoodaan

КОМЕНТАРІ • 77

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 роки тому +5

    Abwaan dhoodaan ilaahay ha.unaxariisto wuxu kamid ahaa abwaanadii ilaahay gabayga hibo usiiyey from hargeisa somaliland

  • @Xamse-jt7lx
    @Xamse-jt7lx Рік тому +1

    Mashaa Allaah abwaan dhoodaan waxa uu haa abwaan somaliyeed oo illaahey ha unaxariistee codkar qali ah❤

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 Місяць тому

    Weligay qof ka xigmad badan ma arag oo ka soomaalisan. Niinkaan waa Soomaali dhaba. Alloow ku. Jannee.
    "Allaahu akbareey waxaan haysannaa diin awood badaane
    Islaamnimada awgeed kufriga waynu ka adkaane."

  • @deanmurphy603
    @deanmurphy603 2 роки тому +1

    Allah ha u naxariisto wuxuu ahaa halyay run sheeg ah weligiiba waa la xasuusan doonaa.

  • @biggestrenjufan6419
    @biggestrenjufan6419 4 роки тому +8

    Ilaahow u naxariiso janatul fardowsa ilaahow gee amiin yaa rabbi

  • @abdilahidahir5609
    @abdilahidahir5609 Рік тому +4

    Abwaan cabdilahi macalin axmed dhoodaan waxuu ahaa mucjiso soo martey dhulka somalida gabay haddi la yidhaah isagaad xasuusanasa waayo cod iyo qabyaalad la'aan iyo somali jacayl bu isku darsaday alle haw naxaristo
    From hargeisa somaliland

  • @abdulah502
    @abdulah502 Рік тому +11

    ❤❤❤❤
    Gabaygan kamadaalo waxaan dhahaysigiisa bilaabay 2011
    Ilaa hada 2023

    • @cabdinuurafeey
      @cabdinuurafeey Рік тому +2

      Gabayga uu ku billaabayo oo dhameystiran ma heysaa? Magaciisase?

  • @mahamud7601
    @mahamud7601 Рік тому +2

    The goat we should build him big statue in every Ogaden major city from garis,kismaayo,jigjiga,&harar

  • @EnthusiasticOldTypewrite-yk9rn
    @EnthusiasticOldTypewrite-yk9rn 8 місяців тому

    Ilaahay ha u naxariisto abwaankii iyo faylasuufkii somaliyeed ee qarniga 21
    Buu haa

  • @drabdulsalamfarah1371
    @drabdulsalamfarah1371 Рік тому +1

    Rabi naxariistii Jano haka waraabiyo Abwan Qaryan Dhoodan

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 3 роки тому +2

    Jaadadka maansada ayuu kamid yahay magiciisu waa gabay
    Sidaa u kala barta
    Maansadu way noocyo badan tahy

  • @omarmohamedkaliif2596
    @omarmohamedkaliif2596 Рік тому +2

    Ninkii huleelee kataga hodanta ciidiisa
    Xaydolashku maganta uyahuu
    Abid kahooseyn

  • @axmedmaxamed3511
    @axmedmaxamed3511 2 роки тому +3

    Waa 6 gabay 1 garnasi 2 likaaco 3 odoros 4 xulub socod 5 saleelo 6 gabay hawle

  • @jaamaccartan2354
    @jaamaccartan2354 4 роки тому +2

    Abwaan ilahay ha unaxaristo inshallah lakin dadka wax maqla wax loosheega Somalia dadkeeda waxay noqdeen indho ku garaadle lakin aduunka wax badan wax ku qataan hadii wax sheego wa ancagsadaan

  • @noradinosman6951
    @noradinosman6951 5 років тому +3

    Alle ha u naxariisto isaga , Timacade , Gaariye iyo kuwii kale dhamaantood

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 5 років тому +4

    Aad Baan u jeclhy abwaanka Alle haw naxaristo from burco waa halyay aad buu qalbigayga u dhaqaajiyaa

    • @abdikarimliban7317
      @abdikarimliban7317 4 роки тому +1

      Ilahy godka haw nuuro muxuu kor iyo hoosba wax inoogu sheegay ... ilahy ha siiyo ajar iyo abaal suubban

  • @elmijabane1247
    @elmijabane1247 11 днів тому

    Abwaan Dhoodan kama daalo in aan dhagaysto waxbadan oo Afka somaliga ah baan kabartay AUN

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 роки тому +3

    Ale ya raxma inti naga dhimatey halyey iyo marwo

  • @maxamedmaxuud3651
    @maxamedmaxuud3651 3 роки тому +5

    أللهم اغفر له وارحمه واجعل قبرها روضه من رياض الجنة

  • @axmedmaxamed3511
    @axmedmaxamed3511 2 роки тому +1

    Mcane erayda 1 sadaad 2 salltida 3 sanyado 4 Sansaan 5 suudi 6 odoros 7 likaaco 8 sogardoh 9 saleeli 10 xulubsocod 11 lulume 12 gabaan 13 saxariir 14 siqsigay 15 sadaan 16 gocor 17 ardal liitiya 18 garaafo 19 saleelo 20 leecan

  • @parre_elmi
    @parre_elmi 4 роки тому +5

    Sxp Maanso Maahan Waa Gabay
    Sigantu Somalida Waxay Iqaybsantaa
    Maanso
    Gabay
    Guurow
    Saar
    Maah Maah
    Murti
    IWM

    • @axmedmaxamed3511
      @axmedmaxamed3511 2 роки тому

      Waxaad Taqaan kasheekeee

    • @parre_elmi
      @parre_elmi 2 роки тому +1

      @@axmedmaxamed3511 Waxan Garanayn Maba Aan Ka Hadlayn SUGAAN baa Dusha Laga wada Yirahdaa Lkn Maansadu Waa Hees Mana Laba Dhacdo

    • @axmedmaxamed3511
      @axmedmaxamed3511 2 роки тому

      Masheegayo gabaygan ee qaybaha bada suuganta waykabadan yihiin intan shegtay, murti waa magac guud

    • @parre_elmi
      @parre_elmi 2 роки тому

      @@axmedmaxamed3511 waa sax sxb lkn anigu mawada shegin Ee inta guud unban ka shegay lkn wey jiran kuwa kale oon garanayo iyo kuwa aan garanaynba

  • @drabdulsalamfarah1371
    @drabdulsalamfarah1371 2 роки тому

    Rabi naxariistii Jano haka waraabiyo abwaan ka.

  • @maxmedcabdi4953
    @maxmedcabdi4953 3 роки тому +1

    Dhoodaan alle haw naxaristo

  • @abdisamed9911
    @abdisamed9911 4 роки тому +1

    Allaah ha ku naxariisto halyey codkar ahbuu ahaaye

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Рік тому

    Ilaah naxariistii jano hasiiyo

  • @salahlovecanab982
    @salahlovecanab982 Рік тому

    Allah haku naxariisto abwaan

  • @abdirsaaqhassan1935
    @abdirsaaqhassan1935 4 роки тому +1

    Waa gabay kani maaha maanso .wl thanks

  • @burhanxasan1051
    @burhanxasan1051 4 роки тому +2

    Xusuus.abwaan.dhab.ah.ayuu.ahaa

  • @maxamedyusuf5265
    @maxamedyusuf5265 4 роки тому +5

    dhexda inuu harsado kii raboow waa ban hoolane
    oo kii hara biyaha moodayooy waa haraad kulule
    ookii hoyasho guri doonayoow waa cidla uhadafe
    kii hadima diidaayayow waa naftaa huride
    kii xoola haabhaabanoow kuma hodmaysaane
    kii hadaaf xaraga maaganow haaluftaad bixine

  • @abdulah502
    @abdulah502 Рік тому

    Alla ha unaxariisto

  • @sadamsayid346
    @sadamsayid346 Рік тому

    Wiil dhoodaan oo kale ah kama dhalin kamaad 7,000 ee sane ee ugu dambaysay tan iyo xaadis tuub

  • @cabdihoodaale5213
    @cabdihoodaale5213 3 роки тому +1

    Alle haunaxariisto

  • @axmedmaxamed3511
    @axmedmaxamed3511 2 роки тому

    1 eebo 2 ududsi 3 arami 4ubucda 5 utun 6 Argoof 7

  • @abdihakiimcali247
    @abdihakiimcali247 5 років тому +5

    Himbiriirsi oohina waxaan Daba Hiqleeyaaba ) Amarka ilahay Calaancalbaa la iigu Daw galay Dhoodaana waxaan ku Jecelahay Gabayadiisu inta badan waa Calaan cal

    • @shukriabdirahman8790
      @shukriabdirahman8790 5 років тому

      waxaan cadsana hayaa walaalayaal gabaygii uu ugu godinahayay axmaarada ee
      uu lahaa (ashnaaqish tadlahayden adanan amino ubixin)

    • @axmedmaxamed3511
      @axmedmaxamed3511 2 роки тому

      Calaacal maha waa garnasanayaaaa

    • @axmedmaxamed3511
      @axmedmaxamed3511 2 роки тому

      Magartaan gabaankoodhan

  • @muusecalisoofe2196
    @muusecalisoofe2196 3 роки тому +1

    Ale hawnaxriisto abwaan qaali ah ayuu ahaa

  • @mustafecawaale1653
    @mustafecawaale1653 2 роки тому +1

    Gabayada waxa u haysta somalida galbeed beesha isaaq iyo nimankaas dhulbahante

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104 2 роки тому

    Allow unaxariiso abwaanka

  • @abdixjimxmdali7725
    @abdixjimxmdali7725 3 роки тому +3

    اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه

  • @sayidahmed179
    @sayidahmed179 2 місяці тому

    Xabag gowlalo iyo mayrax gumareed😢

  • @mohamedbalcade525
    @mohamedbalcade525 5 років тому +1

    illahay jannatul firdaus hakawarabiyo

  • @ubaxmahamoud8163
    @ubaxmahamoud8163 4 роки тому

    Ilahow qabriga unuri amiin

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому +1

    Eebe naxariisti jano ha ka waraabiyo

  • @engkaderabeib6162
    @engkaderabeib6162 5 років тому +4

    allaaya raxmaraaximiin

  • @maxamadshariif3806
    @maxamadshariif3806 2 роки тому

    Ilaahay hauna xariisto

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 4 роки тому +3

    Ku codeynta gabayada ee degaanada somalida qaar dawr weyn bay ka ciyaartaa dareenka uu gabaygu xanbaarsanyahay iyo inuu qofku sii dhuuxo

  • @bshryssn4291
    @bshryssn4291 5 років тому +8

    Nin hadii aftahan looyaqaan amuu abwaan sheegto wx ifjira wax aaqira jiriyo wxn la eegaynba waa inuu ogaadaa sidii uur ku baalaha e

  • @maxamed-Saalax
    @maxamed-Saalax 4 роки тому +2

    شاعر وحكيم الصومال رحمه الله

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 5 років тому +1

    Ilaahay haunaxariisto Aamiin

  • @axmedmaxamed3511
    @axmedmaxamed3511 2 роки тому +1

    Kanuukudhammanayo iyo bilowgu wa iskugabay

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 5 років тому +1

    Alow u naxariso amiin

  • @MohamedMohamed-qm4bf
    @MohamedMohamed-qm4bf 3 роки тому

    Allaah yarxam abwaan qaryaan dhoodaan

  • @luisahmed80
    @luisahmed80 3 роки тому

    Allah haku naxaristo

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 5 років тому +3

    allah yaraxma qaryaan dhoodaan

  • @cirjeex6412
    @cirjeex6412 4 роки тому +1

    Gabayga koowaad ii sheega?

  • @idirisdayib9605
    @idirisdayib9605 5 років тому +1

    subax wanaag san saaxibayaal

  • @CiiloowCabdala
    @CiiloowCabdala 10 місяців тому

    Ruuxii huleelee kataga hogobka ciidiisa heytoloshkuu magenta unoqdoo abidkahooseeyne cajiib
    Allhyarxmhu

  • @abshirismail93
    @abshirismail93 4 роки тому +2

    Allahawnaxariis to

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 5 років тому +4

    Markuu geed koraayaba ninkaan badhi gantaalaayay............isna laanta ila gooynayaan gacalkay moodaaye

  • @AadanGuure-f2d
    @AadanGuure-f2d 11 місяців тому

  • @maslahhussein9629
    @maslahhussein9629 5 років тому

    ilahey ha unaxaristo

  • @bulshawimohamed1765
    @bulshawimohamed1765 5 років тому +1

    Allaa yarxama

  • @cabdallaadan4294
    @cabdallaadan4294 4 роки тому

    alla yaa raxma

  • @maxamadcabdule1732
    @maxamadcabdule1732 5 років тому

    ..oca

  • @ismailahmed1739
    @ismailahmed1739 3 роки тому +1

    Alla yaa raxma