Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
soomaali qofkeeda waxgaradka ah siduu ugu dhawaaqayo buu ciil iyo xanuun aakhirka udhintaa.
12/9/2024 ayaan daawanayaa xilli ciidanka itoobiya gobolka gedo iyo hiiraan ay si xooga ku joogaan kaca oo dhidibka tuuro waa intaasood dhimanba waydaane from ssc khaatumo😢😢
Ogaaden buu ahaa abwaanka axmad heelale
Allaha unaxariito Macalinkeygi Gabayada Ahmed Sh. Cali Heelaale
Gayigii dhacnaa baan sidii gaadh uleeyahay e sidii baa anoo gacal lahayn gaal la diriraaye
Ilaahay ha unaxariisto abwaan cajiib buu ahaa
Allow mana gubaabiyay runtana daha maka qaaday rabiyow aduu manta magan kuu yahy ee naxariistada ku arzaaq axmed sheq cali helaale😭 wlhi waan ilmeyaa marka dhagysto gabygaan
Tola ay oo Tola ay. Axyaa waddani Abwaan Heelaale. indr gacaliye waynu gaadhi guusha
اللهم أغفر المرحوم أحمد شيخ علي هيلال الشاعر
Allh ha unaxaristo abwaanka Gobay dhaxal gal ayuu inoga tagay oo dhan walba tabanaye
Ilahow ku naxariso kitabkaga gacata midig laga siya😭😭😭😭😭😭
Ilaah raali ha kaa ahaado waa gabay cilmiyeysan oo taarikheysan
Allow janada Gali.aamiin
Abwaan Heellaale Ilaahay ha janneeyo, halgamaa waddani ah oo dhalada ayuu ahaa.Taariikh wanaagsan oo dhaxala iyo guubaabo loo aayi doono ayuu ka tagay.
Allow muxuu ahaa nin ciil labady ,allow muxuu somali kor io hoos ula hadlay maxaa hadlkisa wax fudud laga so qaty .Ilaahow kuu naxariso halgamaa dhab ah bu ahaa 😢
Alla ya raxma abwaan
Allha u naxriisto abwaanka
Aun halgama abwaan helaale😢
ninkaan boqol sidiisa ah hadii la helo Somalia oo dhan waa is raaci laheed
illahow unaxariiso janadada firdowsana geee.
alle naxariis jano haka waraabiyo aamiin
Allaha unaxariisto marxuumka wuu dadaalay laakiin dad dhaga beelay buu lahadlay oo qabyaalad iyo qudhun qalbiga kabuuxaan waligoodna aan baraarugayn.
Aamiin aamiin aamiin Yaa rabi
Alaah waxaan abwaanka uga baryayaa in uu naxariisto
Illahay hakuu naxariisto
Geesi la tabay allaha unaxariisto
Allha kuu naxariisto
ILAAHEY HAKUU NAXARIISTO ABWAAN HEELAALE, WAXAAN NAHEY DAD AAN AQOON DADKOODA QIIMAHA LEH. ILAAHEY MAGACAAGA HA WAARIYO ADUUN IYO AAKHIROBA.
❤❤allaha u naxariisto
Alaa yaaraxma
Allow unaxariiso
Allah haunaxaristo
Alow kuu naxariso
Ilahayow kunaxariso
Ale haa u naxariisto
inagaa isku maqan goorma gaal iska saarnaa 😢
😢😢😢
Haloow.
axyaa wadani ilaahoow soomaali mideey
Jannatul fardoowsa allow kugu abaal marii geesi tool waaye
Illahow Janada kugu raxey. Warninku Mujahidsana
M.A M.A M.A M.A
abwaan cajiiba
abwaan ahmed SHEIKH Ali helaale hadii aan laheli lahayn helaale hawl masocoten halgan musanjiri lahayn hooban waxtiri iyo hal abuurki maaso waa halyey alla haybad oogadhigay jir oojog abidka guul iyo gobanimo
Allow naxariista nadaada kawaraabi aamiin aarabi
Y
Aaaaaaaa
ciil badan haben iyo malin ikureebey
soomaali qofkeeda waxgaradka ah siduu ugu dhawaaqayo buu ciil iyo xanuun aakhirka udhintaa.
12/9/2024 ayaan daawanayaa xilli ciidanka itoobiya gobolka gedo iyo hiiraan ay si xooga ku joogaan kaca oo dhidibka tuuro waa intaasood dhimanba waydaane from ssc khaatumo😢😢
Ogaaden buu ahaa abwaanka axmad heelale
Allaha unaxariito Macalinkeygi Gabayada Ahmed Sh. Cali Heelaale
Gayigii dhacnaa baan sidii gaadh uleeyahay e sidii baa anoo gacal lahayn gaal la diriraaye
Ilaahay ha unaxariisto abwaan cajiib buu ahaa
Allow mana gubaabiyay runtana daha maka qaaday rabiyow aduu manta magan kuu yahy ee naxariistada ku arzaaq axmed sheq cali helaale😭 wlhi waan ilmeyaa marka dhagysto gabygaan
Tola ay oo Tola ay. Axyaa waddani Abwaan Heelaale. indr gacaliye waynu gaadhi guusha
اللهم أغفر المرحوم أحمد شيخ علي هيلال الشاعر
Allh ha unaxaristo abwaanka Gobay dhaxal gal ayuu inoga tagay oo dhan walba tabanaye
Ilahow ku naxariso kitabkaga gacata midig laga siya😭😭😭😭😭😭
Ilaah raali ha kaa ahaado waa gabay cilmiyeysan oo taarikheysan
Allow janada Gali.aamiin
Abwaan Heellaale Ilaahay ha janneeyo, halgamaa waddani ah oo dhalada ayuu ahaa.
Taariikh wanaagsan oo dhaxala iyo guubaabo loo aayi doono ayuu ka tagay.
Allow muxuu ahaa nin ciil labady ,allow muxuu somali kor io hoos ula hadlay maxaa hadlkisa wax fudud laga so qaty .
Ilaahow kuu naxariso halgamaa dhab ah bu ahaa 😢
Alla ya raxma abwaan
Allha u naxriisto abwaanka
Aun halgama abwaan helaale😢
ninkaan boqol sidiisa ah hadii la helo Somalia oo dhan waa is raaci laheed
illahow unaxariiso janadada firdowsana geee.
alle naxariis jano haka waraabiyo aamiin
Allaha unaxariisto marxuumka wuu dadaalay laakiin dad dhaga beelay buu lahadlay oo qabyaalad iyo qudhun qalbiga kabuuxaan waligoodna aan baraarugayn.
Aamiin aamiin aamiin
Yaa rabi