Allah ha ugargaaro reer qaza dhibkana haka dulqaado aaamin aamin ❤❤❤ Allow ducada muslimiinta u aqbal reer qaza xasuuq isirsifeyna ayuu cadowgu ku haya muuminiintaada ee allow awoodada ugu hillli aaamin
Dagaalka Bilowday October 7 2023 Hamaz Qaaday Asalka Waxaa Soo Asaasay Dagaalka America & Sirtoonka Yahuuda Mosat Weey Soo Bixi Doonta Xaqiiqda Waa Dagaal Ay ka Sameeyen Dhaqaale Dad Yar oo Fara ku Tiris Ah
natan yahu wa hitlarka qarniga marka naasiga yuhudu dhabarka ayu ka jabaya insha allaah xaq u dirirka xm iyo xb iyo xt k xb dhaman tod way mahad sanyihin hadi ay gumaysta yasha fashiliyen
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Aniga subscribe way ii sarantahay
Honestly think 22:56
Alaha unaxaristo musliminta qasa
ILAAHAY HABAABIIYO Y.H.& WIXII UADEEGAYA AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Aamiin
Aamiin
Maxqamada markii horeytaba waxba qama jirine wa munaafiqnimadii réer galbeedka
Allah ha ugargaaro reer qaza dhibkana haka dulqaado aaamin aamin ❤❤❤
Allow ducada muslimiinta u aqbal reer qaza xasuuq isirsifeyna ayuu cadowgu ku haya muuminiintaada ee allow awoodada ugu hillli aaamin
Inaa lilaahi waa Inaa ileyhi rajicuun
Allaahu akbar
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️
Mahadsanidiin
Alow guusha usiyaadi xamaas iyo muqaawamada dhamantod Amin ya rabi
Aamiin ❤❤❤❤
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
HBN sxb cawo sekar laa an ayan ahay ii code
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahaw faraj dag dag ufur reer falasdiin yaa rabbi yaa allhh yaa qawiyu yaa caziiz
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Herzi Halevi laguma soo oogin in la soo xiro
Dagaalka Bilowday October 7 2023 Hamaz Qaaday Asalka Waxaa Soo Asaasay Dagaalka America & Sirtoonka Yahuuda Mosat Weey Soo Bixi Doonta Xaqiiqda Waa Dagaal Ay ka Sameeyen Dhaqaale Dad Yar oo Fara ku Tiris Ah
Asc shaki kama taagno in ay ka dambeeyan xulufada Israel
War aan sal iyo Raad laheyn in karim.khaan uu galay dambi.
ASC HADID DABIOOGE DANBILAGUZOO OOGAY YUHUUD DANBIGII MAKAJABAYAA
Garyaqaankii galmey ku oogayaan
gaaladu gumaadka Qazana waa kagaabsadeen
gaboodfalka iyo gar eex waa ugo,aan gargaarse waa ku ganbadaan
Walee cidany cadimaya Adunka dhan bay maskaxd kahaystaa nacdal Allah Sxt ha ku rido yahuda iyo walalihi
Adiga yahuuda ayaax u hadashaa warkaadama fiicno iska hubi sidii bbc,da eayaad uhadashaa
natan yahu wa hitlarka qarniga marka naasiga yuhudu dhabarka ayu ka jabaya insha allaah xaq u dirirka xm iyo xb iyo xt k xb dhaman tod way mahad sanyihin hadi ay gumaysta yasha fashiliyen
Arintii madaxa siyaasada ee xaams ee qadar kaga manucysey dalkeeda maxaa kasoo kordey moliidow
Wali botadi mey wadan Iran 😂😂😂😅
Allah yaramoux aux morts soudanais
Bismillaahi.arraxmaani.arrxiimi.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaa.rabbi.roob.iyo.nabad
Ninkan ka taliyo maxkamadda ee la so edeyey waxa ka dambeyo wa israiil kuwa la yiraho luubiga
OK ARGAGIXISANIMADI CAALAMKU SOW MAREYKAN IYO ISRA,IL KUMA CADA INEY IYAGANA DADKA KU EEDEYN JIREN OO HADANA MAANTA FALALKI ARGAGIXISAN8MADA KU CAD YIHIN. YUHUDI IYO MAREYKANKA .
WAA BILOWGA DHAMMAADKODI
EEDA LAGUSOO OOGAY KARIIM KHAN WAA SHEEKO AY KADANBEEYAAN MAREYKANKA IYO ISRAEL DHIBANAHA EEDA WAA MID LASAMEEYEY WAANA SHEEKOOYIN DHACA
WAXAA KALOO SUURAGAL AH IN KARIIM KHAN INTUUSAN FURIN EEDA XASUUQA ISRAEL KAHOR LAGA SHAQEYSTAY
WAANA DHAQAN LAGU YAQAAN MUQAABARAADKA SI UUSAN BERI KAAGA HOR IMAANIN
Ilaahw munaafiqintas kaqabo reer suudaan
Waa lagu been abuuranaya dadku macaqliga bey laayihiin xatii haduu galmo sameeyey waa wax loomaleegay Israel iyo saaxiibadeed baa kadambeeyey
Ninkii runta sheegaaba way beegsadaan maraykanka iyo yuuhudu sida Julia asange ninkii aasaasay wiki leaks iyo Mr snowdan oo ah nin marayakn ah oo runta ka sheegay Dadka maraykanku dhwgayst telifoonada madaxda dunida oo xabsi lagu xukumay ruushkana u baxsaday aakhirkii
Allahayo gusha siiy falastiin iyo lugnaan iraan yamen 😂😂😂 Allah haguul dareeyo cadawga duulaan ah .Allah haguuldareyo cadawga sahnooniyada ah 😂😂
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
hhhhh hhh bqolaal kun ayay xasuuqeennnnn aduunyo dhimatayyyyyyy gaaalo futadeedu waaataaaaaasssssssssssssss
Allah yaramoux aux martyrs Palestine occupée et libanais 😊