Thanks so much MM somali tv with prof:ahmed ismail samatar, saxafi mahamed sida maskaxda balaadhan ee ku horfadhiya wax u arko, u fogee deymadaada, qof aabe noqdey iyo niman aaney u bilaabney leysma barbar dhigi karo, hogaan ummadadeedna surmaseegto ku timaada hadaad diido waxaanad aqoon sunnaha rabbi swt.
Alle haku sharfo. Walaalayaal aynu doorano hilaac sababta u wayn ee aynu ugu hiilinayno ayaa ah inaynu qabyaalad ka gudubno,dhalinyaro ahaan inaynu fursadaheena helno,somaliland-na ay noqoto dal bari min galbeed la wada leeyahay. Guul hilaac isha allah
Su'aalahaagu waxay ku rafteen, 3da nin . Su'aalo laguu soo dhiibay baad ku rafatee. Cida ku horfadhida garo!!. Waa aabihii aqoonyahanada Somaliland, waliba aqoontiisu ay tahay siyaasada iyo dhaqaalaha!!.
Professor ahmed ismail waxaan doonayaa inaan weydiiyo xisbiyadii Hore waxey cudurdaar uga dhigan jireen inay aqoonsi la aan ay waxla dhaqaajin dhaqaajin la aayeen ee isagu Halkuu waxka soo shooting doonaa soduu wax uqabanayaa Yasser uu ku tiirsan yahay wadamada reer galbeedka oo uu is leeyahay wabuu la qabsan karayaa ???
Pro ahmed ismail abti wadanku aduu kubahan yahay legend balwakaase kulmiye iyo wadani waxaan qabyaalad ahayn haka hadlaan waa in musharaxu uu plan umada la horyimaadaa lagu qanco
Alle haku sharfo. Walaalayaal aynu doorano hilaac sababta u wayn ee aynu ugu hiilinayno ayaa ah inaynu qabyaalad ka gudubno,dhalinyaro ahaan inaynu fursadaheena helno,somaliland-na ay noqoto dal bari min galbeed la wada leeyahay. Guul hilaac isha allah
__ Gar iyo Gardaraba waan ku wadanaa insha allh waanad Guulaysanysaa kaa badan Codadka Awdal , Maroodi jeex iyo Saaxil wx kale uma baahnid intaasiba waa kuu diyaar Guul iyo Gobanimo Prof SAMATAR
Thanks so much MM somali tv with prof:ahmed ismail samatar, saxafi mahamed sida maskaxda balaadhan ee ku horfadhiya wax u arko, u fogee deymadaada, qof aabe noqdey iyo niman aaney u bilaabney leysma barbar dhigi karo, hogaan ummadadeedna surmaseegto ku timaada hadaad diido waxaanad aqoon sunnaha rabbi swt.
Waan kusosaarayna prof. Axmed Guul Hilaac ❤
Anuu caawa waxaan go,aansadey inaan ururahaan u codeeyo hilaac Hogaamiyaha waa inuu hadalkiisu ku kasbadaa oo uu ku qanciyaa markaa urur kalaan islaha u codee lkn wALLAHI waxaan u codeynaya Hilaac waxaan ku qancey hadalkiisa aqoontiisa yo sida uu su,aalaha uga jawaabayo guulna ILAAHAY ayaan uga rajaynayaa
@@ismailkarama391 Sidoo kale wlhi ragani waagii siyaasada loogu talagalay waxan hubaana inuu siyaasada Sln cirkaa gaadhsiin karo
Alle haku sharfo.
Walaalayaal aynu doorano hilaac sababta u wayn ee aynu ugu hiilinayno ayaa ah inaynu qabyaalad ka gudubno,dhalinyaro ahaan inaynu fursadaheena helno,somaliland-na ay noqoto dal bari min galbeed la wada leeyahay.
Guul hilaac isha allah
Sidookale lakiin waanka xumahay wadanka waanka maqanay❤, waa aqoonyahan
Ilaahayow noo soo xul madaxwayne xul ah iyo xisbiyo dalkooda horumariya ilaahayow garan maynee noo soo door rabiyow 🤲🤲🤲🤲 kuwa sharka wadana naga qabo yaarabbi🤲🤲🤲
Guul professor Guul Hilaac❤
Prof axmed ismaaciil samatar
guulyso gudoomiye waad gaadhi
Guusha Somaliland way kuu baahantahy
insha allh Somaliland hanolato🟩⬜️🟥✊️✊️✊️
Never he is a traitor
Merci prof des ts
Kaah baa guusho racaysaa ahmed maha gof politician ah waa music fiicaan 😊🎶
Guuuuul guuuul hilaaaaac i wil vote you insha allah
Jiro joog prof ahmed ismacil samatar❤
He is a traitor and an empty shell
Waa Wariye sumaysan. Congratulations Professor Ahmed.
Sawtaad shay maagayaay prf Samar🤣maxaa ka uray maanta??? Waxba haku awrkacsan, sobixi maayo samatar iyo Lumiye toona, dalka iyo dadkaba waa Wadani 👏👏👏👏👏👏👏
MM Tv waaxarurta huwanta
Mansha Allah guul iyo gobonimo hilaac
Xusbina kulmiye ka ahow ururna hilaac ka ahow ❤❤
Hilac guul i.a❤
Excellent quality
Raggii siyaasada loogu talagalay wakan daawanaya kuwii aan loogu tala galina Waakuwaa wadankii kharibay Cajiib Guul Hilaac❤
Greetings to our Angrey Soooli Proffesor. Proffesor Abdi is for United Soomaali Lands..is the Key to African Unity 🌍 🇸🇴 ✍️
Guul pro samatar insha alah wuu soo baxa hilaac
Bravo, excellent prof Samatar Tres bon reponse ❤❤❤❤
Insha allaah waanu kusoo saari Professor a.i.samatar hilaac
Well done, professor samatar insha Allah waad guulaysan.❤❤❤
He is a naked traitor and should not be allowed to run for any form of election.
He is 75 year old and talking about age. What is a silly remaks
The kettle calls the pot black Shame on you . What a myopic and rascal fickle
@@Ahmedwali-ji2sfit doesn't matter he's age the only important is he's idea and what he need Sln development
@@Ahmedwali-ji2sf aqoontiisa iyo waaya aragnimadiisa ayaan kafaaiidaysanaynaa insha allah
Karti iyo karaamo = hilaac ugu kaalay waana intay maanta rer somalilandn ubahantahay guuul somaliland Insha allaah ❤️🩹💗💓🩷💞
Guuul kulmiye +hilaac + horseed insha allaah Guuul ✊️🫶💪
insha allah wy gulaysanyan
Hilaaac waaa sooo baxayaaa insha allah
aynu ucodeyNoh
from sanaag /Yufle
Insha Allah waad soo bixi professor
Guul Hilaac wanu kugarabtaaganahay guul ayaan kuurajaynayna
Mashallah professeurku xagga si fican ayuu ugu jawabey, wariyankan❤❤❤
Isha allah rabi guul ha gaadhsiiyo ururka hilaac
well done Prof and I wish hilaac all the best, I believe we are heading to the right direction May Allah bless Somaliland
Hilaac 🇵🇱 😊
Mnshaa allaah
Wuu aqoon hadlay❤
Guul somalilind
macha allah hilaac guul i.n
Superb
Absolutely you deserve to be a president
Masha Allah guul wanu ku taageerna ee kalay Saaxil
Insha Allah guuleyso professor😮
HILAAC XIZB GAASABAXAY INSHAA'A ALLAAHU
Maashaa Allaah samatar geesi ❤
Masham alaah
Noolow wariye sax ba tahay
Weriyiuhu wuxu intaa isku dayaya in muuse wax iina u raadiyo lkn wxa hor fadhiya nin illahay aqoon iyo cilmi isku daray mashaa aĺllah illahay hakugu guuleyo waayo wadanku aad bu idinku bahanay adiga iyo muuse iyo idinla fikirka ahba ee somaliland jecel❤❤
Hilaac❤
Maasha allah samatar
Guulayso
Professor guul kulmiye iyo hilaac
Su'aalahaagu waxay ku rafteen, 3da nin . Su'aalo laguu soo dhiibay baad ku rafatee. Cida ku horfadhida garo!!. Waa aabihii aqoonyahanada Somaliland, waliba aqoontiisu ay tahay siyaasada iyo dhaqaalaha!!.
Absolutely
guuul hilaac🎉
Insha Allah Hillac ayaa soo bixi.
Maasha allah waar reer somaliland
Ninkaa xisbi inoogu soo saara waa qof yaqaan waxa uuqabanayo
NINKA QARANKAN DHAXLAYA
KEEP GOING
❤❤❤masha Allah guul iyo gobanimo dhaman somaliland iyo muse bixi cabdi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ururka Hillaac guul insha Allah Mr maxamad Ilig aadbad u mahadsantahay
Mohammed Ilig waa laga dareemayaa nijabka lakin prof wuu qanciyay si quruxbadan. Guulaysta Ururka HIlaac. Gulaysta xisbiga Kulmiye.
sidaasaa loo hadlaa ama wala amusa walee wuu soobaxay hilac kalay alaybaday
Anigu Madawado #MM_TV_Somaliya Walle Balse Waxan Leyahay Prof Ahmed Ismail Samatar Oo Xisbiga Hillac Haso Babaxo Insha Allah
Guuu ururka Hilaac iyo prof Ahmed Ismail samatar
Insha allah professor wad leedahy codkayga
Professor ahmed ismail waxaan doonayaa inaan weydiiyo xisbiyadii Hore waxey cudurdaar uga dhigan jireen inay aqoonsi la aan ay waxla dhaqaajin dhaqaajin la aayeen ee isagu Halkuu waxka soo shooting doonaa soduu wax uqabanayaa Yasser uu ku tiirsan yahay wadamada reer galbeedka oo uu is leeyahay wabuu la qabsan karayaa ???
Prof Waad u qalantaa Madaxweyne. Thank you
Hilac Guul
Mr iligow ha ka baadhbaadhin pro Axmed Ismaaciil waxaad adigu jeceshahay ee ra'igiisa u daa.
Well done prof❤
Hilaac hala soo saaro waxa u baahan Somaliland
Hilaac guul
Pro samatar cashar ayuu caawa udhigan maxamed ilig
A traitor versus a traitor
Anoo Wadani ah ayaa taageersan Hilaac sababta oo ah shaqsiyadiisa iyo aragtidiisa
Hilaac + wadani rajada wadanka
Hhh quelle raju huwanta
Pro ahmed ismail abti wadanku aduu kubahan yahay legend balwakaase kulmiye iyo wadani waxaan qabyaalad ahayn haka hadlaan waa in musharaxu uu plan umada la horyimaadaa lagu qanco
Dhiigu Biyo Maha adero professeur Ahmed ismail samatar inolow ❤
Le professeur corrige les questions tordus de l'espion journaliste collabo
Vive Samatar vive Bixi
IILIIK FAGASH
Ilig qaabka aad suaalaha uwaydiinaysa aqoonyahanka maahan qualified training baa adeerow ubahantahay, dadkan oo kale haysku wareysan wa kuceebobi
Masha allah waa ucodaynaynaa prof wadanku aqoon yahan ayuu ubaahanyahay hadalkiisana aad bn ugu bogay gudoomiyaha
GuuL Hilaac GuuL somaliland
Free samaroon
Anu gabiley ahaan hilaac waan soosaaraynaa ree boramaw idinkuna kulmiye muuse soosaara wllyaal
may
Waar ha qaldin ragu ha tartaman oo xaqooda ha dhacsadane from berbera fifa hilaac😂😂😂
Abti hilaac wey guleysanaysaa
Nin Carooday la ga badi
. Proffesor Axmad.🤔🇸🇴🌍
Idoor dhawn isha alaaha
Ma igtay komentka aad bixisay inay faaiido u ta
hay ninka iidoor ee iska leh chanalka. Iidoorna dhexdiisu kuma qaado
ALLE HAGUULEYO GUDOOMIYE BROF AXMED SAMATAR
Hilaac + Wadani
Insha Allah hilaac xisbi qaran ayuu noqon waad soo bixi doonta Allah ha inoo aqbalo
VIVA BRAYAHANKA
That's called democracy if you don't know 😊
Soo noolaan shaha hillaac waxaa waxaa ka danbeeyey kulmiye iyo madaxweyne muuse biixi waad ogtihiin saajin wuxuu u sharaxan yahay madaxweyne ku xigeen xaq wuxuuna sharaxan yahay xusbiga kulmiye xaq uu u leeyahay dadka I taageersan inuu yidhaahdo kulmiye u codeeya ururnimada 7 Nov markii muuse biixi ka qudbadaynayey boorame wuxuu yidhi hillaac u codeeya markaa guul kulmiye leeyahay yaan cidkale sheegan
Angrey Somali Proffesor is Axmad not his brother..Abdi Samater is for United Soomaali Lands.🇸🇴🌍✍️
Hilaac waa in xisbi qaran laga dhigaa
Ilig wadani baa ka dhex hadlaya laakiin ciin buu daaqay well done prof samater
Maxamed Faqashow in mudo ah ayay dadka iyo dalkuba kaa reysteenah, maxaa nugu kaa soo celiyey?
Dadkeyga ree Somaliland maanta waxey haystaan fursad ay ku badbaadin karaan dalkooda intii wax garaneysa maanta wey aragtaa ragga dantooda raacaya iyo kuwa danta dalka doonya waLaayaL dalka inoo badbaadiya oo doorta Maddexweyne ciro iyo Professor ahmed walhi waa laba nin oo ay ka muuqato saaxad siyaasadeed iyo mid dal jaceyl
Of course ❤
Ciro ha barbar dhigin professor ka
Muusa dalku u bahanyy 2bda wll
Hadaanu nahay hargeisa iyo galbeedkeda waanu ku wadanaa
Hilaac iyo kulmiye horseed waa alliances maxad illigaw maxad prof samater u wareerinaysaa
well done....waayo arag aad wxba loo hoos dhigi karin
Ha loo codeeyo Hilaac.
Walaal hadaad tahay Somalilander maxaad Tv gaaga ugu bixisay Somali tv waxaa lagugu xantaa in aad u shaqayso Somali wayn
Isagu ma soomalibaa mise xamashi ? Maya waa soomali
@
Waa maxay Xamashi
Waa somalilander
@
Somaliga qoraalkii baa habaar kaaga dhacay
Xabashi u qor
Somali u dhashay Somaliland weeye faham
Alle haku sharfo.
Walaalayaal aynu doorano hilaac sababta u wayn ee aynu ugu hiilinayno ayaa ah inaynu qabyaalad ka gudubno,dhalinyaro ahaan inaynu fursadaheena helno,somaliland-na ay noqoto dal bari min galbeed la wada leeyahay.
Guul hilaac isha allah
MR. ILIIG waa huwan!
a traitor interviewing a anther traitor, All flcks of the same feather fly together,
Waa huwan hhhhhhhh
💡 💡 💡 💡 💡 💡 = hilaac
Macalinmdu maha wax sahlan