Aad baad u mahad santahay ustaad Please noo soo raadi hishiiskan aan lagalnay turkiga percentage somalia ku leedahay iyo xogo ku saabsaan hishiiska guud ahaan
Somalia oo midowday oo hal gacan noqotay oo wadanada aduunka ugu qurxda iyo dhaqaalaha badan oo loo soo tahriibo oo aduunka saxiixeeda la raadiyo ilaahow mar inaan arko ma laga yaabaa
@@MahadMahamedMahamudMahamed-q2c indhehee baad ku fiirinaysaa markaa, mise muraayad cagaara ayaad xidhantay? mise soomaliya kale ayaad eegaysaa, oo aad aragtaa? iga qor tan haddaba, *20 sano kaddib, maamul goboleedyada Visa ayaa lagu galayaa, sida immikaba Djibouti visa uu qofka soomaliga ahi ugu galo*
HORTA SHEEQOW KHAYR ALLE HAKU SIIYO ARATIDAYDA ILAMA AHA IN LAGA GUULGAARI DOONO WAAYO MARKA LA FIIRSHO SIYAASADAHA NAGU GUDBAN IYO BOOSISHINKA SOMAALI KALA JOOGTO. HORTA ILLAAHAY HA INA ISLAAXIYO SHAQAALAYAASHA SHISHEEYAHANA ALLE HAKA QABTO ILLAA GUNTIGA AYAA CUDUR NOOGU JIRAA.
Hal ceel oo badda ku fataha kaluun manoo joogi? Yaase noo faa'iido badan kaluunka aan Qani ku nahay mise Shidaal laga sii guurayo? Waxaa dhulka jira Ceelal la helay kuwaa maa lasoo saaro ciddii danteena daneyneysa! Baraaruga macdanahana noo ilaalsha. Shukran.
Anigu wxan wr u haya tuulo la dhaho holhol oo ku tala gobolka sool wxa la yidhi dad aad u bdn aya ka shaqayn jiray malin dheli si ay u xaqiijiyan in uu shidal ku jiro ugu danbayn wa la xaqiijiyay lkn yaa soo saaraya
Ust Somalia hadda in ay shidaal so saarto kuma haboona saa hory u sheegtba su'al Somali mku jirtaa wadamada Saxiixy kuleelka cimilada adduunka yacnii in shidaal la iska dhaafo hayy Haa thy side macqul ku thyy
Taloow 🤔 Dfs malaga yaa baa in ay waqtigan shidaal qotaan Amni la'aanta, dowladda oo aan meelo bdn ka talin, dal aan midaysnayn iyo lacag midaysa aysan lahayn..?
Intii laga hadlayey shidaalka dalka warbixintii ugu fiicnayd ayaa soo gudbisey allahu ku sharfo sxb
Ilaahay madax wanaagsan iyo nabad hanna siiyo soomaalidana wanaagga ha tuso aamiin dhaha insha Allah.
Amiin
Macnaha kii fiican ka duceysataanmiyaa? somaliaa
@@beryalex1798 aamiin maa ISKA dhahdid
@@beryalex1798oromo adoon adoon dhalay baa thy kuna nool dawarsiga aad I dawarsato yaa adoon luuqadayda aan adoonsiga kugu baray ayaad igula hadlaysaa
Aamiin
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Sallalaahu Caleyhi Wasalim.
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Sallalaahu caleyhi wasalim
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@@fiidowmrk scw
Mashallah waa ustaadka keliya xogtiisa ku kalsoonahy ❤❤Ilaahey kheyr hanooga dhigo
M.a my brother your knowledge
Insha allah ❤qeyr alllah ha ka dhigo arinta shidalka ee dalkeena ❤somalia ❤
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
Aad baad u mahad santahay ustaad
Please noo soo raadi hishiiskan aan lagalnay turkiga percentage somalia ku leedahay iyo xogo ku saabsaan hishiiska guud ahaan
Wali waa sahmin soosaaristi wali lama gaadhin markaas ayaa heshiis laga hadli karaa lkn waxa laga yabaa inay percentage yar kusoo hagaago waayo somalia dhaqaalehedu aad buu iliita iyo nidaamka doolada ee hanti ilaashiga
Warbixin aad u heer sarreysa ..❤
Great Research Mash Allh brother
Waatan warbixin Naga Dhaadhici Karto oo Naga Dhaadhicisay Mahadsanid ❤❤❤
Ustaad waa sax shidaalka soomaalida wuxuu ku noqonkaraa inkaar sababtoo ah soomaalida maanta qabiil qabiil ayey wax ku qeybsadaan taasina wexey keeni kartaa dagaalo qabaail waa sheekadii sedexda nin ee dhagaxa dahabkaa heley kadibneh iyagii isdiley dhagaxiina dadkalaa qaatey
Umada somaliyeed guul guul guul
Masha alah Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ 😍 guul
Somalia oo midowday oo hal gacan noqotay oo wadanada aduunka ugu qurxda iyo dhaqaalaha badan oo loo soo tahriibo oo aduunka saxiixeeda la raadiyo ilaahow mar inaan arko ma laga yaabaa
insha alaah waa arkee
Maxaa diiday dariqi ayaba la haya
@@MahadMahamedMahamudMahamed-q2c indhehee baad ku fiirinaysaa markaa, mise muraayad cagaara ayaad xidhantay? mise soomaliya kale ayaad eegaysaa, oo aad aragtaa? iga qor tan haddaba, *20 sano kaddib, maamul goboleedyada Visa ayaa lagu galayaa, sida immikaba Djibouti visa uu qofka soomaliga ahi ugu galo*
Shidaalkaan haddii lasoo saaro somalida way isku dhamaynayaan qabiil baa dilay qaran majiro haddaaba laleeyahay waxaanu nahay Ciddii shidaalka 😥
haa wlhi wn arkey inbadan video yadaasi wy igaso horbaxeen Allha sahlO wll somali qabiilbey nafmoode 😢😢
Shidaalku labo wado ayuuu leyhy burbur iyo horumar allow noo sahal hadu khyr noogu jiro😊
Burbur Dan nooguma jirtee alle kharka hana siiyo
Soomaliya ilaahay madaxwayne wanaagsan Ha siiyo.
Guuuuuul Guuuuuul
Mashaa Allah excellent information Somalia country not deserve oil
Ustaad waan kuma aminsan nahy horay waad ugu hadashay hada nah wey dhaceysaa in sha allah ❤❤❤❤❤
Maanshaa Allaah, aad iyo Aad baad noogu sharaxday
Mahadsanid Ustaad Muuqalkan qayb ka mida ma qaadan karaa oo Tiktok ma u isticmaali karaa
Mashaa Allah alxamdulilaah
Xaasid ma af afloxo ee yaa huu yuran Ayaan haysanaa
Thenks ustat
Dhibaato ayaa ku haysto cafimaad ayaan ku r
Tahsks sxb ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Allow nabad na sii
Welcome to moh-indhacase ❤
Manshalah
Shidaalka xiligaan dan noogumajirto waayo meeshii lagaqodo qabiil gaara ayaa sheeganaya sida kuwa hada dhaha canshuurteena ayaa lagunolyahay marka ayadoon dadkeenu heshiin shidaal lasosaro wuxuunoqon sida South Sudan oo kale
Aadba u mahadsan tahay walal abdidashid waxan kaaso salamaya
Kampala uganda
Somaaliya oo aan hilin dowlad awood leh oo mida shidaal uma qalanto inay hesho
M.a wll moduc shidaalka ka hadlo
Sida loo qodi ma sida biya ceelka ama mu u shaqeeya naga jahil bixi mahadsanid ustaad
HORTA SHEEQOW KHAYR ALLE HAKU SIIYO
ARATIDAYDA ILAMA AHA IN LAGA GUULGAARI DOONO
WAAYO MARKA LA FIIRSHO SIYAASADAHA NAGU GUDBAN IYO BOOSISHINKA SOMAALI KALA JOOGTO.
HORTA ILLAAHAY HA INA ISLAAXIYO
SHAQAALAYAASHA SHISHEEYAHANA ALLE HAKA QABTO
ILLAA GUNTIGA AYAA CUDUR NOOGU JIRAA.
Ustaad sual markabka turkiga wuxu baritan ku samaynaya bada oo kaliya mee shidaalka dhulka somali ku jira
Ustaad kaa ficn youtube majoogo
💯
Wll waan ku salamay allah haku amaan sado
Aamiin walaal siddaas kale adiguna kuu rajeynayaa
Ustaad, anigu waaban dawkhsanahayba shiidalkani nama anfacaye, diamond malagu sheegay wadanka
Thanks
Soomaali oo shidal malaxan
Fudayd Aya Ina Diilay shidalba Lama So Sarin Waxna Laga Hadlaya Shildal Waalina Search Area Aya Lagu Jira
horta sxp aad baa xogahaaaga ula dhacy
710
Ustaad cabdirashiid waxaan ku weydiinayaa soomaliya siiyadsadeeda waa sidee ku aadan arimaha debeda.?
Somaliya ma iyada ayaaba eh siyaasad dibad, Arrimaha Somaliya soo tan kaalmada dibada ku xiran. Wadan waxaa uu mowqif siyaasad dibadeed uu yeesha ama uu noqdaa Ciyaaryahan mandiqeed marka uu awood leeyahay uuna madax banaanyahay.
Turkey khayraad umada muslim somali ayu guranaya
Hada waxba ma guranayo waa sahamin oo kaliya
Good
Hal ceel oo badda ku fataha kaluun manoo joogi? Yaase noo faa'iido badan kaluunka aan Qani ku nahay mise Shidaal laga sii guurayo? Waxaa dhulka jira Ceelal la helay kuwaa maa lasoo saaro ciddii danteena daneyneysa! Baraaruga macdanahana noo ilaalsha. Shukran.
Ceel biyo ayaa la isku gubooyaye kawaran haddi shidaal imaado.
TURKIYE
Istad Aad ban ku salamaya
❤❤❤
Sidee Wadamada Khaliijku Ugu Taajir Shidaalka?! Iyo Siday Waxa U Jiraan Waayo Wadamo Badan Baa Soo Saartay Kuma Taajirin Naga Daba Gee Iiga Soo Jawaab Maanta Keliya Ayaan Su'aal Ku Waydiyey
Codka waxaa la dhahaa eco english ahaan somaalina codka soo laabta waxaa la dhahaa dayaan
First comment
waxaan kacab si qabaa somaliya iney noqoto sidii nayjeriya ookale
Anigu wxan wr u haya tuulo la dhaho holhol oo ku tala gobolka sool wxa la yidhi dad aad u bdn aya ka shaqayn jiray malin dheli si ay u xaqiijiyan in uu shidal ku jiro ugu danbayn wa la xaqiijiyay lkn yaa soo saaraya
Shidalka ugu badna dunida ki 7 ad ba laga helay xebta somalia weli wa mid dhow ila 3 km dhulka kujiro
Ustaad khayraadta so baxa 100/60 ayay qadanaysa turki maxa ino so hadhay 😮😢
Ust Somalia hadda in ay shidaal so saarto kuma haboona saa hory u sheegtba su'al Somali mku jirtaa wadamada Saxiixy kuleelka cimilada adduunka yacnii in shidaal la iska dhaafo hayy Haa thy side macqul ku thyy
Runta ayuu sheegay sxp somalia musan inkarin somalia iayadaba inkar ay heysataa in la inkaaro wxba Maka dhibeyso😂
Waad saxan tahay runti Somalia mar hore ayay saxiiday saxiixaas
Kuma faaidi donto somalia shidaalka
Kan Somaligalbeed Ogadenia KASO hadaal macaliin
Shidal inlabaro waxaan kajeclay in laga shaqeyo barah in aad waxkasosaro
Somaliya haday badbaado ayeey nasiibleedahay shidaal iyo qeyraad aadan difaaci karin aqoon iyo awoodba inaadan helin baa laqaatay
Saaxiib waxaad Ka xuntahay khayraadka Soomaaliya ilaahay kumanaystay waxaad ogaataa soomaaliya khayraadkeeda inaanay dalcarbeed udabafariisanaynin kalana tashanaynin iibgayntiisa Ee walaal habaarka kadaa dalkayga iyo niyad jabinta aad wado
Somalida waxa isku diraya waa wax la.aan ta lkn hadii dhaqale la helo somali waay ilashan wayna wada midobi
ma hadal uunbaa la wadi somalia shidaal male waayo mar horeey la soo bixi lahaheen😂😂😂😂
Taloow 🤔
Dfs malaga yaa baa in ay waqtigan shidaal qotaan
Amni la'aanta, dowladda oo aan meelo bdn ka talin, dal aan midaysnayn iyo lacag midaysa aysan lahayn..?
mahad sanid anaga warbixin buuxda
😅😅😅😅😅
Waxan carabka la muxu la hadaaqaya 😭😂
Commentigan aflagaadadaa intuu meesha ku qoranyahy adigane denbi ayuu kuu socda la soco taas
Haddaa adoo daleetin lacalaa aad dhimato yaa kaa daleeti doonaa
Waa dembi ilaa qyaamaha kuu socon doono
JSHSBD😮
Somaliland iyo somalia dheh zxb ingris iyo talyanigu dal kaliya may mamulayne😂
Kan waaba nacas aqoonyahan waa weynka ayuu iska dhigaa kulahaa somali hadi shidal so saarato ma ku tajireyso maya xaasisanaa nacaska
Hahahhahaa İnaalilaah! Nigeria maku taajirtay shidaal? Venezuela maku taajirtay shidaal? Ciraaq maku taajirtay shidaal? İran maku taajirtay shidaal? Wadan shidaal ku taajiray haddii uu jiro waa carabta +İyaguna sabab gaar ah ayaa loogu ogolaaday.
😂😂😂😂😂😂😂😂 zxb ninka wax bdn ayuu baara waa runtiis
haa sax , Markabkaan waxuu wataa Riigi xitaa waa qodis iyo baris iswato! marka xili dhow ayaa la rajeynayaa
Balaayo ayaa iska dhigtaa xakunka allane waa gooni ku kalsoonow rabigaa reer galbeed ayaa yiri caqli ma ahinee wax kale la imoow
Haka sheekeenin qiyaamah ayaa dhacaayo waa Warley beenta ka daa umada
P0
hawiye hadda nahay ilahay baa nagu deeqay dhul shidal darood io isaq oromo gaajo injirley aye iska dhiben tasi waxe cadene in hawiye dalkan leyhy oo loogu yimid
@@cadaaweyare9045 yaahu adigoo miiran baa dalka burburiyey
adigO kle wali jahligiii ayaku haysta simaliland yaaka dhul khayraadsan nacasow wxbaro o wxbadan ogow qabiilkiiku qaadeykuma dhigee ???
@@YassinAbiib idorow dhulka ma Amar la anten aya wax samen karta jahilyahow waxbaro adiga 30baa qiyali kunoled
Beenaale waxwalba iskagahadla ayaatahay
Venezuela waa wadan ugu soo saarka badan aduunka xataa sucudiga magaaro ok maxay ugu taajiri waayeen oo faqri kadhigay wadankooda?
First comment