ADAN GALAYDH | NIMCO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    EREYADA, LAXANKA & CODKA: ADAN GALAYDH
    MUSIC: MAFTUUX CADCEED
    CAMERA: CABDIQANI ADDISON
    EDITOR:CABDIQANITUSMO
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

КОМЕНТАРІ • 632

  • @Abdirahman6060
    @Abdirahman6060 5 років тому +187

    Hadaad nasab soomaaliya tahay uduceeya waalidkii ilaahay kasokow aan kabeermanay alle cadaabta idinka qari 💟💝❤️🙏🤲🤲🤲🤲

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 4 місяці тому +8

    2024 baa dib udawanaya yaa ilamida ❤😂☝️

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 5 років тому +33

    Nasasho midaan ku Nagaadaay
    anigu somaalay eegi maayo halkaad eegaysaa
    eryada igu socda Keep going Bro Adan Galayr
    Tusmo films🎧🎻

  • @sama.qaade1
    @sama.qaade1 5 років тому +22

    Alla yacisak fanaakaan xagee ku qarsanaaa cod macaan ayuu leetahay runtii qofkii soo duubayne waa xirfadle video prodaction.

  • @robimicheal6915
    @robimicheal6915 4 роки тому +94

    I am from eritrea 🇪🇷🇪🇷🇪🇷
    i love you Somalia songs 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕊♥️

    • @nadiirbuux7987
      @nadiirbuux7987 4 роки тому +2

      Thankz

    • @nuhabdulkadir5649
      @nuhabdulkadir5649 4 роки тому +1

      Tnx pro we also love lthe people of Eritrea 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @xareedahmmet4357
      @xareedahmmet4357 4 роки тому

      welcome we love you

  • @ibtisaamabdirashiid1187
    @ibtisaamabdirashiid1187 3 роки тому +20

    Inta hubineysay in heesihisa klena uu cabdi hani u cod egyahy liketa

  • @ahmedmuuse4518
    @ahmedmuuse4518 5 років тому +19

    Wllahi HeeskaN waanku wataa Legend TahaY pro Haray Uzoco

  • @Ismael_jagne
    @Ismael_jagne 4 роки тому +104

    Am from Gambia and I love Somalian music.

  • @abdirahmanmohamedolad5418
    @abdirahmanmohamedolad5418 5 років тому +4

    maanta ayaan helay heestaan runtii waan ka helay waxaan leeyahay fanaan kaan hore uso sxb fanka somalia ayaa kuu baahan

  • @halazifilms4531
    @halazifilms4531 4 роки тому +16

    1 million gadhey heestan mnsha allh tusmo films 🙏🔥

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 4 роки тому

      Wey gaadhtay like na wan kuu saaray

  • @huseinpaali1099
    @huseinpaali1099 5 років тому +8

    Alla mahdlle haday sidii ugu dhakhsada badnayd u soo galiseen heesti aan sugaynay tusmo thanks

  • @asegidlegesse497
    @asegidlegesse497 3 роки тому +20

    I'm from Ethiopia,ohh I'm obsessed with Somali hees ...loved it so much💝💌💋💌💝

  • @abdirizakabdi2280
    @abdirizakabdi2280 5 років тому +15

    I’m from Nigeria and i like Somali Music. God bless Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @masumchannel7624
    @masumchannel7624 5 років тому +433

    Ala necbiya daadka ku qarabta meel heeeso kabaxayaan nabiga magiciiisa sogalinyaaaan scw 😚😍

    • @maampa
      @maampa 5 років тому +7

      Ubax Qali hhhh adigaba hada kabilabay warbal amurtan arka

    • @masumchannel7624
      @masumchannel7624 5 років тому +5

      Mahamed Mahamud Abdullahi iyaagaaan ka hadley yariisow🤗🤗

    • @balqiismuxumed7871
      @balqiismuxumed7871 5 років тому +6

      Quruxey wa dad bila caqliya mel macasi ka socoto ayay nibiga iyo quranka kenan

    • @aminawarsame4191
      @aminawarsame4191 5 років тому +2

      Ubax Qali scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ibrahimaffey6914
      @ibrahimaffey6914 5 років тому +3

      Nabigena wan wada jecelnahay nawad galyo iyo naxaris korkisa ha ahato I.a lkn fanànka ereyga uu dhahay sific udhageyso

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 5 років тому +16

    Mnsha alaaaaah
    Abwaan fanaan mulaxamayste
    Aadan galaydh iyo ismahaan guuleyso

  • @caydaruzhugur576
    @caydaruzhugur576 4 роки тому +3

    Aadan galaydh: waxba lagama qaban karro
    Cadceed :Faraha lagaga gubtay
    Tusmo films :Hore usoco
    From Amesterdam☝

  • @hamsamoh1454
    @hamsamoh1454 5 років тому +50

    Adan Galaydh Heestu Waa Cllaasic Laakin Inyar Baa Qaribtay Inanta Qaawan Hadduu Odhan Lahaa Walaalo Nimcada Inoo Astur Qurux Kaa Maqani Ma Jirtee Heestu Wax Kale Ayey Noqon Lahayd.
    Ragow Cowrada Dumarkeena Hadaynu Asturi Weyno Oynu Qaawanaanta Raali Kaga Noqono Ogow Dambigoodu Waa Dumadeena Ileyn Inaga Masuul La Inoo Dhigee.

    • @yusraluuza7951
      @yusraluuza7951 4 роки тому

      Adam. Wankujeclehe. Wannakutaageeraa. Qaali. Quruxbadanoow. Heesahaagana. Waantaageeraa. Adi. Iyo. Nimco. Love by by. Nimco. Wankujeclehe. Qaali. Badaneey. Adi. Iyo. Adaba. Noolaada. Waligiinama lov99❤💋💙💙💙💙💓💘💘💘💝💝❣

    • @caynidiamond2117
      @caynidiamond2117 4 роки тому

      Adan galaydh

    • @samsammaxamedxasan5454
      @samsammaxamedxasan5454 4 роки тому

      Xaqiiq wax arinkas ka hadlyaba adaan ku arka wll rageeni wa laga indho saabey cowradeni dumarkenina qawanamty qurux modeen zubxanallah😢

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 роки тому +4

    Heees iga dheH...
    GabadhuH waY quruxbadan tahay...
    Lkn markaY dharka dhigato ayay foolxumo noqonaysaH....
    the veil is powerful...

  • @derysu8053
    @derysu8053 4 роки тому +10

    Wiilka qurux badan ah! ❤
    Love from 🇹🇷

  • @AxmedFidhig-ri4it
    @AxmedFidhig-ri4it 5 місяців тому +2

    Eshcalaa hees igadheh🎉🎉❤

  • @balqiismuxumed7871
    @balqiismuxumed7871 5 років тому +3

    Msha allh quruxda dhulkeena I muqata isha gobka mel naftu nasiino ka hesho

  • @richhome3678
    @richhome3678 5 років тому +3

    *Nimco Farah* waa sxbta aan jeclhy
    Marna waa wlshy alle haku daayo sxb qli 🥰🥰🥰🙏

  • @kalungiibrahim6490
    @kalungiibrahim6490 4 роки тому +6

    Thank-you so much dtz gd music I,love you music in Somalia, am karungi Ibrahim from Uganda

  • @mahamediidle1475
    @mahamediidle1475 3 роки тому +5

    Sidano kle ma u heesi karaan reer caalamku . Inta ka heshay heestan liketa ha iga ilaawin.😇

  • @rahmaeme6494
    @rahmaeme6494 5 років тому +56

    Meeel aad uqrxooon iyo dad aaad u qurxoon igo hees macaan iyo camera cajiiba lee arkaa
    Horaa losocnayaaa
    Keeep going

    • @abdiadam6821
      @abdiadam6821 4 роки тому

      MAXAA QUROON DADKAAN HORTEENA DHAM DHAMISKA ISKU DHAMEESTAY MIYAA QURXAN OO NAASAHA IYO SIILKA ISAGA JIFTAY WAA WAREEY

    • @khadarcabdilaahi3144
      @khadarcabdilaahi3144 4 роки тому

      Zxp

    • @engcumar53
      @engcumar53 3 роки тому

      💋💋Mac mac ❤❤💘💋💋💟

  • @khaalidqays5423
    @khaalidqays5423 5 років тому +3

    Meshan waa la isku helay tusmo films iyo maftuux cadceed gacantiina allah barakeeyo

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 років тому +15

    wooow mansha allah hees miidho macaan hoor uu soocda
    1 heesta waa top
    2 camerada waa top
    3 muqalka waa top
    4 midhaha waa top
    5 laxanka waa top
    6 labiska waa top
    7 jiliida waa top
    8 mesha lagu duubaye waa top
    9 halkad kaa soo jeedan waa top
    10 asaalkinu waa top
    11 degan kinu waa top
    12 calankina barakeysan waa top
    13 caadoowginu maa cile baaxo hoor uu soocda mansha allah
    14 kkkk uu maaydhe caagaha ncaala sheydan kuu yaale waa naag boqortoyada duriyada reer shexisaxaq ah ee kkkk

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 5 років тому +4

    Waaaw nimco my name jecliya thanks al fanaan adan galaydh wllky ❤️🌹 waar dadkan gabadha cayayaa wuxuush ayaa tihiin ee amusa wlhi waa qurux lay naaguhu waa xasidiin waxba isuma ogola raga cayaaya gabadha idinkuna kishali iyo nigis zoo qaata uf waa qalanjo wlhi 💋👌

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 4 роки тому +3

    Wow waa hees aad umacan oo background fcn leh keep going

  • @kabtankaliil
    @kabtankaliil 5 років тому +1

    Aadan Galaydh Waa Saxiibkaa Kaliil Hore U Soco Saxiib Alif Mabruuk Hees Macaan Iyo Muqaal Qurux Badan Maashalah.

    • @richhome3678
      @richhome3678 5 років тому

      Hadii aad garanayso wan jeclahaa inan la xidhiidho wa abwaan Bulsheeye

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 5 років тому +27

    Nimco my name M.Allah ku wataa legends

  • @carafaddeeqzishow8180
    @carafaddeeqzishow8180 5 років тому +20

    Intii ila aragta bishan iney fananintu muqalada isku shidayan oo ay isasoowada shidayan like ta

  • @wadneyare1853
    @wadneyare1853 5 років тому +82

    ereyada 100
    musica 100
    laxanka 100
    camera 100
    stylka 100
    yaa ila qaba fikirka

    • @user-yn8kx3og1y
      @user-yn8kx3og1y 4 роки тому +2

      Iyo cadkaba 100

    • @qurxdumar6100
      @qurxdumar6100 4 роки тому

      Kkk

    • @qurxdumar6100
      @qurxdumar6100 4 роки тому +1

      Zero waye

    • @mohamedibnu4882
      @mohamedibnu4882 4 роки тому

      @@qurxdumar6100 f2f fdàznmvbznnbnznznznznznzzbznzbznNnnnnzvnnmbznnbnznzznnnznnznnnnznznvzzznzvnznzznznzmzzzznzxNznzmznnnznznnznzXznÑznnznxbxmznzznshlklkzfzndsdzznhskskskslasagdaslkkķahhjkdhjafkfsdafdaadgdajssddksdkhadssfaddlakfahlkakgsaaskjkshjkgkkgkfakddflskkgkkskshssgaaafshlazmksskskkhhghkllkkkhkkkkhlkjhlkkkkhjhhhgshkhl

    • @mohamedibnu4882
      @mohamedibnu4882 4 роки тому

      @@user-yn8kx3og1y zzznzznnznzbzbznznagzmzzdgafdds

  • @abdirahmanabdiqani2746
    @abdirahmanabdiqani2746 4 роки тому +1

    Heesta waa asal laxan qurxoon cod halaacsiya fanaan style top yahay waxaa intaa udheer dhulku waa dhulka hooyo lagu qaadi wllhi waa clasic ❣😍

  • @qastaraawiqastaqastaraawiq3313
    @qastaraawiqastaqastaraawiq3313 4 роки тому +4

    Ñapdigayga
    Nuska
    Ka hanatoo
    Ku dhex Ñoshahay
    ❤️❤️❤️❤️❤️
    Ñimcø

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 4 роки тому +6

    Acuud kooy muuziga izoo jiitay erayada intaan lagaarin
    Maftuux Maxamud Ducaale
    ( Cad Ceed )
    Caadi maahan wiilkaaz fara ku dahaple pan ula paxay
    Like zaar hadad ku hayzatid muziga maftuux CadCeed

  • @zahalahmet2677
    @zahalahmet2677 5 років тому +1

    😍ilaaxad heesTa waan ka helay hore uzocoD wacan tusmo films and King Adan galayDh♥️✌️

  • @meliyesanyiijawwar5061
    @meliyesanyiijawwar5061 4 роки тому +85

    I am oromo but I like Somali music ❤❤😘

  • @samara123salaad3
    @samara123salaad3 5 років тому +1

    Mansha allaaah cadi ma ahan heestaan laxanga iyo erayada codka Abwaanka Waana will dhalayaro ilaaah ha ku xiftiyo 👍👍👍👍👏👏👏👏 waxa badan waan ka rajaynaynaa Insha allaaah many many thanks 🙏

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 років тому +1

    Woooow wiiilka codkisa qatar wili gabdha maba garin lkn wnba download gareysatay

  • @nacimoniitaa7456
    @nacimoniitaa7456 4 роки тому +1

    My nem nimco hestaan waanba kahelay dee huno Thanks ishcalaa hees iga dheh❤❤❤❤

  • @naabuu777
    @naabuu777 5 років тому +9

    Wuuuuuuuuuw heesta aan heesaha ugu jeclahy 😍😍😍

  • @nimcoyaasiin4867
    @nimcoyaasiin4867 2 роки тому +4

    The best song Adan galayd thanks magacayga

  • @zackzack9797
    @zackzack9797 5 років тому +11

    Waa khald in aad ku mashquusho qof bina aadam siduu u eegyahay maxaa yeelay qof walba allah ayaa uumay

  • @mohyadinhogemar.
    @mohyadinhogemar. 3 місяці тому +8

    Still washing 2024😂

  • @SBC-MediaMN
    @SBC-MediaMN 5 років тому +6

    Tusmo Abdiqani Dadaal Hor mar wacan

  • @apdywalikarama5768
    @apdywalikarama5768 5 років тому +80

    Waligay 10 Like maan helin
    Manta wax itusa wLLkiin karamoH 💖

  • @naziimnalka1228
    @naziimnalka1228 5 років тому +1

    Waala yaapay heestan waan ku hays taa aadan galeedh wllky

  • @salmacadey824
    @salmacadey824 5 років тому +2

    Naaagihii caloolaha weynaa aad rabtaan gabadhaan manshallah waaye

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 4 роки тому

      Haa gabadhaan qurux leeyad waaye wey ga ma seersan yihiin so, don't listen them

  • @deeqaidle6938
    @deeqaidle6938 5 років тому +5

    Woooof woof aaadan galeydh ninka kaliyee fankiisa jeclhy heesihiisana ku raaxaysto my bro heestan top baad usoo habeysey
    Erayada laxanka music codka style www 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌style kugu dhn adiyo xabadaadaba😍💋💋💋💋👌👌

  • @Caraaye77
    @Caraaye77 5 років тому +7

    Heesta gabadha shiday inta ka heshay gabdha like saara 🤙

  • @nasrahamse5656
    @nasrahamse5656 4 роки тому +11

    I am from Egypt love somali's

  • @deimanibrahim5535
    @deimanibrahim5535 4 роки тому +3

    M.a hesta Wa Qatar Balsi Gawada Kadansaan 🤣Keep rocking bro Adesh 💖💓❣️

  • @abdisalanmohmed4947
    @abdisalanmohmed4947 4 роки тому +1

    Aar ku oroma ah ayaan xifaltamaynayeh liketa igu badsha
    Somali maxamadey,,

  • @traveling449
    @traveling449 4 роки тому +3

    Song woo
    Sounds good
    Beautiful voice
    Me Ethiopia

  • @calinorway6655
    @calinorway6655 5 років тому +2

    Woow sxb aadan galaydh hore usoco

  • @Jookar1
    @Jookar1 3 роки тому

    Barigii hore uma cod ekayn cabdi hani vaaar😅

  • @anid9027
    @anid9027 5 років тому +7

    Love it what a beautiful song. VIVA SOMALIA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @bishaarocadeey2664
      @bishaarocadeey2664 4 роки тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasrajama4351
    @nasrajama4351 3 роки тому

    Thankz alfanaan adan galaydh mgcygii nimco ❤❤❤❤❤❤

  • @queenshamhaad9811
    @queenshamhaad9811 5 років тому

    Lugaha Mxaa oga dhacay Uff nagahaan fanka qalad kafahmeen 😇👊

  • @abdimoalim6733
    @abdimoalim6733 2 роки тому

    Jaceylkeygii ayaan soo xasuustay

  • @mahadsheegaw2837
    @mahadsheegaw2837 5 років тому +6

    WAAH WAAH
    HEES ADUUN WEYE

  • @Xilgute
    @Xilgute Рік тому

    Heestaan ramadaan kaliya ayaa dhageystaaa 2021 2022 2023

  • @theamo6918
    @theamo6918 5 років тому +27

    Guled simba mataaankiis baso baxay🤣🤣🤣👏👏👏👏👏

  • @lakiahmed731
    @lakiahmed731 5 років тому +1

    Nabsilamagalee aadan abidkaa intaa noolahay nabadigagada nusa kahantoo kudhex nooshee💓💋💋💋💋💖💖💖💘💘❤❤

    • @lakiahmed731
      @lakiahmed731 5 років тому +1

      💋💋💋💋💖💖💖

  • @axmedcusmaan5199
    @axmedcusmaan5199 5 років тому

    Wa Hees macqul Ah
    Hees macan
    Meel Qorxon
    Jilitan waxan
    Heestan wa super Hit

  • @noahzack8652
    @noahzack8652 5 років тому +3

    the best song dmn Hmmmm

  • @kamilsufiyan6826
    @kamilsufiyan6826 5 років тому +8

    amazing cushitic somali song!

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 2 роки тому

    Music cod erayo laxan wuxupa wa another level

  • @hargeisahadhwanaag3266
    @hargeisahadhwanaag3266 5 років тому +2

    Waa meel qurux badan waana Haleeya&hargeisa dhex dooda
    Xusuus Eidii igu danbaysa hargeisa ayn halka joognay aniga&wacays abdilahi qarshe

  • @um.c3361
    @um.c3361 4 роки тому +33

    Aniga heestan xaasuus ayeye tahay markasto an dhagaysto wxn xasusta my dear ilahy haiso celiyo asago nabada colad ayaah nadhextalo qof walbo qoralkayga arko haiso duceyo

    • @samiiraabdi4889
      @samiiraabdi4889 4 роки тому +1

      Qali allaha isku kinsocesho jcylku wa hawla badanyahye lkn dulqadbu raba 👩‍❤️‍👨

    • @nihalabd1
      @nihalabd1 3 роки тому +1

      7 bilod ka dib arke wall hada mais heshen🤔

    • @football4k598
      @football4k598 3 роки тому

      @@nihalabd1
      Tallow Me Is Helen😓

    • @kafiyakiin3163
      @kafiyakiin3163 3 роки тому

      Ilahay haysku kiin soo celiyo

    • @nihalabd1
      @nihalabd1 3 роки тому

      @@football4k598 wallhi dar alle ugu doceye🥰miskinta😫👸

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 5 років тому +4

    Isha gobku abaar ayey noqonaysaa hadii maalin walba naag yaroo surwaal xidhan lagaga soo duubo allah halaga cabsado

  • @maxamedyare7218
    @maxamedyare7218 Рік тому

    I am from Germany ilove you Somalia

  • @shaadiyosharaf7022
    @shaadiyosharaf7022 5 років тому

    Mashalah nimcoya abidak inta noolhay nabidigay gay waaaw way iga gana tahy

  • @nimcosharafdaauud4483
    @nimcosharafdaauud4483 7 місяців тому

    nimco iz my name thanks bro❤️

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 5 років тому

    Heesta amazing waaye meeshana qurux intee waayr wixi igu dhaamo gabadho Waa qurux balaayo waxeey ka dhacday marki sarwaal Soo xiratay😳

  • @Aksel695
    @Aksel695 5 років тому

    Www hes laga shaqeyay waqti lagaliyay horay u soco

  • @AhmedSomaliTV
    @AhmedSomaliTV 5 років тому

    Heestan iyadoo la tumin ayuu aadan galaydh noo qaadi jiray aniga iyo KJ jiniyo, cali haybe iyo maxamed dawlad... aad ban uga helaa heestan. Mahadsandiin TUSMO heestan anaa islahaa duube kkkk

  • @seidayasin1383
    @seidayasin1383 5 років тому +12

    May.form. Ethiopia. Habesa.zis.music. good.wawo.I.love. you.Somalia. one. Love. Habsa.🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹;-) 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷;-) 🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲

    • @nazirziyad215
      @nazirziyad215 5 років тому

      seida Yasin fuck you

    • @anid9027
      @anid9027 5 років тому

      What flags are those and what you tryna say ethiopian troll? Fyi You're on the wrong side of youtube this is a somali song🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ميموالعسل-ت9ن
      @ميموالعسل-ت9ن 4 роки тому

      😏😏😏🤬🤬🤬

  • @CabdalaMusdhaf
    @CabdalaMusdhaf 3 місяці тому

    I from somaali❤❤❤❤❤❤

  • @Nimo-abiib
    @Nimo-abiib 5 років тому +1

    Aadan cadde walakay hore u soco

  • @ibsaabduselam5627
    @ibsaabduselam5627 4 роки тому +33

    I'm from oromia I love somali

  • @Handule969
    @Handule969 5 років тому +6

    CABDI HANI ayuu iila cod egyahay fanaankan. Yaa ila dareemay?

  • @nimcoaadan7568
    @nimcoaadan7568 Рік тому +1

    Nasab dumar oo Nasab dhaaftay ❤ my Name 💋

  • @najmanaaleeye5640
    @najmanaaleeye5640 5 років тому +1

    Ina adeer amazing 😉 adan galaydh keep going

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 5 років тому +1

    shoodhahygi sawka mhn adan hore u soco sxp

  • @naciimonalka862
    @naciimonalka862 5 років тому +13

    nimco is my name thanks bro❤💑💘💋

    • @sultanilyas2565
      @sultanilyas2565 5 років тому +1

      Naciimo Nalka nasir miyaa magaca kuxigana mise ana umaleyo

  • @aminaarreh8367
    @aminaarreh8367 4 роки тому +1

    naa sasho maashaalaha❤❣❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +3

    Nabdigeyga nus ka hanatay❤️

  • @carafaddeeqzishow8180
    @carafaddeeqzishow8180 5 років тому +1

    Wlahi dad wax uxun melfisqi iyo heeso kabaxyan magaca nabiga iyo magacyacada alle kuradsanaya like uff

  • @nimcohassan2120
    @nimcohassan2120 4 роки тому

    Nabsi lama galee Nimcooy abidkaa waan ogahay inaa nabsi lagalin

  • @naemacali4685
    @naemacali4685 4 роки тому +1

    Aden manshallah well done my dear brother

  • @calinorway6655
    @calinorway6655 5 років тому +2

    Nabsi lamagalee nimcoy abidkaaa waa hees qiimo leg runtiii

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 років тому +2

    Oof caleek Hees shidan iyo Fanan shidan Cod mcn leh Hore U soco bro 🙄

  • @nimcokayseoontira6557
    @nimcokayseoontira6557 4 роки тому +1

    Yaa ila daawanya 2020 7/7🤣

  • @jgbfilms7637
    @jgbfilms7637 5 років тому

    Wiil Darwished Aadan GalaYdh Heesta Io Videoguba Waa Top

  • @shukriibrahimismail1488
    @shukriibrahimismail1488 5 років тому +2

    Way kaa gadanty Guled zimba Two 💋😍

  • @quenubax4636
    @quenubax4636 4 роки тому +1

    Mashallah walalkay macan keep going

  • @nimojama581
    @nimojama581 5 років тому +3

    Magaceyga waa nimco gabadhana noo dhaaf heesta ha noogu ciyaartee .

  • @somaliwood137
    @somaliwood137 5 років тому +1

    waxaasa fanaana maaha Groupka faladagan