Allaha raxmaanka ahi ha u naxariisto dhamaan awoowayaasheen waxay jeclaayeen oo ingiriis heeryasiisa u diideen inaan soomaali meelna loogu talin ee ay dadka u sareyso lkn waa riyo aan dhamaad lahayn oo mala awaal ah waayo reer yurub qarnigii 18aad bay dunidaba meel saarteen
Hargeisa iyo Burco labadaba waa laga taagay calanka Ee Hargeisa waxay ahayd caasimada oo waxa joogay masuuliyiintii reer Somaliland ee ingiriiska kala wareegay hogaanka dalka
Allah ha u naxariisto Abwaan Cabdilahi Suldaan Timacade
ilaaha ha ka rali noqdoo janatul firdowza ilaah hakugu casuumo amen
Allah ha u Naxriisto aabe tima cade halyey qaran Abwaan ummadeed
Allaha u naxariisto the great Poet of the Somali People MashaAllah again MashaAllah Viva Somalilands aka Somalilandweyne💚🤍❤️🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
063441
063441
063441
063441
063441
Iyaan lamidooba ma anisom masoomaliya jirta bulaacad ayaanu kushcnay 1960 kii ilahay ha unaxariisto c / laai suldaan timacade
Allaha u Naxariisto Abwaankeena Cida uu la hadlayaahu waa anaka ee soomaaliyeed qurunka iyo Qabyaalada ka taga oo midooba
Allah ha u naxariste wuxuu abwanku ka digey waaga ayaa maanta taagan
Allaha u naxariisto Abwan Cabdullahi Suldaan Timacade
Abwaanka abwaaniinta.
Allah ha u naxariisto Abwaanka,sheekha...,..wax garad ...WADDANIga
Somali reer waqooyiba wax ka dhigey yaa igu diidaya
Ilaahay ha u naxaristo. Tolow ya gaadhsiiya inay somali halkii taagan tahay
mashalah ilahay ha unaxaristo amin
Masha allha ilahay unaxarìito amin
DUGSIMALE QABYAALADI
Ilaahow u naxariiso. Aamin yaa rabii
Allow kuu naxariiiso abwaan timacada aamiiin
waa khaladkii aanu galay faqash iyo qadaadwayn xabad ayaa naga dhaxaysa
Sawirka siyaad barre ayey gabaygan saareen waa ninkii qabyaalada beerey Alle ha naxariistee
mashaa alaah cabdulahi culdaan timacade alaa yaa arxam
janadiisa ilahay hakugu irzaqo abwaan qaali ah ayad ahyde
Allah ha naxariisto
Aamiiiiiiin
Allow u naxariisto suldaan timo Cade geesi ayuu ahaa
Allah haw naxariisto Amiin Amiin
Asc dhexda qabyalda iskajir
Yaa Rabi janadaada uga raali noqo. Maxaa Nin door naga dhasha laakiin uu qalbi xumi dunida kula noolaa.
Allow unaxariiso wadani dhabuu ahaaa ooo aragti leh
Aloow naxariistii jano kaa waraabi yaarabi somali xalala
Alle haw naxariisto aamin
Alle ha unaxaristo
Illaahay Ha uNaxiiso
Allaha unaxariisto abwanka, Alla yaa Somali qabiil ka daweeya.
bedra Yusuf 4
Illahow kuu naxariiso abti xaqiiqada anakoon dhalan ayaad noo sheegtay lkn wan ka xumahay maanta
ALLAHA yarxamuh
Allaha u naxariisto
Wixii uu ku gabyay maantay taagan tahay oo ina naafaysay waxbarshada diinta dawlidnimadii dhaqaalihii akhlaaqdiiba way inaga galaafatay
Allah u naxriisto
Mnch Allh Abwaan Tima Ade Alle Yarxamka
Allaha raxmaanka ahi ha u naxariisto dhamaan awoowayaasheen waxay jeclaayeen oo ingiriis heeryasiisa u diideen inaan soomaali meelna loogu talin ee ay dadka u sareyso lkn waa riyo aan dhamaad lahayn oo mala awaal ah waayo reer yurub qarnigii 18aad bay dunidaba meel saarteen
Dugsi ma leh Qabyaaladi
Allah yaa raxam
Wuxuu ka gabyey Timacadde maanta ayey joogta
Ilahay haw naxariisto...nin rageed buu ahaa lakin Somali oo xun buuka dhashay
NIMANKII CALANAKA 1960 XAMAR KEENEY EE KAA DHIGEY WADAN MAXAAD SOMALI U QABTEY ADIAG OYO WAXAAD FUTADA KU HAYSTAABA KEEN BANAANKAA
Allow kuu naxariiso
Asc
waa ereyo aan ilaa hadda doogoobin waxaa uu 50 konton sano kahor yidhibaa hadda joooga
xasuus maalintan ayuu noo yimid rw clrishiid Ali sharnarke ilahy naxariistii hageeyo marxuumka markuusu cllahi suldal timacade tiriyay gabaygan
Ilaahey ha unaxariisto
Yaa rabii jantuul fardowsa kaa warbiii😂😂
Abdulkadir Forka
.
Abdulkadir Fork
Toosanow waa lagu xumeeyey yaa ku xaal,marin
Markii ay iswada dooxata
Daad usoo galay ax
Burco bay ahayd meeshi laga taagay calan khaladka ahaa ee buluuga
Wax iska Hubi Hargeysa ayay ahayd waliba beerte xoriyada
Hargeisa iyo Burco labadaba waa laga taagay calanka
Ee Hargeisa waxay ahayd caasimada oo waxa joogay masuuliyiintii reer Somaliland ee ingiriiska kala wareegay hogaanka dalka