Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Buug beddeli doona noloshaada | Who M🧀ved my Cheese?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 кві 2021
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Twitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

КОМЕНТАРІ • 367

  • @NafaqoChannel
    @NafaqoChannel 3 роки тому +153

    Nabi maxamed waa macalinka nool ee dhan walba nolosha , waana nabigeena
    Nabi maxamed waa geesigayga
    Sidoo kale waa geesigaaga
    Waa iftiinka hanuunka
    Waa hogaamiyaheena
    Waana hanuunkeena
    Waana waajib inaan raacno dariiqiisa
    Si aan janada u galno
    Ku sali rasuulka illaahay scw ❤️

  • @inaibraahim5625
    @inaibraahim5625 3 роки тому +28

    Ustaad waxaan daqiiqado ka hor Wada fadhinay meel cofee lkn aniga ayaa ku garaneaayey uztaad alle haku xifdiyo

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? + ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @hafsajama4884
    @hafsajama4884 3 роки тому +69

    I read this book when l was form two 😗

  • @Jaaburi
    @Jaaburi 3 роки тому +1

    ➡️QISOOYIN⬅️
    ▶️Aghori | dad cuna hilibka dadka iyo saxarada.. bal ila soo daawo muuqaalkan argagaxa leh👇
    👉ua-cam.com/video/vbjmKumL9h4/v-deo.html
    ▶️Qiso | gabadh heshey wiil yaroo jin ah| kadib maxa dhacey👇
    👉ua-cam.com/video/4I52JeRrw_I/v-deo.html
    ➡️TAARIIKH ⬅️
    1️⃣dowladii cusmaaniyiinta
    ▶️QAYBTII 1AAD | ASAASKII DOWLADDA
    👉ua-cam.com/video/yOsL7ADQxjc/v-deo.html
    ▶️QAYBTII 2AAD | XUKUNKII ARTUGRAL IYO CUSMAN
    👉ua-cam.com/video/XGmLFQ5QzUs/v-deo.html
    ▶️QAYBTII 3AAD | CASRIGII ORKHAN BIN OSMAN
    👉ua-cam.com/video/tYrCYoSvKJ0/v-deo.html
    ▶️KALA SOCO JAABURI◀️

  • @ayaanbarre8379
    @ayaanbarre8379 3 роки тому +15

    Change your behaviour
    Change your think
    Change your life 💯✊so I sure we'll reach our target 🥀❤ no one depend you you depend Allah. ALLAH help you . 🖤

  • @cabdisalaanadan4061
    @cabdisalaanadan4061 3 роки тому +70

    Asc dhamaan waxan u sheegaya shacabka somalilnd ina dhawaan soo bandhigi doono Diyaarad darown ah oo 4 km hawada u baxaysa iyado ramud lugu hagaayo insha allahe dhawan from burco somalilnd. 🇮🇷🇮🇷🇸🇴🇸🇴🙏

  • @muktarmuhumed4687
    @muktarmuhumed4687 3 роки тому +16

    this story takes less than an hour to read, but its unique
    insights can last for a lifetime.

    • @xikmadzameh4794
      @xikmadzameh4794 3 роки тому +2

      Run ahaantii waad garanaysaa englisha lkn ku jawaab somali si dadaka ka boganaya qoraalkaaga ay u fahamaan waxad ku fal celinaysid

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? : ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      @@xikmadzameh4794 Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? : ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

    • @zackydinero1
      @zackydinero1 6 місяців тому

      indeed :)

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 3 роки тому +9

    من الذي حرك قطعة الجبن الخاص بي؟

  • @shiikhxuseenjabuutiofficia2440
    @shiikhxuseenjabuutiofficia2440 3 роки тому +11

    Hhh mar aan dhawayn baan akhriyayse wx isbadal ah kama helin ,
    " ina adeer hormar iyo isbadal hadaad rabtid hadalkii ilaahay baar oo dib quraanka ugu laaabo yacni kitaabka daraase hadii aad malo iyo mala awaal u baahantahayna buugta iyo xusuus qoryada daraasee "

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 3 роки тому +1

      Marka 1aad Hadalka ilaahay waa ka xaqiiqada ah ee aan Laga Talabsan karayn lkn Xaqiiqadu waxa weeyi cilmiga maadiga ah Kitaabka ayuumbu Hoos yimaada oo waaa wax Alle Quraanka ku sheegay
      Imisa melod baad ku Aragtay افلا تتغيرون
      Lkn waad akhriday uun ficilna kumaad darin sidaan Hadalkaa ka dha dhan saday

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? : ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      @@engapdirahman6079 Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? : ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @king...3695
    @king...3695 3 роки тому +23

    wll kusali nabiga scw fadlan

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? : ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

    • @ayaanbarre8379
      @ayaanbarre8379 3 роки тому

      اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 💯🥀

    • @mustafefaysal7365
      @mustafefaysal7365 3 роки тому

      Scw

  • @abdikareemomar7364
    @abdikareemomar7364 3 роки тому +4

    Aamiin aamiin sxb Qli adiga iyo sxb kaba waad mahad san thn waana run oo waa xaQiiQ hadal kani wax walba oo nolosha iyo geeridaba khuseeya waxa inaga hadlay ( allah sw ) oo tusaale inooga soo dhigay ( nabi mahamad nnkh)

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? + ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 3 роки тому +8

    buugan waan arkay laakiin maan moodany in muhiimyahay laakiin hadeer wixii ka dambeeya waan akhrinayaa.

  • @iloveallah8454
    @iloveallah8454 3 роки тому +3

    Masha allah aadam wax nool allaha ku daayo ma dhihi karee deyso ma jirto cimri dheer caafimaad iyo cibaadey suburban allah ku siiyo

  • @maxamedaadam5673
    @maxamedaadam5673 3 роки тому +15

    Saaxiibkay aadanow hadkii waxaa yidhi
    Caalimkii waynaa ee xasan albisri
    الناس نيام ادا ماتو فتبهو
    Oo macnihiiso yahay dadku way hordaan waxay baraarogaan markay dhintaa

  • @abdisaid82
    @abdisaid82 3 роки тому +25

    9 qof ayuun baa iga soohoreesy likeda hayla dhaafina 🤣🤦🙏

    • @abdisaid82
      @abdisaid82 3 роки тому +2

      🤣. Mahadsanidiin

    • @inasaid4656
      @inasaid4656 3 роки тому +2

      🤣🤣. Ani Waad iga haysaaa pro

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому +1

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? : ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      @@abdisaid82 Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? : ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      @@inasaid4656 Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? : ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 роки тому +4

    mansha allag mahadsanid

  • @abdirisakabdirahman9652
    @abdirisakabdirahman9652 3 роки тому +10

    Sahanoow wll buugagta aad somliga u badashey waa imisa buug halkeena laga heli karaa wll

  • @muunasha4407
    @muunasha4407 3 роки тому +4

    Masha allah wllo mcn hore usoco

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 роки тому +4

    Ameen

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? + ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @s.f.amedia
    @s.f.amedia 3 роки тому +4

    Fist one veiwer sxpkaa jacfar MAANMAAL GOORMUU SOLABANAYAA

  • @makavelizhak7977
    @makavelizhak7977 3 роки тому +3

    Jazzakallah walalkay iyo walalkay ga soo diyaariyay qisadan Jazzakumullah

  • @guleidgungson9891
    @guleidgungson9891 3 роки тому +7

    Xaqiiqatan waa buug anuu aan af-somali ku akhrinayay malin malmaha ka mid ah lkn aanan qiimihiisa garan. Af-somaligiisana loogu magac daray:
    (Yaa qaatay Burcadkaygii)

    • @AhmedadanAli
      @AhmedadanAli 3 роки тому

      Xagge ka helikaraa wall.buugan isagoo afsomali ah

    • @cabdiraxmaancabdillaahi516
      @cabdiraxmaancabdillaahi516 3 роки тому

      xagee ka hela saaxiib

    • @nimconimco1923
      @nimconimco1923 3 роки тому +1

      Aniga ayaa haya isgoo somali pdf ah, ee meel aan kugu soo diro ii sheega?

    • @cabaascabdisalaan8392
      @cabaascabdisalaan8392 3 роки тому

      @@nimconimco1923 numberkaag isheeg wlo ama keyga whasppka igu dir 0907676693 from bosaso mhdsnid

  • @muscabrecap
    @muscabrecap 3 роки тому +12

    Firts.......♥️🤟
    Adan zahan Keep Up Prother
    👇

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? : ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @Enashiine
    @Enashiine 3 роки тому +4

    Conguration 200k wllkey adaan ✌😊

  • @uzaameupadi23
    @uzaameupadi23 3 роки тому +3

    Bisha barakeysanna allaha inagaadhsiyo ku wii kafa idaystana allaha inagadhigo yaaa qudduus

  • @yahyeabdi2742
    @yahyeabdi2742 3 роки тому +3

    Thanks bro maalin walba waaan dawada barnmijkaga

  • @wacaysmaxamed2255
    @wacaysmaxamed2255 3 роки тому +3

    mahadsanid balse bugaagti ad turjuntay way naga daaheen

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому +1

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? + ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @pilanpoqoro697
    @pilanpoqoro697 3 роки тому +5

    ماشاءالله تبارك الله ربنا يحفظك جيرا الله خيرا يااخي.☀🌸🌸😍😍

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 3 роки тому +5

    MchlH aqoon yahan

  • @khadramaxamedmire4549
    @khadramaxamedmire4549 Рік тому +1

    Mahadsanid wllo

  • @Sakariyeajmed890
    @Sakariyeajmed890 3 роки тому +3

    Masha Allah Run ahanti waa buug xan baarsan Xikmad murti iyo Dhiirigalnba.
    Marka xagee laga helayaa...

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? + ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @hamzehazzanezze892
    @hamzehazzanezze892 3 роки тому +3

    Aadan..walaal--------buuga.....halkeee... Lagu...iibiyaa.⛄⛄❄❄.....horrey usoco------zxp......Guul...Ku..rajeynayaaa🔥🔥🔥🔥🔥...

  • @shadiasaleebaan8334
    @shadiasaleebaan8334 3 роки тому +5

    Horta adan maxad zxpkaa u samaysan wayey kanaaal sbbto ah sidan adi wax kaga fa idnay ayaa isagna uga fa idi lahayne

  • @nimcocabdi3640
    @nimcocabdi3640 3 роки тому +5

    Wlo buga xageen kahela wan ubahanaye adinkoo raliya iga cawiya

    • @zackydinero1
      @zackydinero1 6 місяців тому

      Soft copy miya dooneysa walal ?

  • @abdirhma_1
    @abdirhma_1 3 роки тому +5

    Buuga Halkee Laga helaya wll Adanow Adoo Rali ah

  • @cabdixoogcabdixoog3489
    @cabdixoogcabdixoog3489 3 роки тому +5

    Mash Allah

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? + ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +4

    Thank for sharing 🔥🖐

  • @xamsemaxamedxuseen3015
    @xamsemaxamedxuseen3015 3 роки тому +4

    Moving forward Adam

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? + ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @bqwmohamet8673
    @bqwmohamet8673 3 роки тому +4

    MahaDsaniiD Adam wllo💯💥💖

  • @zuhaybaabdifatah8996
    @zuhaybaabdifatah8996 3 роки тому +2

    Mncha Allah aden sahan

  • @maymuuncismaam5341
    @maymuuncismaam5341 3 роки тому +3

    ما لدي حركه قطعة الجبن

  • @mubashirmahamud
    @mubashirmahamud 3 роки тому +5

    Aadanow soo turjuma buuga wll

  • @abdulhamidmuktar9763
    @abdulhamidmuktar9763 3 роки тому +2

    Walaal buugaag kalena soo diyaari

  • @positivitychannel8836
    @positivitychannel8836 3 роки тому +4

    Ninkan lanbrkisa cid haysa Si gaara ayaan wax uweydiin lahaa macalin Aadan fadlan iso dira

  • @FirstLast-ld2vx
    @FirstLast-ld2vx 3 роки тому

    Jazakallahu khayr baraadar

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 роки тому +12

    Asc wllka kheerka jecel jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? : ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 роки тому

    Mahadsanid macalin

  • @maxamedapdirahmaan6533
    @maxamedapdirahmaan6533 3 роки тому +2

    Masha allah wllo

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 роки тому +2

    Great person

  • @cabdicaziizismaciil7750
    @cabdicaziizismaciil7750 3 роки тому +3

    MANSHA ALLH WAAD MAHADAANTIHIIN WALALAHA SHARAFTA LEH

  • @chardiidrachet4009
    @chardiidrachet4009 3 роки тому +7

    Aadan sahan ad ayaa ku taageera wana la socada vedio kasta ood soo dhigto wxa aad iyo aad igu mahad snthy inaad na bartay ama nala socodsiisay wxa dunida ka jira ama ka dhacaya
    Magacayguna waa mahamed rashiid aadan kna mida tageerahaga ree boorma

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? : ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @najmajamma3422
    @najmajamma3422 3 роки тому

    Inaad noqoto qof expeirence leh ama baadhitan fiican sameeya si uu xog fiican uso helo ama wakhti badan ku bixiya si uu ibna aadamka wax ugusoo gudbiyo waxa ka horaysa inaad noqoto qof skills leh ama garasho leh ama balaaqadii wax lagu gudbinayey inad lahaato aya waxasoo dhan ka muhiimsan runti barnaamijyada aad ayan u xiiseya una dhagaysta just now yago ah ayanan dhagaysta badanka waxan se kaga mahat naqaya qaabkad wax u gudbinayso runti wxanad dadka u qancinaysa si mantelity ah wlhi Alle Cimriga iyo caqligaba haku barakeeyo wll👏👏🖤💯

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 3 роки тому +1

    Xaqiiqdii waan ka faa'iiday muqalkan mahadsanid sxb aadan
    Runtii anaa ka markhaati ah talooyinka buugani ina siinayo subaneheenuna scw horeba inoogusii sheegay

  • @laylaabokor4926
    @laylaabokor4926 3 роки тому +9

    asc wll wan ku salamay lakn waxan ahay hooyo marka waxan jeclay in aan ilmahayga markaste aan wax u akhriyo quranka dabadii ee ma jiraan buugan kob cinaysa qacliyada caruurta hadayse jiraan halkan ka helaa wayo markaste waxad tirahtaa wax ha la akhriyo markaa wax is dhahay wllkaga ayaa kaga dhuun daloola bababkaa iyaga ah hadad dhib ad u aragtana iska rali ahaw insha Allaah KHayr ASC

    • @sahanka97
      @sahanka97  3 роки тому +3

      Wcs wll hadda mid aan toos kuugu tilmaamo ma garanayo ee bal maktabadaha weydi

    • @laylaabokor4926
      @laylaabokor4926 3 роки тому +2

      @@sahanka97 hye wll wad mahdsntay

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 3 роки тому +4

    Codka Yar Dheere wll Wuu Gabanyahe

  • @jabirmohaali3138
    @jabirmohaali3138 3 роки тому +1

    Mahadsanid!

  • @dekaahmed1232
    @dekaahmed1232 3 роки тому +7

    Is dablku waa geedi socodka nolozhda

  • @aliabdihakimmuhumedsibriye1006
    @aliabdihakimmuhumedsibriye1006 3 роки тому +4

    YAA KU FARAXZAN BISHA RAMADAAN ANI CML❤❤❤❤❤❤❤💯

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? + ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @mubashirmahamud
    @mubashirmahamud 3 роки тому +3

    Ninkan barnaamijka soo diyaariyay ee Maxamed cabdi cali UA-cam muu leeyahay.

    • @lovefootball50
      @lovefootball50 3 роки тому +1

      Haa waa maan maal

    • @fatimajama8271
      @fatimajama8271 3 роки тому

      @@lovefootball50 wll maanmaal waa jacfar suldan yuusuf ee maha inanka barnamijka inoso.diyariyay isaga wa cabdi UA-cam inanu lahayn ban filayaa

    • @mubashirmahamud
      @mubashirmahamud 3 роки тому

      @@lovefootball50 maan maal waan garanaya waa jacfar suldan

  • @maazim377
    @maazim377 3 роки тому

    Jazakala kheyr

  • @Iftiinshe7
    @Iftiinshe7 3 роки тому +2

    Aadam khader ali roble

  • @idirisxasan6589
    @idirisxasan6589 3 роки тому +5

    shaqo iyo muqal wanaagsan walaal adan

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? + ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @t-hassanmalim9972
    @t-hassanmalim9972 3 роки тому +1

    Jezekalahu qeer aqii

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 3 роки тому +2

    Thanks wll Aadan{Sahan}

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому

    SHUKRAN dhamaantiin. SX.

  • @abdinur1286
    @abdinur1286 3 роки тому +1

    Good point! Thing be ? 🤔👍✔✍

  • @mohameddahir9257
    @mohameddahir9257 3 роки тому +7

    Malaha aadanow soomaali waxuu Ku noqon lahaa yaa qaatay burcadkeygii😏

    • @munacabdi2144
      @munacabdi2144 3 роки тому +1

      They are the same so,don't worry .😑😑😑😏

  • @hamarawilyrics5485
    @hamarawilyrics5485 3 роки тому +2

    Go forward pro

  • @yonisabdi9464
    @yonisabdi9464 3 роки тому +3

    Inte ka hela wll

  • @abdiqani817
    @abdiqani817 3 роки тому

    السلام عليكم ورحمه الله تعالى الله وبركاته محمد علي أخ manshallah Salan sare walalkena from Germany

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 3 роки тому +4

    Thanks
    Sxbkeen Mohammed Cabdi Ali iyo Aadan sahan🥰🥰

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? + ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 роки тому +2

    Dadka qaar waxay Ku qanacsanyihiin waxay haystaan niyadana magaliyan iney waayidoonan maalin un mana maleysanayaan in waxkastaba ay isbadelayaan mawduuca guud ee buuga

  • @anisoyasirallah4260
    @anisoyasirallah4260 3 роки тому +3

    bugaan wa aqriyay sanadki horre alx waxa kafaiday waxbadan

  • @amjadkids7403
    @amjadkids7403 3 роки тому +1

    Dhowr bilood ka hor ayaan ka daawaday barnaamij uu soo diyaariyay channelka misaha qayb ayaan ka akhriyay buuga waana buug xikmad iyo murti badani xambaarsan

  • @maxamed6754
    @maxamed6754 3 роки тому +3

    asc aadanow ma iga hubtaa bugan misaha ayan ku arkay ee adiga ma aqrisay

  • @zuhaybaabdifatah8996
    @zuhaybaabdifatah8996 3 роки тому +2

    Aden wll aragtida kaizen maad nooga soo hadashid

  • @xogahamaanta2182
    @xogahamaanta2182 3 роки тому +3

    Isbadalku waa muhiim

  • @apdirahmanhajiomar9723
    @apdirahmanhajiomar9723 Рік тому +1

    My video 😍🙌😁🙏

  • @ridwanmohammad608
    @ridwanmohammad608 3 роки тому +5

    Wllo macan Mawduuc noo soo diyaari ka hadlaya soo jeedinta hadalka ama public speaking

  • @farah1ali970
    @farah1ali970 3 роки тому +2

    Labadan buug ayagoo afsomalia ah mala helaa sxb

  • @abdirashiidabdi4171
    @abdirashiidabdi4171 2 роки тому

    Masha Allah walalkay adbaan ula socdaa Muuqaaladaada aadbaan ugu faraxanahay hore usoco wlo

  • @ilaqosol8644
    @ilaqosol8644 Рік тому

    hadi like ta laysu ogalaan laha 1,000,000 waan kusin laha wl aden sahan

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 3 роки тому +4

    Macalim aadam😍

  • @abdihakinabdulkadir7263
    @abdihakinabdulkadir7263 3 роки тому

    Walal inoo soo badi barnaamij aad bugaagta ugu hadlayso.

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 3 роки тому +1

    Buugan wan akhriyay wana buug macaan ❤

    • @BayleChannel
      @BayleChannel 3 роки тому +1

      Asagoo soomaali ah mahaysaa wll

    • @nimcocabdi559
      @nimcocabdi559 2 роки тому

      wlo wan ubahane isago afsomaliya maheli kara wlo iga cawi

  • @dariiqaaqoonta544
    @dariiqaaqoonta544 3 роки тому

    Msha alaah Alaah hku xfido zxp

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir4432 3 роки тому

    Downloading.

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 3 роки тому +2

    Fadlan chanalkeyga ku soo biir wax uun waad ka faaiideysaa mhdsnd

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 3 роки тому +1

    Thanks wll Aadan❤

  • @sagalmohamadhassan3163
    @sagalmohamadhassan3163 3 роки тому +2

    Inoo Turjun Buugan🙏

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin 3 роки тому +2

    Waqtigu waanoloshaada ee kaga faa,iidayso barashada cumputer si lacag la,an ah
    45 oo isku xigxiga oo cumputer ah: ua-cam.com/play/PLwQAh6EMFI5Z9vFy1_bCb4jEG_7Rhs-Vb.html&jct=laI1K0WhfYxwxHX8GeQwThuidT_xZg

  • @fadumoali5027
    @fadumoali5027 Рік тому

    Waqti ma jiro..haddad is leedahay waad yartahay.
    Cibaado wanaagsan ayaa leeska rabba .

  • @mazkaxmaal2257
    @mazkaxmaal2257 3 роки тому

    Legend man ❤️❤️❤️❤️❤️ Allah haku xifdiyo wll aakhiriyo aduunpa

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 3 роки тому +2

    Buugan oo afsomali ah meel aan ka helikaro yaa iga caawinkara..
    Aad baan u xiisaynayaaaye.

    • @nimconimco1923
      @nimconimco1923 3 роки тому +1

      Aniga ayaa haya isago afsomali pdf ah, ee xagen kuugu soo diraa?

    • @abdirahmanmohamed8998
      @abdirahmanmohamed8998 3 роки тому

      @@nimconimco1923 MnshAllah walaal ana iigu soo dir adoo mahadsan wlalcmc143@gmail.com

    • @shiekhjamacsiciid1095
      @shiekhjamacsiciid1095 3 роки тому

      @@nimconimco1923 anaa ubaahan wll ee what's upka maad iigu soodiri

    • @nimconimco1923
      @nimconimco1923 3 роки тому +1

      Telegram ma isticmaasha, kaas ayan kugu soo diraya insha Allah hadad isticmashid.

    • @abdirahmanmohamed8998
      @abdirahmanmohamed8998 3 роки тому

      @@nimconimco1923 ani wlalcmc143@gmail.com gmail kan iigu soo dir wll

  • @uzaameupadi23
    @uzaameupadi23 3 роки тому +1

    Asc, wll buugan xagee ayaa laga helikaraa, cilmiga & caqligaba iyo wixii ronba allaha ino barakeeyo

    • @nimconimco1923
      @nimconimco1923 3 роки тому

      Isagoo somali ah aniga ayaa haya ee xageen kugu soo diraa?

    • @uzaameupadi23
      @uzaameupadi23 3 роки тому

      What's app ma isticmaasha

    • @abdiwelijaffaal
      @abdiwelijaffaal 3 роки тому

      @@nimconimco1923 wll whats app noogu soo dir

    • @nimconimco1923
      @nimconimco1923 3 роки тому

      @uzaame upadi maya ma isticmaalo.

    • @nimconimco1923
      @nimconimco1923 3 роки тому

      @Aweli xhaka14 meel kalon kugu soo diro ma haysaa,sida email oo kale?

  • @khaliifzergio6726
    @khaliifzergio6726 3 роки тому +4

    Thanks intaana Daawan🤩🤩

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 роки тому

      Qisada Hala Turk | Maxaa ka jira inay hooyadeed xidhay? + ua-cam.com/video/uYbj2UN5et8/v-deo.html

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 3 роки тому

    Isbadalka waa wax cajiib. Waana wax malin walba dhaca. Adan sogarsiintan wadku mahadsantahay

  • @calimuxumed8881
    @calimuxumed8881 3 роки тому +3

    Isaga oo afsomali ah ma heli karnaaa wllky adanow

  • @khabibcali136
    @khabibcali136 3 роки тому +3

    Asc sahank xogaha

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 роки тому +1

    صلى الله عليه وسلم