Waa Maxay CJ ONSTYLE? | Sidee ayuu u shaqeeyaa?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #ENG_YUYU #

КОМЕНТАРІ • 60

  • @EngYuyu
    @EngYuyu  2 роки тому +17

    Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda! Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso

  • @mohamednuradin7250
    @mohamednuradin7250 2 роки тому +6

    Mahadsanid eng, aad usoo baar arintaan, kher Ilaahey Haku siiyo

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 2 роки тому

    Mashallah Mahadsanid Engineer Yare

  • @sokac6136
    @sokac6136 2 роки тому +4

    Waad ku Mahadsantahay walaal sida quruxda badan ee aad u wacyigalisay bulshada.

  • @Sharp.shooter-e1n
    @Sharp.shooter-e1n 2 роки тому +3

    😂😂😂😂 Somali uncle’s getting robbed without a gun what a time to be alive 🇸🇴❤️

  • @rashidaxmed6098
    @rashidaxmed6098 2 роки тому

    Mahadsanid wll

  • @Elamij06
    @Elamij06 2 роки тому

    Mahadsanid Yuyu.

  • @ahmedyuusuf8941
    @ahmedyuusuf8941 2 роки тому +8

    Ninka keliya aan dhihi karo barnaamijkaan si sax ayuu uso gudbiyay Waa adiga bro wan ku qancay warbixinta cj aad inaga siisay mhdsnt

  • @jesusadem7027
    @jesusadem7027 2 роки тому

    Mahadsanid eng. Fadlan walletpays kasoo hadal

  • @ahmedfarah1258
    @ahmedfarah1258 2 роки тому +3

    waad mahadsantahy. anoo furan rabbo iska dayy runtii

  • @fiidowweyne9488
    @fiidowweyne9488 2 роки тому

    walal wax yaaba lisku xujeynaaya miyaa jira sida baasaboor oo kole jwb

  • @rashidreview
    @rashidreview 2 роки тому +1

    mahdsanid wllo

  • @mahadyusuf5640
    @mahadyusuf5640 2 роки тому +2

    Social media wuu lee yahsay waxaa kamid ah whats appka

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil1064 2 роки тому +1

    Xukunkiisu muxuu noqon karaa ???

  • @sucaadabdirahmanadan7221
    @sucaadabdirahmanadan7221 2 роки тому

    Thank you wllky Eng yuyu

  • @salmandahir464
    @salmandahir464 2 роки тому

    Appka Tvtwo muuqaal ka soodiyaari bal saaxiib

  • @deqoahmed270
    @deqoahmed270 2 роки тому

    Asc walaal iga cawi my password ayaan iloobay waxaan igu jiro lacag 700 maxaan subiya

  • @cabdifitaaxbashiir6965
    @cabdifitaaxbashiir6965 2 роки тому +1

    Thanks

  • @liibanb4644
    @liibanb4644 2 роки тому

    thank you so much

  • @ccjubba2693
    @ccjubba2693 2 роки тому

    Good job
    bro

  • @mohamedhassan-yc2cw
    @mohamedhassan-yc2cw 2 роки тому

    keep going bro

  • @maxamedcabdi6199
    @maxamedcabdi6199 2 роки тому

    Companygaa miyaa

  • @abdimalikak
    @abdimalikak 2 роки тому +3

    first person veiw on this video

  • @fahadsaid5189
    @fahadsaid5189 2 роки тому

    Sxpyal waxaan ahay xaasle shaqada lagasoo buriyay xaas iyo caruur biil igasugaayo meelwalbo lacag laga heli karo waan galay wlhi qof 30$ iga caawin karo hdo jiro deen xitaa waan siinaa wlhi ilaahey dartiis halii caawiyo

    • @ajkhaled
      @ajkhaled 2 роки тому

      Master card Kaaga Maxaa Ugu soo raacin weysay Mise xgee lagula hadli kraa

  • @naimadecoration574
    @naimadecoration574 2 роки тому

    Natus walal sida loo isticmaalo video kaso diyaari

  • @hassanaliibrahim4513
    @hassanaliibrahim4513 2 роки тому +1

    Thnks sxp

  • @cabdulaahimaxamedibrahim5549
    @cabdulaahimaxamedibrahim5549 2 роки тому

    Runti wan ku biiri raby sxb waayo horey baa la ii gaady baadhis iyo dabagal la aan axl xog fcn baa iga soo baxdy adiga iyo sxbky feysal boston mahadsanid sxb 200$ inan ku bilawo baan raby lakin runti waan ka faaidey digniintina mahadsanid

  • @mamannlifestyle4109
    @mamannlifestyle4109 2 роки тому +1

    guulayso

  • @iraaqyt5175
    @iraaqyt5175 2 роки тому +1

    Zhp Facebook ayaa layga jabsaday yacni anaa user kayga iyo password kayga siyay wuna ikhiyamy labafiba UU badalay ee talo ma ii haysa

    • @abrahmanahmek2197
      @abrahmanahmek2197 2 роки тому

      Ka samir nacasnimadaana Iska ilaali hada ka dib 🤭

    • @geedjaceyl1
      @geedjaceyl1 2 роки тому

      @@abrahmanahmek2197 😂

    • @ajkhaled
      @ajkhaled 2 роки тому

      Nclaa Ku Dhaley dadka Kala Tag tag MC mcda

  • @Murtiileqaraamj5798
    @Murtiileqaraamj5798 2 роки тому

    Soo baadh eng

  • @abdisamadelmiomar6951
    @abdisamadelmiomar6951 2 роки тому

    Mahad sanid brother

  • @abwaanmaxamadbashiir6059
    @abwaanmaxamadbashiir6059 2 роки тому

    Maxaa lacagtiinna idinka wata walaalyaal. Dalkeenna ku maal gashada in yarba ha ahaatee.

  • @Joya11
    @Joya11 2 роки тому +2

    Wad ku mhdsnthy information kan mudo ayn radinayay

  • @cubeydamediaproduction1080
    @cubeydamediaproduction1080 2 роки тому +2

    Kuma jiri

  • @abdirahmandalab4456
    @abdirahmandalab4456 2 роки тому +1

    Maxaa cadeynaayo iney tahay Cj onstyle rasmiga aheed

  • @AhmedIbrahim-pf6nj
    @AhmedIbrahim-pf6nj 2 роки тому

    Thank you bro for telling the true .

  • @muhdinabdi1972
    @muhdinabdi1972 2 роки тому +5

    Ma ogtahay in aadan wax gadaysaa, oo lacagtaadii ayaa la amaahiyaa qof u baahan oo adiga maadaama lacagtaadii la amaahiyay qof , commission ayaad helaysaa . Marka barnaamijkan marka laga sootago scam ka , waa xaaraan waayo adiga lacagtaadii baad dayminaysaa oo markaas commission baad ku helaysaa

    • @ccjubba2693
      @ccjubba2693 2 роки тому +1

      Sidee xaaraan ku yahay walaal

    • @perfect_chaos4217
      @perfect_chaos4217 2 роки тому

      Sheekh uma baahnin si uu noogu sheego in uu khamrigu xaaraam yahay. Tas waxaa la mid ah Ribada. Hadii lacagtaada inta qof daymisid oo qofkii commission saaratid oo dhahdo, waxaad i siinaysaa lacagtaan ku daymiyay plus commission ..soo Ribo ma ahan. oo ay hubaal tahay inaad helaysid lacagtaadii aad daymisay iyo dheeri.

  • @omarsj6708
    @omarsj6708 2 роки тому +1

    UA-cam sida lacag looga sameeyo mclin

  • @cabdifitaaxbashiir6965
    @cabdifitaaxbashiir6965 2 роки тому

    Sxb aad iyo aad ayad umahasanthy

  • @somalistars1320
    @somalistars1320 2 роки тому

    whatsapp bey leyhn

  • @facarab2762
    @facarab2762 2 роки тому

    Adiga masameysay wll

  • @asadaden
    @asadaden 2 роки тому +2

    Waryaa beenta dadka kala tag. Cj Style app. Waa Ponze scheme. Dad badana waa ku dhacmi doonan ee yara suga somali deg deg baa meel walba galine

  • @Ahmed-ov4um
    @Ahmed-ov4um 2 роки тому +1

    Binance sida lo furta io sida lacagta lola baxo

    • @farhiyo4
      @farhiyo4 2 роки тому

      UA-cam ka raadi sida loo furto binance waa heleysa Somali badan video ka sameysay

  • @maslahyusuf4836
    @maslahyusuf4836 2 роки тому

    Hhhh

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 2 роки тому

    beentiis waaye tuugaduu lashaqeeyaa

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 2 роки тому

    Fake

    • @cabdiraxmanyare1232
      @cabdiraxmanyare1232 2 роки тому

      Information maka haysaa

    • @uzeir7082
      @uzeir7082 2 роки тому

      @@cabdiraxmanyare1232 Aniba baritan ayan ku haaya. Sida arkaya wa bussiness fake. Website kooda kuma qorna meel laga aqrisan kara wexey qabtan.

  • @suheybacali2279
    @suheybacali2279 2 роки тому

    Please number is o dir waxa ku weydinaa

  • @jaabirahmed5695
    @jaabirahmed5695 2 роки тому

    Thanks