Challenge Timaha Part 2 Nafaqo io cilaj timaha goayo o baxeynin

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 194

  • @Halgan396
    @Halgan396 10 місяців тому +5

    Gabadha qudhata UA-cam dadka sual weydiya usso jawabta macha Allah 🙏

  • @hodanabdillahidjama2512
    @hodanabdillahidjama2512 10 місяців тому +1

    Thanks sister Faiza

  • @Naano970
    @Naano970 10 місяців тому +2

    Wow maanta waxad so samysay wax aan wada heli karno mahdznid wllshy❤❤

  • @hibohappy6203
    @hibohappy6203 10 місяців тому +1

    Faiza abayo jazaaka allah kheyr wax badan ka faidey illahey haku barakeeyo saliidaha aan isku dardarsaday ayan isticmaala ayaga maku darsan karaa iso jawaab abayo 😊❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 10 місяців тому +2

    Masha Allah abaayo waad mahadsantay

  • @fooziyafawaza4526
    @fooziyafawaza4526 10 місяців тому

    Masha Allah abayo shukran
    Wa ku jira jalanjiga insha allaah waa ka faaidesa

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 10 місяців тому

    MashaAllah abayo mahadsanid ❤❤❤

  • @hafsaahmed4482
    @hafsaahmed4482 10 місяців тому

    Maasha allaaah allaaah haku barakeeeyo Saad noogu faaaideysay waad ku mahadsanthy ani tinta sey u sii siibmeysay waaa iga dhamaaaaday cilaaan kaas iyo qusaha meeeshaaan maba leh yaaa noo keeeenaaaaa

  • @leilaahmed.6944
    @leilaahmed.6944 9 місяців тому

    MashaAllah tabarakallah ilahe haikadaysto yarabi saa nodadhashid ❤❤❤

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 10 місяців тому

    MashaAllah wllo mahadsanid 💗💗💗💗💗

  • @khadarabdullahiali2271
    @khadarabdullahiali2271 9 місяців тому +1

    Mashaallah tabarakalah

  • @Amiraahmed825
    @Amiraahmed825 10 місяців тому

    Wow Masha Allah xbbti ilhy haku barkiyo

  • @fatumaalimohamed3641
    @fatumaalimohamed3641 10 місяців тому +1

    Masha allah thanks u mcnto

  • @idilbiibaaye6319
    @idilbiibaaye6319 10 місяців тому

    Thanks abaayo

  • @hoodoibraahim5728
    @hoodoibraahim5728 10 місяців тому

    Mashalah hore usoc Qli

  • @zamzamzamzam7915
    @zamzamzamzam7915 10 місяців тому

    Waan maqlay inlaga tegayo cilanka waan maqalay jizakalahu qeyran wajazaa

  • @munomohamed1331
    @munomohamed1331 10 місяців тому

    Shukran xbbti noso badi ajir alle ha ka siye

  • @FatumaAdan-we5uj
    @FatumaAdan-we5uj 10 місяців тому

    MashaaAllah abayo❤❤❤

  • @Queenjiija
    @Queenjiija 10 місяців тому +3

    Tinteyda waan ka quustay ani, maba baxdo wax kasto waan ku sameeyay insha allah kana waan tijabinaa

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 10 місяців тому

    Mashllh uqtii shukran❤

  • @zahra-ardoaouledmohamed6
    @zahra-ardoaouledmohamed6 10 місяців тому +5

    Asc abayo ,
    My 2 girls hairs never grow up and I tried lof of things that you showed us in your video but insha Allah I will start this challenge with you again and gnever give up. Jazakil lahu khayran ya okhti

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 10 місяців тому +1

    Mashallah Mashallah abayo ❤❤❤❤❤

  • @JamiloMaxamuud
    @JamiloMaxamuud 10 місяців тому

    Mash Allah ❤❤❤

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 10 місяців тому

    masha allah ❤

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 10 місяців тому

    Maasha Allah

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 місяці тому

    Thank U Sister qali ❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 10 місяців тому +1

    Wacaykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu.
    Maansha Allah Tabaaraka Allah.
    Mahadsanid

  • @amiraziad6089
    @amiraziad6089 10 місяців тому

    MashaAllah ❤️🌹

  • @raxmocali-wi1dz
    @raxmocali-wi1dz 10 місяців тому

    mashaa allaah qali. sharafeey

  • @NaimaHassan-mr3fd
    @NaimaHassan-mr3fd 10 місяців тому +3

    M,a xabibti

  • @khadijogire401
    @khadijogire401 10 місяців тому

    Masha. allah. tabarakalah

  • @user-uv7ru5ob3c
    @user-uv7ru5ob3c Місяць тому

    Apaayoh si fcn wax u soo galinay saayee maad noogu soo dartid sida jidka iyo wajiga madawga looga qaadoh waayo manu jeclin inaan chemical is marinee 😊😊❤❤❤❤❤

  • @user-pm7dx8sn5n
    @user-pm7dx8sn5n 10 місяців тому

    masha Allah xbbti tin jilciso leh mala marinkaraa

  • @deeqoaboosy4900
    @deeqoaboosy4900 3 дні тому

    Mahadsanid abaayo challenge waa dhameeyay hadana dib baa ubilaabayaa tintayda say isku badashay qurux kaalay iska arag waliba waxaa maalin walbe isticmaalaa spray ga kaalay iska arag mahadsanid mar 2aad

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t 5 місяців тому

    Masha Allah sz lkn belender makushida karaa

  • @user-sd9ld6ob3v
    @user-sd9ld6ob3v 10 місяців тому

    Masha.allah

  • @DEEQABADDE
    @DEEQABADDE День тому

    Wa masantahay hn faisa

  • @hoothoayaan7067
    @hoothoayaan7067 9 місяців тому +1

    Shukran wll kawan hadii aan subag sixina kudarsado halkii saliida aan galiyo

  • @deeqoahmed2707
    @deeqoahmed2707 7 місяців тому

    Mashallah Allah

  • @ubaxdegan6801
    @ubaxdegan6801 10 місяців тому

    Masha allaah ❤

  • @faisaabdikadir3628
    @faisaabdikadir3628 9 місяців тому +1

    Asc abayo timaha haday yar tihiin ma yarayn karaa cilaanka iyo qasilka ❤

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 10 місяців тому

    Shugran Abaayo qaali jazaakilaahu khayr

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 10 місяців тому +1

    Asc uqti toonta iyo bashasha hadii aan marsado madaxa ayaa aad ii cun cunaa uqti maxaa keenaa

  • @user-uv7ru5ob3c
    @user-uv7ru5ob3c Місяць тому +1

    Apayoh ma laasim baa in labadaa salidood uun la istic maaloh isa saliidaad doontid isticmaali kartaa😊

  • @user-hs2gk7yu3w
    @user-hs2gk7yu3w 10 місяців тому

    Haye qali lavender waan waa yay

  • @munacabdinuurmaxamed2333
    @munacabdinuurmaxamed2333 10 місяців тому

    Shugarn abyo❤❤

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 10 місяців тому

    Mahdsanid

  • @wbaxaxmed7974
    @wbaxaxmed7974 10 місяців тому +3

    MashaAllah tabarakallah 🥰🥰🥰

  • @ubahjibril
    @ubahjibril 10 місяців тому

    High porosity hair hadaa leeyahye ma marsankaraah

  • @muniishmuniish8983
    @muniishmuniish8983 5 днів тому

    Salida marksta mala❤marsan kara sister

  • @user-ym2bg8yj8b
    @user-ym2bg8yj8b 9 місяців тому +1

    Thanks xabibti wlhi ani tinta ima baxdo😢 aflaq xitaaa igama baxdo markasto hadaa karo xitaaa welasobaxee 😢xabibti maxaa😢 uron

  • @Halgan396
    @Halgan396 10 місяців тому +1

    Diyar ban ahay faiza timaha inti hoose wan jarey Macha Allah mask horan u sameyey timihi esh cala bu ka dhigay barina wan sameyn in cha Allah. Sanad dhan dawo jilciso shimika wan ka raystey maski gan horan u marsaday wa faïdo midhan mahadsanid hadana bari wan marsanaya 😍😍😍

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  10 місяців тому +1

      Adiga mudan xbbti shukran ❤❤

    • @user-ts1vy5bq4t
      @user-ts1vy5bq4t 7 місяців тому

      Wx mays kaga garty bayo

    • @Halgan396
      @Halgan396 7 місяців тому

      @@user-ts1vy5bq4t ha hunno timihi dadashadi ba iga yaradey weyna bateyn alxamdulilah lakin wa jogto maha bishi malin

    • @user-pn4gb1mz9p
      @user-pn4gb1mz9p 6 місяців тому

      ​@@Halgan396 abaayo cilaanka miyaa maalin walbo marsataa mise

    • @Halgan396
      @Halgan396 6 місяців тому

      @@user-pn4gb1mz9p maya hunno weeki 2ba jer ka dhigo

  • @sunduscarabgwal
    @sunduscarabgwal 10 місяців тому +1

    manshallah abayo mxan kugu duceya Allahuma barik abayo mcn thanks 😊💕

  • @wbaxaxmed7974
    @wbaxaxmed7974 10 місяців тому

    MashaAllah tabarakallah abayo manta aniga ugu horeyo 😍🥰❤️

  • @ismahanadan1793
    @ismahanadan1793 10 місяців тому

    M.a wllhii saan ugu xeranahy ilahey baa og allow ku barakey faisaa

  • @zamirasadri8824
    @zamirasadri8824 10 місяців тому

    Part one waasameeyay
    Part 2 waasameeyay

  • @SamiiraHaybe
    @SamiiraHaybe 29 днів тому

    Cilanku magicih abayo mcn

  • @yusramuxudiin2346
    @yusramuxudiin2346 10 місяців тому +1

    Masha allah abaayo jazaa kallah qeyr❤

  • @uqbaadahmed4004
    @uqbaadahmed4004 10 місяців тому +1

    aniga week dhan an qamiriyaa marko week ii qasnaado ayaa marsadaa markas sificn igu sii shaqeeye shukran habo

    • @user-pn4gb1mz9p
      @user-pn4gb1mz9p 6 місяців тому +1

      Masha allaah shukran abaayo commentigaan cml raadinaayey aniga timaheyga wee yaryihiin gabdhana iima joogaan marka wax badan iga soo haraayo waxaan rabay inaan firijka gishto unta soharto kadibna isbuuca dambe isticmaalo marka waxaan islahaa haduu inbadan raago amuu ku dhibaateeyaa marka mahadsanid abaayo

  • @xananmohamedabdi6456
    @xananmohamedabdi6456 10 місяців тому

    Abayo xaga hore ay ka sikatdeen timajygu salxnyo yeeshy pls mxn sameeya

  • @suleekhaaadan3884
    @suleekhaaadan3884 22 дні тому

    Abaayo iyadoo casayso ii marsantay cilaanka ma marsankaraa
    Casaysadu waa budo iyo biyacasayso oo layku daray

  • @halimaabdi1308
    @halimaabdi1308 10 місяців тому +1

    Malin horena waan ku weydiye

  • @fartuunmali761
    @fartuunmali761 10 місяців тому

    Cilaan walba an heesto ma markira abayo mise wa mid qaasa

  • @hamditaaouled5385
    @hamditaaouled5385 10 місяців тому

    Abayo Faiza wll thanks Yu very much for everything ❤ wlhi abale ban Ku haya inchallah very son I will come masar I hope inan Kula kulmo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  10 місяців тому

      Adiga mudan xbbti shukran masar ma jogi abyo saudi arabia a joga

    • @hamditaaouled5385
      @hamditaaouled5385 10 місяців тому

      Oh sorry masar Ayan modayaye ok hbibti
      Runti wax badan Ayan ka Bartye allah cafimadka ha Ku siyadiyo 💕

  • @zamzamzamzam7915
    @zamzamzamzam7915 10 місяців тому +1

    Mashaalah tabarakalah xabiibti kalar ayaa iimarsan mamarsan karaa. Xabiibti. Madhow ayan marsaday. Marka mamarsan karaa

    • @Relaxingsounds122
      @Relaxingsounds122 Місяць тому

      Maya abayo lknse xinaha haddad ka reebtid wad marsan karta

  • @user-gr8eo6xg1u
    @user-gr8eo6xg1u 10 місяців тому +1

    Asc abaayo tin jilciso marsa mala Mari karaa

  • @habibayusufgure9967
    @habibayusufgure9967 10 місяців тому

    Shugran abayo

  • @khadijamohamed5118
    @khadijamohamed5118 10 місяців тому

    Msha allah abyo waa ku jiraa tartanka timaha qeybtii horana waan sameeyay tinta waxyar waa kajaray spraygii rosemaryga ahaana waan sameeystay Kan hadana beri aan marsan insha allah mahadsanid xabiibtiyey ❤💋💋🙏

  • @HibaaqNuur-u2r
    @HibaaqNuur-u2r 19 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @aminaabdurahman3056
    @aminaabdurahman3056 5 місяців тому

    Asc abaayo aad u mahadsantahay. Caruurta 6 sano naloo marin karaaa

  • @nimoosman3729
    @nimoosman3729 10 місяців тому

    ❤❤❤❤ 10:03

  • @fardowsoadan7584
    @fardowsoadan7584 10 місяців тому

    Abayo faiza Tin jilciso leh mala marin kara qali iso jawaab Thank you

  • @samiramohamed8702
    @samiramohamed8702 10 місяців тому

    i am so sorry wllhi in bdn ayn sugyi hdna horteey ayuu bilowdey 😢

  • @user-wj3ui3ds9q
    @user-wj3ui3ds9q 10 місяців тому

    Jisakalaah qeer

  • @sucdiahmed5370
    @sucdiahmed5370 9 місяців тому

    Part 1 aaway

  • @user-mg2xc7qd8k
    @user-mg2xc7qd8k 6 місяців тому +1

    Abayo videos badan oo timaha kusabsan ayad so gelisaye anaga kee qadanaa

  • @saynabsaynab3418
    @saynabsaynab3418 4 місяці тому +1

    Qalbi wuu iibixiye walhi ale haku shrfwo❤

  • @Sagaltahliil
    @Sagaltahliil 9 місяців тому

    Pls iso jwb abaayo jilciso marsada cilaanka amu I dhib iikeena

  • @user-hn1zd3gm1l
    @user-hn1zd3gm1l 10 місяців тому

    Abyo cilanka midka cadiga miyaa oo gcmha lo isticmlo mise mid mdxa ugar ah

  • @Sagaltahliil
    @Sagaltahliil 9 місяців тому

    Tin jilco leh mala marin garaa

  • @ShugriAbdirahman-oi1le
    @ShugriAbdirahman-oi1le 2 місяці тому

    abyo Anigaba timahaygubadanyihiin markaa badinkale marabe maxaan kaga marmaya qasilka iyo xidnaha oona timah badinayn

  • @nimcoibraahim7640
    @nimcoibraahim7640 10 місяців тому

    quruxeey xinuhu waa nooce ma keena caadiga ee faraha la marsadaa

  • @xamdicllaahi3781
    @xamdicllaahi3781 6 місяців тому

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p 7 місяців тому +1

    Culaanka magaciis abaayo cilaamada wey noocyo badan yihiin

  • @queeninaomerhusseinqueenin8784
    @queeninaomerhusseinqueenin8784 10 місяців тому

    Abaayo go itaanka timaha maxaa daawo u ah markasto aad beey ugoaan oo ma dhafaan isteeb 1 yaah please Abaayo iga soo jawaab oo soo soo gali channel kaan

  • @falisali1549
    @falisali1549 10 місяців тому +1

    Mahadsanid abyo wax bdn kaa faiday
    Farxad iyo guulo farabadan ku rajeynaa
    Tin jilcan hadane bdn leyhy wax yarenayo ino soo sheg si ay igu noqoto mid dhubdn xppti ❤

    • @xafuusinayaroow8686
      @xafuusinayaroow8686 10 місяців тому

      Masha allah qarso abayo nimco waayebe ani tin jilcan oo dheer baan leeyhy balse aad bay uyartahay wax badiyaan raadiyaa

    • @falisali1549
      @falisali1549 10 місяців тому +1

      Alxm hye quruxey qofba waxa kamaqan radinayaa 🤣
      Alabtan abyo shegty marso xaqiiqdii wy ku badinysaa

    • @xafuusinayaroow8686
      @xafuusinayaroow8686 10 місяців тому

      Insha allah qaali

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 10 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @queenofqueens7224
    @queenofqueens7224 10 місяців тому +3

    Faizo abayo cilanka timaha soo colour maka dhigayo

  • @nimomohamed5035
    @nimomohamed5035 9 місяців тому

    Cilaankee keewaye cilanka wukala duwanyahy kii hore oo qashinlaha ahaa mise kan hada socda

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 10 місяців тому

    Hada lee kooyey ani😂

  • @umoabdillah4196
    @umoabdillah4196 10 місяців тому

    Abayo kalarka laba sano imarsan yahay cilan marsaday aso ika jajabiye weyna ika daadane said tinta cilanka dabicika mahen midka fashion marsaday mid marsada cilaanka iso jawab qaali

  • @mohamuudjaamac
    @mohamuudjaamac 10 місяців тому

    Asc abayo sethy

  • @rayaansaciid708
    @rayaansaciid708 8 місяців тому

    Abyo sadr quse ma ahan aa maqlay ee quse maxaa af carabi lagu dhaha

  • @user-pm7dx8sn5n
    @user-pm7dx8sn5n 10 місяців тому

    Faiza xbbti noso jawaab timaha jilcisadaleh mala marin karaa

  • @idilcabdimaxamed3197
    @idilcabdimaxamed3197 10 місяців тому

    Shukran xabbibti jasakallah khayr

  • @hafsohassan1405
    @hafsohassan1405 10 місяців тому

    Jilciso qof leh ma marsankaraa bayo plz ijwb

  • @user-hs2gk7yu3w
    @user-hs2gk7yu3w 10 місяців тому +1

    Abayo ani week la soo dhafan marsaday channel kagan ka dawaday

  • @idilbiibaaye6319
    @idilbiibaaye6319 10 місяців тому +4

    Walaahi maashaa allaaah tabaaraka allaaah fawziya abaayo cilaan ka aadaan u is ticmaalaa timaha la marinaayo gabdhaha ila dhasheen iyo gabadhayda timaha wuu u bixiyay wuuna u badiyay kalar qurux badanna wuu siiyay waan arkay faa iidadiisa lkn qasil ka ma aana ogeen inuu isna badiyo oo dheereeyo lkn hada adaan kaa ogaaday waana tijaabin doonaa thanks abaayo walaahi dad ka waxay i dhahaan abaayo maxaa u marisay gabadhaada tinta sanad kii hore saan ma aheen maashaa allaaaah tabaaraka allaaah

  • @simanabdullahi1931
    @simanabdullahi1931 10 місяців тому

    Qeyr allaha kusiya abyo waxan ku weeydiinaa cirbada ilmaha lagu kala dheereeyo oo garabka la gashto timaha makaa daadineysaa timaha aad iiga daadanaye

  • @fatumamohamed2409
    @fatumamohamed2409 5 місяців тому

    Qasilka midka wajiga mya abyo isojawab