Kilkilaha uraayo waxa lagu carfiyo/Cafimat Fican

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 456

  • @loullyelmigabad9186
    @loullyelmigabad9186 5 років тому +77

    ❣️Habo Yasmin Wlhi wa Ku jeclahay kibir iyo islaa weenaan malahan wa dacad qalbi fiican 💐

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x 5 років тому +14

    MARKA jimicsiga sameyo ayan ama socodka badan socdo waan shira waxa isticmali jiray tiyodoronto marwalbo waan qubeysta lkn wax yar kadib waanso shira marka isticmalo ama iska dhafo wa isku mid lkn liin dhananta marka isticmalo maba shiro al x weey I anfacday marka tinta kilkisha iska xiro weey ibalbalisa lkn wa 2 daqiiqo bis thnks mcnto yasmin

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 5 років тому +3

    www Mnsha Allah abyo fiican Jazaakallh qeyrn.runti wxn ka hely sida quruxda bdn aad u hadashy Mnsh Allh

  • @wajagaraahmedhassan5796
    @wajagaraahmedhassan5796 5 років тому +6

    Thank you sister
    I was looking for this
    Jazakal khayr

  • @sacdiyohussein6940
    @sacdiyohussein6940 5 років тому +2

    Ma shaa Allaah jazaakallaahu khayr xabiibtii yasmiin

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 5 років тому +11

    Waa run liita waa qatar, lakiin waxay Kasii fiicantahay in aad wax yar oo far iyo suul ah oo baking soda in aad ku dartid.... Inta nabkin ku tuujisid liinta, wax yar oo baking soda ahna ku baff sii, hadana liintii ku masax, shiir waa is macal saamaynaysaan baan ku idhi.

  • @sadiomohamedali8638
    @sadiomohamedali8638 5 років тому +6

    Maasha allah jizakallaahu qeer abaayo sharaf badan safar salaama hoowshada allah kuu soo fududeeyo insha allaah

  • @shawraahmed4398
    @shawraahmed4398 5 років тому +1

    Asc MashAllah thanks abaayo sharafeey inbadan waan isticmaalaa waana ku faa'iidnay Alhamdulillah

  • @gabdhaugushidanminneapolis1162
    @gabdhaugushidanminneapolis1162 5 років тому +9

    Wllhi Been ma ahan🤗Liin dhanaanta Mariyaa Wax shiir ladhaho malihii Wllhi Hadan qubeysan xitaa waan mariyaa Jeex ayan gooya waan marsada qofkan ogeyn Tijaabi wllhi shiir ma arkeysit👏

  • @AhmedAli-bc5lw
    @AhmedAli-bc5lw 5 років тому +7

    Thnks sister safar salaama soo noqo adoo nabad ah insha Allah

  • @shukriyaha3881
    @shukriyaha3881 5 років тому +5

    Masha Allah Yaasmiin waa Halka qof oo waxa laga faaiidoh Allah Kheir aan dhaman haku siiyo

  • @haweeyamahamed2138
    @haweeyamahamed2138 5 років тому +8

    Mansha allah qof qaali ah wadku mahadsantahay war fiican weeye talaagada guriga taal Haku ridina liinta kkkkkkkkk❤❤❤❤❤ IL love you our queen

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e 5 років тому

    جزاك الله خيرا عزيزتي

  • @sabriinamohamed7015
    @sabriinamohamed7015 5 років тому +5

    Mashlh si dhaba u qoslay abayo always you talk about reality thank you somuch sis we as family we love you

  • @user-zq8qf3jj8u
    @user-zq8qf3jj8u 5 років тому

    Mashaa Allah Khayr badan Allah haku siiyo ma iigu sheegi kartaasaaxiibadada in ay i soo booqdan in sha Allah

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 5 років тому

    Shukran xabiti Alle hakufududeyo

  • @Qadra-Hussein722
    @Qadra-Hussein722 4 роки тому

    Masha Allah habo mcn Allah kuxafido wAd mahdsanid

  • @zamzamabdilahi6960
    @zamzamabdilahi6960 5 років тому +1

    Masha Allah maamo yasmiin alle ha ku xiftiyo

  • @abdulkadirhaji1749
    @abdulkadirhaji1749 4 роки тому +2

    Masha allah tabarakallah alle haku xafido qaabka aad wax u sharaxayso ku dayasho ayad mudan tahy wlal hore u soco

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 5 років тому

    Masha Allah qaali yaaska shukran❤❤❤❤

  • @umabdrahman7140
    @umabdrahman7140 4 роки тому

    ماشاء لله تبارك الرحمن شكرا حبيبتي قلبي 💝♥️♥️🙏

  • @bishaarasal1484
    @bishaarasal1484 5 років тому +1

    Mahadsanid cashir seriously ah nasiiisay

  • @jamiilahusseinabuukar7794
    @jamiilahusseinabuukar7794 5 років тому +2

    Masha alh wax badan kaa faaiday shukran😍

  • @umuaishahassan7126
    @umuaishahassan7126 5 років тому +5

    the best UA-camr yasmin dagan jiro jog qof qimo bathan aya tahay ilahaygi somali ka daliyey ba mahad le run shegtoy

  • @aminas_garden
    @aminas_garden 5 років тому

    Asalam I love ur videos

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 5 років тому +1

    Mashaalah macanto shukaran waankehelay shukaran ilahey 😘👍👍👍

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 5 років тому +2

    Maasha alaah wlh waa run liinta hadaa isticmaasho uma baahnid baahalaha kil.kilaha lamarsado waad ka maarmeesaa

  • @fathiyamohamed6061
    @fathiyamohamed6061 5 років тому

    Mashaalaah habibti jzk khaayr ♥️♥️🌹♥️👏

  • @fatmaxasan4737
    @fatmaxasan4737 5 років тому +1

    Masha Allah ilaahey haku barakeeyo

  • @shugricadey7552
    @shugricadey7552 5 років тому

    Mansha ala abayo jazaka alaha kheyr

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 3 роки тому

    Maansha allah habo yaasmiin ilahay ha ku xifdiyo

  • @abdifartum6050
    @abdifartum6050 5 років тому +1

    Masha Allah mama Yasmiin shaqalyasha anu mariya markey shirayan waniska qoslay

  • @rahmaaadan7295
    @rahmaaadan7295 3 роки тому

    جزاكي الله خير حياتي😘😘😘🤲🤲

  • @naimahassan9584
    @naimahassan9584 2 роки тому

    جزاك الله خيرا

  • @anisaxiireey5344
    @anisaxiireey5344 5 років тому +2

    Haba yaasmiin markaan arko codkaaga waan farxaa islamarkii waan udhadhacaa i love u somali jowhar ayaan jooga

  • @samiyoalinur6773
    @samiyoalinur6773 5 років тому

    Masha allah jazala allah khyr habo mcn

  • @nimoabdo8192
    @nimoabdo8192 5 років тому

    Jazaakilahi khier xbbt abayo yasmin

  • @halimamahamud4601
    @halimamahamud4601 5 років тому +1

    Mahadsanid abaayo yaasmiin

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 5 років тому

    Mahadsanid jazakallahu kheyr

  • @fawsiyoomar7661
    @fawsiyoomar7661 5 років тому +1

    Thanks abaayo

  • @salmonuur7443
    @salmonuur7443 5 років тому +1

    Shukran abayo yaasmin

  • @macalinmaxamedsomali2733
    @macalinmaxamedsomali2733 5 років тому +10

    Wcs wlllshy aanu jecelnahay ماشاء الله جزاك الله خيرا يا اختي الغالية

  • @zureerismail6358
    @zureerismail6358 5 років тому

    Jazakallah khair yasmin safar salama
    Teeda kale haddii aad ku dartid liinta waxyar oo hinna ka sii fiican manshallah. Khair ayan idin dhaafay

  • @nateexoabdalla7028
    @nateexoabdalla7028 5 років тому +1

    saaalih igu salaaaam iyo sabriiiina fatuuuun all your childeren

  • @mastarmukhtaar3264
    @mastarmukhtaar3264 4 роки тому

    Masha allaah wllshey aad baad u mahadsantahay

  • @fatimaahmed9655
    @fatimaahmed9655 5 років тому +1

    Mama yasmin wankuslmy mama linta 2 nuuc somalia waa talaa mama masha aalh jazklah hore usoco mama ..we love so much

  • @hanihuseengurey3905
    @hanihuseengurey3905 5 років тому +1

    jazaka Allh khyr

  • @ayaancumar4476
    @ayaancumar4476 2 роки тому

    Mshlh shugaran mamo mcn alee cafimd ka haku siyadiyo

  • @alisignal5592
    @alisignal5592 5 років тому

    Mashaa alaa yasmiin nabarkaaga see ku helaa abaayo

  • @siradhassan5786
    @siradhassan5786 4 роки тому

    Masha Allah tabarakalllha jazakallahu khayr ❤❤❤❤❤Masha Allah

  • @israaciise8658
    @israaciise8658 5 років тому +2

    Asc mamo yasmin pls waxa ii sheegtaa Timaha iga daadanaayo maxaa keeni karo

  • @cabdallasamow6587
    @cabdallasamow6587 5 років тому

    Masha Allah shukran hapo macan
    Waxan kuweydinayaa hapo
    Timaha barida kaso baxaan side lookaga hortakaa Hapo Yasmin

  • @maryanmohamed-ez1bq
    @maryanmohamed-ez1bq 5 років тому

    Shukran xabibte

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 років тому +4

    جزاك الله خير اختي

  • @ummhaneen7401
    @ummhaneen7401 5 років тому +1

    Habo yasmiin tarxada ku saaran ayann ka hilay wlhi loonkiida mashaaaa allaaah

  • @khalif-w
    @khalif-w 5 років тому

    abaayo Yasmin masha Allah baraka Allah

  • @ayaanmaxamud3343
    @ayaanmaxamud3343 4 роки тому

    Maasha allah ilahay haa ku hiftiyo abayo

  • @sacdiyaahmed6432
    @sacdiyaahmed6432 5 років тому +1

    yasmiin jazaa akallhu khyrn xbbti kawran cabitaanka liinta xiliga uurka ?

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 років тому +2

    Masha allah yasmiin noso duceey

  • @user-ut3fv5im9h
    @user-ut3fv5im9h 5 років тому +1

    Masha Allah habo

  • @idilrashididil7102
    @idilrashididil7102 5 років тому

    Masha allh yasmin wan isticmalna

  • @qureeshquman4414
    @qureeshquman4414 5 років тому

    safar salaama abyo yaasmiin allaha isku kiindaayo adi xaajigaga

  • @mohamedkalif755
    @mohamedkalif755 5 років тому +2

    Mansha allaah yasmine guulwacan

  • @zawjatusalixa4206
    @zawjatusalixa4206 5 років тому

    Mahadsanid abayo

  • @maryamabintuxa4415
    @maryamabintuxa4415 5 років тому +2

    Waad mahadsantahay abayo yasey

  • @hanihuseengurey3905
    @hanihuseengurey3905 5 років тому

    Allle hakuu fududeeyo safakaaga Anagana noosooducee

  • @sahrosaciidabiikar6761
    @sahrosaciidabiikar6761 5 років тому

    Asc abay yasmin masha allah

  • @copramo2115
    @copramo2115 5 років тому

    Kkkkkkkkk
    Abayo yasmin mahadsanid in badan

  • @caaishacabdullahi8246
    @caaishacabdullahi8246 5 років тому

    masha allah abayo

  • @sahrodhemanxasan2213
    @sahrodhemanxasan2213 2 роки тому

    Masha allh habo guuleyso

  • @mohamoudmohamed5071
    @mohamoudmohamed5071 5 років тому +1

    Thanks walaal

  • @geenyomudug7215
    @geenyomudug7215 5 років тому

    Tabarakallh xbbti

  • @abulwagacusub5481
    @abulwagacusub5481 5 років тому

    mahadsani maama alle haku xafido

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 3 роки тому +1

    Wlhi hooyo yaasmiin mnsha allaah

  • @sagalmodel4655
    @sagalmodel4655 5 років тому +28

    Gabadhan waa iska jeclhy waxaa UA-cam ku jira ayadba ugu ficn mancha alah mamo

    • @shukrideeriye774
      @shukrideeriye774 4 роки тому

      Haa because abaayo yassmiin wax beey bartay so that's why she is different from the other Somali UA-camrs women

  • @lamiizmaxamed9092
    @lamiizmaxamed9092 5 років тому +3

    Masha allah habo ilaah haku xafido adiga iyo reerkaba
    Runti wax aniga sameeyo mar walba wana ku faiday alxm

  • @ambiyonoor657
    @ambiyonoor657 5 років тому +1

    I love you abyo mcn ❤️❤️❤️❤️

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 5 років тому

    Hbo mcn waan ku salamy ku jecliyaaa

  • @user-fu5vf4vp2m
    @user-fu5vf4vp2m 10 місяців тому

    ❤❤shugran xbbt yasmiin

  • @ahmedsidoyusuf2845
    @ahmedsidoyusuf2845 3 роки тому +1

    Yaaasmiin qataraa tahay waxaan ka helay qaaabka sharaxaad ee barnaamijyadaada, gaar ahaan your Somali dialectic reeer xamar original ah.

  • @umumaxamedbaari1977
    @umumaxamedbaari1977 5 років тому +2

    Wlhi waa qosli runta kugu jaclaahy shukran sida fiican noo qaabisho oona nafaham siineyso 😍😍😍🤔😚😙👏👌👍🖒❤ horey usoco

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 3 роки тому

    Allaha ku fududeyo arima hooyo yaas miin safar salama

  • @aminaabdullahi8541
    @aminaabdullahi8541 5 років тому +6

    Asc subax wanagsan walal yasmiin allah ka ajar siiyo wanaaga aad dadka u sheegto mar walbo .

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 5 років тому +2

    Asc yaasmiineey fimaha tafqalaha sidee loo baabi iyaa aniga waxaan ahay dadka timaha badan jirkeyga oo dhana waan siisiibaa gacanteyda ayaan ku siisiibaa hadane igama haraan hadii aan xiiro ma iga ba ayaan lkn waxaan ku badbaadayaa si kastoon u dhidido ma shiiro tafqalaheygane qaati ayaan ka yaabanahy ee daawo keen xaan ku sameeyaa

  • @ruksanalidoyow1624
    @ruksanalidoyow1624 4 роки тому

    allah kuhifdiyo

  • @hibomahamed7522
    @hibomahamed7522 5 років тому +1

    Hhhhhhh yasmiin walhy waanku jecelhy hadlkaaga ale hkuu dhereeyo cimriga

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 5 років тому

    Masha alaah 💕💕💕

  • @Coolgranma
    @Coolgranma 3 роки тому

    MaanahaAllaah, Tabaarakallaah,

  • @hanihassan1602
    @hanihassan1602 5 років тому +1

    maasha Allaah abaayo yaasmiin anaa ka marqaati ah oo isticmalo mudo dheer dadkana wan kula taliyaa

    • @fatmaabdi8107
      @fatmaabdi8107 Рік тому +1

      Abayo ado mahdsan waxan kuwedina ma lasima liinta wlhi dhidid fara badan oo aan nacay ban yeshay shan Jeer ama afar Jerna wan qubesta🥺😭😭😭😭

    • @mohahassanyusuf5366
      @mohahassanyusuf5366 6 місяців тому

      ​@@fatmaabdi8107Haa Laasim dhidid uraya oo dambe is arki maysan insha AllH Talo badan oo kalana wku haya wll ila so xirir

  • @caaliyasaciid7051
    @caaliyasaciid7051 2 роки тому

    Shukran abaayo mcnto❤

  • @lailamohamed6581
    @lailamohamed6581 5 років тому +2

    Masha Allah illaah haku xafido aniga waxan sameya tinta ma iska xiro wan jafa liintana wan isticmala waxbo ima dhibin Alxm

  • @mohameddecoofficial1942
    @mohameddecoofficial1942 5 років тому +1

    Safar salaama 🙏🏾

  • @nateexoabdalla7028
    @nateexoabdalla7028 5 років тому +1

    Asc abaay yaaaseeey waad mahadsantahy waxaatahy gabar aaad ufiiican jecel samaha

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 3 роки тому +1

    Hooyo yaas miin aniga waxan ahay gabar joogta somaliya o dhalin yaro ah waxa imadow indhaha harero hooda maxan marsan kara allaha kuxifdiyo

  • @mahamedsaeed1106
    @mahamedsaeed1106 5 років тому

    Great video

  • @fadumojamac3986
    @fadumojamac3986 5 років тому +1

    Ascwrwb abaayo yaasmiin magayga waa fadumo walalmcn alle haku barakeeye waxad ii sheegtaa marwalbo dhiigayga cad ayaa hoos ii dhaca maxan cunaa oo ii roon

  • @kleinemannetje7669
    @kleinemannetje7669 5 років тому +1

    Jazaa kalaah abaayo

  • @nimaabdimohamud4729
    @nimaabdimohamud4729 5 років тому +1

    Thanks walaalo

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 5 років тому +1

    Yaasmiin waxaan kuguma talin lahaa Cinwaanka Xushmad iyo Xishoodaa leh Markaad ka hadleeyso Si qurux Sida Habka leysku Carfiyo Eray gaas oo kale isticmaal walaasheey sanka ha qabsan ma Qurxano.

  • @munoabuukar9204
    @munoabuukar9204 5 років тому +1

    abayo wad mahad santahay allahna haku xafido