nafaqada cilanka tinta san usameyso cajib 😱 henna hair mask

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лют 2024
  • BISMILAHI RAAHMANI RAHIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

КОМЕНТАРІ • 50

  • @xanaannuur1534
    @xanaannuur1534 5 місяців тому +3

    Lkn farxiyoy cilaankan. Daawaa ku jirta timaha lamama marsado midka shushubka isticmaal kaa woxow ku fiican inaa cilan ahan umarsato

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 5 місяців тому

    Ma shaa Allaah❤❤❤

  • @MariamNour-em3rv
    @MariamNour-em3rv 5 місяців тому

    Ma sha alah sisin wa maxay wll

  • @asmaaabuukarabdi9703
    @asmaaabuukarabdi9703 5 місяців тому +2

    Masha allah farxiya mahadsanid abyo lkn cirada wax u roon noo soo sheek bal

  • @dinulislaam
    @dinulislaam 5 місяців тому +2

    Anoo jilciso marsanjire cilaana waan marinjirey cildna ma arkin

  • @AminaH-qq7ci
    @AminaH-qq7ci 5 місяців тому

    Mahadsanid abaayo

  • @user-yg4ih4bq7n
    @user-yg4ih4bq7n 4 місяці тому

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @qadiijoshiiqaxmad7923
    @qadiijoshiiqaxmad7923 4 місяці тому

    masha Allah❤❤❤

  • @naziaosman7776
    @naziaosman7776 5 місяців тому

    ManshaAllah

  • @mumtaazshxasan1934
    @mumtaazshxasan1934 5 місяців тому

    Masha allaah abaayo allaah hakaa abaal mariyo sidaa noogu dadaalaysid kawarn hdii cilaanka iska dhaafo inta kle marsado isbuuc kasta abaayo

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 5 місяців тому

    Masha Allah wa nafaqo

  • @farahhibo9190
    @farahhibo9190 5 місяців тому

    Sisin wa maxay abayo

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel 5 місяців тому

    Djibouti ma keenaysa saalida wlley

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct 5 місяців тому

    M.a abyo Soomaliya makentaa saliidan

  • @Fufuali-js6yb
    @Fufuali-js6yb 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @samdaher3788
    @samdaher3788 5 місяців тому

    Halke lagahella salidan huno?

  • @SalmaIsmil-bq9fw
    @SalmaIsmil-bq9fw 5 місяців тому

    Abayo sinsin wamaxay

  • @LadaMuhammad
    @LadaMuhammad 5 місяців тому

    Asc wllo salidaa halkeen kaheli karaa

  • @naziaosman7776
    @naziaosman7776 5 місяців тому

    Abayo timaha gabdaha yar markilagalamo Timo yaryar sokormaran side loxaliya macnaha daqsadibo tima kasotagtagan oo wax hada lagalame lomamaleynayo

  • @user-yr7xd5km6o
    @user-yr7xd5km6o 5 місяців тому

    Abaayo intee kaala so xiriiraa

  • @samirahawadle6719
    @samirahawadle6719 5 місяців тому

    Abaayo halken kala soo xidhiidha
    Inan wax ku suaalo ayan rabaaye

  • @user-cq2yr9dx4s
    @user-cq2yr9dx4s 5 місяців тому

    sisnda maan fahmin huno

  • @FosiyacumarFosiyacumar
    @FosiyacumarFosiyacumar 5 місяців тому

    Wll halkeen kahelikaraa jigjigan jogaa salida

  • @RumanAhmed-hh1mb
    @RumanAhmed-hh1mb 5 місяців тому +1

    Abayo cilanka qasilka xulbada ukunta salid macsaro ukun intasa isku dara isbuci hal malinan marsana dhibna kuma arkin way nogu baxday tinta masha alah

  • @user-pm7mv7sw5d
    @user-pm7mv7sw5d 5 місяців тому

    Ani mid 8jir ah aan dhib kuqabaa tinta uma baxdo ilmihii kayaraa aa katima dheer ila tali

  • @nasteexobulsho6712
    @nasteexobulsho6712 5 місяців тому

    Labo jeer aa mariyey wali natijo kama arag ila goorma la arka natiijada

  • @user-tc9yf4tb1j
    @user-tc9yf4tb1j 5 місяців тому

    Jilco ma marsado lakiiin madobeysaan marsadey ma marsankaraa

  • @hipaaahasan5049
    @hipaaahasan5049 5 місяців тому

    wll waxad tidhi cilanka weeg walba lama marsado anigu jimce kasta wan marsada isago aan nafaqo ku daray markaa maxa dhiba ku jirta hadii la marsado bal wll iga dabe gee anigu wan iska marsadaye wan jeclahye

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  5 місяців тому

      dhibhalaha lakin nafaqada cadiga ah iyo cilanka isku mid maahan cilanka ka owod badan oo laiskuma dhaweyo

  • @user-ml1eu1vt7u
    @user-ml1eu1vt7u 5 місяців тому

    Asc wll somli ayan.joga.siden.kuhelikaraa.salida.fk.wan.ubahanahy.qimahedana.waameqa

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 5 місяців тому

    Abayo mashinkan aad xabad sawdada ku shiidayso adiga miyaa gada

  • @user-ky9cn8hv3c
    @user-ky9cn8hv3c 5 місяців тому

    Xulbada maxaan ku badali karaa

  • @nimcohana4782
    @nimcohana4782 5 місяців тому

    Hargeysa ma taala qaali saliidasi ???

  • @halimasadiaabdisalama6335
    @halimasadiaabdisalama6335 5 місяців тому

    Ukunta xasaasiyo ku ahay ma iska dayn karaa😢

  • @user-sr5gp4wl6f
    @user-sr5gp4wl6f 5 місяців тому

    Hn wamxyi sisin

  • @canabcudon8460
    @canabcudon8460 5 місяців тому

    Cilaan dabe ha igu sheegin timaha kalarkoodi iga badalay manka foolxumada iga dhigay lagama sheeekayan karo 😢

  • @ayansirat
    @ayansirat 5 місяців тому

    Àbayo inte kaxeli kara salidaa

  • @habsahabsa6341
    @habsahabsa6341 5 місяців тому

    Sisiin wa maxay no sheeg

    • @sucaadomaxamed256
      @sucaadomaxamed256 5 місяців тому

      Xabiibti waa tan saliid macsarada laga sameeyo

    • @habsahabsa6341
      @habsahabsa6341 5 місяців тому

      @@sucaadomaxamed256 wll horta ma taqana iga dhee saliid macsarta laga sameeyo

    • @habsahabsa6341
      @habsahabsa6341 5 місяців тому

      @@sucaadomaxamed256 bal walashaye ma loska laga sameya mise geed kale

    • @sucaadomaxamed256
      @sucaadomaxamed256 5 місяців тому

      @@habsahabsa6341 lows maaha waa sisinta

  • @munodahir7450
    @munodahir7450 5 місяців тому

    suuliga malugu dhaqikaraa wllo

  • @AminaH-qq7ci
    @AminaH-qq7ci 5 місяців тому

    Mahadsanid abaayo

  • @user-yp9ls2wh8x
    @user-yp9ls2wh8x 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤