Challenge Timaha Part 8 Timaha Wajiga hore gadal u ga siktay sida lo so celiyo io sababta kento

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 61

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 Рік тому +3

    Mashaalla wax badan ayaa iska bedeley ❤ allaah kaa abaal mariyo wlll

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Рік тому

      Amin xbbti shukran feedbackga a ka so bixisay jazakallah kheer ❤❤

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 Рік тому +2

    MashaAllah abayo hore u soco jazakallah kheir

  • @mumtaazismail7514
    @mumtaazismail7514 Рік тому

    Waa mhdsnthy gudbintaada qurxoon.
    Adoo raaliya waxan rabi lahaay oo waliba codsi ig ah inaa soo kala sharaxdo High prosity hir and low prosity hir saliidaha iyo mask yada ay qaadan karaan .
    Codsigan ina tixgalin doonto rajeeena waana mhdsnthy.

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 Рік тому +1

    MashaAllah abayo mahadsanid jazakallah kheir ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @monayousuf402
    @monayousuf402 Рік тому +1

    Mahadsanid xbbti aniga ad bay u sikaday xata guriga markan joogo maran ku xidha folxumo darted maba so noqonayso waxa kaston sameyo wan isticmala biotin vitamin c iyo vitamin b12

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Abaayo shanbadii sidaa ns tustey aan u sameeyeey maansha Allaah qurux tinteena.

  • @wbaxaxmed7974
    @wbaxaxmed7974 Рік тому +1

    Wa runtaa abayo safaletiga timaha dib buu u sikiyaa

  • @HarounSabrina
    @HarounSabrina Рік тому

    What is the sprey rose Meri I don't understand

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 Рік тому +1

    MashaAllah wllo mahadsanid 🥰🥰🥰

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Рік тому

    Wlhi salaxyo iga li raban illaheyow i badbadi kujira mahadsanid abyo faiza 🙏🏻🥰

  • @hibaaqguuleed
    @hibaaqguuleed Рік тому

    Masha allah wllshy thanks jasaaka laah wll qlli ❤❤❤❤

  • @naciimobashiir8734
    @naciimobashiir8734 Рік тому

    Shukran abyo lkn tinta way icuncune iga cawi

  • @saynabcali-g9n
    @saynabcali-g9n Рік тому

    Mhdsanid wllshay qali isbarega xagee ka heli kara

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 Рік тому

    Masha allah ilahey haku xafiido Abyo mcn ❤❤❤❤

  • @xafsomohammed8516
    @xafsomohammed8516 Рік тому

    Mash Alllah Abyo wax badan ayaa ka faaiidey jaza Allahu khyr ❤

  • @fathiaelmi3259
    @fathiaelmi3259 5 днів тому

    Sidee lo sameya salida rosemary

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 Рік тому

    Spray ga Marki Aan saliida marsanaayo ayaan timaha dhan ku qooyaa abyo Timaheyga wey qalalan yihiin xogana wa adagyihiin Sidaas sax miyaa?

  • @amiraziad6089
    @amiraziad6089 Рік тому +1

    MashaAllah ❤️🌹

  • @munacabdinuurmaxamed2333
    @munacabdinuurmaxamed2333 Рік тому

    Maash Allaah shugran wax badan ayaan ka facidey ilahay ha ku barkey xabibti❤❤❤❤

  • @uqbaadahmed4004
    @uqbaadahmed4004 Рік тому +1

    hair breakage kaso hadal thnks

  • @SumeyaAbdalla
    @SumeyaAbdalla Рік тому

    Waad mahadsan tahay abaayo, mida kale garba saarka ma safakeetiga ayuu la mid yahay anigu iskama dhigo garba Saar, kaniinigana side loo isticmaalaa?

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Рік тому

      Isku mid waye abyo safaletiga iyo garbasarta. Kaniniga malinti hal xabo a la cuna

  • @farhiahassan7048
    @farhiahassan7048 Рік тому

    Wcs abaayo illaahay haidiin xiftiyo

  • @dhooldheyman
    @dhooldheyman Рік тому

    Abaayo xage ka heli kara vitimin kaas farmashi yasha kama heli karaa plz reply

  • @zumyazheikh7655
    @zumyazheikh7655 Місяць тому

    halke laga hela vitamin b 7

  • @queenmama2043
    @queenmama2043 Рік тому

    Abyo cream ka carurta Aya ad ugu bahnaa mana sogalisid

  • @NimiishLpNimiish
    @NimiishLpNimiish Рік тому

    Dabida waxa ka fican tidacah timaha markasto furan ma ficno wayo gadal u durqyaan

  • @shushu2370
    @shushu2370 Рік тому

    Abayo dhowr jer waxan kuweydinyaya ima jawabtid xadii hore a iga guurtay xadeydi xitaa midii dhamanada wey iga dhamtey maxan kuso bixyaa anigo yar ban jalbabka xirtay isaga xadii ama bider iyeeley plz ijawab❤

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Рік тому +2

      Abayo xijabka muhim waye lakin guriga marka jogtid safaletiga ha xeran timahaga ka shaqe massajka ku dadaal iyo ina hore u so shanleysid

    • @shushu2370
      @shushu2370 Рік тому

      @@Faizasworldbeauty haye abyo shugran❤️

  • @Asma_hidaya
    @Asma_hidaya Рік тому

    Abaayo kaniiniga muqdisha ma lagahekaraa

  • @HoodoHassan-h1s
    @HoodoHassan-h1s 8 місяців тому

    Ayaabo hayl dhahoolaha markad ku buufiso ma inaad mrkasta laga dhaqaaa mrkad mrsataba

  • @Safaanasiman
    @Safaanasiman Рік тому +2

    Markuu jirka dhaawac kaa gaaro oo reesto waxuu ku reebaayo sidee loo baabi iyaa

  • @SabrinMuuse
    @SabrinMuuse 7 місяців тому

    Hdeey ticiso marsathena😮

  • @safa4020
    @safa4020 Рік тому

    Abayo maxa lodhaha saliida in timaha lagu dayo ma fcna marka ladhaqayo kaliya hala mariyo hadi kle daldalolka bey xirin

  • @DEICK1
    @DEICK1 Рік тому

    Abayo adigo ilma nujinayo Mala cabikara kaniniga

  • @amrandahir7333
    @amrandahir7333 Рік тому

    Abayo aniga isbarega dhaga yare iyo rosmeri ayan ka samaystay lkn markan madaxa kubufiyoo madax xanun saidban daremayaa

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 Рік тому

    abyo sparayga firiig miyaa lagaliyaa

  • @suhayraabdi5157
    @suhayraabdi5157 Рік тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @HoodoHassan-h1s
    @HoodoHassan-h1s 8 місяців тому

    Abaayo anigaa xgga hore aaad uga durkeen timahaygiii cuqdad ka qaadeyba Wlhi 😢😢Hagu sii darnaaado salaxyo

  • @fatimajamca2561
    @fatimajamca2561 Рік тому

    Waxkasta mariyey timahayga wax isbedel ahna kuma arko tolow maxa iga qaldan

  • @fadumomohamed-k2v
    @fadumomohamed-k2v 11 місяців тому

    Kiniinka macalin Maa la liqayah

  • @farhiahassan7048
    @farhiahassan7048 Рік тому

    Manshalah abaayo

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so Рік тому

    Kaniiga mayaala Muqdisho
    Haduu yaalo igu caawiya walayaal
    Wacoodsi axbaabii

  • @XaawaDaauud
    @XaawaDaauud Рік тому

    Maasha alh

  • @aalaprincess4437
    @aalaprincess4437 Рік тому

    Aby malacawaa kaniinigaan biotinka

  • @xamsafarax4038
    @xamsafarax4038 Рік тому

    Mansha allah ukhtii mahad sanid

  • @aalaprincess4437
    @aalaprincess4437 Рік тому

    Aby timaheyga go ida majoojinooyiin waxwalboon sameeyaa ilasootali 😢😢

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Рік тому

      Shanfaxda isticmal abyo mask ka dhigo channelka a ka heleysa sida lo sameyo

    • @aalaprincess4437
      @aalaprincess4437 Рік тому

      Aby shanfah malaga helaayo meeshaan joogo

  • @farxiyoxuseen7158
    @farxiyoxuseen7158 Рік тому

    Cunug yar oo 2 years jirta masiinkaraa kaniinka

  • @hodomoh1225
    @hodomoh1225 Рік тому

    Hno snpchtkga iso qor