Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.16aad || Sh.Muxammad Sh.Ismaaciil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 жов 2020
  • Fadlan hadaad nagu cusubtay SUBSCRIBE saar si aad u noqoto qofka u horreeya ka faaidaysta┇►ua-cam.com/channels/Bqg.html...

КОМЕНТАРІ • 24

  • @nuuraahmed1459
    @nuuraahmed1459 3 роки тому +3

    Mnsha Allah

  • @cabdulqadirxassan2031
    @cabdulqadirxassan2031 3 роки тому +7

    alle ayaan ka magangalnay saaxiriinta shartooda

  • @abdirahmancaagane5157
    @abdirahmancaagane5157 3 роки тому +3

    Man sha allah

  • @abwaanmaxamedxaamudnuur7431
    @abwaanmaxamedxaamudnuur7431 2 роки тому +1

    Wll ku saliya nebi maxamed scw

  • @abshircalinorcali3070
    @abshircalinorcali3070 3 роки тому +3

    Msha Allah

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 роки тому +1

    بارك الله شيخ محمد شيخ إسماعيل شيخ حسن

    • @knoxsergio9311
      @knoxsergio9311 2 роки тому

      i guess Im asking randomly but does any of you know of a trick to log back into an instagram account..?
      I was stupid forgot the password. I would love any help you can give me

  • @abdiqaniabdirahman3709
    @abdiqaniabdirahman3709 3 роки тому

    Mansha Allah.

  • @cumarxassangaceyte9375
    @cumarxassangaceyte9375 3 роки тому +1

    Sheeq allaha kubarakeeyo intee lagaala soo xiriiri karaa fadlan waa muhiim inan helo meelan kaala soo xiriiro

  • @mustafebashiir1005
    @mustafebashiir1005 2 роки тому

    Masha allah

  • @ismailahmed8819
    @ismailahmed8819 3 роки тому

    Maansha shiikh Maxamud Ismail jasaakalahu khayr

  • @hassanyare8416
    @hassanyare8416 3 роки тому +1

    asc aad baan sheekha iyo Al-husseni ba u salaamayaa dhaantiiin , muddo ayaan sugaynay Qaybtii 17aad ee noola soo dhakhsada

  • @zaa4260
    @zaa4260 3 роки тому +1

    waxaan hayaa qardhaas wadaad qoray o quraan iyo wxan la fahmayn ku qoran yahy iyo qoraal foorara

  • @hassanyare8416
    @hassanyare8416 3 роки тому

    sheekh sharraxiisa hanagu dheerayn ee toos u gal, dhibkisa iyo xalkiisa

  • @abdulkadirkadiye646
    @abdulkadirkadiye646 3 роки тому

    Asc aaway qeybtiii 17aad jzk

  • @abdullahimusemohamed5139
    @abdullahimusemohamed5139 3 роки тому

    Maktabadda al xusayni fadlan waxaan ubaahanaa shiikha marka meel aan kala xiriiro ma igu caawin kartaana

  • @mahadabdi4158
    @mahadabdi4158 3 роки тому +1

    Asc maktabah alxuseyni,
    Aaway qeybihii kale ee xigay maxaadaradan. Fadlan nosogaliya ama nasowargaliya haduu dib udhac jiro sida inuu sheequ safray iwm.

  • @fartunnurh3217
    @fartunnurh3217 3 роки тому

    Asc Kagtabada Alxuseni please ma helikara Sheikh contact number kiisa insh'Allaah

  • @matangurey534
    @matangurey534 7 днів тому

    Sheekh aan wax yar saxe dunta lagu talo gudaha jidhka bini adamka oo loo yaqno catgut lagama sameyo. Xiidmaha bisada waxa laga sameya lo.da iyo idaha magac uu baad moda catgut inay isu eegyihin lkin sidas maha

  • @cashaqsoor
    @cashaqsoor 3 роки тому

    maka Tabada Al xuseen wall yal maxaad Noga kala Jarteen casharka bal Noso Jawaaba mudo ma hayne

  • @fadumojama7350
    @fadumojama7350 3 роки тому +1

    Sheeqoow dadka sharaxaada ka da yeyna sameyne waa u sheegatay sida loo sameeyo