Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.15aad || Sh.Muxammad Sh.Ismaaciil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 36

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 2 роки тому +2

    Alle ha ku barakeeyo sheekh aqoon xeel dheer tixraac leh ayaad soo bandhigtay qalin iyo buug ayaan u soo qaatay taxanahan qiima badan si aan faa'idooyinka iyo daliilada u qorto caafimaad iyo cimri dharar ayaan ilaahay kaaga baryayaa sheekh.

  • @abwaanmaxamedxaamudnuur7431
    @abwaanmaxamedxaamudnuur7431 2 роки тому +2

    Wll ku saliya nebi maxamed scw

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 4 роки тому +2

    Mashaa allah shiiq shukran Allah ku xafido amiin yaarabi

  • @MustafaAli-ey5oy
    @MustafaAli-ey5oy 4 роки тому +2

    Mashallah juzkulaahi sheikh Mohammed smacill

  • @halimaali2755
    @halimaali2755 2 роки тому +2

    God bless your family and all efforts in this world and here’s after

  • @abdulkadirkadiye646
    @abdulkadirkadiye646 4 роки тому

    Jzk alaha kaa abaalmariyo sh maxamed waxtarka umada iyo cadeynta baadilka barakalahufiik.

  • @dhalaniyodhalinyaro3054
    @dhalaniyodhalinyaro3054 2 роки тому +1

    Allaha naga koriyo xasadka jinka

  • @mukhtarahmed2104
    @mukhtarahmed2104 2 роки тому +2

    Masha Allah aqoon xeeldheer oon laga baran karin jamacad ama meel kale. Alle mahad leh. Alle haku xifdiyo aduun iyo aa khiro. Waxaad tahay shiikh qalbi xaaran oo Alle umada u soo diray. This is a pure knowledge that none can deliver without the help of Allah. May Allah keep us on the straight path n give us steadfastness. Thank you shiikh once. Pleasure listening to you. You enlighten my surroundings.

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 4 роки тому +2

    Maashaa Allaah Jazaakalaahu kheyran, Waa xaq waan in dad badan la gaarsiiiyaa, Soomaali wey u baahan tahay, walaalayaal umadeena wada aaminsan in la sixrey gaarsiiya, oo shayaadiin lacagt ku siinaayo. Guulayso sheekh iyo soo gudbiyahaba.

  • @muhumedgafow1951
    @muhumedgafow1951 4 роки тому +2

    Allah hakuxifdhiyo sh Muxammed sh Ismacciil m.a

  • @fatmaally7311
    @fatmaally7311 4 роки тому +2

    BarakAllah feekum

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 4 роки тому +5

    Waad la raagteen ahlu sharafoow awal sabtidaba waan daawan jirnay maanta wlhi waxa KU fekerayay shiikhii BAA Hawl yeeshay oo lamaba soo daynayo

  • @abdifitahahmedabdi9258
    @abdifitahahmedabdi9258 4 роки тому

    Allahu Akbar.
    Sh. mohamed kheer Alle hakusiyo.

  • @hapigril2913
    @hapigril2913 3 роки тому

    Sheekh alle hakubarakeeya

  • @cabdallecabdicasiisxasan8805
    @cabdallecabdicasiisxasan8805 3 роки тому

    جزاكل الله شيخنا

  • @ayanisse2082
    @ayanisse2082 2 роки тому

    Masha allah

  • @abshircalinorcali3070
    @abshircalinorcali3070 4 роки тому +1

    Shukran Jasakalah

  • @apdirappiapdikani783
    @apdirappiapdikani783 Рік тому

    16/sep 2023 Qaybta 15❤
    yaa iga dambeeyo👇🫵

  • @qayseraxmed6455
    @qayseraxmed6455 4 роки тому +2

    Mazhalah 💓

  • @bishiirmohamed7186
    @bishiirmohamed7186 4 роки тому +2

    Akahu akbar 11111

  • @abdifitahahmedabdi9258
    @abdifitahahmedabdi9258 4 роки тому +1

    Saaxir ma aflaxo wlh.
    Qofkii saxir u tagaana Alle Kafurtay wlh.

  • @xamralive
    @xamralive 4 роки тому

    Sheekh Taariikhda ma haysid Jumca Jumcatul muslimiin Majeerteen maaya saafir faal ay dhigteen ma ahayn ee carabay is hayeen uu ganacsi ka dhexeeyay

  • @abdirisaaqfaarax4885
    @abdirisaaqfaarax4885 4 роки тому

    Maashaa allah

  • @alidayib3525
    @alidayib3525 4 роки тому

    Allahu Akbar

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 2 роки тому

    HADDAY JIRTO DAWO MARKA LA MARSADO DABKU QOFKA AANU GUBAYN,MUXUU U MARSAN WAAYAY IBNU TIIMIYA, ILLAYN WAXAAD TIDHI XARIIF BUU KU AHAA ARRIMAA E. MAXAYSE ADDUUNYADU MAANTA OO CILMIGII HORE UMARAY LOO OGAAN WAAYAY. HA KU KADSOOMIN KHURAAFAADKA IBNU TIIMIYA.

  • @hassanyare8416
    @hassanyare8416 4 роки тому

    waxaan sugaynay
    17 ee mee qatbtii 17aad waad la raagteen

  • @ahmedapdirizak4172
    @ahmedapdirizak4172 4 роки тому

    Wll mardambe hala ragina alxusayni mhdzanid

  • @amiinsiciidcabdi6323
    @amiinsiciidcabdi6323 4 роки тому

    Waad la raagteen

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi 4 роки тому

    Maad inaga bedeshaan background ka khayr hele

  • @xaawawarsame5746
    @xaawawarsame5746 4 роки тому

    Maansha Allaah