Jabhadkoow horay usoco, Horay Usoco,Hogamiye Hogaamiye Cadaalad u Hanaani ( Sugan halgamed) New 2020
Вставка
- Опубліковано 5 лют 2025
- Suugaan halgameedka maanta waxay ka kooban tahay labo bayd oo muhiim u ah shaqo kasta oo la qabanayo.
1- Jabhadkoow horay usoco,Horay usoco Hasoo noqon adoon Xorayn..
2- Hogaamiye Hogaamiye Cadaalad u hanaani.
Labadan shay ee fanaanku ku hadal qabsaday waxay saldhig u noqdaan howl kasta oo laga rabo in guul laga gaadho,hadii la waayana fashil ku dambayn.
Somali Ogaden State