Ka yari heesta uusoo xushey Caadi maaha Illaahey hau naxariisto Fanaankii heestan lahaa Ismaaciil faarax indho jabouti Diridhaba ayu sanad ka hor ku geeriyoodey Wuu kusoo dhaweeyay maame Xusuus bu igaliyey sxbkey ismaaciil
War heesta Title ka badala hooyadin wase heesta xasuustii ismacil farax indho ku qora maxa description ka Magaca ismacil farah ugu qariseen Titleka sare ayaa muuqda ee xuquuqda fanaanka siiya kan yar malahe
Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd
Waaniga ku saaro ka gurrdee 😂😂😂😂
Hadii dadka uu jaceyl
Qalbiga kaga deyranyahay
Cidiba mee kala dudeen
Dagaal qoys muu dhaceyno
Dalaaqda yaraan lahayd
Caruur lama daayaceyno
Jirkaa is doon dooni lahaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ua-cam.com/video/gd6hAYehmvo/v-deo.htmlsi=TQI8cGIiQ9f6EpdE
iLaaHeY Labadaada Waalid iyo Adigaba Jannada Allah Haku geeyo Hadaad booqato Janalkayga😳
👍🏾
Keep going
Azad waan dawada🎉
illaahay ha u naxariisto wallaal keen Ismaciil faarax heeskan ereyada waxa lahaa abwaan abchir bade qaloonbi laxinka waxa saaray Khaliif cabdillahi xassuus dheerbuu kayari nagaliyay
Ka yari heesta uusoo xushey
Caadi maaha
Illaahey hau naxariisto
Fanaankii heestan lahaa
Ismaaciil faarax indho jabouti
Diridhaba ayu sanad ka hor ku geeriyoodey
Wuu kusoo dhaweeyay maame
Xusuus bu igaliyey sxbkey ismaaciil
ua-cam.com/video/gd6hAYehmvo/v-deo.htmlsi=TQI8cGIiQ9f6EpdE
Noloshayda waa hesski ugu horeyay Ee laa ilmeyey wlhi 😢
😢😢😢😢dokhaa calaf ku rayn lahaa
ua-cam.com/video/gd6hAYehmvo/v-deo.htmlsi=TQI8cGIiQ9f6EpdE
Dookhaa calaf ka horayn lahaa🎉
waaw an other level ayuub haruun inthe bilding
Ciyaalkan hestii macalinka way dileen wlh allaha u naxariisto ismael indho 😢
Walahi waa ruunta
Deedna 😂😂😂
Jidhka aay is doon dooni laah😢😢😢
wlhi maaame fanaan la mida oo cod kula tartami karaa majiro ❤cod ayuu ilaahay u dhiibay
Wlhi kante ma gaadho 😅
Waad haysaa walhi kante xataa kabtiisa ma gaadho@@somalientertainmentcomedy4556
Mashallah Wll Mohamed mame❤❤❤
Xaqiiq wllhi❤ maxamed maame fanaanka aan ku xasilo heesihiisa
Hes wa dhafty tan fanankii laha alaha unaxaristo ismaciil idho
Walaal muu dhiman uu nool yahay
Ismail indho what a legend ala yarxme generation talent mame🔥
Hees way dhaaftay tani wlhi wan qiroday maxa carur ladayacay allow ina astur 😭💔🤲
Caruur lama daayacenoo
Hooyooyin badan maxaa caruur lagu dayacay Allow ubadka nala kori waa nuurka Indhaha 🤲😭
Ma ilahay codka hakuubarakeeyo aamiin fanaan fanankatagay weyi wllhi
Mxa cod ku bashaashey inader ❤
Caruur ba lama dayaceen 😢 it's too hard 💔 😢
Wlhi tan waa hees I.o bar👏👏👏
🔝 level my brother amazing 🎙️ ✊🏾 💯
Ma heesta mcn mise ninka musicians ka imacanaynaya de walal😂❤
Armaa dhageysiga labadenu ay macaaneenaysa heesta 😊❤
Sabab bay labadena qudha ereyada hestu noogu macaanaadeen abayoy ?
Xaqiiqada tagan bay kahadlaysa wllo @@momaameshchannel8450
Oof caleyk like dhac kusii hadaa imika soo booqatay heesta midhaha macan leh ❤🎉😊
What a song 🎧 🎉❤ dookha calaf ka horayn laha ya indr ma sidaad ugu raaxaystay heesta 🫡🫡
Dookhaa calaf ku raynlahaa
Mame yare keep going 👏❤
Dookhaa calaf ku rayn lahaa 😭💔
Layaab layaab somal afro❤
Heesta original waxa leh
Abwaan: Abchir Qolombi
Laxaan: Khalif Abdilahi
Cod: Ismaïl Indho
Music: Yahya & Louay
Axsan hees wllhi❤😢
Fanaankii heeska lahaa cid kusoo dhaweysa lama hayo, laakiin waa fariid isku dayey yarkani.
War ismaciil farah lama gaadhayo si fcn ayuu u qaaday sbbtu wax waliba original ka ayay fcn yihiin
Hibbada waxuu kaga daray xulashada❤
ua-cam.com/video/gd6hAYehmvo/v-deo.htmlsi=TQI8cGIiQ9f6EpdE
Best song Maame Xalkeeda dhigtay
M.a wehelkygii ❤❤❤❤❤❤ dunidu Kuma xumayso🎉🎉🎉
Heesta ma fanaan horaa lahaa mise yarkaa igu horeeyey
Ismaciil indho sxb
Walee izmail indho baa laga😂😅
6 feb 2025 haben xasus igu leH
At NugaaL Puntland Somalia❤
WhaT sound Fav Singer Maame😊❤
1:45 pm Saq Dhexe Habenimo ⏳️🕑
Jidhka is doon dooni lahaa😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 xumantaaa dhaciif leedh😢
Heestani waxay sababtay inaan xasakaygii isusoo noqono❤😊
Daruuraha cashaqa dusheen harayn lahaa !!!!£@
Ilahay haidin xafido insha allaah
ua-cam.com/video/gd6hAYehmvo/v-deo.htmlsi=TQI8cGIiQ9f6EpdE
Besti fanaan buuxa mohamed maame ❤
Yaaa waduuud❤️
Maame fanan waxwalba dhameystira,n 3:05 3:09 ❤
The beat Somali singers Mamae in the building what a voice 👏 👌 😍
Ninkani markasta waa top level🔥
Waxni hees way dhaaftay❤
Xasusti ismacil Farah indho
Allaha ku Naxaristo😢
Fanan dhamystiran Mame ❤❤❤❤
Hadu talent jiro wa cunugan ❤
Reer xamar ala najeclidinaa 😅
Waa waaweynka ninkani🔥
Waaw mame muchisada fanka ❤❤❤❤❤❤
Mach❤❤❤mohamed mame
Hadii dadka uu jacayl
Qalbiga kaga dayaryahay
Cidiba may kala dudenoo
Dagaal qoys mu dhacenoo
Dalaqdaa yaran lahyd
Carur lama dayacenoo
Jidhkaa isla donilaa
Daruraha cashaqaa
dushena hadhaynlaha
Raxmadbaa dilahayd
Doogbaa soo bixlaha
Dokhaa calafka u raynlaha
Hdi dadka uu jcyl qalbiga
Kaga dayranyhy
Dibnaha hadal fiican iyoo
Digriga usku sheeganlaa
Xumanta dicifilahayd
Wanagban daremilhynoo
Dintaa xogaysan lhyd
Daruraha cashaqaa
Dusheena hadhaynlaha
Raxmdaba dilahyd
Doogbaa soo bixilahaa
Dokhaa calafka uraynlah
Dintaa xogaysan lahyd
Digriga usu sheegila
Mohamed mashallah ilhyba cod ku manaystay heestani hadal ma karyso❤❤❤
بحبكككك❤❤❤❤❤
Maame our legend singer ❤❤❤❤
Qeylo moyee cod majiroo hargeisa abwan maa kadhamadey hees sameysoo no life
Machallah ❤️❤️❤️❤️mame😘😘😘
Qamar iyo dajiya moye😢inta kale 0
Wooow wuuso dhiigay mame
Ayoub Beatz 🎹 Somal Afro Beat🔥 La Yaab !!
Maame fanaan buuxa weeyi
Axsan hees❤❤❤❤
Waaaaw nice words yaa mama❤❤❤
Woof caleyk.😊
We can wait the goat Ali shaah 😂😂
Ce la chanson du legend Ismaël indho allaha ku Naxaristo
Fanankuba soo hargeisa ma ah
Caruur lama dayacenoo 🥺💔
Machallah lengend mame
❤❤❤❤❤
ua-cam.com/video/gd6hAYehmvo/v-deo.htmlsi=TQI8cGIiQ9f6EpdE
Bb.
Hesski allah yarxam Ismaël idho😢
Raxma baa dhi’ii laha 😢😢
Woof caleyk😊
Je t’aime mame
Med mame isla hushoo oo hesta ciyarta kada boqorka codka Ismaël indho gadhi meysiid waliga
War heesta Title ka badala hooyadin wase heesta xasuustii ismacil farax indho ku qora maxa description ka Magaca ismacil farah ugu qariseen Titleka sare ayaa muuqda ee xuquuqda fanaanka siiya kan yar malahe
Hanaga caayin raga Aduu hooyo daa kun jeer wase waa bilaa faaraxe faaraxa yaa barey yagu ma yagaa dhalay adeer heesta basar udhegayso hadii kalena bax bilaa Adab
@ naa heesta legend reer jabuuti ah aya leh ee adu siilkaaga ka sheke naclad baa ku dhashee
@@hazard4514 reer Djabuuti adeer murtiba maleh meelay ka heesaana ma jirto heesta erayadeeda soo ogow doqonyey saanu doonaanu kayeelaynaa suugaan cidna nagagama daba hadasho reer jabuuti kuwase gidiye Djabuuti Dawlad prank magaceeduun. Dhegta laga maqlo weeye siilka hooyo daa ka faalood aduu meesha nooga bax markay somalidu sugaantooda kuxayaadayaan fereces ku mahadlaane shib edo
@@farduussiyad1785 wax baadh Horta heesta ismaciil farah indho bal ku qor youtubeka ha iska hadline degdega jooji hoyadaadi siilka waynaydna igu salaan aan caawa ku shube biyaha
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Layaab ayuub afro beat
Maame bilaashay uma aftaago nacasbuu baal iska riixay hhhhhhh😊
Best fanaan
Waxaan hees maaha 😢
Caruurlama dayceen😢
Waaaw
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Axaxa waxni hees way dhaaftey
Heesta muqalka 00 ah
Maame❤
Waxani hees way dhaaftay 😢
Best👌 Song🎵
Dokha calaf kuu raynlaha😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ya Salam the best song 🎉
Mashlh maame
❤🔥🔥🔥🎷✌️✌️🇩🇯
ABDIKARIIN ali shah so gal ayuub
La Réalité
Alaik Alaik Royal Family top song
😢😢 𝙳𝙾𝙾𝙺𝙷𝙰𝙰 𝙲𝙰𝙻𝙰𝙵 𝙺𝚄 𝚁𝙰𝚈𝙽 𝙻𝙰𝙷𝙰𝙰😢😢💔
Dokha calaf kuraynlaha
Zxp heesta camerada ka haleeyseen
Best song
Wallahi rien a dire machallah walal ❤❤❤❤
Ki aime mes commentaires