Barnaamijka Heello | Heesta Qalamaanyo Qalanjo | Maxamed Gacan iyo Caasho Kiin Astaan HD 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2020
  • Heesta Qalamaanyo Qalanjo.
    Maxamed Ibraahim Gacan iyo Caasho Kiin Cilmi
    Erayadii Muxumed Soofe Kaneeco 1974
    Laxankii Axmed nuur Jaangow
    Hore waxa u wada qaaday
    Aamina C/laahi Xirsi iyo Axmed Cali Cigaal
    Astaan HD 2020

КОМЕНТАРІ • 487

  • @jumilahusen6070
    @jumilahusen6070 3 роки тому +45

    I'm Oromo girl ilove you somale muziqa waxan kujecl form arabi Emirates DUBAI

  • @cabdiqadarcabdullhikabirow6438
    @cabdiqadarcabdullhikabirow6438 3 роки тому +70

    Inkastoo aynu qaraxyo badan nhy niyadu kamaanan jabin hadii aynu nhy rer muqdisho allow nabada iyo xasiloonida inoo siyaadi...

    • @halimaali431
      @halimaali431 3 роки тому +2

      Asc Masha allahi alle ha no diyadiyo nimcada an heysano cadawgenan raabi ha qabto muqdisho waa meshi xuduntenu ku dugneyd 🤲💖🌹💖🌺

    • @honeycompany9420
      @honeycompany9420 3 роки тому

      aamiin wll waa xaqiiq qalbi nadiifa ayaan leenahay

    • @Faadumo-Siciid
      @Faadumo-Siciid 3 роки тому +3

      Muqdisho magaalo aan isdhiibin nabad buure ayaan Ugu duceeyaa Mar Waliba. ♥️
      From Burco in Togdheer ❤️😍

    • @halimaali431
      @halimaali431 3 роки тому +1

      @@Faadumo-Siciid amiin yaarabi 🤲💯💖

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 3 роки тому +1

      Very beautiful Mogadishu, horre u socda oo dalkiina hagaajiya oo ka fogaada qabyaalada iyo waxa umada kala fogaynaya.
      Hadii Somalia aad hagaajisan wax waan isku darsan karaa hadii aad kharibtaan dalkiina anakuna dal gooni ah in aanu yeelano waa lama huraan.

  • @adkemuuse306
    @adkemuuse306 3 роки тому +24

    Imisa qof ayaa igu raacsan in goobtani ku wacan tahay in lagu qaado heestii Axmed Cali Cigaal ee Ahayd '' BADDU INAY MADOWDAHAY''.

  • @akahiye22
    @akahiye22 3 роки тому +27

    Anigu waxaan ad ula dhacsanahay Kooxda Musiga tumaya walhi uma haysan inan mar kale arkayo musigan oo kale.
    Mahadsanjdiin Bahda musiga 🎹🎹🎹
    Astaan shukran 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 Рік тому

      Raggan Kulli waxaa Soo baray raggii Hore Sida Cumar Shooli Axmed Naaji, Zulfa Cigaal & Jim Sheekh Muumin Saalax Qaasim & Kuwa kale oo Faro Badan,Nin wax iska Barta Ma jiro ee waa Rag wax La Soo Baray.!!!...

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 роки тому +58

    Gabadha ugu asturan ee ugu akhlaaqda badan reer muqdisho intaan daawaday, waxan intaa ku darayaa in kooxdan muusiga tumaysaa ay naga muusik tumis fcn yihiin hadaan reer hargaysa nahay. caasha kiin rabi ha ku xafido wll adiyo reer muqdishaba, hilbo wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay.

    • @qadarbukut1553
      @qadarbukut1553 3 роки тому +3

      saas weeye wllo allaha ina wada xafido dhamaan oo adi ugu horeysid

    • @axmediimaan9722
      @axmediimaan9722 3 роки тому +5

      @@qadarbukut1553 aamiin wll qaali.
      - Umad kala qoqoban
      - Kala qaybsan abid
      - Wax ma qabsan kartee
      - Quwadoo mid iyo
      - Qalbi wada jiraa
      - Qaran lagu dhistaa
      - Qayrkaa lala sinmaa.

    • @ahmedsalat3883
      @ahmedsalat3883 3 роки тому

      well said brother dhiigu biyo maahan walhi ilahey haku xifdiyo adi iyo umada somaliyed dhamanaan

    • @somedayiwldlketogetjstce4m216
      @somedayiwldlketogetjstce4m216 3 роки тому +2

      Maaaaaaalinbaaaaa iman ka khayr badan ان شاء الله ( Waxaaan kaaa Salaaamayaaa Boorame)
      Oo Somaliwayn, Soomaya everyday, sujuuuudaya saaacad walba...Saaalixiiinta, samawadayaaasha, is saacida...Saadirkoooda u samra..UMAD WADA IKHLAAAS, IIMAAN & YAQEEEN KU DHAN ALLAH HA INAGA DHIGO IDIM ALLAH....AAAAMIIIN

    • @salmankulmie3348
      @salmankulmie3348 3 роки тому

      Malaha hargeisa ku qaldeysa muqdisha gabdhaha muqdisha waa gabdha wada asturan xitaa waa dawada warejiya inan timahegi qawan yin oo nasaheedu debada yaalan male. Hargeisa na timahooga iyo nasahoodaba waa debada kuligood iyagoo weliba khaatuma wada ah 50 kor udhaafay. Gurigaga dib u eeg intadan dadka aflagadeyn qashin bate

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 3 роки тому +77

    Hees qiimo badan iyo fananiin si fiican u qaaday iyo riwayadii dab jacayl kariwaa. Waa riwayadihii igu horeeyey daawado 1972-1974 Beerta Xiroyada Hargaysa. Bilaashna ku dawaaday.

    • @abdimoh
      @abdimoh 3 роки тому +2

      macankii dawladnimada idinka ayaa soo dhadhamiyay🥲

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar 3 роки тому +6

      @@abdimoh waa runta. Si fiican. Aad baanu u nasiib badnayn. Amaan, kala danbeyn, horumar, qabiil lagu dhaqmin, ummad jecel wadankooga oo wadani ah iyo dawlad laga danbeeyo. Ilaahay do noogu soo celi wadan nabad ah iyo ummad is jecel Aamin.

    • @abualialis-haqi1318
      @abualialis-haqi1318 3 роки тому +1

      @@abdimoh yt

    • @ibruumoha3562
      @ibruumoha3562 3 роки тому

      @@caweyskadalmar 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

    • @ahmedjama448
      @ahmedjama448 3 роки тому +4

      Cajiib waxaasaa xasuus ah. Waa markay Soomaalinimadu sharaf lahayd ilaahaybaa kugu simay, kamase niyad jabayno inaan dib u helno sharafkaas liciifay

  • @ibrahimhadame4946
    @ibrahimhadame4946 3 роки тому +37

    Waxaasi musicians la dhahaa waxa kaliya ee aan la cajabay weeye musicga ay garaacayaan kooxdani.💯👏👏

    • @kingmogadishu3703
      @kingmogadishu3703 3 роки тому +1

      Aad & Aad Kooxdan Muusiga iyaga ugu haystaan Afrika 👏❤

  • @UmadanewsTv
    @UmadanewsTv 3 роки тому +29

    Odayga Turunbada afuufaya Heesta si niyad ah ayuu ula heystaa Hagar bax saaid ah ka muuqdo

  • @weldat82
    @weldat82 2 роки тому +22

    am from eritrea,, i don't even understand one word,, but this song hits my mind when my somali friend plays it.. music is universal language definitely.. i really love this song... baba amira..

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan Рік тому

      Mayee from eeddo cambaro, sheekadaas kama ilbaxdaan miyaa

    • @Anshaxa007
      @Anshaxa007 9 місяців тому

      Excktly the first Somali eratri no different very near public blood N clour..N feeling what you love is coming from the heart ..not mind..so welcome.. we koofurGlbed..westEastSomalia

    • @rasheedqambi4305
      @rasheedqambi4305 5 місяців тому

      In summary, briefly he said, like when it rains, and the water rams on the ground, and the land is a forest, and all the plants are covered with flowers, when I look at you, you took me and my soul, I am in love for you and love you really………….
      And she replies:
      As same as, when the plants grow quickly, grass grows long and you can’t see person close to you and even the camels. When I glance to you, I definitely become happy and I am pleased with you, I am a part of your heart, I am with you and love you…….
      Abdirashid Duale Qambi.
      Do you understand?!

    • @sahalhassan7625
      @sahalhassan7625 5 місяців тому

      so I am with Eritrean songs.

  • @hassanibrahim1233
    @hassanibrahim1233 2 роки тому +3

    Caasha kiin iyo Gacan way keeneen isdii fanaaniintii ka hoersay maansha Allaah

  • @laaleysofficial
    @laaleysofficial 3 роки тому +14

    Masha Allah ASTAAN TV MUQDISHO waan idin wataa
    BIG Respect 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

  • @abdifatahgolden3554
    @abdifatahgolden3554 3 роки тому +13

    We Love You Astaan 🥰 Reer Muqdisho Fan laguma gaaro ❤ muusigan okale wa mar la arag 👏

    • @nacimajama8749
      @nacimajama8749 2 роки тому

      heheh sorry heestan waa hees horee oo kiin jamac abaheed hore uqaaday heestan kama yaro 22 jiri hadeena kabadnen kiin jamac abahed waxa ladaha Jamac yare raadi aad wax kabaratidee.

    • @abdifatahgolden3554
      @abdifatahgolden3554 2 роки тому +1

      @@nacimajama8749 Muusigan Casriga ah e live-ka lo tumayo ban ka hadlaya e erayada heesta kama hadlayo

  • @abdullahimohamedcoloow2952
    @abdullahimohamedcoloow2952 3 роки тому +9

    wiilka yar ayaan ka helay iyo odaga turumbada qolyaha muusiga tumaya masha.allah

  • @zakikaka9529
    @zakikaka9529 3 роки тому +10

    Halkaad Qoobka saartaa Biyuhu Ey Qulqulayaan Qaalamayo Ey tahay❤🙏 What a song ❤❤🎻🎤

  • @siddiiqabdi1732
    @siddiiqabdi1732 3 роки тому +5

    Erayadii Alle naxariistii Janno ha Siiyee Abwaan Mujaahid Muxumed X.Soofe Kaneeco

    • @SuadShALi
      @SuadShALi 3 роки тому +1

      Walaal waad khaldantahy waxaa ereyada leh Xasan Xaaji Cabdilaahi xasan Gani oo caasimada dalka jaarkiina ah ee Somaliland ku nool mui dhiman wuu nool yahay. Waxay ku jirtay ruwayd la odhan jiray Dab Jacayl kari waa, sidaan ku dhegeystayma waxaa wada qaaday Amina Cabdilaahi iyo Cigaal. Ee sidaa ula soco. Mujaahid Kaneeco isna heeso kaluulahaa, waliba tii si u danbaysay BK ayaa qaada oo watuu u sameeyay calanka qaaliga ah ee Somaliland. Alaah Yaa Raxma.

    • @siddiiqabdi1732
      @siddiiqabdi1732 3 роки тому +1

      Waa runtaa Wallaalo Ruwaayada Abwaan Xasan X.C/laahi ayaa lahaa , se waxa jiray Abwaano ruwaayadaha heeso ku darsada heestana Abwaan Kaneeco ayaa ku darsaday oo xasan Ganeyna ay ahaayeen Saaxiibo dhaw , waxaana ay ku cadahay oo ku qorantahay Buuga Abwaan Xasan Ganey laga qoray ee la yidhaa "Bad macaan" oo halkaasi ayaad ka hubin kartaaba

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani 3 роки тому +9

    Woooooow ,aad baan ula dhacay heesta waxaanse sii jecleystey Caasha Kiin sida luuqdiyo turukadii Amino Cabdillahi Xirsi u keentey.

  • @umadaaleobodaale8751
    @umadaaleobodaale8751 3 роки тому +4

    Maxamad Gacan iyo Caashakiin iyo Musikistayaasha kala ah Broor, C. Liibaan, Cali Buulle, Maxamed yare iyo Cllaahi Boonge Runtii waa Team leysu helay.
    Astaan Muqdisho iyo Cumar Seerbiya waad mahadsantihiin.

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 роки тому +4

    Waaaw waaaw waan ku raaxaystay heesta, Faniinta Magadishu salaan gobeed..
    Xeebta Batalale ee Berbera ayaan u qaatay sawirka kolkii hore laakiin hada fahmay waa Lido Mogadishu goobtu 👍🏿👍🏿👍🏿

  • @abdulqadirmohamed626
    @abdulqadirmohamed626 Рік тому +1

    Kiin iyo salaan sare cigaal iyo aamino qiimahoodii ayaad taageerteen love balse inaan caasho kiin aan la qaado ayaan jeclaanlahaa

  • @kobciyewarsame6119
    @kobciyewarsame6119 3 роки тому +8

    Masha allah Xawo kiin qalanjey kusii noqotay caatada ❤️ tankale teamka muusigan xamaraa ka tumis macaan teamka Qaaci show ee Hargeysa wax yaabaha dilana waxaa ka mida isku dhawaashaha--hadaa nahay ree Muqdisho quusan mayno ❤️🇸🇴✌️❤️

  • @user-sz4ux5mc5j
    @user-sz4ux5mc5j 3 роки тому +5

    Alaa yacisakum waa dadd aad iyo aad u mahadsan
    Gabadha iyo wiilkaba alaha daayo iyo wixii isku soo daba rideyba guul baan idin rajeynaa

  • @MAbdalle
    @MAbdalle 3 роки тому +3

    Caasha Kiin always sawt raxama, Gacan sidoo kale fannaan la hubo. Good job.

  • @kingmohaz1192
    @kingmohaz1192 3 роки тому +14

    Iney astan sii hormareyso inta ila argtay ismujiya

  • @mxaajiabaabina1089
    @mxaajiabaabina1089 3 роки тому +5

    Allaaa yacizak inaba caadi maaaha barteedi ayey dhigeen🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴

  • @dhoodiween700
    @dhoodiween700 3 роки тому +12

    Wlhy gabadha oo qadesa hesah khadra dahir iyo mandeq mad aragtan wad yabilahaden

  • @dalsamemotivation8808
    @dalsamemotivation8808 3 роки тому +4

    Aad ayaan usoo xasuustay amino cabdulaahi xirsi iyo axmed cali cigaal
    Masha Allah
    Waxbadan ayaan idin sogaynaa

  • @daahirbacaad7949
    @daahirbacaad7949 3 роки тому +4

    maanshaa allaahu macalinkeeyga allalmuniyonk maxed ibraahun gacan iyo caasho kiin waa fannaaniin culus

  • @abdishakuurabdullahi813
    @abdishakuurabdullahi813 3 роки тому +1

    Allaha u naxaristee xusustii Axmed Ali Cigaal iyo aamina Halkeyda ayey dhigen musica nada io fananintapa hore usoc wacan
    Halkad qoobka sartaba Biyuhuba qul qulayan Qalamaayo aay tahay💯💯💯

  • @Bocor65
    @Bocor65 3 роки тому +3

    Codkii aamino c/laahi iyo A. Cigaal waa keeneen 2daan fanaan, Xusuus waayo waayo.

  • @nacimamaxamud9656
    @nacimamaxamud9656 3 роки тому +2

    Maansha allaah astaan tv runtii faniintan runtii astur naanta codka qaabka laxanka luuqda ishbiliinka 100/100 guulaysta

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 3 роки тому +2

    caaasho kiiin xaqiiqdi waa midkamida kuwa ugu fiican fanka soomaalida xaaliyan dib usoo dhageyso heestii nabi amaan ee astaan kaduubtay ee loo tumaayo musiga asalkaa farxad kuwaar hapo
    AXMED CALI CIGAAL
    IYO
    AAMINO C.LAAHI XIRSI
    lugtii hore
    GACAN IYO CASHO KIIN
    lugta dambe

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 3 роки тому +25

    Ninkaan axmed cali cigaal ayaa kadhex dhawaaqayo codkooda isku meeluu kasoo baxayaa.

    • @mwali2012
      @mwali2012 3 роки тому

      No brother beer dilaacshe dheh

  • @hamdahiis9052
    @hamdahiis9052 3 роки тому +12

    Fananiintan waa rer muqdisho cod mcnaa mel kale kama soo jeedan aaway kuwii dhahi jiray rer muqdisho cod malahan kkkkkkkk rer muqdisho fananin badan oo cod dahabi ah bey leyihiin ishii buktay ku bikacso
    Illahow inoo daa fananintena ❤💯❤💯❤👌👍👍❤💯❤

    • @abdisalanali4114
      @abdisalanali4114 3 роки тому +1

      Hhhhhhh lkn erayada lagu heesayo lahjada reer waqooyi weeyaan erayo bdn oo heestan ku jira ayay reer muqdisho garanayn micnaha abwaanka heesta iska leh ayaa reer hargaysa ahaa fanaaniintii hore uqaadayna reer waqooyi bay ahaayeen

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 3 роки тому +1

      @@abdisalanali4114 erayo qalel ah wax masoo kor dhinaayan sxb laxan qurux bdn iyo music lesku dhaafay erayada luguu sheego haddii inta warqad luguugu qoro ee aqri lugu dhaho gabay cml waaye hhhhhhj marka waxa wax qurxiyo waa laxanka iyo music bro

    • @kingmogadishu3703
      @kingmogadishu3703 3 роки тому +2

      Hees sideedaba wa Laxanka & Muusiga Laxanka waxa leh Axmed Nuur Jaangow o reer Koofur ah , Kooxda muusigana garaacaysana wa reer koofur , fanaaniinta hada qaadaysana wa reer muqdisho. Erayo qaleel ah waxba soma kordhinayan hadaysan laxan & muusig helin. Heeso badan o Erayada + Laxanka + Muusiga ay reer Muqdisho sameeyeen ba buuxa. Ee reer hargaysa faanka yareeya raggu faanka wa ku ceeb. Mida kale Fanaan Cigaal wa Reer Mudug ma aha reer waqooyi.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 роки тому

      Hamdi yaa dhahay arrinkaa, annaga reer Hargeisa ma dhihin hadalkaa, we love u
      Samatar, Magool, Jubba, Hanuuniye , Fiska, Tooxow, iwm

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 роки тому

      @@abshircarab18 Diig aa wuxuu yiri, Dora waxay tiri qiiq, shabakac kac, bal ku hees in la dhegaysto, micnuhu waa midhaha haddii aad fahmi karto

  • @maguled
    @maguled 3 роки тому +6

    Laxankii Alla ha u naxariistee Axmed-Nuur Jaango.

    • @ahmedugas8495
      @ahmedugas8495 3 роки тому +2

      Alaha ha u naxariisto
      Very talented artist

    • @maguled
      @maguled 3 роки тому

      @@ahmedugas8495 absolutely, innaba caadi ma ahayn Jaango, A.h.u

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan Рік тому

      Muusigana yaa saaray sxb

  • @a.ibrahim1689
    @a.ibrahim1689 3 роки тому +3

    Waaw afkiina caanalagj qabey mashallah 👍🏻👍🏻

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 3 роки тому +6

    Alfanaan maxamed gacan waa nin kaliya ee keenaa Toomka Ahmed Ali cigaal

  • @rashidibrahim1182
    @rashidibrahim1182 3 роки тому +2

    Mashallah, Somali Hanolaado Weliga .Tabcan wa Hes qaimaweyn leh.. Proud of you folks

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 роки тому +3

    Sautu Raxma iyo jilka da'da yar waayi wacna,Allahayow Somalidu Amni xasilon iyo walaal kayeel, imtixaankana dhexdooda ladhigay kalsooni ogu badal.

  • @cabdullaahicalisabaax2359
    @cabdullaahicalisabaax2359 9 місяців тому +1

    ❤❤❤ HEES CAJIIIIIIB AH 💜 OO WELIBA QALUUBTA SOO JIIDANEEYDO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmoBile1
    @IsmoBile1 24 дні тому

    Fananada ugu asturan ugu codka macaan reer muqdisho ahlu sharaf

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 3 роки тому +3

    Astaan heesani waa best music singing sonh Good.

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 3 роки тому +10

    BIG RESPECT FOR ASTAAN TV
    U ALWAYS SURPRISE ME
    THANKS A LOT
    CALIFORNIA USA

  • @saleebaanabdi4560
    @saleebaanabdi4560 3 роки тому +2

    Heestii qalanjo
    Erayadii Aun muxamed xaaji soofe kaneeco
    Codkii Axmed cali cigaal
    Iyo aamino c.laahi xirsi
    Riwaayadii dab jaceyl kariwaa 1974 xasuus waayo waayo♥️♥️♥️♥️♥️☝️

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo663 3 роки тому +1

    Yaa salaam hmplyo labada fanaanba wlhi caadi maaha heestii barteedibay dhigeen fanaaniin dhamaystiran weeye guul ayn idin rajaynay 🥰😍

  • @tamaanbeauty
    @tamaanbeauty 3 роки тому +13

    Casho weey catowday mansha allah qurux

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 3 роки тому +1

    Maaasha allaaah astaaan-tv nooleeyaha dhaqankeena suuban ee soomaaliyeed❤️🙏😍

  • @Glydh
    @Glydh 3 роки тому +13

    Old days memory Allah bless Somalia i love people of Somalia Vivo

  • @kayseduale8099
    @kayseduale8099 3 роки тому +2

    Waa riwaayadii dab jacayl karinwaa

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 3 роки тому +1

    La isma caasiyee, labadan fanaan si fiican ayay u qaadeen heestan oo ay hore u wada qaadeen Axmed Cali Cigaal iyo Aamina Cabdillahi.

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 3 роки тому +1

    viva caasha kiin waa keentey hore soco walashey

  • @wardimohamoud2934
    @wardimohamoud2934 3 роки тому +31

    Xaqiiqda mrka la hadlo anoo reer somaliland ah wxn cdynya kooxda astaan ee qaaci show in lga tumis wngsnyey xga musicga oo kuwn xamar ka wngsnyiin

    • @mohamedceero6728
      @mohamedceero6728 3 роки тому +2

      Haaa was runta kooxda hargeisa waxay ku fiicantahay xaga kabanka qolada moqdisho waxay ku fiicanyihiin sagsofarka

    • @abdirizakfarahahmed178
      @abdirizakfarahahmed178 3 роки тому +2

      Wll waa runtaa mar hore ayaan arkay qolada xamar ayaa dhanka tumista musik wanaagsan in kastoo qolada hargeysa eeysan ka liidan

    • @MohamedAli-xq9jo
      @MohamedAli-xq9jo 3 роки тому

      Waliba Xeebta liido beautifull..nooh.

    • @jabanehirsiofficialchannel5098
      @jabanehirsiofficialchannel5098 3 роки тому +2

      Lkn reee waqooyi waa golihii fanka soomaalida iyagaana ka murti badan koonfurta tumis 'jilid iyo qaadidba iyagaan teegeeraa anigoo ree mudug ah😂😂

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 роки тому

      Waa waaberi, waa dadkii la geliyey cashuurtii dalka ee iminkan fan iyo lacag badan ku socoto, maxaad ka hadlaysaa, waa haraadigii kooxdii qaranka

  • @Geeljire3
    @Geeljire3 3 роки тому +7

    Erayadii muxumed xaaji soofe cilmi [Kaneec], riwaayaddii “dab jacayl kari waa 1974”, riwaayadda waxa lahaa xasan xaaji cabdillaahi [Xasan ganey] ilaahay haw naxariisto abwaanka heestan ku darsaday riwaayadda abwaan muxumed xaaji soofe cilmi [Kaneec]. Astaan TV aad baad umahadsantihiin sida gobonnimadu ku dheehan tahaye aad fanka boodhka uga jafteen.

    • @Cartan7
      @Cartan7 Рік тому

      xasan-ganey xaji-cabdulahi somali waqooyi aa sameyay 1973

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 Рік тому

      ​@@Cartan7ha dhex fadhiisan heesta abwaan kaneeco ayaa riwaayadda ku darsadaye.
      Dab jacayl Kari waa 1974-kii.
      Hadduunnu reer somaliland nahay waannu kala naqaannaa suugaanta abwaanadayada.
      Xasan iyo kaneecaba waa hal-abuurro durriyadda ah.

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan Рік тому

      ​@@khadarmohamed2676 runtii Xasan Ganey umaleenayey inuu heesta leeyahay maaddaama Riwaayadda ay kujjrto uu lahaa haddana waa jiraan Heeso ay Abwaanno kale ku darsadaan Riwaayado aysan ayagu samee.
      Mahadsanid zxb

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan Рік тому

      Abwaan Kaneec heeso badan leeyahay ay kamid tahay Heesta "Tawaawac" Allaah ha u naxariistee badanaa qisooyin ayuu heesi jiray

  • @ifraxqurux2933
    @ifraxqurux2933 3 роки тому +3

    My dariska xalasha rer Addis ABAB wali waa catowdey cato cafimada leh insha allah abayo

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 3 роки тому +2

    Caadi maaha Thanks

  • @samarabubakar3086
    @samarabubakar3086 3 роки тому

    Waaaaw astaan ustaadka fanka somalia ayaan u aqoonsaday maxed ibraahin gacan laga daalimaayo

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 Рік тому

    Aad Iyo aad Maxamed Gacan Waa fan heer sare ah

  • @hilaac075
    @hilaac075 3 роки тому +14

    I love Somali language, wonderful please spread it all over the world

  • @abdulkadirosman4330
    @abdulkadirosman4330 3 роки тому +1

    Abdulkadir Shabel Gurey

  • @Dr_Jama
    @Dr_Jama 3 роки тому +3

    Gacan keep singing

  • @Abshir252
    @Abshir252 3 роки тому +1

    Ahmed Ali Egal bay ninkaan isku cod yihiin. Waa fanaan buuxa. Gabadhana waa cod wacan tahay.

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 3 роки тому

    Esh QIYAASAK MAXAMED Gacan iyo CAASHA kiin Afkiina CAANO LAGU Qabay 😘😘🤩🤩

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 Рік тому

    WAA XUL WAABBERI INTII DHIMATAY ALLAAH HA U NAXARIISTO INTII NOOLNA NABAD IYO BARWAAQO INSHA ALLAAH.

  • @faaraxadamcawed6979
    @faaraxadamcawed6979 2 роки тому +1

    Ax ax halkeedii caasha gurayo 100%99

  • @faisaldugsiye8512
    @faisaldugsiye8512 2 роки тому

    Waaw waayo original Amina iyo cigaal

  • @abdiqays9324
    @abdiqays9324 3 роки тому

    Heestan waxa horoy uqaadijiray 2 legends axmed cali cigal iyo aaamina cabdulahi fananintan si fican ayey u qaadeen

  • @shuceybdheeg2767
    @shuceybdheeg2767 3 роки тому +1

    Rer muqdisho ilahay nabada hawsiyadiyeee qoladi rer hargaysa wa iska rebten runtiiiii🙏🙏🙏🙏😂

  • @ibraahimmahamedmahamud5170
    @ibraahimmahamedmahamud5170 3 роки тому +1

    Kooxda musiku waa la yaab

  • @abwaancarab1325
    @abwaancarab1325 3 роки тому

    Mansha allah hambalyo
    Fankii saxda ahaa waakaas
    Beytari iyo dhug.dhugbaa dhallintii waalaye halkaa kawada

  • @mohamadothman7160
    @mohamadothman7160 2 роки тому +1

    waayo waayo ayey i soo.xasuusiyeen

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +1

    "Jawiga mcn iyo Liido Like a Heaven IstaqfuranLah😂❤️

  • @LihleNukani
    @LihleNukani 5 місяців тому

    Allaah hau nazariisto abwaan soofe kaneeco heska asagaa lahaa magaca heesta qalan mayo 1974 waqtiga ey sobaxday

  • @abdiaziiz554
    @abdiaziiz554 3 роки тому +2

    Codad qurux badan iYo meel qurux badan

  • @khadracudoon1142
    @khadracudoon1142 3 роки тому

    Maasha allaah markaan la jeclaadaa heesaha ay nuxurka leeyihiin una kala soocanyihiin qaybaha dadka ka shaqeeynaya qalabkooda sida
    Musika, laxanka durbaanka kitaarka iyo dadka heesayaaba

  • @saharoabdi3349
    @saharoabdi3349 3 роки тому

    Music, macan, heestana 5 , kalmada 2, ayan ka fahmay, lk, mashaAllah waheesmacan, anaga, waxan dhahna heesaha gelos,ka ayan dhahna

  • @abdirahmani
    @abdirahmani 3 роки тому

    Xusuus hore hore usocda Astaan TV

  • @alaleadem27
    @alaleadem27 3 роки тому +1

    Jawiga ayaa ah mid qurux badan musiga lagu laray hirarka xeebta iyo codadka fanaaninta

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 роки тому +1

    QURUX MUQDISHO MASKAXDII UMMADDA SOOMAALIYEED AAD AYAAN UGU DIIRSADAY FROM JIGJIGA

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 роки тому +15

    Mahadsanidiin Astaaan TV Fan Nooleeyayaal ❤ Caasha Kiin & Maxamed Gacan inaba caadi ma aha wa Top codkooda halaasiga ah ba ideeqay , Muusig sidan u mcn koox garaaci karta Afrika odhan lagama helayo sidan filayo . Muqdisho my home city wan u xiisay 😍

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 3 роки тому +2

    Fanaaniintu waa wada cod fiican yihiin lkn laysku dhaafay waa turuukada iyo macaanaynta halkuu fanaankii lahaa dhigay adiguna ma dhigtay markaa gabadhani xilaa xad ayay aamina abdilahi ugu dhawaysay walow aanu qofna qofka heesta iska leh aanu gaadhi karin.

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 3 роки тому +1

    Thanks thanks 👍👍👍

  • @abdikariimawil6220
    @abdikariimawil6220 2 роки тому

    Halkeedii ayey dhigeen , cod macaan, asluubi ku dheehantay, haddii ay darsaan hablaha fanka somaliga ku jira wiimaha iyo quruxda labiska dhowrsoon ee somaliga ahi leeyahay may u dhaqmeen sidaynu aragnay, ku dayasho wacan

  • @dirirmediaofficialdirir8746
    @dirirmediaofficialdirir8746 3 роки тому +4

    Qobkoo aad u hooriyo
    Ubaxoo qawaasican
    Manku qariyay geedaha
    Qoontiyo gelgelintuna
    Qaayantahay xareedii
    Keyntuna qarsoontahay
    Halkaad qoobka saadhana
    Biyuhu ey qulquleyaan
    Qalo maayo eytahay
    Qaleecadan jaleecada
    Isha kugu qacsiiyaan
    Dhamibeyba qaadee
    Qalbigaaga soo gudhi
    Qalanjooy kumaanlihi
    Qalabkiina maa dhigan
    Alla inta afsoomaaligaas fahmeysaa yadhaa misna soomali kula sheeganeysa
    Waxaa leh ereyadan oo ciriyay
    Abwaankii abwaanada xasan genay waxaana laxanka ku ladhay jaangoo rabi ha u naxariistee riwaayadii dab jaceel kari waa waaayo waayo
    Iminkana waxay ereyo nooga dhigeyaan kunkaan shilin
    Shiishiid ku keen
    To,la i

    • @abdiqanigadhle
      @abdiqanigadhle 3 роки тому

      Saxiibow riwaayada ay heestani ku jirto waxa lahaa Xasan Ganey, laakiin heestan waxa curiyey oo riwaayada ku darsaday abwaan Muxumed Yuusuf Kaneeco. Inaga sax halkaas.
      Qaladaadka ereyada
      Qobkoo aad u hooriyo ❌Qawlka aad u hooriyo✅
      Qoontiyo gelgelintuna ❌Qoortiyo gelgelintuna✅
      Qalbigaaga soo gudh❌Qalbigaaga saw guri✅

    • @jubb90
      @jubb90 2 роки тому

      Sxb soodhamaystir qoraalka heesta thanks

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan Рік тому

      ​@@abdiqanigadhle mahadsanid zxb ninkaan ereyadii awalba sii adkaa haddana nagu sii adkeeyey aad naga qabatay😅😅😅

  • @mohamedadanjibriil920
    @mohamedadanjibriil920 3 роки тому +1

    Heesta sifiican Ha U keenaan Misica

  • @BuulCaws
    @BuulCaws 3 роки тому

    Wayla la keeneen Axmed cali cigaal iyo Aamina cabdilaahi Kaahin.

  • @shaaficicabdi3988
    @shaaficicabdi3988 3 роки тому +4

    Waa ereyadi Aun mujahid muxumed xaaji soofe kaneec oo aha hoganka wacyigalinta cidanka somaliland xilihore dahir riyaale xanuunki dhintay bilawgi xiligi axmed siilaanyo

    • @abdisalanali4114
      @abdisalanali4114 3 роки тому +1

      Anigu xasan ganay baan uhaystaye bal ku noqo

    • @SuadShALi
      @SuadShALi 3 роки тому

      Mujaahid Kaneeco waxuu ahaa abwaan aad u qaali ah isla markaana majaajilayte weynaade ah, lakiin xasan Gani ayaa leh sidaan anisa ahay.

    • @habanewaikaa2448
      @habanewaikaa2448 3 роки тому +1

      Badoow faniinti hore siilanyo iyo riyaale midkooda ma yaqanan#Faanintijamhuriyada Somalia🇸🇴👏💯👏

  • @farhanlafole5122
    @farhanlafole5122 Рік тому

    Runtii gacan waan kaqeyliyay axsan fanaan xitaa fanaan hore waxaan rumaysanahay inuu kabaha ladulmaray welcome my bro :

  • @amiirxariir7782
    @amiirxariir7782 3 роки тому

    Wofff eesh cala hees waba dhafisen a cali cigal iyo amina

  • @hamsahali4558
    @hamsahali4558 3 роки тому +1

    Waa Riwaayadii la odhan Jiray Dab Jacayl Kariwaa
    Waxaa Alifay Xasan xaaji Cabdilaahi (Xasan Gabay)
    Waxaana Heesta Hore U Qaadan Axmed Cali Cigaal iyo Aamiin Cabdilaahi Xirsi
    Waxaa Riwaayadaa la dhigay 1974
    Waxaan Ku daawaday Beertii Xoriyada ee Hargeysa
    Barigaa Darbiga Ayaan Ka Dhacay oo Cigaal Ayaan ahaa

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 роки тому

      Xaafaddii Guryasamo ayaan ku galay, 12 jir baan ahaa, Qudhac dheer, ayeeyaday Allaha u naxariisto iyada ayaa iga bixisay, aamiin

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 3 роки тому

    Waa Xasuus gaar ah,Fanaaniintan way ku Mahadsan-yihiin Codka Halaasiga ah.

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 роки тому +8

    CAASIMADDA HAWIYE DAAROOD RAXAN WEYN ISAAQ JAREERWEYNE REERXAMAR MIDDAYSO

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 3 роки тому

      Isaaq Dir maxaad uga saartay dadkii kaleba waa iswataan?

  • @mohamudfirin1259
    @mohamudfirin1259 3 роки тому

    WAA NO.1 HEESTAN LABDA QADAYA.
    ADER ISKA HEES MAIHIN ISKA YEEL FANKA HOOYO IYO MURTIDA SOMALIYEED AAN ULENHAY HADAN NAHAY SOMALIA WAXA DALKA KU SO BIIRAY COMPUTER QARANKA SOMALIA KHABUS AH DALKA HOOYO ISKA HEES DADKA AH WAAD CABOBAYSA QOFKI HEESA RAG IYO DUMARBA ISKA QADA HOOY SOMALIA AH.

  • @dahirmohamed1041
    @dahirmohamed1041 3 роки тому

    Masha Allah weeye taarikhdi Uma Somaliayeed iyo taarikhdi fankaba

  • @munamudey3956
    @munamudey3956 3 роки тому

    Maasha alaah casho waad ka baxsatay jilaa xad

  • @mulkiibrahim3670
    @mulkiibrahim3670 3 роки тому +1

    Astaan Caadi maaha Fanka Kor Ayuu uqaadey Mahadsanidiin🙏🏽🙏🏽

  • @yaasiinrabiile1025
    @yaasiinrabiile1025 3 роки тому +1

    Yaa hale halkeedii ayay dhigeen walee

  • @ismaciilducale7232
    @ismaciilducale7232 3 роки тому +1

    waw halkeedii ayey heesta dhigeen kooxda tumaysa heer sare

  • @hodanali3372
    @hodanali3372 3 роки тому

    Yes good old days,
    Abwaan Hassan Haji Abdillahi (Hassan Ganey)
    Somalilander

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 роки тому +2

    Fanku waa music iyo baabah ileen maansha allaah

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 роки тому +1

    Gabar cod macaan

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 2 роки тому +1

    HEESTAN BARTEEDA BEY DHIGEEN CAASHA KIIN IYO MAXAMED GACAN. KOOXDANA WEY KU FARA YAREYSTEEN MUSICA SIDEY U TUMEEN QATAR CADIIM 😍🥰🥰😍🥰😍THANKS ASTAAN TV. HAMBALYO BAAN IDIN OEEYAHAY