Barnaamijka Heello | Heesta Nin Dabeecadle | Maxamed Gacan iyo Caasho Kiin Astaan HD 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 гру 2020
  • Heesta Nin Dabeecadle
    Maxamed Ibraahim Gacan
    Iyo Caasho Kiin Cilmi
    Erayada iyo Laxanka C/laahi Cabdi Shube.
    Waxa hore u wadaqaaday Marwo Maxamed Cabdi iyo Maxamed Saleebaan Tubeec
    Astaan HD 2020

КОМЕНТАРІ • 77

  • @mohamednoor3217
    @mohamednoor3217 3 роки тому +16

    Fananadan qofkii codked jcl like ha isaaro

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 2 роки тому +3

    Beautiful song 🎵 marwo maxamed iyo maxamed saleebaan.
    Heestii nin dabeecad leh baan ahay
    Erayada heesta loo adeegsaday waa cajiib
    Watching from Birmingham 🇬🇧

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 роки тому +9

    I can’t imagine those voices, waxaa la moodaa inay ka mid ahayeen hobladii Waaberi

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 роки тому +6

    Muqdisho tagtay oo talap satay
    Nacapka dar biyaha ha jiiro ❤❤❤😎😅😅

  • @guledjama9007
    @guledjama9007 3 роки тому +3

    Mohamwd ibrahim gacan iyo asha kin great singers idin ku faana greeting from edminton Canada 🇨🇦

  • @abdulkadirwalayo1499
    @abdulkadirwalayo1499 3 роки тому +13

    AHUN Marwo Mohamed Abdi iyo AHUN Mohamed Soleiman Tubeec. Waa xusuus hore. Labadan fanaan wey keeneen heesta!

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya 3 роки тому +1

      waan ku faraxsanahay inaan arko qof saxaya magaca mar la aragtaydii Fanka Soomaaliyeed Marwo Maxamed Cabdi Ducaale IHN waxay ahayd Insaan cajiib ah . Mahadsanid Mr walaayo

    • @BLACKFOLKS5
      @BLACKFOLKS5 2 роки тому

      Alleh ha u naxariisto

  • @fadxijano9364
    @fadxijano9364 Рік тому +1

    Marwo mohamed abdi ducaale iyo maxamed saleban tubeec original way keeneen heestan

  • @MAbdalle
    @MAbdalle 3 роки тому +6

    Heestan Caasha Kiin way keentay codkii Marwa Maxamed 95 percent, Gacan waa soo dhoweeyey Codkii boqorka codka Maxamed Saleebaan 80 percent. Hees adag weeye, waa keenteen dhadhankii iyo qaabkii.

  • @kiinoowggmu233
    @kiinoowggmu233 3 роки тому +5

    Top level wayay fanaanintaan

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 роки тому +6

    asha kiin beautiful smile Greeting from Oslo

  • @dasara4124
    @dasara4124 2 роки тому +1

    Dawo leysma marin.. no makeup...no fakevoice..hadana si aad ufican ayey uheeseen👏💞....fanaan la'iskama digi karo

  • @Kacab04
    @Kacab04 3 роки тому +6

    astaan tv. thank you so much, you guys are doing an amazing work

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 3 роки тому +4

    maashaa'allah , waxani caadi maaha codad dabiici ah oon waxba lagu darin.....

  • @kobciyewarsame6119
    @kobciyewarsame6119 3 роки тому +1

    Waa hees iyo bar in kastoo hees dareen bdn kugu reebeysa tahay Original waxaa lahaa Tubeeec iyo Marwo ama Gaasira maxamad AUN 2daba Gacan iyo kiin meel fcney dhigeen ❤️👌👌

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 3 роки тому +3

    Fankii ayey soo nooleeyeen caasha kiin iyo maxamed gacan

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 роки тому +5

    Caasha KIIN waa fannaanad buuxda oo luqadda iyo lahjadaha Somalida taqaan, waxaan kugu casumaynaa Hargeisa degdeg u kaalay, 10 heesood oo isdaba Socda baan kuu dhiibayna oo adigu iska leedahay, musiga qaarna waa laguu saari , qaarna Xamar la aad oo Sabriye iyo Cabdikariim Jiir ama Jiim sh muumin u gee, soo orod

  • @user-el6yo1fb2v
    @user-el6yo1fb2v 6 місяців тому

    Ninkaan waa fanaan Asaga iyo caasho kiin halkeeday dhigeen

  • @cabdidiiriye1466
    @cabdidiiriye1466 2 роки тому

    Maashaa Allaah, Casho kiin iyo Gacan Allaha idin Xafido ( Il iyo Ilaaco Allaha idnka haayo).

  • @abdirisaaqsaed3033
    @abdirisaaqsaed3033 3 роки тому +5

    Yaaa salaam jawiga iyo cuudkaa kahelay
    xaaxiga xebta lido
    xalwo maan kucunaa🤪

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Рік тому

    Keep going Amazing Song!!..thanks..from 🇺🇸..

  • @ashraf11official10
    @ashraf11official10 3 роки тому +6

    My dear sister Aisha kiin cilmi keep going 😗

    • @cookingfatmachannel2287
      @cookingfatmachannel2287 3 роки тому +1

      Ashraf 11 official walal like iyo subscribe iso sara

    • @adenhilowle6154
      @adenhilowle6154 3 роки тому

      Best singers and nice song I really appreciate all these musicians the way they have been established the old songs to modern and enjoyable element .

  • @ahmedkeynaan3932
    @ahmedkeynaan3932 3 роки тому +2

    Waaw hees dagan oo macaan
    Iyo meel qurux badan 💘💘💘💯

  • @abdiwaliasir6234
    @abdiwaliasir6234 9 місяців тому

    ❤ hees qaraami ah

  • @alimahamud3679
    @alimahamud3679 3 роки тому

    Thnx astaan tv runtii lebalkiinu waa caalami fankiina dubaad usoo celiseen

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 2 роки тому

    Yaa salaam. Labadan fanaan walaahi waan ku haystaa. Ma qaribayaan heesaha ee waxa ay u qaadayaan sida fanaaniintan heesahan lahayd originalkii. Tubeec iyo Marwo Allah ha idiin naxariisto.

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 Рік тому

    Heer sare!
    🇸🇴❤👍

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 2 роки тому

    Sweety voices waaw, Caasha aad beey u caatowday

  • @alihusein6691
    @alihusein6691 3 роки тому +1

    Woe nice one god memories

  • @superlula2674
    @superlula2674 3 роки тому +2

    Wow waayo waayo

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 3 роки тому +3

    codadka✅
    organka✅
    saxophone❌
    violin✅
    guitar❌
    drum✅
    Halla keeno nin kalsooni ku qabo kabanka sidi siciid jabuuti iyo miyir iyo saxophanist la dhex qaado goobta sida khaliif cilmi

    • @Easybusythemo
      @Easybusythemo 3 роки тому

      Jim sheikh mumin
      Sidan uma garaacin , xadhiga waxba ka qaldan

  • @UbahAbdulkadir
    @UbahAbdulkadir 3 роки тому +3

    Cumar seerbiya iyo Astaan Tv shaqada aad qabanaysaan taariikhdaa idin xussi doonta. Labada fanaan aad bay heesta u keeneen. Saxophone iyo Kabanka Muse Mohamed aun iyo Daud Ali masxaf inaad gaarsiisaan isku daya, dhankaas waa ka liicsan yahay muusigu. Mahadsanid

    • @kohilooge1509
      @kohilooge1509 3 роки тому

      Daauud wa uu dhintay Alle ha u naxariistee

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому

    Waaw ninkan maxamed gacan iyo cabdi tahliil warsame isu eekaa midabka iyo qaabka aad ayuu ugu eeg yahay

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam 3 роки тому +1

    Wawawawa 💜💜💜💜

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Рік тому

    Cod iyo hees aan aad u jeclahay markaan yaraa. Lkn Marwo Maxamed ayaan mar ku arkay anoo dugsiga sare ee Marka dhigta 1981 iyadoo cudurka dimirku ku dhacay magaalada beeralayda Janaale lugaynayslla iyadoo cagaagan. Aad baan uga naxay wllhi

  • @mowlidabdullahi3916
    @mowlidabdullahi3916 3 роки тому

    I can't imagine like those voices

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 3 роки тому +1

    Waa sida didibka buuraha. Waa dhagax cad oo dhoobada u eeg laakiin adag waa Didib

    • @museadan2109
      @museadan2109 3 роки тому

      Dhidib ka buurah baan filaya inay heesta ku jirto!

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 3 роки тому +1

    Heestan dadka inta badani madreen sana Lakiin macno badan ayaa ku duugan oo ka turjumaysa marxalad hore oo laso maray iyo ta hada lagu jiro laba ruux ama laba bulsho oo inta ay wax isku darsadeen qiyaamo iskula kacay oo kala aamiin baxay hadana aan kala tegi karin midna sii kala caraarayamidna daba ordaayo oo uu leeyahay hayga tegiin inta ila fahantay commentigi

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 роки тому

    Erayadii ciise dhancade heestii marwo iyo tubeec made in somaliland (hargeysa)

  • @alihussien3323
    @alihussien3323 3 роки тому +1

    Waaaaaaaaw

  • @mohamudfirin1259
    @mohamudfirin1259 2 роки тому +1

    WALALO WAXAN KA BAFINAYA ABWANKI BARE MOHMED FIDOOW KOOXDA CIIDKAN GUL- WADAYSHA.
    MA NOOL YAHAY MISE CIDA AYU KU JIRA XAFADA HOWL WADAAG EE MOQADHISO WAXUU AHA RERKIISA MURURSADE- SABTI - HILIBAY.
    MUSE MOHMUD MOW.
    WAR IGA SII MESHU KU NOLYAHAY DUNIDA AMA SOMALIA. MISE FOR COLUS.

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 2 роки тому

      Baafin waalan ayaad meesha kusoo qortay dunida miyaadan la socon mise xabsibaa lagaa soo daayay magaciisa hadaad ku qorto Xamar ayadoo dhawaan wareysi looga qaadey ayaa kuusoo baxaya🤣🤣

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 3 роки тому +2

    Fanaankan codkiisa waa cajiib Caisha ka daran 😍 magacii?

  • @MAbdalle
    @MAbdalle 3 роки тому +1

    AHUN Marwo Mohamed Abdi iyo AHUN Mohamed Soleiman Tubeec

  • @oubahwarda4286
    @oubahwarda4286 3 роки тому

    👏👏👏👏💗💗

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 роки тому

    Www casha kiin cilme xaanshe boqoroda cofka xamar

  • @abdirashiid3571
    @abdirashiid3571 2 роки тому

    Ok

  • @AliHMunye
    @AliHMunye 2 роки тому

    Waxaad leedihiin cod aad umacaan

  • @xasandheerexasandheere7107
    @xasandheerexasandheere7107 3 роки тому +1

    Hestan waxan modaa iney aniga iga hadleyso

  • @fathermc7637
    @fathermc7637 3 роки тому

    Nice place to song masa biirta

  • @Ziddiiq
    @Ziddiiq 10 місяців тому

    Dadkan heesaa... haddey midhaha ama ereyada iska hubiyaan, maxaa dhacaya tolow...... Maxaa u diidey inay dadka Af Soomaaliga ku dhaama wax weeydiiyaan?..... Yaab

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 3 роки тому +1

    qadadweyntu ma xishooto odeyga ugu weyn io carurtu wa isku aqli
    heello 2dan mooye miyay dad kale wayeen ,,hhhhhhhhhhhhhhhh

    • @hanadnuune6088
      @hanadnuune6088 3 роки тому +1

      alla qadaad wwyntu maxey hooyadaa waseen adna ku waseen

    • @kohilooge1509
      @kohilooge1509 3 роки тому +1

      Nacaybka iyo xiqdiga kugu jira wa mid aad la dhiman doontid huuraale labadaan adigu mala tartami kartaa intaananba dad kale maagin

  • @xasanmaxamedsaladxoor9052
    @xasanmaxamedsaladxoor9052 3 роки тому +1

    War kuwaani weey nagabadteene kuwa kale balamiya oo soodhiga heeso qeyma leh oo qoobka ciyaar leh waa maxaay waxaan muruga murugadda looqaadayaa sorry oo xiisihii la'idinka sugaayey baaba'shey wardhiig iskushubba oo wax qiima leh soosaara oo lagu xiiseeyo fanka, sory wlhi waad liidataan wax maheeysiin,war fanaaneyntii fanka xiisaha u yeelijirtey oo erayadda sixi jirtey oo laxanka ilaalin jirey oo codka halaasigaa lahaay oo qoob kaciyaarka lahaay soosaara tarabuunka iyo xeebya liiddo😂😂🙏

    • @maxamedaar3153
      @maxamedaar3153 3 роки тому +2

      War sow adigi qofka weyn ahaa xoorow dee heesa kuwani ka qiima badan maba jiraan iyo xulashada dib lo soo nooleeye, tan kale dee dooqada dalbo adoo an wax ka sheegin heesan iyo xulka fanaaniintani heesihi hore so nooleyay, adoo cidla wax ka dhaliilin adna dooqada dalbo qoobka ciyaar iska daayo kub ka ciyaar na dalbo balse ixtiraam fanaanintani fanki bey so nooleyeen barisamaad

    • @odayqaraami2165
      @odayqaraami2165 3 роки тому +4

      balbalaarka raadso dee meeshaanu waa goobta waawaynkee

    • @xasanmaxamedsaladxoor9052
      @xasanmaxamedsaladxoor9052 3 роки тому +1

      @@maxamedaar3153 😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍Somalia adigoo kale ayaa qaribay oo waxna garaneyn iskana hadlaaya oo soo dhexgelaaya fekradaha dadka, allaa afqoyanoow hadal lagaama waayo, war sxb xishoo wlhi aad baad uqaldantahay, because fekerkeeyga qofkii kajawaabi lahaay adiga matihid my brather, waxa aniga aan ka hadlaayana adigu maba garaneeysid wll aqoona uma lihid ee taadda uu ku ekaaw wll.😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎🙏🙏👍

    • @xasanmaxamedsaladxoor9052
      @xasanmaxamedsaladxoor9052 3 роки тому

      @@odayqaraami2165 wll magaca kuu qoran iyo codkaad ku hadleeysaa isma lahan ee hadaadan wax garaneeyn dadka haflagaadeeyn anagu dee wax maflagaadeyne fekerkeena uun baan kahadalnaye dee adna kaaga kahadal oo Keenan noodaa😂😂😂😂😂😂, sory balbalaarkuna waa fanaanad somaliyeed oo ixtiraam nagamudan ee ogsoonaaw wll, no xedgudub sharafteedda no yasmo dadnimadeeda, no xedgudub qabiilkeedda, kaliya waa fanaanad somaliyeed oo sharaf nagamudan my brather no aflagaaddo another time🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉👍🙏

    • @odayqaraami2165
      @odayqaraami2165 3 роки тому +1

      @@xasanmaxamedsaladxoor9052
      hadaadan adkaysan karin haisasoo dhigin mediaha mudane