Barnaamijka Heello | Heesta Ambabaxay | C/qaadir Kulmiye iyo Safiya Maxamed | Astaan HD2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 вер 2020
  • Heesta Ambabaxay -
    C/qaadir Kulmiye iyo Safiya Maxamed
    Erayadii Xasan Ganey Xaaji Cabdullaahi 1974
    Laxankii Axmed Nuur Jaangow
    Waxa hore u wada qaaday Aamina Cabdullaaahi Xirsi iyo Axmed Cali Cigaal

КОМЕНТАРІ • 372

  • @yaasmiinyuusuf7110
    @yaasmiinyuusuf7110 3 роки тому +38

    Safiya waad ka baxsatay waxaa tahay gabar leh hibo faneed aad u heer sarreysa waxaa weliba kuu raaca qurux dabiiciya masha allah horey u soco walaashay 😍

  • @safiyomaxamedofficial9818
    @safiyomaxamedofficial9818 3 роки тому +119

    Wxn umahad celinaayaa inta barnaamijkan quruxda badan soo diyaarisay gaar ahaan wllky cumar seerbiye iyo TV ASTAAn

    • @samataromar
      @samataromar 3 роки тому +7

      Waxaa tahy inanta kaliya ee aan ku xasuusano barisamadkii nolol wacan wlshey
      Blse waxaan kugu waaniniyaa inaadan is qaawinin heesuhuna kula fogaanin 🙏
      Wana ku salaamiyaa wlshey

    • @shushuomar
      @shushuomar 3 роки тому +1

      Hormar wacan abaayadey Safiya. Wanku jecelnahay❤❤

    • @suldaancfitaax7595
      @suldaancfitaax7595 3 роки тому +6

      wllshey aad ayd u fiicnthy lkn iska daa heesaha wayo ma fiicno alle hka madoobeyo abaayo

    • @nimcocabdiadeen9898
      @nimcocabdiadeen9898 3 роки тому +2

      safiyo qaali hormar wacan fanaaniinta xamar xidigtoodaa tahay abaayo qaali guulayso

    • @mustafafaarah3863
      @mustafafaarah3863 3 роки тому

      Maxkamad ayaad istaahishaan dhamaantiin in laydin saaro dhamaantiin,

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 3 роки тому +14

    Asturnaan 100%
    Goob qurux badan 100%
    Cod halaasiya 100%
    Music shiilan 100%
    Kooxda musica dirays isku eeg 100%
    Jawiga cirka, hawada huga ruxaysa 100
    Dhulkaaaga oo aad joogtaa dhabad ku haysataaa alla mahadii

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 3 роки тому +8

    Top waaye Maansha alaah dadk aaminsan in Somalia 🇸🇴 fan kii ka dhamaaday ogaada ku darsoo safiya Maxamed Daahir af maymay bay ku hadashaa lahjad kasta oo somali ku hadasho way ku heesi kartaa Maansha alaah 🇸🇴 🇸🇴 ❤️❤️❤️❤️

  • @gelleabdigelle5250
    @gelleabdigelle5250 3 роки тому +26

    Waa hubaa o shaki igagama jiro safiyo haday hesho hal abuur iyo laxan mug leh
    Inay ledahy hibo kasta ay ku noqon karto fananadi ugu wanagsanyd somaali
    Lkn ma haysato dawladi iyo saaxadi faneed ay haysteen hobaladi hore
    Hore usoco 🤩💯

  • @farook2498
    @farook2498 3 роки тому +44

    Jawiga, musiga, labada fannaan wa wada top.
    From Hargeysa

    • @ayanqurux7998
      @ayanqurux7998 3 роки тому +2

      Xamar

    • @xareed1
      @xareed1 3 роки тому

      @@ayanqurux7998 ayan sharaf ba ku gu dhan from bruco

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 роки тому

      Kooxaha musical ka hargeysa Iyo muqdisho farqi baa udhaxeeya

  • @z012y
    @z012y 3 роки тому +24

    Reer Xamaroow balbalaadh iyo waxan aad la wareegaysaan joojiya oo labadan fanaan baa talent lehe dhiiri galiya

    • @cosoblecade7668
      @cosoblecade7668 3 роки тому +3

      yaa wacday bal balaarka nio taasi xisaabta kuma jirto
      خارج الموضوع

    • @honeycompany9420
      @honeycompany9420 3 роки тому +1

      wll reer xamar kuwaa fanaan uma yaqaanaan ee utube lagama xigo wexey doonaan bey soogalinayaan

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan 3 роки тому

      Hhhhh waxaa soo raaca yarka kale ee Cabdiwali Ibraahim la dhoho

  • @abdishakurh84
    @abdishakurh84 3 роки тому +13

    Waxaa iiga kaa muuqata hibo faneed masha Allah, caasimadda Dalka waxaa u soo baxay fanaaniin da'yar oo hibo faneed leh

  • @lorachannel6481
    @lorachannel6481 3 роки тому +40

    I like how respected she act . Real Somali woman. Such a beautiful voice masha Allah. Please edebtas ku wad iyo asturnaanta sharafta leh ee aad mujisay. 💙

    • @mystic9806
      @mystic9806 2 роки тому +1

      Masha Allah
      Wad abartay waa gabar ad udagan edebna uleh

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 3 роки тому +36

    Laydha macaan music ga codka labada fanaan yaa salaam waa heer sare from Hargeisa ❣💞

  • @mohamedcidhib
    @mohamedcidhib 3 роки тому +7

    Cajiib waala dhacay, halkeedii bay dhigeen heesta cod, akhlaaq iyo qurux.🔥😊

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani 3 роки тому +18

    Inantani codkeeda waxaan ka dhadhansanayaa Aamino Cabdillahi

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 3 роки тому +16

    Waa Xasuusti Axamed c.cigal & aamina abdilahi 1974 runti way ka baxsaden siiba safiya% mash"alh.. hormar wacan Degmada dalxiska ee Deynile💙

  • @aminhussein578
    @aminhussein578 3 роки тому +6

    Inanta qurxonanteda iyo codkeda halasiga ah waxa so saaray asturnanta iyo xishodka ka muqda moving forward sister qawani qurux maha gabdhow inanta ku dayda inamowna style ka inanka iyo sida edebta leh kaga dayda wa hobolo talent leh waxay u bahan yihin dhiirogalin

  • @kingsaadshine5942
    @kingsaadshine5942 3 роки тому +6

    Masha Allh Gabadhu Quruxbadnaa Oo Cod mcna ilhey hadhawro dhaman Gabdhaha Somaliyeed 😍

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 роки тому +5

    Axsan Hees ❤️ Safiya wa fanaanad buuxda Kulmiye isagana wa top . Goobta Dooga quruxda badan wa Degmada Dayniile 😍. Astaan TV Fan Nooleeyayaal taageere ban idin ahay👏.

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 3 роки тому +23

    Dadkankanaa keep going u baahan reer xamarow
    From hargeisa

  • @hamsejamaismail878
    @hamsejamaismail878 3 роки тому +26

    Mancha Allah this is legit! To our female singers : you can sing without taking off your clothes like this beautiful singer.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar 3 роки тому

      Waa runta 100%

    • @hanadgeesi4133
      @hanadgeesi4133 3 роки тому +1

      Ay wah bay yidhaahdan wakhtiyadan oo.kale carabtu wa run sxb

  • @fadxibarre6283
    @fadxibarre6283 3 роки тому +6

    Subxaanka !!!
    Waxaasaa hibo la yidhaa fanka ba anigoo nacaan dadlan oo kale alle i tusaa 🙏🙏🙏🙏

  • @MohamedAAden-zx3zg
    @MohamedAAden-zx3zg 3 роки тому +19

    Cabdiqaadir Muxiyadiin Kulmiye Iyo Safiya Maxamed Daahir Waa Labadi Qof Ee Kaalinta Ka Galay Tartamadii Wadnaha Fm.
    Hore Socda Boowe iyo Baaye

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed3119 3 роки тому +2

    Waa Xusuustii Axmed cali cigal iyo Amina cabdilahi xirsi Waxayna ku jirtay riwaayadii la odhan jiray Dabjacayl kariwaa Ee uu curiyay Abwaan Xasan xaaji cabdilahi xasan ganay 1972 ..fanaaninta qaadaysaa waydadaaleen mashallah From HARGEISA SOMALILAND

  • @timocadecade9781
    @timocadecade9781 3 роки тому +7

    maasha allaah labadan fanan ee dadayar waxay qaadeen hees culus siwanaagsan ayeyna u qaadeen thanks kooxsa staan tv iyo cumar seerbiya

  • @abdiali848
    @abdiali848 3 роки тому +9

    Safiyo codkeeda wlh qalbigaa igariiray subxaanalaah Cod iyo qurux wlh

  • @samouronemohamed3890
    @samouronemohamed3890 3 роки тому +12

    Mashallah gabadhan waa qofka kaliya ee indhahayga iyo dhagahayguba soo jiiteen.. ifka cisi iyo sharaf ku joog safia akhirana janada ku rajaynaya wiilkana sido kale ayan u rajaynayaa horey u socdaa ⚘

    • @shanfoolahmed4992
      @shanfoolahmed4992 Рік тому +1

      Masha Allah waa gabadh qurux iYo codba ilaahaY isu daraY.
      Marka laga tago jawiga mcn , kooxda sida heerka sare ah ee weliba degen utumaYsa iYo wiilka codka toolmoon Amba indhahaYga judhiiba iYadaa Soo jiidataY oo Attention-kaYgiiba la wareegtaY.
      🥰
      🌹
      🙏
      👑

    • @shanfoolahmed4992
      @shanfoolahmed4992 Рік тому

      Heeskani wxY kujirtaY RiwaaYadii " Dab jacaYl kariwaa ee uu sameeYeY Xasan GanaY ".

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 3 роки тому +3

    Asxsan waa dad fanka aad ugu Diyaarsan

    • @saidabdulla9947
      @saidabdulla9947 3 роки тому +2

      Waa 2 fanaan oo aad u cod.macaan oo ay ka muuqato Dagaanaansho wana ku mahadsanyihiin xasuustii ahmed ali cigaa iyo mama aamina cabdilaahi

  • @yaxyegabyaaye9792
    @yaxyegabyaaye9792 3 роки тому +5

    Astaan Tv qaaci show soo nooleeyaha fankii hore. Masha Allah. Cod halaasiya.

  • @museabdullahinor2281
    @museabdullahinor2281 3 роки тому +4

    Kulmiye waad keenty codkii axmed cali cigaal safiya sido kle horay usocod wcn ileyska fanka somalida.

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 3 роки тому +10

    Qurux badanaa gabadha maasha allah ❤️❤️

  • @keenadidkeenadid3635
    @keenadidkeenadid3635 3 роки тому +3

    Jawi macan iyo ehel caashaq baa is helay away ciyaal ku dhac waxan dawada

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 3 роки тому +6

    ASTAAN TV MAHADSANID
    #CumarSeerbiya madxafka fanka soomalida💗

  • @mahmodkirih862
    @mahmodkirih862 3 роки тому +3

    Yasalaam xasausti axmed Cali cigaal iyo Amina cabdilahi codka safiya waa ashqaraar runtii 💕💕💕

  • @Mr-Abdullahi85
    @Mr-Abdullahi85 3 роки тому +8

    Waaw waayo waayo iyo xasuus cml top labada dhalinyarada ahba muhiim ma ahan inay barteeda dhigaan Balse qaabka codka asluubta iyo haybada inanta kamuuqata 100% ✅

  • @hassanhalane7427
    @hassanhalane7427 3 роки тому +3

    War tani tagtaye wiilyahow soo barbaar Esh calaa Sowt, Axyaa xalaawatu sowt Sofia Maashaa Allah

  • @abdullahihersi1188
    @abdullahihersi1188 3 роки тому +11

    Riwaayadaan waxaa la oran jiray “ Dab Jacayl Kari Waa” Maskaxdii gaagaxday ee Hassan ganay. Arbihii Riwaayada Ahmed A Egal iyo Qalanjadii oo aheyd Aamino Abdillahi Hersi. Laxanka Heestaan waxaa ku faroyareystay Cigaal laftigiisa. Aamiin thanks Astaan TV

    • @abdikadirahmed9540
      @abdikadirahmed9540 Рік тому

      Sxb mahubta laxanka? Sow Maha Ahmed nur jaango mise

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 Рік тому

      @@abdikadirahmed9540 Haa waa hubaa heestaan ma lahan. Ahmed Ali Egal ayaa lahaa heestaan. Laakiin, hees kale oo Riwaayadaan ku jirtay oo uu qaado Cigal iyo Amina Abdullahi oo Qalanjo la dhaho ayuu Ahmed Nuur Jaangoow lahaa.

  • @shushuomar
    @shushuomar 3 роки тому +5

    Hibadan cajiibka ah barnaamijkii so saaray iyo Astaan TV oo fursadaan siisayba waaa mahadsanyihiin🙏🙏.
    Keep going dhalinyaro waad na kasbateene❤❤❤

  • @jaamacjibriil2440
    @jaamacjibriil2440 3 роки тому +1

    Qurux iyo codad macaan ayay isk darsadeen labadan fanaan weliba gabadha ayaa daran hagoogta xishooodka khajilaada ayaa sii kordhisay quruxdeeda maasha allah

  • @kamaalabdirahmansalaad7297
    @kamaalabdirahmansalaad7297 3 роки тому +8

    Original axmad cali cigaal iyo aamina cabdulaahi xirsi waayo waayo

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 3 роки тому +3

      Waa sidaas waana heeshii taxana jacaylkii Maxamed Cali kaariye iyo Shankaroon Acmed Sagal. Qisada waxay kubilabatay hobolada oo hargaysa joga baa loogu tuuray cajil hees ah oo shankaroon qadayso kadib waxa maqlay maxamed cali kaariye heestan wuxui alifay markui xamar kulaabtay.

  • @mohamedabdulkadir381
    @mohamedabdulkadir381 3 роки тому +2

    Wad mahadsan tihiin dhammn reer Astan TV. Gaar ahan Cabduqadir kulmiye io safiyo maxamed
    Wllkey cumar serbiya.

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 3 роки тому +1

    Manshallah 🇸🇴❤️
    Safiya Mohamed, Cod, Qurux iyo Talent baad leedahay Hore U soco Huuno

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 3 роки тому +6

    Astaan Tv Fan Nooleeye/////

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 3 роки тому +8

    Cabdiqadir kulmiye ninka codkii qalinle keenay weeye 👍👍

  • @DHEEREEYE13
    @DHEEREEYE13 3 роки тому +4

    Masha allah Heestan si fican bay u qaadeen Labada fanaan safiyo wlhi codkeeda cajiib waaye

  • @ayanlesaid1167
    @ayanlesaid1167 3 роки тому +11

    Great singer queen Safiya Mohamed dahir🎤🎼🎸🎻🎹🎹🎻

  • @nabardaarshe6276
    @nabardaarshe6276 3 роки тому +3

    1970_1975_ 1980 ayey nasoo xasuusiyen #Astaan tarikhas waa marki fanku ugu xoogga badnaa.

  • @laylaali6980
    @laylaali6980 3 роки тому +3

    Waaaw inama cadi Maha xasuus hore axmad cali ciyaal amino cabdulhi 👍👍👍🌹🌹🌹🤝🤝🤝

  • @hassanmatan9269
    @hassanmatan9269 3 роки тому +2

    Walaahi labaduba waa fanaaniin yaa salaam longtime after a lot of Somali people realise the only way to survive is reviving the culture and society, although implementing the youth activity and the effort i love you my people.

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 3 роки тому +5

    Aleele shucuur cajiiba na dhex gayseene codka Rabbi ha idin barakeyo

  • @abwaannaasirmaxamudaadan9804
    @abwaannaasirmaxamudaadan9804 3 роки тому +4

    Mansha allah waa laba fanaan oo da yar lkn cod cajiiba soo bandhigay hore u socda baan leeyahay
    XASUUSIN
    Waa Erayadii Abwaankii waynaa ee Xasan X.cabdilaahi Xasan( Genay) iyo luuqdii labadii fanaan ee Axmed cali cigaal iyo Aamina cllahi xirsi

  • @libaaxalee
    @libaaxalee 3 роки тому +4

    Waa qaaci dhab ah, afkiina caanu laguqabay, reminds me the good old days.

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 3 роки тому +5

    Xusuus. Mahadsanidiin heesayaasha, muusikiistayaasha iyo Astaan TV. 💕

  • @nasiribrahim3372
    @nasiribrahim3372 3 роки тому +9

    Heesta ceeb waan u waayay labadan xidigna way hirgaleen

  • @hazzanapdilast7759
    @hazzanapdilast7759 3 роки тому +2

    Astaan tv Nooleyaha Fanki hore😍

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 3 роки тому +2

    Astaan soo noolayta fanka 🙏🙏🙏🙏

  • @SuperLuisnani17
    @SuperLuisnani17 3 роки тому +4

    Ninkaan kaalinta wuu istaahilay... walow kii yaraa tagersanaa,haddaan yaqiinsaday inay odayaashu caddaalad ka shaqeeyeen 👍👌👌👌👏👏✌

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 роки тому +2

    Bababa caadi ma aha gaar ahaan gabadhu xadhigay goysay Viva viva

  • @keyseabdi678
    @keyseabdi678 3 роки тому +1

    Waah waah
    Luuqda, jilista iyo habdhaca intaba gabadhu waa 100%
    Wiilkuna waa soo dhaweeyay

  • @amirbinabdi8588
    @amirbinabdi8588 3 роки тому +3

    Inanta safiya codkeda oo heer sare ah daganaan iyo masrixiyadeeda oo kaalay iska arag waxaa uraaca wajeeda quruxda leh marka isha la raacdo waxa kuu muuqanaya ficilo yar yar oon iskibrin ahayn shocaac qurux badana qalbigaga ku tuuraya waxba hadal yaanan idinku daaline halmeel ah oon dhalil uga hayaa majirto gabadhaas horay usoco abaayo mnsha allah badthy 👌👌👌👌

  • @saidamohamed2322
    @saidamohamed2322 3 роки тому +4

    MashaAllah she has amazing voice 💕

  • @abdihakiimahmed4811
    @abdihakiimahmed4811 3 роки тому +11

    Safiya Waa Kuwaa Hablihii Haybad Fanku, Qurux, Jinyad, Cod, Maansha Alaah ,kudayda Habalha fankow

  • @jaajchannel
    @jaajchannel 3 роки тому +2

    Gabadhaa ka cod macaan waan se ubogey in fankii dib loosoo noleyey

  • @Akkulmiyeofficial2288
    @Akkulmiyeofficial2288 3 роки тому +5

    Waxn umahd cilina inta gcan kagestay barnamijkan quruxdabadn maclimiinta iyo astan sido kale my wallky cumar

  • @abdisalanali4114
    @abdisalanali4114 3 роки тому +6

    Labo qof oo akhlaaq ka muuqato ayaa qaadaya heesta

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 роки тому +2

    Maasha Allaah fannaaniin da’yar ayaa inoo soo baxday.
    Ogaada fanku waa dhaqan iyo maaweelo lagu guubaabiyo muwaadiniinta. Ma ahan fisiq dhalinta lagu baabiiyo ama gaar ahaa gabdhaha yaryar ee soo kacaya. Guul, sharaf iyo asluubta ayaan idiin rajeynayaa. Waan idiin soo ducaynaynaa. Allaha idinka garab galo oo ha idin xafido.

  • @abdallejama7086
    @abdallejama7086 3 роки тому +3

    Wallahi waa keeneen m.a keep going

  • @makoahmed9651
    @makoahmed9651 3 роки тому +2

    masha Allah labadu ba way cod mcaan yihiin xasuus Allaha imri ga ha idiin dheereeyo

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 3 роки тому +14

    Meel qurux badan. MashaAllah

  • @calicabdullahi5355
    @calicabdullahi5355 3 роки тому +2

    Runtii weeykeeneen waxaanba soo xasuustay barisamaadkii iyo codadkii macaanaay ee cigaal iyo aamino waah waah

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 Рік тому +1

    Inabaa caadi Maha heer saree meeshi ugu dambeysay,
    Barteeda ayaay digeen
    Astaan tv iyo labada fanan

  • @abdirisaaqsanka3592
    @abdirisaaqsanka3592 3 роки тому +1

    masha alah wayo wayo iyo xasuuso hore ayad dib nagu celiseen wa keenten heestii

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 3 роки тому +3

    Masha allah qaali keep going from 👍👍👍👍👍

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 3 роки тому +4

    Mashallah Safiya 🙈🥰🤯🔥🥵😍 Codkedda

  • @guhaadbaandofficial4826
    @guhaadbaandofficial4826 3 роки тому +3

    Masha Allah walaaalaheyga qaaliga safiya iyo Cabduqaadir waad ka baxsateen

  • @xusenmclnnuur1086
    @xusenmclnnuur1086 3 роки тому +2

    Wooow m.a horumar wacan bro

  • @habeendhaladtimirta7311
    @habeendhaladtimirta7311 3 роки тому +3

    safiya fankaagii waad meel marisay iyo masrixiyadaadii

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 3 роки тому +2

    M.a sowturaxma safiyo maxaned
    Abayo qalia allaha ku deysto

  • @fartunxusen2101
    @fartunxusen2101 3 роки тому +5

    Safiyo jesto ayan gabadhan ubixiyay masha alh madaxa mrkay luleyso jeclahay hhh

  • @timocadecade9781
    @timocadecade9781 3 роки тому +10

    walee nin kaan nimankii kaalinta koobaad siiyey tartankii heesa muqdishow waa ku sugeen waana u qalmey

  • @daahirdhiin8900
    @daahirdhiin8900 3 роки тому +3

    wa. dadki. fanka. heybada u laha msha allh. safiyo ina. mar. hees. kula. so. qaado. rajeyna

  • @hodandheemanofficialchanne4667
    @hodandheemanofficialchanne4667 3 роки тому +2

    Nice heees anbabaxaye socodkana inaa eebe igu qadin

  • @ahmedarshe1891
    @ahmedarshe1891 3 роки тому +4

    Codad iyo qurux ayaa Allah ku manaystay Labadoodaba

  • @nimcocabdiadeen9898
    @nimcocabdiadeen9898 3 роки тому +2

    hormar wacan safiyo iyo c/qaadir

  • @moyas7646
    @moyas7646 2 роки тому

    Masha allah That's a Somali Real Natural Godly beauty . May God bless all.

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 3 роки тому +1

    Wey ka baxsadeen waa hees aad u mac good one.

  • @yaasirboyka2766
    @yaasirboyka2766 3 роки тому +1

    Jiraabin ayaan rabaa astan tv heesahii hore iyo kuwan danbe

  • @abuukarsheekeeye9954
    @abuukarsheekeeye9954 3 роки тому +2

    mashaa allaah bro horay usoco

  • @boqran2974
    @boqran2974 3 роки тому +2

    Ar gabadhu cod macanaa mshllllllh

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 роки тому +1

    Gabadha codkeeda waa masha allah guulayso sister

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 3 роки тому +14

    Heestan waxaa qaadnay axmad Cali cigaal iyo aamino cabdilaahi waxaanay Ku jirtaa ruwaayadii dab jacayl kariwaa ee uu curiyay abwaan xasan xaji cabdilaahi xasan ganay

  • @aminalimahamud2875
    @aminalimahamud2875 3 роки тому +2

    Wow wow inaba caadi mahan
    Hibadu watanoo kale

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 роки тому

    Gabadha Walahi waaxay u egtahay Gabadh Ahmed cali cigaal Adeer u yahy oo Reer Australia ah mashallah heesta waxaa wada xaaqi jiray Ahmed cali cigaal iyo amina Abdullahi yaasalaammm

  • @MahmoudMahmoud-vt1cz
    @MahmoudMahmoud-vt1cz 11 місяців тому

    EeSh Qiyaaz Halkeedi bay dhigeen fanananin iyo badh Jawiga Iyo quruxda goobta aad baan uga heley

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 3 роки тому +33

    Heestu waxaa igaala muhimsan quruxda gabadha

    • @halimaali431
      @halimaali431 3 роки тому +1

      Masha allahi u dheh gabadha Walaal.

    • @daahirguureye5923
      @daahirguureye5923 2 роки тому

      Indr mayla aragtay wax qalbileh adaa mesha ku jiree anigu dheelay waan dawada heesta kama hellin lkn gabadhan la dhacay quruxda waxa sii dheer action sida laysu ruxayo

  • @Hoodo_diamond
    @Hoodo_diamond 3 роки тому +2

    Masha'Allah gabadhu qurux badanaa anaaba jecladay😂

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 роки тому +1

    Manshallah Manshallah waa asalkii hore , qurux Iyo dhaqanba

  • @HassanAli-ok4zo
    @HassanAli-ok4zo 3 роки тому +1

    ماشاء الله safiya qurux

  • @soomali1526
    @soomali1526 3 роки тому +3

    Mataanaha fanka

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 роки тому +1

    Riwaadii DAB JACAYL KARIN WAA ABWAAN XASAN GENAY CODADKII AXMED CALI CIGAAL IYO AAMINA CABDILAAHI WAAYO WAAYO

  • @elkaelka466
    @elkaelka466 Рік тому

    Allah u naxariisto aamino cabdullahi iyo cigaal

  • @axmedxaaji2897
    @axmedxaaji2897 Рік тому

    Waa fankii saxda ahaa ee soomaaliyeed

  • @zakcalasow8721
    @zakcalasow8721 3 роки тому +2

    caadi mahan labada fanan ee dada yar horey u socda