ISKU AADI QOFKA IYO SIRTIISA ASAD OO NA SOO SAAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 417

  • @hamdaqurux847
    @hamdaqurux847 Рік тому +87

    Wax waliba waxa ka muhiimsan saliga nabiga scw scw scw❤❤❤❤

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Рік тому +99

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤🩷💕❤❤❤❤

  • @MaxamedIbraahim-g1d
    @MaxamedIbraahim-g1d Рік тому +91

    Laakin waxa ku.sheega manta.quraanka ka.wax ka.siiya.ama.quraanka.ina.aad akhariso.waa.ku ficnthaye wax kale waa aduunka rajeyo.ma.leh runtii muhiimada.mantii wax lagu dara quraanka wllsha.ama.wllke.mcn taas waa taalo.ayan kula.jeeda dhaliyarada somaliyada.ayaa igu racasn.dhaliyaro❤ waan

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +69

    The Must QUEEN Of UA-cam QUEEN KOKOO KEEP GOING ABAABA ❤
    ASAD IS NOT EASY ❤😊

  • @YbrahimInaHassan
    @YbrahimInaHassan Рік тому +20

    Koko waxaan rabna inaan ogaano sirta qofka Lee inaga xitaa waan ciyaarayna behind the screen we try to Guess also, next Time make sure to tell us each person his secret. Thanks 😊
    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @HibaaQMohamett
    @HibaaQMohamett Рік тому +10

    Allah is One 👆 ♥️

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Рік тому +20

    Mashaallah beautiful❤❤koko Quruxey is not easy 200k 🎉❤coming soon iinashaallah 🥰🥰💯💯👍

  • @Legend33661
    @Legend33661 Рік тому +13

    ALLAH IS ONE ☝️ ❤😢

  • @mohamedshidoabdi1826
    @mohamedshidoabdi1826 Рік тому +6

    Barnamijka haku dhelinina ee siraha sida siraha loo kala leyahay shega

  • @Rayan4-
    @Rayan4- Рік тому +22

    Allah is one

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +22

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 Рік тому +5

    Hanbayo hanbayo hanbayo for 200k walaashay

  • @calimaxamed3675
    @calimaxamed3675 Рік тому +76

    Aʟᴀʜ ɪs ᴏɴᴇ ❤😢

  • @SucaadSusu
    @SucaadSusu Рік тому +9

    Dumashiga qofka gacanta uqDay waa koko
    Tiktoka qofka lalahesto waa sundus
    Qofka Bassabordka kaso tagay wa cumeer
    Koko masaxanahy iso jawaab😂😂🎉

  • @maryancabdule7144
    @maryancabdule7144 Рік тому +6

    Asxaabeey kooko meesha kaqaada yaaqeey 1m daarsiiya pleas farxadeeda aa jeclahay dumarland aawaya yaaqeey koko bule kuyaaca waxaa noobalan1M

  • @Usame_mustafe
    @Usame_mustafe Рік тому +16

    Koko big fan from somaliland ❤ alle haku sharfo wll

  • @FathiFatxi123
    @FathiFatxi123 Рік тому +19

    Cumeer ma latageey mal mahan teamka wuu ka si jedaye mise wuu xanustey😂😂😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому +32

    Wow amazing keep going koko 🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @MohamedAbdikadir-v8u
    @MohamedAbdikadir-v8u Рік тому +46

    Hadad Ujeedo Nabija Muxamed ScwScw ScwScw Like Dar Asxaabt Koko

  • @abdinasirnuurshuute1374
    @abdinasirnuurshuute1374 Рік тому +17

    Haddii aan isku aadiyo sirta iyo dadka iska leh:-
    1- Qofka dumaashigeed gacanta uqaaday waa Sundus.
    2- Qofka Password-ka TikTok-ka lala haayo waa KoKo Bulle
    3- Qofka Passport-ka guriga ugasoo tagay ee ID-ga udhiibay Police-ka Waa Cumeer.
    4- Qofka Saaxiibkiisa habeen saq dhexe ay isku raaceey KLCC waa Ceyda.
    Farxad baan idiin rajeeyey dhammaantiina❤

  • @habiibosalax7836
    @habiibosalax7836 3 місяці тому +1

    Mansha Allah kokobulle❤

  • @Cr71251
    @Cr71251 Рік тому +20

    Keep going sister 🎉❤✨

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +247

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️🕋😥

  • @IkraanMuxudiin-ut8li
    @IkraanMuxudiin-ut8li Рік тому +7

    Allah is one ❤

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 Рік тому +83

    Hda isku dayo😂 sirta kowad oo tiktok password waa koko 2: qofka dumashika gacanta uqaday waa sundus 3: qofka passportka ka dhumay police qabten waa cumer hda saxay like isar koko😂

  • @FatoumaHassanabdi
    @FatoumaHassanabdi Рік тому +4

    Machallah te tjr en forme

  • @Casioyaha
    @Casioyaha Рік тому +16

    Keep going zizter 🎉

  • @ahada5003
    @ahada5003 Рік тому +3

    Allah is one ☝❤❤❤❤🥺

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf Рік тому +24

    an ku salino nabigeyna scw ❤scw ❤scw ❤

  • @vaa222
    @vaa222 Рік тому +5

    Hadaa isku dayo su alaha 3 ah mida Dumashigeda gacanta uqaday waa sundus 😂mida kle oo ah saxipikega tiktokega ila hayo waa koko sax mise khalad mida so hartay oo waa cumeer big fun❤😂😂

    • @vaa222
      @vaa222 Рік тому

      ​@noad1001koko ubaqday

  • @Fia316
    @Fia316 Рік тому +9

    Game ka dhanba ila dhamad wxa u dawanay ina ogaano siraha that was the most interesting part, next time sidi hore usamey sis

    • @Dr.Muhiyidin
      @Dr.Muhiyidin Рік тому +2

      Haa wallhi bilah tallhi sida saxda eh oo qalbigayga ka guxayey ba ka hadashay thanks so much 🙏 wayo 20 daqiqo waqtiga naga lumay unba dhihi karna hadi sir kasta qofki lahay anan arkin ama lashegin mcnha 🤷‍♂️

  • @Mirna_21
    @Mirna_21 Рік тому +16

    Qofka dumashiga dharbaxe wa koko Dumashiga qof walalahet shukansaden xita we noqo karta 😂😂
    Qofka password TikTok lala hayo wa sundus
    Qofka passport waa cumer

    • @SucaadSusu
      @SucaadSusu Рік тому

      Kugu racsanahy 👍🏾 👌 😂

  • @sabirincabdi741
    @sabirincabdi741 Рік тому +4

    Yea anaa uku horeeyo from somali

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 Рік тому +40

    There is something going on btw ceyko 😅😅 I can feel the tension 🥰😂

    • @adenalli6358
      @adenalli6358 Рік тому +2

      Fr tho

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 Рік тому

      Wrong, is someone else 😅

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 Рік тому

      @@ashaomar6719 is gaad gaadka madareemoysid miya 😅😅😅😅😅

    • @sabrina_theqt
      @sabrina_theqt Рік тому

      I like the way u said it 😂🤣 ceyko the namee aaaaaaaaa 😅😅😅

  • @AyanZuzana
    @AyanZuzana Рік тому +24

    1) Koko = Dumashigeed ayay gacan u qaatay. Sababtoo ah raga dumashi malaha ee seedi bey leeyihiin eray raaca dumaashigey waa lab. Ficilkana dumur ayuu ka dhacay.
    2) Cumeer = qof ID uusan laheyn dhiibtay waa Cumeer.
    3) Sundus= Qofka tiktok accountiga la haayo waaye.
    4) Ceyda = Arintiisa wu cadeystay saaxibkii inuu xili danbe la baxay.

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Рік тому +1

      Kuguma faacsani sabato ah koko inta ladhalatay rag iyo dumarba guri malaaha ama lamaqabo side dusmashi kuyelay sundus tiri walalahey wala qaba so wa sunidsi waxa dumashiga shegay

    • @NaciimoCabdirashiid-pt3fz
      @NaciimoCabdirashiid-pt3fz Рік тому

      Malaga yaaboo ineey rer leeyihiin midkood ma adaa ladhaqmay ama lajooga wll

    • @mubarakhire1660
      @mubarakhire1660 Рік тому

      Bro wakuracsanahay wlh .....

    • @safaanuur8419
      @safaanuur8419 Рік тому

      ​@@quruxleyqalanjo5485 qabitaan bis maaaha qofka walshaa shukaansado hadii lagu baro dumaashi waaaye sooma ogid😊

  • @fadumoali822
    @fadumoali822 Рік тому +3

    Koko wa said ku tageraa. Hore usoco
    Abyo

  • @umuzaakir4296
    @umuzaakir4296 Рік тому +19

    1 qofka tiktok password laga haayo waa sundus
    2 qofka dumashi kaganta uqaaday waa koko
    3 qofka passborka ku meel maray waa cumeer 😂😂😂

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar Рік тому +13

    Our team 27❤❤❤❤ best game

  • @SagalDahir-yu1hl
    @SagalDahir-yu1hl Рік тому +16

    Keep going sister ❤

  • @SaladobDarandir
    @SaladobDarandir Рік тому +3

    Keep going koko🎉
    Coming soon 200k🎉🎉

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Рік тому +11

    See ila tahay sirta basaporka waa cumeer
    Sirta qofka dumashikiis gacanta uqaaday waa koko
    Sirta qofka tiktok laga haayo waa sundus😁

  • @zamzamfarma1593
    @zamzamfarma1593 Рік тому +6

    Kasalli nabigena muhamed scw

  • @YaasirAxmedfaarax
    @YaasirAxmedfaarax Місяць тому

    Kusali nabigeena muxamed 😢❤❤❤

  • @moha__berdilacshe
    @moha__berdilacshe Рік тому +4

    Dumaashi iyo seedi kalasara afsoomaaliga ha,isku qasina team koooko😂😂

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed Рік тому +9

    Team koko isn't easy walee ❤❤

  • @IsmailMusa-qc9js
    @IsmailMusa-qc9js Рік тому +26

    Koko is queen do you agree

  • @abdirahmanmmaxmad-zd7hw
    @abdirahmanmmaxmad-zd7hw Рік тому +3

    cws mansha allah koko bulle kepgoing❤❤❤❤

  • @rahmam781
    @rahmam781 Рік тому +2

    1. Qofka passborka ku ilaawey guriga waa sundus
    2.qofka dumashigii gacanta u qaaday waa cumeer
    3. Qofka password tiktok laga haayo waa koko😂😂😂😂

  • @mohamedjuujamj5219
    @mohamedjuujamj5219 Рік тому +1

    Waqtiga naga lumiseen maad sheegtiin sida sirta ugala leedihiin

  • @Xanaanabdi-hc5ez
    @Xanaanabdi-hc5ez 3 місяці тому

    Omg🎉koko congratulation 600k❤😍🥺

  • @ABshakurchannel
    @ABshakurchannel Рік тому +4

    Qofkii ugu horeeyay ee komonti kabiyay❤

  • @SabirMumin
    @SabirMumin Рік тому +2

    Allah is the one❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuhaibPubg-r2s
    @SuhaibPubg-r2s Рік тому +5

    WAKAA IDINKU marka Hore Isla Sotashta 🎉 ☺️

  • @leilajama9500
    @leilajama9500 Рік тому +5

    Koko wan kuwata hor usoco😊

  • @cidaafanhaar
    @cidaafanhaar Рік тому +1

    Salaalahu calayhi wasalam

  • @leilajama9500
    @leilajama9500 Рік тому +1

    Sirta basaporka waa cumeer.
    Sirta qofka dumashigi gacanta uqade waa sundus .
    Sirta tiktogeyga qof xirir le yahay waa koko

  • @MuhumedHaji-hv1sp
    @MuhumedHaji-hv1sp Рік тому +3

    M.a keep going queen

  • @KHAALIDMAHAMOD
    @KHAALIDMAHAMOD Рік тому +3

    Allah is one😢❤

  • @feis9082
    @feis9082 Рік тому +5

    Goos gulleeed steeyn 🎉 meqa sac cml sexaatin malasia

  • @AyaanDaahir-t1w
    @AyaanDaahir-t1w 10 місяців тому +4

    cayda prank ku so samee abaa noh😂😂

  • @alibashirissa5619
    @alibashirissa5619 Рік тому +6

    Ku salon Nabigena The best❤❤❤❤❤

  • @haroodchanel
    @haroodchanel Рік тому +5

    Gomin soon 🎉🎉 koko

  • @mahamoudedor7737
    @mahamoudedor7737 Рік тому +2

    Yes good chalange

  • @apdiaziizdayib9805
    @apdiaziizdayib9805 Рік тому +10

    team koko and team 27 aptiyal ninkiii (abeera) halkeed geysen teamka maad ka saarteen😢 ninka soo qabta noi

    • @abdikadirmohamed6760
      @abdikadirmohamed6760 Рік тому +1

      Abeeera Waxuu Aaday America walaalka Oo Xaga Ayuu Kuraaxeysanaaya Ee lagama saarin

    • @Naruura4
      @Naruura4 Рік тому

      @@abdikadirmohamed6760Malaysia ayuu jooga ee jirolow ayuu noqday

    • @princesmalyuun1768
      @princesmalyuun1768 Рік тому

      Yea waa laga saalary team ka😢way is dagaalen baan maqly ani😅

    • @Naruura4
      @Naruura4 Рік тому

      @@princesmalyuun1768 haday isdagalen barnamijka dorashada kumaso dareen cadi iska dhig😂

  • @HabibaBuule
    @HabibaBuule Рік тому +1

    1 tiktok waa koko (2)duma gacanta waa sundus (3) basaborkawaa cumeer hadii aan shegey Ripley bliss 🎉🎉🎉🎉🎉keep going sister

  • @lamajojiyelamajojiye7338
    @lamajojiyelamajojiye7338 Рік тому +3

    kokoo waan ku taageeraa❤🥰

  • @Alimxd-rl1ef
    @Alimxd-rl1ef Рік тому

    Hambalyo 200 k koko hambalyo 1 m aa nobalan ah ciyaal mugdisho

  • @fardowsofardowso2535
    @fardowsofardowso2535 Рік тому +6

    Waw keep going My sister

  • @NaimaAhmed-w3l
    @NaimaAhmed-w3l Рік тому

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @inahmahdiofficial8891
    @inahmahdiofficial8891 Рік тому +2

    200k coming soon❤

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 Рік тому +1

    Hda data kuso shubte wlh hore ikaso dhacay wana ku farxay❤

  • @kheesmursal2808
    @kheesmursal2808 Рік тому +1

    Wow Koko i love you Queen ❤

  • @FahimaHappy-z5s
    @FahimaHappy-z5s Рік тому +4

    Ceyda iyo koko cawa isma igayane maxa dhacay 😂😂

  • @raxmoibraahim1557
    @raxmoibraahim1557 Рік тому +2

    Koko ❤

  • @abdihakinnurGalbeti
    @abdihakinnurGalbeti Рік тому +2

    Koko halkaa kasii wad game funny ah thanks

  • @xikmadhaldle6019
    @xikmadhaldle6019 Рік тому +1

    barnaamijkan mid ka intrest sen maleh team 27 i liked wlhi koko

  • @SundusCadey-j9r
    @SundusCadey-j9r Рік тому +2

    Qalanjo si kasta oo layskugu dayo inay dadka ka sosaran waxa khaaska ku ah marnaba ha uu ogalan waa dardaran ay walasha ku sisay 😢

  • @najibbMusic
    @najibbMusic Рік тому +3

    Faraxsanow meelkasto aad adunyo ka joogtid walaal nimo 💖🔔

  • @ALSHM-s1e
    @ALSHM-s1e Рік тому +27

    Challenge Gaan waa dhibsanay ee naga badal 😢😢 inta igu raacsan like saara ❤❤

  • @mss.canada
    @mss.canada Рік тому +4

    Teamkeeyga😫❤

  • @Somywood
    @Somywood Рік тому +1

    1 Koko
    2: Ceeda
    3: Cameer
    4:

  • @Ahlanmarket
    @Ahlanmarket Рік тому +1

    Wabarakaa ( Tuhh )
    SOQORA SCW

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 Рік тому +2

    🤩😍😮Masha allah👌👍👏🎉🥰💯❤👑😚

  • @malkiabintishurie6372
    @malkiabintishurie6372 Рік тому +2

    Koko quruxley wankusalame❤

  • @barwaqofarax-ce9xr
    @barwaqofarax-ce9xr Рік тому +1

    Koko big fan from burco ❤

  • @Salaadoahmed662
    @Salaadoahmed662 Рік тому +2

    Keep going my sister koko

  • @samiira2588
    @samiira2588 Рік тому +1

    Koko inaa video 20 daqiiqo saconaayo dawado sirta sida loo kala leyahayna aa noo sheegi weydo waa qalad😢😢😢😢😢

  • @AnfacAbdullahi-o8o
    @AnfacAbdullahi-o8o Рік тому +1

    Basboorka waa cumeer
    Dumaashi waa kooko
    Basweerka wâa sundus

  • @YaxaasYare
    @YaxaasYare Рік тому +1

    Wlshey koko hore usoco

  • @mohaa27
    @mohaa27 Рік тому

    Please koko make another video and explain more thigs about univercities

  • @abdimaalikmire340
    @abdimaalikmire340 Рік тому +2

    Tagero lambar one ku ahay koko🙏

  • @RaadiyaMaxamed
    @RaadiyaMaxamed Рік тому +3

    Dumashiga cuumer waaye. Ka basudhka haya koko waye ka qofka nawaa sundus 😂😂

  • @MunaAli-g5k
    @MunaAli-g5k Рік тому +1

    Koko koko❤❤❤

  • @YuusufjacelowJacell957-n4e
    @YuusufjacelowJacell957-n4e Рік тому +2

    Scw

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Рік тому +3

    UA-cam furtay isoo booqo muuqaal keygana soo daawo ☺️

  • @Idilcabdirisaaq-o4g
    @Idilcabdirisaaq-o4g Рік тому +3

    Cumeer wuxu laha passportka
    Koko dumashi ayay dishay
    Sundus TikTok password ka waayeee😂😂😂😂asad cawaa waaykugu dhacaday

  • @aizhaismail
    @aizhaismail Рік тому +4

    Koko bulle ❤

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 Рік тому +1

    Waaw mashala

  • @muktarmuktar2802
    @muktarmuktar2802 4 місяці тому

    My queen koko jah of🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @DeynaboCali
    @DeynaboCali Рік тому +2

    Asc❤❤❤❤